14 Riyo Oo Ku Tuseyso In Ducadii Alle Weydiisatay Lagaa Ajiibay Alaahu Akbar

  Рет қаралды 16,008

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 2 жыл бұрын
sheekh ale haku xiftiyo ee lambarka iso dir
@fartusaid8054
@fartusaid8054 2 жыл бұрын
Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh
@umulkhayrmohamedfarah9399
@umulkhayrmohamedfarah9399 2 жыл бұрын
Asc sheekh allah haku barakeyo waxan kuriyodaa markasda nin i eryanaya oon kacararaya sheekh isoo sheek waxay tahay
@123flower5
@123flower5 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekh jazakalah khair
@ladanyusuf4041
@ladanyusuf4041 2 жыл бұрын
Manshallah jazakallah kheyr sheekh
@xamdoXamdixasan
@xamdoXamdixasan 9 ай бұрын
xdtgdhtffhcyydjixehvyojbd❤😅
@nimcofarmaajo7875
@nimcofarmaajo7875 2 жыл бұрын
Shiikh waxaan markasta ku riyodaa iyadoo meel dheer layga soo turayo ama layga nixinayo shiikh isoo sheeg
@raxmaismaaciil6989
@raxmaismaaciil6989 2 жыл бұрын
Azc zheekh wxn ku riyoda Happen kazata Anigo wax Baranyo kadipna Anan waxp faHmayn waxn ma maparto wn ka paxay lkn wan jecla waxparazhada waxn izLeyey gal man galo zheekh Izoo fazir zheekh Alle khayr Haku ziiye
@guryokireeye4311
@guryokireeye4311 2 жыл бұрын
Shekawa khayr llah haku siyii waxaan kuriyoday anogoo suxuranayna oon joogno faamligayagii badh badan isoo tafsiiri
@ZamzamMohamed-r2f
@ZamzamMohamed-r2f 8 ай бұрын
Asc sheikh qof hadi kuriyodho asag oo hindola oo hadana oyayo
@habibabashir4202
@habibabashir4202 2 жыл бұрын
Asc walal mcn inte kalasoxarira
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc shiq mashallah Aamiin Aamiin Yaa Rabi inshallah
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 2 жыл бұрын
ASC Mashaa allah jazaa ka allahu kheyran 💯💯💯💯💯💯♥️♥️♥️💯💯💯💯💯
@mazkaro1mazkaro18
@mazkaro1mazkaro18 2 жыл бұрын
Aamiin
@اصيلاصيل-ص6ج
@اصيلاصيل-ص6ج 2 жыл бұрын
Asc sheekh ilaaahay qeer haku siiyo waxan rabaa inad iifasirto anoo tukan karin oo xabaashaydana qodanthy oo aaan leeeyahay halmar aan tukado aaan tukan kari lahay tabar aan hayn xabashaydana ay qodan thy
@sheikhcabdirahmantowxiid4677
@sheikhcabdirahmantowxiid4677 2 жыл бұрын
Asc shikh
@fadumoxaaji3007
@fadumoxaaji3007 2 жыл бұрын
Masha.allah.allah.hakubarakeyo
@shamsaibrahim8244
@shamsaibrahim8244 2 жыл бұрын
Mashallah jazakallah sheikh
@الال-ه8ق7م
@الال-ه8ق7م 2 жыл бұрын
Sheekh raQmkaad ayaan raba
@shateefahmad4677
@shateefahmad4677 2 жыл бұрын
Sh qeer allah ku siiyo waxan kaa codsana in ad ii fasirto waxan ku riyoday aniga oo heesaya cod macan neh ku hesaya mana ahi fanan
@leylacabdirizak1179
@leylacabdirizak1179 2 жыл бұрын
Jazakallah kheir🙏
@kaderjama6594
@kaderjama6594 2 жыл бұрын
MashaaAllaah jzAllàah khyr
@odayafrikaan1266
@odayafrikaan1266 2 жыл бұрын
Sheekh riim waan ku salaamy alhaku xafido marka hore marka xiga whts upkaag ayaan rabaa mahad sani sidaad dadka ugu faa iidayso
@halimadek1914
@halimadek1914 2 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan alle kabaryaa inuu awlaad isiiyo kadibna waxaan kuriyooday anigoo gabar aad uqurxoon oo indho baluuga leh dhalay waliba xitaa waxan leyahay fool dhan anoo dareemin baan dhalay. isoo fasir alhaa kubarakeyee sheikh
