100 DOLLAR 4 QAAB U MAALGASHO - 4 WAYS TO INVEST 100 DOLLAR

  Рет қаралды 76,030

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Жыл бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa tusaalayaal 4 Qaab ah aad 100 Dollar si waxtar leh uga shaqaysiin karto waxaan si gaar ah ugu hadyaynayaa Dhalinayrada dakhligoodu yaryahay.
Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127

Пікірлер: 149
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Fadlan Like & Subscribe saar Muuqaalka - Nala wadaag figrada aad ka heshay.
@faadumocali3834
@faadumocali3834 Жыл бұрын
Walal wathsapka baan rabaaah
@asmajg2996
@asmajg2996 Жыл бұрын
Mncha alllah wll hore u soco. Wll Sakariyoow macquul ma tahay in Caawimad . Waxan Ahay Wiil Online ka shaqyaty gaar ahaan affiliate Marketing. Mncha allllah lacag ayan ka sameeyay lkn PayPal ayay igu xidheeen in aan kula baxo. Arinta macquul ma tahay one time inaad iga caawiso Thnks
@rahmoabdulleisse667
@rahmoabdulleisse667 Жыл бұрын
Z1qq
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 Жыл бұрын
Lkin ustaad qaybta suuqa turkiga dhanka WhatsApp wax jawaab ah laydinkama helaayo maxaa dhacay
@sadamyusuf4313
@sadamyusuf4313 Жыл бұрын
Wllo waxaan ubaahnaa in aad igu caawiso qorsheyaal aan rabo in aan dajiyo kadibna aan fuliyo saas awgeed waxaan ubaahnaa inaad igala shaqayso proposalka ee xageen kaala xidhiidhaa
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 Жыл бұрын
1.Inaad sii kirayso qalab 2.naftaada maal gali 3. Samayso website 4. Waxsoo ibso qimo jaban kadib sii gad
@nadiramohamed44
@nadiramohamed44 Жыл бұрын
Wad mahadsantahy
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 Жыл бұрын
@@selmavlogs6957 u welcome
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 Жыл бұрын
@@nadiramohamed44 ada mudan
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Жыл бұрын
L0 L
@AliOsman-ig2jb
@AliOsman-ig2jb Жыл бұрын
1
@munamohamed6215
@munamohamed6215 Жыл бұрын
Fikradaha dhan waa wada fiicanyihin, Mida ugu sahlan qof hada bilaw ehne waa mida Naftada ku malgasho, illhy wax qeyr qabo Hana waafajiyo.
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Rabi hanagu gaar siiyo Ramadaanka cimri dheer iyo cibaado suuban aamiin hahilmaamin in aad dhahdo aamiin 💥💥❤❤❤❤❤
@Munalalachenell
@Munalalachenell Жыл бұрын
Amiin
@deegaabdinaasir5146
@deegaabdinaasir5146 5 ай бұрын
Amiiin ilahow
@cumarsomaali5618
@cumarsomaali5618 Жыл бұрын
Allaah haku xiftiyo ustaad zakariye Siiwad dhiiriga lintaada Maasha allaah
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 Жыл бұрын
Maa sha Allah Tabaaraka Allah wa Jazaaka Allahu khayraa wabaaraka Allahu fiika akhii SAKARIYA
@maryamaalahisiid5051
@maryamaalahisiid5051 Жыл бұрын
Masha allaah walaal aad baa u mahadsan tahey, fikradaha ganacsiga yar yar noo soo badi .
@EngArkad
@EngArkad Жыл бұрын
Fikrada 2aad🤞👍🔥 Thanks pro All are good idea..... I take idea two.... Thanks for your help 👍
@cabdirazaqkhadar9956
@cabdirazaqkhadar9956 Жыл бұрын
Gacaliye waxyaalo diyaarsan oo waqti lagaliyay soo diyaari inshaa allaah muhiimadu maaha inaad hawlo badan qabato balse waa muhiimada
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal zakariye
@unaysyaroow1822
@unaysyaroow1822 Жыл бұрын
Shukran bro zakariye wax badan ayaan Kaa faaiday walal
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z Жыл бұрын
Mashaala illahi hakusiyado cilmiga wanukafaidasane
@farxaanstationery8771
@farxaanstationery8771 Жыл бұрын
Great ideas 💡
@hamdiharako8961
@hamdiharako8961 Жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn. Baarallahu fiika .
