112 | 48 | Wakhtiga isla bedbeddel oo meel yaan laguugu soo hagaagin.

  Рет қаралды 9,500

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@SahanPodcast97
@SahanPodcast97 4 күн бұрын
Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo: www.aadansahan.com
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 4 күн бұрын
هذه القاعده تسمى : ساير الأحداث دائما ولا تتجمد في القالب المحدد
@KhaalidMustapha
@KhaalidMustapha 4 күн бұрын
Ustaad buuGii muu dhamaadaY alle ha ku shaRfo BuuG cusub inoo biLow baL ciLmigii muu dhamaanee ❤❤
@teacherpubg9441
@teacherpubg9441 4 күн бұрын
Buuga 33 strategies of war noo bilaw sxp
@teacherpubg9441
@teacherpubg9441 4 күн бұрын
Ama buuga the prince by mychaveli
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 4 күн бұрын
😁😁😁😁​@@teacherpubg9441
@axmedcrisaaq9064
@axmedcrisaaq9064 3 күн бұрын
Mahadsanid sxb hormar intan kasii badan ban ku rajaynayaa iyo wanaag
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 3 күн бұрын
Alxamdulilah waan wada dhamestay 48 law
@dagan7697
@dagan7697 4 күн бұрын
Ustaad Aadan aad iyo aad ba ku salamya muda kugu xirna vedio aad ledahy oo channel kan ku jira aan dawn ba ma jiro Cimri dheer iyo caafimad tama
@Aminadan-dn6my
@Aminadan-dn6my 4 күн бұрын
Aad iyo aad baan kaaga faa iday mahadsanid br.aadan 🙏
@AyaanleMohamed-q8k
@AyaanleMohamed-q8k 4 күн бұрын
Aadan wallo waxa aad video ka soo samaysaa, sida bugaagta loo turjumo.
@handhise5059
@handhise5059 3 күн бұрын
Hayaan keygii rumeynta ku xiji ustd waa buug adag cilmi balaarana ka buuxeee
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 3 күн бұрын
Thank you so much aadan ❤❤❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 3 күн бұрын
Walahi boogan wuxu cadenaya in wax walbo oo labilawo in ay dhamadna leyihin
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 4 күн бұрын
Aadan khadar cali roble ❤💯
@Deeqa123-dt4lo
@Deeqa123-dt4lo 4 күн бұрын
Ma S❤❤❤❤
@SalmanabdiazizmohamedSalmanabd
@SalmanabdiazizmohamedSalmanabd 4 күн бұрын
Mahadsanid.
@najaxraagemursal9139
@najaxraagemursal9139 4 күн бұрын
M.n hanbalyo aadanow waad na waad umahadsantahay midkale noo bilow ❤
@maxamedaadanmaxamedaadan529
@maxamedaadanmaxamedaadan529 4 күн бұрын
Thanks you
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 күн бұрын
buugaan runtii wuxu samayn ku yeeshay dhamanba hab fikirkaygii gaar ahaan aragtida aanka haystay siyaasada 8 bilood ka hor ma ogayn macnaha uu buug leeyahy lkn 3 dan bilood ee udanbeeyay ayan bilaaby akhriska bugagta hadan dib uguso noqdo buugan wuxu kuso aaday xili aan dhax muquursanaa mawjado khal khal ah Alx hada isha aan siyaasada ku eego iyo meesha aanka eegayba shiishkooda magafo ilaahay janatul fardawsa hakaga abaal mariyo wakhtigaga qaaligee noo huraysidb🎉❤😊
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 күн бұрын
Ustaad sawirka kaa danbeeya ee suldaan c.xamiidkii labaad ee aad qolkaga dhigtay sow shay sharciga ka hor imaanaya maahan
@LiibanAli-g7b
@LiibanAli-g7b 4 күн бұрын
Nio qolkaada ma maktabad baa ka furan waa maxay waxano buug kaa danbeeya 😂
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 4 күн бұрын
Waxaan ku bartay buuggan Carabi ، Teacher aden sahan waxaad tahay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo buugan u turjumaya afka Soomaaliga Mahadsanid😎👍
@YaMa-p5e