@mushtaqaden8968
@mushtaqaden8968 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بارك الله فيك
@fatumazahra4152
@fatumazahra4152 2 жыл бұрын
Asc sheikh waxaan inbadan ku riyoode wiilasheyda oo iga naageeysanaayo sheikh iisoo fasir Allah hakuxifdiyo
@fadumaaxmed7085
@fadumaaxmed7085 2 жыл бұрын
Asc sheekh alle haka ajarsiiyo kheyrka ad mar walba nala wadagtid waxan ku riyoday ani iyo oo wada jogna oo roob da,aya iyo diyarad kacaysa waxan ka dawanena roobka iyo diyarada kacaysa hal daqad hooyo wadanki bay jogta ana waxan joga masar
@aminaabdi2903
@aminaabdi2903 2 жыл бұрын
Sheikh asc waxaan kuriyooday ano niman shukar sanaya xaas AYANA ahaay way iguso noqnoqoota mana ahaan wax ankufakaaro
@fardusaroble9902
@fardusaroble9902 2 жыл бұрын
Asc shekow waxan ku riyoda marwalba wil an xidhidh hore lahayn oo marwalba an wada jogna ama an isarkyno wakhti horana isku kaya danbeysay dabadi wn gursaday niyadana kuma hayo lkn haben walba riyadan ku arka shekhow iso fasil khayr allaha ku siye
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 2 жыл бұрын
Maash ahAll
@bkstudio77
@bkstudio77 2 жыл бұрын
Shiekh Riimi waa ku Salamay Riyo ayaan rabay ina ii fasirto iso jawab Mahadsanid
@daaganxasanfaarax4545
@daaganxasanfaarax4545 2 жыл бұрын
Manshaa.aalaa.shakha.waxad.ishagtaa.markii.lacagalagu.isyo Wabada.qooofa.aada.muramaysaan.riyada.dhaxded
@daaganxasanfaarax4545
@daaganxasanfaarax4545 2 жыл бұрын
Bal Iigasojawaab Shakhawa.aallaah.hakubarakeye
@zahrabashiir9007
@zahrabashiir9007 2 жыл бұрын
Asc sheekh qeerbadan allah ku siiyo adun iyo aaqiro waxaa ku riyoodey anoo ceel ama good dheeer aan sal laheey leygu ridaayo Riyo labad sheeq waxaan ahay hooyo uur leh run run ayaa uur uleyahay waxaa ku riyodaamarkasta anoo dhaley mas madow iyo cadan Dilma dilma leh kheer farabadan Allah kusiiyo iifasir
@zaaraisse1856
@zaaraisse1856 2 жыл бұрын
Asc waxan ahay single mom waxan jogaa qurbo nacas bishana waxaley yiri isdabar bari ayaa layga rabaa kirada waxan sameeyana ma aqaano plz walalaha somaliyeed icaawiya ilah baa wax caawiye
@madinamoumin2474
@madinamoumin2474 2 жыл бұрын
sideen kula soo xiriiri karaa please
@zeynababdullahiadanali1446
@zeynababdullahiadanali1446 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة يا شيخ ريمي كيف حالك بارك الله فيك وجعله الله في ميزان حسناتك
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 2 жыл бұрын
شكرا لك
@alikhalif6111
@alikhalif6111 2 жыл бұрын
Asc
@zeynababdullahiadanali1446
@zeynababdullahiadanali1446 2 жыл бұрын
@@alikhalif6111 wcs
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 2 жыл бұрын
@@SheekhRiimiChannel asc shek inte kugu so dira riyan ku riyoday
@mahamedkilas4585
@mahamedkilas4585 2 жыл бұрын
asc sheekh ilaahay ha Ku barakeyo aniga waxaan Ku riyooday aniga gaadhi cad oo hartoob ama land cruiser aniga iyo wiil aan saxiib nahay ayaan saranahay Ka dibna waraaqo ayuu ii dhiibay maxay Ka dhiganthy
@Queen-Alii
@Queen-Alii 2 жыл бұрын
M.a 2 xabo isku arkay allhamdulilah 🥺
@wiilomoha8463
@wiilomoha8463 2 жыл бұрын
Asc shiikh riimi ilhy haku xifdiyo. Waxanku riyada markast anigo ari gar ahan riyo haysta o marksta ay matano I dhalayan anku farxasanahy waxa xolanah malihi gabar ban ahay
