"Ganacsigaa aad arkayso waxaan ka bilaabay $100" Barnaamijka Codka haweenka

  Рет қаралды 30,611

SLNTV

SLNTV

2 жыл бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 30
@Abdulkga
@Abdulkga 2 жыл бұрын
2,300 oo qof ayaa daawaday barnaamijkan qiimaha leh, waxa weedh ka dhiibtey 3 qof oo keliya. Waxay ku tusaysaa inaan dadkeenu barnaamijyada tayada leh ee bulshada wax ku biiranaya aanay u jeedin oo rabin. Hadii videogan ku saabsan yahay hees, ama siyaasad, ama reer hebel, ama naag ayaa la qaawiyey, waxa fiirsan lahaa oo wax ka qori lahaa kumaankum qofood. Sidaas horumar ma lagu gaadhi kara?
@smartazu8723
@smartazu8723 Жыл бұрын
Waa runta wllo dadka waxaan macnaha lahayn ayay buunbuuniyaan
@edrisgabo915
@edrisgabo915 2 жыл бұрын
Wow What a powerful Story of Business Woman Yasmiin Sweet. You do not need to go to Europe to make money. Its out there in your Step doors 🚪 Yasmiin is a great Role model for Somalilanders.
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 2 жыл бұрын
masha allah hooyo markay wax barato bulshaa wax baratay
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m Ай бұрын
Guulayso wll
@deeqsamater9445
@deeqsamater9445 Жыл бұрын
Masha alaha ilahay hakuu barakeeyo
@mustafegadari5099
@mustafegadari5099 2 жыл бұрын
Masha alla wa barnaamij iyo waraysi aad iyo aad u wngsan seh magaca mehradan ayaan jeclaystay
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Жыл бұрын
Masha Allah guuleyso cidna ha u joojjin horumar kaaga xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Mashalllah congratulation guulyso best food reer qurbha taqaan good job hala barto cool coffee iyo hot coffee waa la cabaa calmka dadkeenu coffee kulul bay yaqaanaan
@smartazu8723
@smartazu8723 Жыл бұрын
MashaAllah Alla ha ku barakeeyo WLLO
@hindacabdi3383
@hindacabdi3383 Жыл бұрын
Maasha allaah wll yaasmiin Hore usoco guulayso
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Allah ha kuu barakeeyo Beecaaga Aad Ayaan ugu faraxsanahay
@BusinessCableTV
@BusinessCableTV Жыл бұрын
Keep going Yasmin.
@amalyussuf4673
@amalyussuf4673 Жыл бұрын
Masha allah 🥰🥰
@midnimo3593
@midnimo3593 Жыл бұрын
Maasha allaah
@abshiraxmed918
@abshiraxmed918 2 жыл бұрын
Masha alaah
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Casiirda good waan wada cabay I now howe to make good luck sis
@miskiin236
@miskiin236 Жыл бұрын
Acw Yaasmiin tel ma heli karaa?
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Жыл бұрын
Mash Allah hapo macanto ❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@sundussaid3650
@sundussaid3650 Жыл бұрын
Waan daawanayaa barnaamijkaan halsno kadib waxaana baryay fikrad ganacsi oo tayo leh alle ha igu aadiyo fikrad wanaagsan
@marwayusuf5433
@marwayusuf5433 Жыл бұрын
Anba ganacsu furi islaha ad Ku macashi karto
@hodandahir1890
@hodandahir1890 7 ай бұрын
❤❤❤
@ayaanmaxamed-cq5dr
@ayaanmaxamed-cq5dr Жыл бұрын
Ookķ
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 Жыл бұрын
Yasmiin xagee lagala xiriiri karaa dalab baan ka rabaaye
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 Жыл бұрын
SLTV iga caawiya inaan la xiriiro yaasmiin
@abumaryammohamed2470
@abumaryammohamed2470 10 ай бұрын
Aniga ayay habaryar ii tahay wllhi
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Beecmushtarad yareeycaday tanaa layiraaaah.aww
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Dawlada qladak a leh waxey aheyd iney cashuurat u ku yareeaan gabdhan oo kale maadma sharbakeedu yahey kii wadnaka oo aay dlaad cashuur xaad dhaaf ah sarato sharbaada dibda ka umnayaa tasi waxey keneysaa ka ka ganacsanya ain uu joojo oo uu ka iibsado Yasmiin iyo dakd wadnak joogaa sharabk wadnak sameynyaa
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Dowlade xaaal qaado xage dowlada joogtaa dadkan masaakinta canshuurta ka guranayo dibna ugu so celineen ilahey umada haka qabto
@peterhans6928
@peterhans6928 2 жыл бұрын
Magacyegu waa ismail wallaal waan ku salaamaya ( waxaan hayaa buskuud aad iyo aad wuu ficaan oo laku samaanaya waddanka ee la soo xidhiidh wallaal (waxaan jogga waddanka Holland
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Sidee Online Ka looga Ganacsadaa? Muuqaal Muhiim ah! #lacag
22:50
Faahiye_podcast
Рет қаралды 7 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 88 М.
Dunida Haweenka: Ganacsiga & Gabdhaha Tiktokta
11:47
CBA TV
Рет қаралды 844
4 GANACSI OO GABADH KASTA GURIGEEDA KU SAMAYN KARTO
13:39
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan
25:38
Macalin
Рет қаралды 56 М.
Dhalinyaro Hirgaliyay Hal-Abuur ganacsi oo noociisu cusub yahay.
4:37
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
SIRTA GANACSIGA IYO  TALOOYIN AAN IDINLA WADAGAYO
24:00
mama soomaali
Рет қаралды 15 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН