SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power

  Рет қаралды 62,395

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 253
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 ай бұрын
Qofkii u baahan in Soolar. Balan 📆 zakariye.com Whatsapp ☎️ wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
@sumayayasiin7876
@sumayayasiin7876 11 ай бұрын
Xagee kalasoxiri wll
@badalbudul7878
@badalbudul7878 10 ай бұрын
Solar2 xabo 2batter gel ah
@badalbudul7878
@badalbudul7878 10 ай бұрын
Iso qimee
@amiehoussein6161
@amiehoussein6161 10 ай бұрын
Mahaysa moterka biyaha nuca solerka
@khaalidmacruuf6546
@khaalidmacruuf6546 10 ай бұрын
Asc
@maymunabdalla5353
@maymunabdalla5353 11 ай бұрын
Dadka wxyabaha fa’idada leh soo gudbiyo ee millions ka u qalmo ayad ku jirtaa👏🏼 guuleyso wllo🎉
@IbrahimLangare-dx1wq
@IbrahimLangare-dx1wq 7 ай бұрын
Waan Ku salaame , Waxaan isticmaalaa 1firij 30 mobal 1marwaxad. 3lanbadood
@FeisalAbdukadirMohamed
@FeisalAbdukadirMohamed 11 ай бұрын
AD BAN KAGA MAHD NAQAYA SIDAD ISKUGU HOWSHAY HOWSHAAN.
@AyaanJamac-rd3bh
@AyaanJamac-rd3bh 10 ай бұрын
Wll talajada dhagiska oo barafka ma lo isticimaali Kara
@engjaajar
@engjaajar 11 ай бұрын
Anagoo dhalinyarti electrical-ka baratay ehna waan joognaa Cidii inta ey ubaahantahay in loo xisaabiyo rabto waan ka caawin karnaa waana u xiri karnaa.
@HajiHiish
@HajiHiish 11 ай бұрын
ardadii hawl wadaag somali technical kabaratay solorka miyaa
@nimcosagal985
@nimcosagal985 10 ай бұрын
Halkee joogtaa wll
@abdikanihassan9451
@abdikanihassan9451 11 ай бұрын
Masha Allah Wan ku faraxsanahay inaa dawado video-gan Because I am doing Master Electrical energy systems in turkey, I almost finished Alx,
@cabdisalamciise
@cabdisalamciise 11 ай бұрын
WALALE MEHERAD LAGU CILAD SAARO MOBILES KA AYAAN GALKACYO KU LEEYAHAY BISHAN OO WALIBA HOOSAYSAY WAXAA LA IGA QAADAY $60.69 .
@EngMechanico
@EngMechanico 11 ай бұрын
Si fiican baad u sharaxday wll Zakariye, haddii aad rabto ama ku qorsheysan tahay in dabka gurigaaga ama Goobtaada Ganacsi ka dhigato Solar System, 4 Shay Waa inaa Niyada ku hysaa kuna xulataa Requirementgan : 1- Solar Panel ( Mono is the best Choice ) 2- Control Charger ( MPPT ) 3- Invertor ( Power Optimizer ) is the best One 4- Battery ( Lithium Ion Battery ).
@ismailsheikhmuse7350
@ismailsheikhmuse7350 11 ай бұрын
Solar panels jinko Oky waye Inverter huawei best ah
@abdikanihassan9451
@abdikanihassan9451 11 ай бұрын
Wad saxan tahay masha allah Eng,
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 11 ай бұрын
Wll soomaalibaad la hadlaysaaye soomaali wax ku hidbi
@ayuubcafish8741
@ayuubcafish8741 10 ай бұрын
Lkn lithium waa qaali AGM gel battery waa high quality
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 10 ай бұрын
Bateri shaqaynkara 10 ilaa 15 sane majiro ama ma arag laakin labosane madhaafo waxaa iyana muhiim ah inlabarto sida batariga dib loogu hagaajiyo sida bakistanka aanku arkay waan isku dayilahaa laakin waxaan helaynin shayga sooftiga ueg ee ay kabedelaan ruuxi aqoon uleh iyo insoomaliya laga helikaro fadlan ilawadaag
@Jamal00415
@Jamal00415 11 ай бұрын
Goobtayda ganacsiga bishaan $284 la iga qoray😢 wlhi waana in kabadan inta faaiido ahaan tukaanka bishii iga soo gasha
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 11 ай бұрын
😢😢wll solar iska iibso
@ramos2358
@ramos2358 10 ай бұрын
Kunasibso Chine ka dalbo alibaba😂 $500 all kuso heleysa
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 11 ай бұрын
Muqdisho hadii AC aad isticmaasho 8 saac uu ku shidanyahy iyo fridge 12 saac uuku shidanyahy bishii 350$ ilaa 400$ wye celcelis ahaan lkn hdii aad labadaba isticmaalin bishii 15$ ilaa 25$ inta u dhaxayso wye
@abdirahmanmohamed691
@abdirahmanmohamed691 11 ай бұрын
Wa qaali zaa'id waliba
@KhadarMahamed-p6u
@KhadarMahamed-p6u 11 ай бұрын
Zakariye szb Illaahay ha kubarakeyo Djibouti isko cel celis ah waa labadi bilood waa 12500fd uu ah 70dollar xafada ubadan tahay magaladu allahu aclam
@iklassabdillahikouleh5959
@iklassabdillahikouleh5959 5 ай бұрын
Waxan haysta sadex aaysi iyo galaser 2 iyo 13 lanbadod lakin maawada isticmalo aqalka waayn isojawab
@abdikarimsaidibrahim4159
@abdikarimsaidibrahim4159 10 ай бұрын
Aniga wn isticmaala.. fredge 175watt iyo light 40watt ah, iyo van 55watt ah iyo socket ayaan u isticmaala.. alxm koronta wn ka maarmay
@MarwaanJabka
@MarwaanJabka 11 ай бұрын
Zakariyaw wll nooga soo hadal maalgashiga dahabshiil hada mabixinaysaa maaalgashi wll 🤗
@MarwaanJabka
@MarwaanJabka 11 ай бұрын
Wll nooga soo hadal please
@dirie1000
@dirie1000 11 ай бұрын
gurigeyga mqalab badan oo koronto ku shaqeeya ayaa yaala markaa 4 ama 6 xabo oo min 550w ma ku filanyihiin ? haddii korontadu dheeraad noqoto se wax dhibah miyey qalabka guriga ku noqoneysaa .
@abshiromer719
@abshiromer719 10 ай бұрын
Talabaayinkan baan la isticmalaa marka tamarta qoraxda gurigaagu lagu rikibayo. 1. Baahida tamartada gurigaga ama ganacsigu u bahaanyahay. Kadibna qalabyada hoose ayaad u baahantahy. 1. Solar panels 2. Battery Bank 3.Mppt charge controller. 4. Inverter . Hadii waraab ama ceelal loo isticmaalayo Battery waa laga maarmaarmi karaa. Waxaan rikibnaa noockasta oo solar ah sida water pump system iyo power systems. Hadii aad faahfaahin dheraad ah u baahantahy soo dhawaw
@Hamze-Ladane
@Hamze-Ladane 4 ай бұрын
Walal Aadban ugu baahna Solar System kaas, Meel aan laydh lahaynban doonaya in aan Beer ka samaysto
@AhmedHassan-ed3be
@AhmedHassan-ed3be 11 ай бұрын
Asc wll mishin pump ka beraha lagu wara biyo kuwa ugu fiican iyo sida lagu heli karo so sheg dad badan ba beraha inay ka shaqeysatan rabte sidi lo mal gashan laha soda
@faysalmuse8447
@faysalmuse8447 10 ай бұрын
Thank you for sharing this great information about solar energy systems. This my professional field. Thank you so much. Keep it up, brother.
@yoesef_awga
@yoesef_awga 11 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay sxb solarka xog badan oo aan oga baahnaa baan ka helay muuqaalka guulayso wll 👍
@ayuubcafish8741
@ayuubcafish8741 10 ай бұрын
Lithium battery looma dhowaan karo waa qaali lkn waxa fiican oo la goyn kara AGM LEAD GEL BATTERY
@UmuAmal-nu3uv
@UmuAmal-nu3uv 8 ай бұрын
Waratah moqdesh malghela
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 11 ай бұрын
Waxaan isticmalay 59 kw qimahana waxa lagu dhufta 041 dollar oo noqaneso 24,19 dollar marka solar uga raqisan ma helay?
@naturechanal5280
@naturechanal5280 10 ай бұрын
wadankee ku nooshahay anaga 0.7 nalagu dhuftaa meeshaad 24 dollar lagaa qaadey aniga 41 dollar magaaladee ku nooshahay
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 10 ай бұрын
@@naturechanal5280 muqdisho
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 10 ай бұрын
@@naturechanal5280 adigana
@warfaahassan
@warfaahassan 11 ай бұрын
Jazakallahkheyr wll Qof shirkad SME ah raba inuu u isticmaalo imisaa isaga ku baxaysa? Complete equipment, (installation excl..)