@ayaanjeesto8082
@ayaanjeesto8082 2 жыл бұрын
MnshaAllh
@nimoali1215
@nimoali1215 2 жыл бұрын
Asl shekh alle haku xafido wankugu xidhanay awal dawade ayan ka ah shekh Riimi channel lkn waxan raba inad iso fasirto waxanku riyoday ayayday odhimatay anigo meel ay jifto ugu tagay wan isaso rabay gurigan imanay hooyo ayan ukenay kadib salaadbay kutukatay guriga wan wada jognay guriga shekh iso fasir jasakumullah
@luulmaxamuud6192
@luulmaxamuud6192 2 жыл бұрын
Asc shiiq watis abka wali masoo galin miyaa
@kaifdahir539
@kaifdahir539 2 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan ahay xaas marar badan ayaan kuriyooday anoo ley aroosaa iifasir
@ZamzamMohamed-r2f
@ZamzamMohamed-r2f 8 ай бұрын
Sheikh Asc qof hadhu kuriyotho asag oo adheysanayo
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 2 жыл бұрын
asc Labarka sheqa igu sacideya walalayga muslima
@Faizafican3035
@Faizafican3035 2 жыл бұрын
Asc sheikh markii labad ayey igu so labaneysaa aniga oo musqul ku jiro oo saxara badan saxaroonyo
@الال-ه8ق7م
@الال-ه8ق7م 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@Seyfullah47
@Seyfullah47 2 жыл бұрын
Riyadha shinidha nosofasir sheqow
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Mashaallah🤲🤲🤲💜💜💜
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Shekh isojawab waxan kuriyoday hoyaday oo dhashay labo wiil oo mintaana ah oo ani dhabta ku haayo gaber aan wali laguursana waan ahay plz 🙏
@fadxiqai8608
@fadxiqai8608 2 жыл бұрын
asc sheekh marwalba wxn kuriyoodaa anoo ari ama adhi raacaayo iisoofasir
@samsamahmed7647
@samsamahmed7647 2 жыл бұрын
Asc sheekh riimi khayre alle hakusiyo waxankuriiday anigu aroos tegaya kabi layga xaday waxan xidhay laba kabod mid caad iyo mid madaw aroos bankuniqoya waxan xidhay laba kabod o bodh ah nin xaas ma ihay
@deeqo22cali56
@deeqo22cali56 2 жыл бұрын
Asc Shiiq Riimi Alle haku Barakeeyo shiiq Muddo ku dhaw 10 Sano ayaan ku Riyoonayaa Anigoo jooga Meel ayada dhan Doog Cagaaran ah isla Daqiiqado Guduhood meeshaas Cabsi cabsi Bahallo ah ayey isku baddaleysaa Naqaska ayaana la igu xirayaa illaa aan moodo iney nafta iga baxeyso Aad baan u qeylinayaa balse qofna ima maqlaayo kadib Quraan iyo Adkaar badan ayaan isla riyada dhexdeeda ku aqriyaa markaas ayaan Nafis Dareemaa Hurdadana waan kasoo toosaa mana ku laaban karo oo wal wal ayaan sii Dareemaa illaa Sacado badan plz ii soo fasir Shiiq Riimi
@shukricali4154
@shukricali4154 2 жыл бұрын
Ilaahayow rabow ii soo dadaji
@umulmuslima1313
@umulmuslima1313 2 жыл бұрын
Asc sheikh jazakallah khyr
@yrrasabri4826
@yrrasabri4826 2 жыл бұрын
Asc sheikh waxan ku riyooda dhiga cadaad walibo aad ayoo iga socidaay ee maxaa wayei fasarikartaa.
@اصيلاصيل-ص6ج
@اصيلاصيل-ص6ج 2 жыл бұрын
Asc sheekh ilaaahay qeeer haku siiyo riyadaan ii fasir marna waxaan ku riyoodey anoo lugaynaaya gabarna ila socoto saanu usoconey baanu garaacnal albaab kadib gabar baa naga furtay waxay nagu tiri dariiqaan mara rasuulka scw scw scw nabed gelyo korkiisa ha ahaate ayaa maray mudo kor geedkaaana ku harsadey markaasa marnay dariiqii geedkii agtiisa istaagnay markas kasoo kacay hurdada