@naimamoh
@naimamoh Жыл бұрын
Mahadsanid wll wax badan kaa faaiiday.
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin Жыл бұрын
Masha Allah horaa loo soconayaa noolow wall
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Maasha Allaah. Guuleyso .
@bxrhsn7370
@bxrhsn7370 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ismaaciilmaxamedaadan6995
@ismaaciilmaxamedaadan6995 Жыл бұрын
Maasha allaah , tabaarakallaah
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 Жыл бұрын
Manshallah allah noo kadaya knowlege somsli ufa ideysay tiknolijig
@nimcomukhtar8632
@nimcomukhtar8632 Жыл бұрын
Walal aad u mahadsnthy❤
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Жыл бұрын
waad ku Mahadsanid ustaad hore u soco.
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha Allah
@johnalberto7286
@johnalberto7286 Жыл бұрын
thanks ustad
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Mashalah tabaarakalah
@hamzebboy8950
@hamzebboy8950 Жыл бұрын
Brother sakariye dhirigaliye qaliya ayaadd tahay😍💯
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid walal soo dhowow
@deeqoali7949
@deeqoali7949 Жыл бұрын
Waad mahadsantahey wllo
@hawasmile9490
@hawasmile9490 Жыл бұрын
Maasha allah
@Mooyan186
@Mooyan186 Жыл бұрын
Masha allah
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm Ай бұрын
Waaa OK EE SAA KUWAD WAXYABO BADAN AYAA U IFTIIMISAA JIZAA KALAKHEYR GUULAYSO
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 Жыл бұрын
Maasha Allah Wll
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Masha Allaah
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 Жыл бұрын
thankz
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 Жыл бұрын
Shukrn wll sad nolo jeceshay horumarka
@ayaandhalaalcooking8985
@ayaandhalaalcooking8985 Жыл бұрын
Masha alah wll
@naciimjama-ie3lx
@naciimjama-ie3lx Жыл бұрын
Mashalllh
@ahmedmouse1786
@ahmedmouse1786 Жыл бұрын
Scw sakariye qalabkaa lagu jarayo cawska sideen u heli karaa anigaa aad ugu baahane
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Mishiinkaas cawska jara iyo silage bags iyo meshinka xoolaha cawska loogu jarjaro ma helayaa please
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Waad mahad santahay walal
@umuayman6328
@umuayman6328 Жыл бұрын
Machaala
@toosiye3032
@toosiye3032 Жыл бұрын
Mnsha Allh maskaxda iyo caqligaba Alle ha ku barakeeyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@ifrahmoha
@ifrahmoha Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wll waxn ka codsanya
@ifrahmoha
@ifrahmoha Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye ado mahadsan 🙏
@dhoolayareahmed992
@dhoolayareahmed992 Жыл бұрын
Mahadsanid wll allah ha ku sharfo wax badan ayaa noo faa idaysay
@liibaanmohamud7445
@liibaanmohamud7445 Жыл бұрын
Zxp wan ku taagera waxaan ahay somali yangest Entrepreneur .