@abshiromer719
@abshiromer719 10 ай бұрын
Tirada kilowatt hours aaad isticmaashay iyadoo la isticmaalayo ayaa la design garayn karaa
@RNN1234
@RNN1234 11 ай бұрын
Korontadda Tuulada Aan Daganahay Bishii Waa 20$ 18:00-22:00 Ayay na joogaysaa bishii 10 cishe oo ka mid Ah Waxay u maqan tahay cilad 😢😢😢
@somalia80
@somalia80 11 ай бұрын
Waxagee tuladasi wllo
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
Hhhhh
@maxamedadam9873
@maxamedadam9873 11 ай бұрын
Aniga waxaaan joogaa buurhakaba xaafadaha waxaa iaga keentaa 15kw oo midkii lagu dhufanayo 0.9 ×15=13.5$ lkn kuwa biibitooyinka talaagada 150$ ayey ukentaa
@lulali8651
@lulali8651 10 ай бұрын
Sual dollarka ka waran hadaan rabano inaan ka baayacmusharno oon ka furano solar shop somaliya waliba puntland.
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 9 ай бұрын
Beco waxaa iga gurataa bishii qarash dhan 135---150 inta udhaxayso
@yusufahmedgalti8448
@yusufahmedgalti8448 4 ай бұрын
Asc zakariye waxaan rabaa pompo caalka 80 meter 30kw iyo solarka iyo invetrka kajiidi karo biyaha iyo wixi lashqeen lahaa inaad ii soo qiimeysid tutalka pombada waa sumersa
@capdixakiin7013
@capdixakiin7013 10 ай бұрын
Waxan Ahay Farsmayaqan Makanigah Waxan Ubahanahay Tulalshi Qabka Kaladuwan E Loyaqano Tulis Banraba
@aminaigal4469
@aminaigal4469 5 ай бұрын
Asc walal I have a hotel in burco and I'm trying to understand about solar energy 3 year ago we bought a solar system from a somali guy from Canada. He sold us a solar system which he said was from Germany but it wasn't true it only worked for a year. Now I need to try to get a new system. How can you help me with that
@maxamedadam9873
@maxamedadam9873 11 ай бұрын
Zakariyow waxaan rabey kuwa markii oraxdu dhacdo iskood is shidayo male helaa
@yoonisabd8
@yoonisabd8 10 ай бұрын
Dadka Turkiga Jooga lama amino wa tuug wawayn wlhi adi lknse wxn rajayna inad daacad tahay. shay la siiyo 100 dolor ayay saranayan 200 dolor. wxn kugula talin laha qof kaste inuu isagu shirkada la xiriiro.
@MrOska114
@MrOska114 2 ай бұрын
Solar loo isticmo waraabka beeraha makaheli karaa qiimihiisa noosoogudbi walaal
@XamdiCagbari
@XamdiCagbari 9 ай бұрын
Hadii aan u isticmaalaayo dhejinta barafka ama firi jeer meeqaa loo baahanyahay
@wiil_qaran06
@wiil_qaran06 11 ай бұрын
Bishaan 70$ ayeey iga qaateen
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 9 ай бұрын
Gurigiiba ma hal xabo ayuu ubaahan yahay.
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii 11 ай бұрын
و عليكم و السلام ورحمة الله وبركاته
@NASRI-EEBE
@NASRI-EEBE 10 ай бұрын
Wllo xaafadayada waxa yaala 11 laabad isugayana waa 105 watt dhalo 220 v ah iyo 7 sockets oo sugayn ah 70 watt qasalaada 7kg ah iyo markaa waa 175 watt oo ay qasaaladu dheertahay
@fardusmohamed9392
@fardusmohamed9392 3 ай бұрын
Alalakorantadu waa idhivtay bilkasta 209 oodookar baa laygaqaada
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 10 ай бұрын
Anigu haddan Muqdisho joogno shirkadahaas Turkiga sideen ku heli karnaa
@Siraaj23
@Siraaj23 11 ай бұрын
3 restaurant ban lee yahay bishii midkiiba waxaa ku so baxda 700 dollar
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
Waa halkee meesha aad ku leedahay
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 11 ай бұрын
hargeisa xaafadaha 30-50 dollar bishii meheradaha 200-600 oo dollar waaye
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
Anagu bishii 12-14 dollar wax ka badan naguma soo qorto
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 11 ай бұрын
@@mohamed88466 hadba isticmaalka ayay ku xidhanthy wll waa runtaa
@IbrahimLangare-dx1wq
@IbrahimLangare-dx1wq 7 ай бұрын
Waxaan rabaa jawaab solarkee I anfacaayo, Magaceeygu was Langare ,
@DeeqaAhmed-gb4fh
@DeeqaAhmed-gb4fh 11 ай бұрын
Masha Allah waa barmaamuj aan wax badan suganay
@aliyusuf466
@aliyusuf466 10 ай бұрын
Guriga Lixda Qola iyo Dukaan Talaagada Yaalaan Qasaaladii Dharka Heysto (26) Qofna Aykunooshahey Midwalbaanaheysto Phone Smart Intee Kufilin Baad Isleedahey
@محمدشريف-غ5س
@محمدشريف-غ5س 4 ай бұрын
Asc walal somali maat ukeenee qofkiirabo solar
@leban9958
@leban9958 10 ай бұрын
Asc walal zakariye iisoo dir what's up kaada fadlan
@omargulled5750
@omargulled5750 10 ай бұрын
Waxaan isticmaalaa 8 laambadood qasaalad dhalo aan ladamin cabitaankaan kushiidanaa Diinimada biyaha ayaan isticmaalnaa Iyo chargers ka Bishaan waxaan bixiyay 23
@abdulahisheekeye
@abdulahisheekeye 8 ай бұрын
Wll Waxaan Heestaa shan xabo Hoosolar Ah kiiba waa 100w waad
@apdifitah1875
@apdifitah1875 11 ай бұрын
Shaqo fican haysaa ustad
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 10 ай бұрын
Asc Miyey ka fican tahay solarka china ama shinaha?