@abali7923
@abali7923 2 жыл бұрын
Asc sheeq waxanhaya xaas waxna kuriyoda dahab uubadan farantiiya Wayan iiguso noqnoqta riyadan fadalan iisoo fasiir
@maxamedibrahim3476
@maxamedibrahim3476 2 жыл бұрын
Asc shiq rimi iihay janadisa haku geliyo shiq waxan ahay gabar laqawa ujok too lawa wiil hadana uur ayan leyahay waxan ar kay riyo anigo dhinaca bidix lega shabadenayo calamat aan at uu necbahay waana tik tok maxawaye shiq ifisir jasakumulahuqer shiq
@mariyamaqsud7648
@mariyamaqsud7648 2 жыл бұрын
Asc shiikh alla khayr hakusiiyo waxaan kuriyooday dhawrjeer niman ibursanaya meel aankagalo laayahy dahab aankaqarsanayo please iifasir
@dhaymandhayrt4410
@dhaymandhayrt4410 2 жыл бұрын
Asc shekh waxaan kuriyooday Anigoo illaahy dhabarkayga tagan yahay aduunkana cidna ayjoogin dunida illaahy wuxuu dhay ( أنا خلق كون أنا خلق الكون)
@ozzybrunovideo3802
@ozzybrunovideo3802 2 жыл бұрын
Asc sheekh riimi intee ka helaa what’s appka meel laga soo xariiro maleydahay sheekh pls
@fadumoxaaji3007
@fadumoxaaji3007 2 жыл бұрын
Wcs
@xanaanmaxamed7356
@xanaanmaxamed7356 2 жыл бұрын
Asc sheekh wacan ku wedina su aal iso jawab ado mahad san is qaciska raxam miya hado cafimad ahan u samenesit
@drsiqraxuseenmaxamuud8449
@drsiqraxuseenmaxamuud8449 2 жыл бұрын
Asc sheeq waxan raba in an wax kaweydiyo riyo inteen kala so hdl plz
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 2 жыл бұрын
5589317
@faysasiciid2297
@faysasiciid2297 2 жыл бұрын
Asc sheikh waa markii koobaad ee aan kusoo waydiiyo riyo shiikh waxaan ku riyooday aniga oo sodohday beer si fiican loo beeray u biyaynaya
@aminad764
@aminad764 2 жыл бұрын
Asc sheikh riimi Salaada subax kadib baan Suratul baqra baan aqristay waana duceestay waan seexday waxaan kuriyooday anigoo salaad utaagan baa wax qof nin u ek oo macawiis xiran wajikiisa ma arkin baa gadasheeda soo istaagay si cabsi leh markaas baan cararay guri dariskeena ah baan galay dad badan baajoogeen kurikaas oo hurdo iskudiyaarinaayen dhexdaa kagalay anigoo cabsi lagariiraayo gurikeeni aan kasoocararayna albaabadiisa iyo daaqadaha wey balaqnaayen kumana noqon gurika Markaan hurdada kasookacay cabsida waan dareemaye Mahadsanid sheikh riimi
@adoontiialle3398
@adoontiialle3398 2 жыл бұрын
Asc sheekh waxad ifasirta waxan ku riyoday markan yara rer an jaar ahayn wiil yar oo ay dhaleen ban riyada ku arkay anigo la joga oo an nin an sayid uga cabsanayno guri nagu xidhay ana an xoog u oynayo cabar kadib gurigii u gubtay ana kuma jirin guriga meel fog ban ka egayey malintii ka horaysay gabeenkan riyadan ku riyoday waxan xoog ugu celcelinayey digriga tawxidka wan ku baryaya ifasir
@nnnnn1123
@nnnnn1123 2 жыл бұрын
Mahadsnid sheekh aad ayaan u mashqlay ma akhrinin kitaabka quraanka sidaan u aqrin jiray waxaan ku riyooday anigoo aqrinaayo quraanka kariim weliba anigo sumac ku jira subaxiina wan aqriyay kita talow maxay noqon
@bkstudio77
@bkstudio77 2 жыл бұрын
Shiekh Riimi waxan Ku riyooday anigo uu qof madaxweyne so noqday uu buug isiinayo isago dhahaayo buugas marki lo baahdo waa in laga helaa oo aad so celisaa maxey tahay riyadas Mahadsanid.