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mansha allah , ku Mahadsanid fikradaahaga wanaagsan walaal
@guediabdourahman5523
@guediabdourahman5523 Жыл бұрын
assalamu calaykum walal zakariyow waan gaartay dhulka aad ka hadlayso ee ganacsiga wa dhul qaabow ee wadaanada kulaylaha sida jibuti iyo kuwi la mida ganacsi nucee laga bilaabi kara maxay tahay talo ahaan jazak'ALLAH
@waxiid3759
@waxiid3759 Жыл бұрын
M.a sxb hore usoco annagana waan ku garab istaaganahay wax walboo na anfaco waan soo dalban doinaa insha allah
@jaallejama
@jaallejama Жыл бұрын
Mansha Allah zakariyow sxb wixii 3000K kahooseeya Maalgashiga ah Soobadi Alle haku Barakeeyo brother 👍
@guuleedipraahim9617
@guuleedipraahim9617 Жыл бұрын
Keep going pro
@user-jj8jj2yp5i
@user-jj8jj2yp5i 5 ай бұрын
Ustaada waxan ku shegayaa wax yalahaan yar yarka ah oo sidaan oo kale waxa larabaa inaad adiga noosoo gadid oo adiga aan kasiigadano ayaa larabaa waa qodab midka labad ustaada waan kugu xirana hay wax badaan ayaa kaa istifiitay meesh aad joogta iyo mansab kaga ayaa kugu salaamey
@farahmohamud5263
@farahmohamud5263 Жыл бұрын
Sxb sekariye waxaan ubaahanay labadii matoor mitka yar iyo midka weeyn oo aad hada kohor aad iibasatey magacooda ii sheeg adoo rali ah
@frombaadiyocali2615
@frombaadiyocali2615 Жыл бұрын
Asc wall makinada muaqulaha iyo tan rijiga xagee kahela
@IdilMuse-mj6rm
@IdilMuse-mj6rm Жыл бұрын
Sida lohelayo habka ugufudud iisheeg
@umaliitogeedicali-gf6pk
@umaliitogeedicali-gf6pk Жыл бұрын
Msh allah sakariyo waxaa jooga saylac waxaa rabaa bac adag oo ku soo saaro milixda saylac
@aminaadan9314
@aminaadan9314 Жыл бұрын
Asc makiinada rootiga sameeyso dooneynaa maks soo hadli kartaa
@aishaawil7880
@aishaawil7880 Жыл бұрын
Wll side iskaga diwan galin Kara skill share sideena lacagta ugu dira please iso jawab
@zeynabahmed732
@zeynabahmed732 Жыл бұрын
Fikirkayga. Waa in la sameya shaqo barid marka Hore Qofka Waa in yaqana safety ma aha iisii ama hoo. Qalabka sida loo isticmalo waxa dadka bara shirkadaha soo saray Ma aha inaad tirahdo kirayso Hadii gaska kharxo ka waran.
@amalhope42
@amalhope42 Жыл бұрын
Anaa ugu horeeyah maanta
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bravo 👏
@sahraabukar9105
@sahraabukar9105 Жыл бұрын
Asc zakriya adban habo kuu salamaya ad ban udaneynaya arinkan siden kula so xirira
@nimcaancabdirisaaq6234
@nimcaancabdirisaaq6234 Жыл бұрын
Xgee kaala soo xiriiraa
@AhmedAli-bj7yp
@AhmedAli-bj7yp 10 ай бұрын
Sxb sakariya aad vana kugu xirnahay waxan ka mid ahay dhalinyarda wadanka jogta e aadba logu bahanyahay barmajyada dhalinyarada ay gali karto
@ahmedmursal9893
@ahmedmursal9893 Жыл бұрын
Asc wllo sakariye miyaad iisoo iibin kartaa mishiinka rinjiga
@Respect_434
@Respect_434 Жыл бұрын
Waan idin salamay sxbyaal waxan idinka codsanayaa haduu jiro qof iibsaday qalabka ranjiga ama pdf kiisa si aan isku kaashano replay
@naajixadaauud2702
@naajixadaauud2702 Жыл бұрын
Pls fikradaha 2aad iyo 3aad iyadoo taxana ah duruusta skill ka lgu kordhinayo manoo soo gelin kartaa waayo dad bdnoo ani ila mida oo ay luqadu ciileyso baa jira markY website wax ka raadsan rabaanee.