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Waa mowduuc muhiim ah mahadsanid wll Zakaria
@CumarMuxyadiin
@CumarMuxyadiin 9 ай бұрын
Xamar baan joogaa tukaan yar baan uga baahanahay ee xageen abaaraa
@cabdirisaqcali3126
@cabdirisaqcali3126 5 ай бұрын
Lakin 550watt china 🇨🇳 wa waxkayar 100$
@Sadikkoronto
@Sadikkoronto 10 ай бұрын
Zakarie qiimeentiisa waxa ka muuqata in 1-kii watt yahay $0.3 celcelis ahaan marka turkey laga dalbanayo.. Lkn Muqdisho 1-kii watt waxaa lagaa siinayaa $0.55-0.63..
@alielmishire5131
@alielmishire5131 10 ай бұрын
Telefonkada iisodir wllkeyow
@Cabdiraxmaan-sp6bd
@Cabdiraxmaan-sp6bd Ай бұрын
aadmahadsan tahay aniga waxa layga qaada 26
@MukhtaarCabdiraxmaan-l1l
@MukhtaarCabdiraxmaan-l1l 29 күн бұрын
Somaliya imisuu ku imaana wallo
@abdulahisheekeye
@abdulahisheekeye 8 ай бұрын
Marka meeqo batari igu filan
@XuseenAarow
@XuseenAarow 10 ай бұрын
Ma xayeeysiinbaa mise waxbaad nabareysaa?
@xaarandiid5145
@xaarandiid5145 10 ай бұрын
Asc sekeriye waxan rabaasolar
@faysamashaallahqoysakudays9800
@faysamashaallahqoysakudays9800 4 ай бұрын
Asc wll kuwa qasalda iyo talgada
@jamaalyuusuf8904
@jamaalyuusuf8904 10 ай бұрын
Lanbrke kaala soo xidhiidha
@farahjama6460
@farahjama6460 10 ай бұрын
War waan Kala lunaye xageed Ka baxay mr Zakariye lkkkkkkk
@MukhtaarCabdiraxmaan-l1l
@MukhtaarCabdiraxmaan-l1l 29 күн бұрын
Somalia imisuu ku imaanaq
@alielmishire5131
@alielmishire5131 10 ай бұрын
Whatsupkada isodir bro
@jabirsmursal9989
@jabirsmursal9989 5 ай бұрын
68$ AC ayaan ku isticmaalaa
@Safaricom_
@Safaricom_ 9 ай бұрын
Great content, informative benefiting everyone.
@yayachannel2575
@yayachannel2575 11 ай бұрын
Good
@najmoaden5070
@najmoaden5070 6 ай бұрын
wan u bahanahy xage ka heli karaaa
@jeylaaniofficial7291
@jeylaaniofficial7291 10 ай бұрын
98$ bisha u danbeeysay
@mascuudgurxan
@mascuudgurxan 11 ай бұрын
Mahadsnid wlo qof so dhigaya wax positive ah waa yartay
@mohamedadan511
@mohamedadan511 11 ай бұрын
Shukran walalkeena dhab ah❤❤❤❤
@adenhussein3297
@adenhussein3297 11 ай бұрын
Mogadishu $36/Monthly.