@sahalcabdi9388
@sahalcabdi9388 2 жыл бұрын
Jasaakallaah kheyr sheekh waxaan arkay Qafil aan khalkhalin oo aayar ii furmaya anoo aan furiously isticmaalin
@sahalcabdi9388
@sahalcabdi9388 2 жыл бұрын
Furihiisa
@madinamoumin2474
@madinamoumin2474 2 жыл бұрын
Riyooyinka commatica miyad joojisay sheikh
@jamilamohamed8630
@jamilamohamed8630 2 жыл бұрын
Aslamu calaykum sheikh waxan kuriyodaa marksta aniga o tahriibaya o aan leeyahay maya inan tahriibo maha hooyaday way igaxumanaysa haday ogato inan tahribay hada jarmalka ayan jooga wana sotahribay mrki hore an imanayay lakin wa 4sano kahor wxa laytusa aniga o ina wdnki kulaabtay an mrlabad sotahribaya lkn ana kuqanacsanen la imaqabo khyr ala hkusiiyo
@adnaismacil2340
@adnaismacil2340 2 жыл бұрын
Asc shikhow waxan kuriyoday will aan is naqanay oo dhintay anigo kudarayo gawar dhahayo guurso gawadhan ee maxa waye fasirkeda
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Magaaladan aan jogo gabadh baa wxay ku riyotay iyado fasal ku jirta oo waxbaranaysa kadibna wxa lagu dhahay Heblayoy waxbarashadadii way dhamaatay oo dib dambena wax uma baranaysid😥 Markaasay dhahday ii ogolaada inaan waxbarashayda dhamaysto Markasaa loogu jawaabay maya buugaagii waa la laabay oo bes ayay kaa tahay Dad ayay uban dhigtay oo ay waydiisay wxaana logu fasiray inay dhimanayso buuga la laabayna uu yahay noloshedii Aduunka Markii mudo la joogay ayay yara xanuun satay wadna xanuun ayay dareentay wayna dar-daarantay daymo lagu lahaa ayay dhahday hebel iyo heblayo ayaa igu leh ee ha layga siiyo wayna dhimatay 4malmood kadib sanad guuradedii ay 27 jirsatay😭😭 Xaafad ayay keligeed deganayd calashan somalida wayka dhexbaxsanayd 2maalin kadib ayaa maytkeeda qolkeeda laga dhex helay Alle yaa raxma raaximiin geeri naxdin leh ayay hayd Rabbi hau naxariisto🤲🤲
@fadumaaxmed7085
@fadumaaxmed7085 2 жыл бұрын
alle ha u naxariisto marxumada ilahey janadisa ha ugu bishareeyo marxumada
@Umuahmed143
@Umuahmed143 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto qabriga allaha uwaasiciyo kitaabkedana midigta allaha kasiiyo
@anwarsadaad1118
@anwarsadaad1118 2 жыл бұрын
Sheekh xaaskayga waxay kuriyoota ayadoo dulayso balal laaan cagaha intayfidiso ayay duulaysaa waykusoonoqnota
@sheikhcabdirahmantowxiid4677
@sheikhcabdirahmantowxiid4677 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@libaanuaale8366
@libaanuaale8366 2 жыл бұрын
Shekh wxaan ku riyoidaye anigo miro cunaayo mirha waxyee ku jiran fuusto walin fuustad waxye taaley dugasigey gadashisa waxan xabada canbaha ila cunye maclinkegi dugsiga shekh pal i soo fasir
@deekamohamedabdiqadir8179
@deekamohamedabdiqadir8179 2 жыл бұрын
Asc Sheikh riimi waxaa ahay marwa aan wax uwad aan wali dhalin waxaa ku riyooday aniga oo nin kle i qaba ka dib ninka gabar aan garanaayo ayuu u dirsanaa qaad markasaa leyahay ha cunin qaad asiga na ayuu ileyahay waa cunaa aniga na waa diidaa waxuu ileyahay waa cunaa hada cuno iyo hada cunin waa iga furan tahay ayu ileyahay gabashi oo mesha jogta aya leyahay walaaley aniga ninkeyga ima furin maxey tahay ninka kale oo qaba please Sheikh iso fasir 🥰🙏
@cashocali269
@cashocali269 2 жыл бұрын
Sheekh anio buwayo ayan kuriyodey maxaa waye
@xamdoXamdixasan
@xamdoXamdixasan 9 ай бұрын
asc
@daaganxasanfaarax4545
@daaganxasanfaarax4545 2 жыл бұрын
Asc
@daaganxasanfaarax4545
@daaganxasanfaarax4545 2 жыл бұрын
Manshaalaahaa.shakha Shakhaw.waxaan.n
@daaganxasanfaarax4545
@daaganxasanfaarax4545 2 жыл бұрын
Waxaad.iiga.jawaaba.taa.markad Riyada LacAgata Lagugu.isyo
@shukrisirad2327
@shukrisirad2327 2 жыл бұрын
Shek waxad ii fasirta gabar baan ku riyoday oo nin u doonan oo nin kale qabo walibo uur uleh nikasne somali aheeyn oo hindi ah walibo dakal an ku jirno
@xanaanmaxamed7356
@xanaanmaxamed7356 2 жыл бұрын
Xaram
@omarmohamuud1899
@omarmohamuud1899 2 жыл бұрын
Masha allaaaaàaah
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 4 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 8 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 16 МЛН
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
Calaamadaha Lagu Garto Ruuxa Ay Isha Hayso
7:32
Daarul Hijra islii
Рет қаралды 26 М.
SHANTAN SIFO HADDI AD LEEDAHAY WAXAA TAHAY QOF AHLU JANNA AH KU BI SHAAREYSO
19:41
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 4 МЛН