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Anigu waxaan jeclahay Ganacsiga share ah tusaale 100 dhalinyara oo lacag intay isku darsadaan ka dibna shirkad yar furta
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 Жыл бұрын
Waa fikir saxan dhamanteena waan ubahanahy lkn xisaab xumo baa jirta
@sirdoontv9557
@sirdoontv9557 Жыл бұрын
Walaal garaad xageen kaalasoo xariira lacag inyarna waan hayaa fikradwayn way tahaye
@hibaaqcabdilaahi3864
@hibaaqcabdilaahi3864 Жыл бұрын
Ma somali ayaa ku heshiisa ganacsi labo qof ayaan ku heshiin mise waaba 100 qof
@sirdoontv9557
@sirdoontv9557 Жыл бұрын
@@hibaaqcabdilaahi3864 haa way ku heshiin kartaa marki nidaam iyo Kala danbayn loomaro balse yaataqaan iyo Ina adeer iyo kanaa isxignaa markay noqoto ayaanan lagu heshiin karin . 100 qof oo lacag isku darsatay oo 3 qof hogaamiso mashruuca dhan waa perfect 👌
@bakaalabraham-bv9ds
@bakaalabraham-bv9ds Жыл бұрын
Zakariye. Xoolaha dhulka Laga xaalufiniyáa kadaa arinka halkaa
@dheemanluul
@dheemanluul Жыл бұрын
Walal zakariye kaso hadal companyga livegood fahfahin naga so sii wll
@sahraabukar9105
@sahraabukar9105 Жыл бұрын
Asc habo please siden kula soo xiriira imaylkaga wan so sari kari wayey
@abdiazizahmed9518
@abdiazizahmed9518 Жыл бұрын
Sakatiyow wll kudadaal macquulnimada barnaamijyada
@caydruussalah-qb2oz
@caydruussalah-qb2oz Жыл бұрын
Skil share
@aayah5210
@aayah5210 Жыл бұрын
I liked sida yaree dagane dadka wax ugushegeso yacni wabanagu dhadhacayaa hadalkagu 😅 m.s
@kaytonEmpire
@kaytonEmpire Жыл бұрын
Sakariye aad baad u mahadsanthy wxbdnbaa noo gudbisaa wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@user-fu2bh3hz7e
@user-fu2bh3hz7e 7 ай бұрын
Halke ka heli kara wll mishinka musqusha lagu qodo
@abokorjaamac8383
@abokorjaamac8383 Жыл бұрын
Maashaalah guulayso if iyo akhiro
@lafooletv9506
@lafooletv9506 11 ай бұрын
Walaal Sakariye makiinada Suuliga lagu Qodo maxaa ulee dahay 100 bay joog ta Amasoom Waxa ku qoran qiima kabadan ilaa 500 isoo jawaab
@mucadyare7964
@mucadyare7964 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-cn1um3wh7j
@user-cn1um3wh7j Жыл бұрын
xage ka helaa baha sha Suliyaasha Lagu qodo wall
@mataanabdullekadare-co7he
@mataanabdullekadare-co7he Жыл бұрын
Sxb sakariye makiinada cowska meeqa ayaa lagadaa
@abdishakuromarmohamed1483
@abdishakuromarmohamed1483 Жыл бұрын
Asc Zakaria wll aadbad umahad santhy lkn waxan donayay inaan wax muhiima talo iga siiso marka Melan Kala soxariro ilawadag adigo mahadsan 💯
@mohamedabbeyadan5434
@mohamedabbeyadan5434 Жыл бұрын
Comment Soo goob
@laaralovely2257
@laaralovely2257 Жыл бұрын
Bugaag taad soo bandhigtay iyagoo somaliya mala helaya wall?