@lukamaal
@lukamaal 11 ай бұрын
36 kw ban bishan isticmalay
@siciidmaxamed4573
@siciidmaxamed4573 4 ай бұрын
$30 doolar bil walba
@abdulahisheekeye
@abdulahisheekeye 6 ай бұрын
Wll micaawin kartaa
@ashaabdullahi6951
@ashaabdullahi6951 10 ай бұрын
Maqayada ma u qimisan
@naftadooje9871
@naftadooje9871 13 күн бұрын
34 dollar
@Mudane.
@Mudane. 4 ай бұрын
👍🫡🫡🫡mahadsanid
@MA-vu8vt
@MA-vu8vt 10 ай бұрын
66 baan baxshaa 100
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 11 ай бұрын
Wats app lagaala soo xidhiidho ma la helayaa wll sakariyow mahadsanid.
@thenatureone4168
@thenatureone4168 11 ай бұрын
Xaga sare ka eeg
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 11 ай бұрын
Mahadsanid wll
@abdirahmankhalif6094
@abdirahmankhalif6094 11 ай бұрын
Aniga waan lsticmalaa 5kw solar sytem Air conditioner waan ku isticmalaa 👍👍👍
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 ай бұрын
Waa arin wanaagsan imisa Solar Panel ayaad isticmaashaa Abdirahman
@abdirahmanmohamed691
@abdirahmanmohamed691 11 ай бұрын
Meeqa cml ayuu kukacay qarash ahaan adigoo mahadsan. 10:07
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 11 ай бұрын
Intee jogta walal? Talajo maku shaqeya?
@badalbudul7878
@badalbudul7878 10 ай бұрын
​@@UmuAbdalla1Haa walal
@abdillaahihajjiabdihassan5779
@abdillaahihajjiabdihassan5779 10 ай бұрын
$38 per month
@cawilcabaaye3865
@cawilcabaaye3865 10 ай бұрын
25 gurigiiba
@saynab7253
@saynab7253 11 ай бұрын
100 $ puntland
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 10 ай бұрын
Maashaa allaah aad iyo aad baad u mahadsan tahay howl aad u wayn ayaad bulshada u haysaa runtii waxaad ka fiican tahay you toper da kale ee maalaa yacni isaga dhumiyo waqtiga wax dhaxal gal ahna ma soo gudbiyaan
@LeylaAli-t9j
@LeylaAli-t9j 10 ай бұрын
Asc
@mohamedmuktar6734
@mohamedmuktar6734 10 ай бұрын
$1/month
@ahmedyarecllah5792
@ahmedyarecllah5792 11 ай бұрын
$23 this month
@caaqiltalahaye9276
@caaqiltalahaye9276 7 ай бұрын
ASC USTAAD SEKERIYE waxaan ubaahan ubaahanahay in aad iisoo qaymayso hadey macquul tahay solar system + Bettery giisa xaddi dhan 20kva
@abdulahisheekeye
@abdulahisheekeye 8 ай бұрын
Waal Zakariye cabduullaahi cali
@jamaalxasan4827
@jamaalxasan4827 10 ай бұрын
45 usa
@alihaaji6737
@alihaaji6737 11 ай бұрын
Masha allh ustad zakaria mahadsanid
@ahmedabdihussain8788
@ahmedabdihussain8788 11 ай бұрын
$45 zxb
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 10 ай бұрын
GURICEEL shirkadda KORONTADA 10$ ayay ka kacdaa xitaa haddaan guriga ka maqanta 1 bil oo dhan 10 dollar ayay ka kacee.
@ashheart9761
@ashheart9761 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@medkasim3189
@medkasim3189 10 ай бұрын
$18.5
@abdiyusuf4983
@abdiyusuf4983 11 ай бұрын
Maasha Allah Waa warkaanu sugaynay
MASHIIN LACAG FIICAN KUU SHAQAYN KARA - INVEST IN THIS MACHINE
10:48
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,5 МЛН
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
How to Make Portable Solar Inverter - Free Energy
8:23
Creative Etc.
Рет қаралды 2 МЛН
I turn TV into a solar panel
15:05
King Homemade
Рет қаралды 2,8 МЛН
Solar Panels Plus Farming? Agrivoltaics Explained
12:53
Undecided with Matt Ferrell
Рет қаралды 6 МЛН
Viral Video of a Man's Crazy Job Interview
16:02
Darryl Vega TV
Рет қаралды 1 МЛН
Tesla Solar Roof Review: Was it Worth It?
30:27
Marques Brownlee
Рет қаралды 13 МЛН
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
9:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 22 М.
Australia Is Generating Too Much Solar Power
12:25
Interesting Engineering
Рет қаралды 82 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33