@YaMa-p5e 4 күн бұрын
Thanks
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 күн бұрын
Ustaad ka soo hadal buuga ah sare u kacii afgaanistaan
@MohamedabdinasirGarcade
@MohamedabdinasirGarcade 4 күн бұрын
Aaadan sahan khadar ali saxiib aad ayad umahad santahay 5years ayan kudawanaya saxiib mas.alooyin ayan raba inan kiweydiiyo waqtigee leve soo galee shodhe 🫡
@YacoubHassan-p7s
@YacoubHassan-p7s 4 күн бұрын
Ustaad waxad inoo bilowdaa buuga JIRAALKAY❤
@AbdiweliJaamac
@AbdiweliJaamac 4 күн бұрын
Aadan hadaa ka shaqaysisay maskaxda madan hada adi ku bisi kari sysada zxp
@danan991
@danan991 3 күн бұрын
Hhh😂 iska qayilaysay maxaaa ka fahantay
@IbraMoha-p3v
@IbraMoha-p3v 4 күн бұрын
War aadanow micnihiii boodkaastiga baad ku ciyaartay, hadda kanaalka weyn iyo midkaan maxay ku kala duwanyihiin. 14 daqiiqo ma booskaasti baa😂😂😂
@celmiaccedemy1766
@celmiaccedemy1766 4 күн бұрын
Soo laabasho wacan ustad maxaa boosk dabka saaran sanadkan 25❤
@saliimoibtahiimmaxamed4067
@saliimoibtahiimmaxamed4067 4 күн бұрын
@Kevinlewis5678
@Kevinlewis5678 4 күн бұрын
Hhh africaan gacan galay😂
@YahyeMohamed-lp1yl
@YahyeMohamed-lp1yl 3 күн бұрын
Waa saad sheegtay oo reer Forex ayaa dareemi kara news-yada NFP, CPI, FOMC iwm. Aadanow ma Forex Trader baad tahay waad umuuqataaye. :)
@OsmaanibraahimMaxamed
@OsmaanibraahimMaxamed 4 күн бұрын
M.a hanpalyo Next taxana Kale
@XudayfeCigaal
@XudayfeCigaal 4 күн бұрын
Waa isla qaabka ciidanka israel hadda lagu dhiigbixinayo
@Munira58
@Munira58 4 күн бұрын
Maxay tahay sabta loga mamnucay jelasha bugan 99% dadka lagu xidho jelasha waa shacab
@omaari155
@omaari155 3 күн бұрын
Iska qayileesay lol isaaqu qayilka waaba uhilib
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 күн бұрын
Si jirtaa siima jirto, sacna laba zaban isku si mawada ahan
@MuhammadAlii23
@MuhammadAlii23 4 күн бұрын
Ibn khadar
@AlxYrs
@AlxYrs 4 күн бұрын
Sxp Arin kaagu waa cajiib shey ayaad bulshada uu soo gudbinaysaa waxaana dhahaysaa hadawanina ama hadhaqan galinina ma ogid miyaa maskaxda wixii daa la dhaho in ay ugu samayn badantahay ee Allah kabaq oo dadka caqligooda ha ku cayaarin. Wabilaahi towfiiq
@justinpoi8392
@justinpoi8392 3 күн бұрын
Maskaxdaada haddday shaandhe miire lahayn xogaha ha badsan
Xikmadaha Maxamuud Darwiish | Abwaankii Jacaylka.
8:31
Sahanka
Рет қаралды 57 М.
Sida uu xaalka Aduunka isu badalo .
20:00
OGAANSHO
Рет қаралды 64 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 67 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 50 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 80 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 51 МЛН
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 158 М.
Shakhsiyaddii Sayid Maxamed Cabdille Xasan.
9:15
Sahanka
Рет қаралды 11 М.
113 | Khulaasada buuggii 48ka Xeer ee Awoodda | Dhammaad!
28:35
Sahan Podcast
Рет қаралды 8 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Muu Akhriyo Waalidkay | Tarbiyadda ka xumaatay Soomaalida.
11:48
114 | Hadalka wanaagsan | Amarka Ilaahay ee la dayacay!
29:52
Sahan Podcast
Рет қаралды 11 М.
Cantara Bin Shadaad: Gabyaa iyo Geesi Adoon-nimo Ka Guuleystay!
17:27
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 3,7 М.
111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.
1:04:48
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 67 МЛН