@nassirhersi9534
@nassirhersi9534 Жыл бұрын
Asc Sxb Waxaan rabaa inaad Figrad iga siiso Ganacsi lagu xisaabtamikaro oo fadhiya oon dhaqaalo ku bilaabo 30 000 ilaa 50 000 & doolar
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 Жыл бұрын
Wll kasoo hadal ganacsiga dhulka
@safiaabdulahi9735
@safiaabdulahi9735 Жыл бұрын
Wali fikir I qanciya kama helin video kasta waa dawadaa lkn waa sugayaa jaaniskaas
@hamsejama8904
@hamsejama8904 4 ай бұрын
Sidoo kale
@bouhahmed5537
@bouhahmed5537 Жыл бұрын
Assalamu alaikum Macha Allah cher frère somaliens moi je suis Djiboutienne je voulais acheté seule qui est le pain tire quel est son nom écrit moi cher frère incha'Allah
@mohamedabdirahman515
@mohamedabdirahman515 Жыл бұрын
Data analysis vedio kasoo samee faahfaahij
@Somalicommunity
@Somalicommunity Жыл бұрын
Website ayaan qaatay
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride Жыл бұрын
That's
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 Жыл бұрын
Luqada engish màlagubarankara
@heegantechnology
@heegantechnology Жыл бұрын
Caws ka inta aanad gadin mays waydiisay Cawska xagee kasoo jareysaa ma beer caws ka baxay leeyahay qofku - koronto ayuu ku shaqaynayaa meelaha cawsku ka baxana sida beeraha cawska koronto ma taal 😂 - mishiinkan wax lagu qodana oromada ayaa haystaba shirkadaha guryaha dhisaa tools ka wax lagu qodo haysta cidina kaama kiraysaneyso
@mohamuudomar9492
@mohamuudomar9492 Жыл бұрын
Walaal waxaan joogaa dalalka West Africa sida Benin chana Togo maxaa ugu fiican lamaal gashan karaa
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Жыл бұрын
Meesha haddii aad joogtid cilmi baaris samee iyo indho indheen.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Walal dalalkaas maan tegin xog aan kaaga biiriyo mahayo ma hada.
@munamohamed470
@munamohamed470 Жыл бұрын
Boqol dollor ma haystee wllo online marketing .
@maizafaarax1338
@maizafaarax1338 Жыл бұрын
M.a
@IdilMuse-mj6rm
@IdilMuse-mj6rm Жыл бұрын
Icaawi wxn donayaa inaan galo sheer
@ibrahiimrooraaye1715
@ibrahiimrooraaye1715 Жыл бұрын
Asc Zakariya awalan mahadsanid Mida xigta wll igu caawi in aad iisoo dirto skill share waygii aan ku heli lahaa
@issehassan-df7qt
@issehassan-df7qt Жыл бұрын
Webside
@hassandj133
@hassandj133 Жыл бұрын
Walaal 100k ilaa 500k kasoo hadal
@liiwhite
@liiwhite Жыл бұрын
Crypto inuu ku maalgashado ka fcn wxaas dhan
@arabismail150
@arabismail150 Жыл бұрын
See ugu maalgashan karaa
@aaranpolycliniccenter9792
@aaranpolycliniccenter9792 Жыл бұрын
Telephone ayaan u baahanay
@abdullahimo
@abdullahimo Жыл бұрын
No voice
DHALINYARO 500 DOLLAR 4 TAN FIKIR KAGA SHAQEE ( DO YOU HAVE 500 DOLLARS DO THIS)
12:00
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 59 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 185 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 38 МЛН
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
100 Doolar Ku Bilow Ganacsigan 2024
9:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 28 М.
A Business Modal : Hazrat Abdul Rahman bin Ouff business Model :
14:58
Professor Dr Javed Iqbal
Рет қаралды 583 М.
Ganacsiga Amazon sidee Loo Bilaabaa? - Part 1
17:56
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 14 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 52 М.
500 DOLLAR KU BILOW GANACSIGAN - PRODUCT GURI KASTA LOOGA BAAHANYAHAY!
9:30
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 48 М.
How To Form Non Resident Entity In Bermuda/Exempt Company
41:13
Shahid Anwar
Рет қаралды 85 М.
2024 QAABKAN GANACSI U BILOW - TALO WALAALNIMO | open saving account
9:49
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.