15 Qalad Oo BURBURIN Kara Noloshaada | KA TAXADIR

  Рет қаралды 312,775

Wax Ka Barro

Wax Ka Barro

5 жыл бұрын

☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale
★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.
★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.
★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.
★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.
★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.
SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY
Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.

Пікірлер: 231
@abdiazizwayama1595
@abdiazizwayama1595 5 жыл бұрын
Inta rasuulka jecel farta taaga
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 5 жыл бұрын
scw
@Nihaal_Queen
@Nihaal_Queen 5 жыл бұрын
scw
@magichashi
@magichashi 5 жыл бұрын
Walaal qof nabiga neceb majirto ee nabiga wuu ka weynyahay in meelahaan lagu sheego fadlan waxaan kaa codsanayaa inaadan mar danbe aadan like ku raadin waa iga talo inshalaah🙌❤
@abdirizakaden3840
@abdirizakaden3840 5 жыл бұрын
Scw
@alikimiikomediacenter3247
@alikimiikomediacenter3247 5 жыл бұрын
In a lilaahy waa ina ilahy rajucun walaal maa jiro xabiibkena mohamed csw Qof naceeb oo afsomali ku hadla walaal rabi uu noqo oo joji waxyalaha ad like iyo waxlamida ad ku radineyso xabiibkena waa nagala wen yahay waxaas fadlaan alle subxana watacala uu noqo kana tirtir magaca xabiibkena subaan ado xumaan uu araag Jasakalah
@hehehehe7104
@hehehehe7104 5 жыл бұрын
Saan video yadada dhiiri Gelinta ah usugaayey waa daaLey kii uhoreyey oo furana waa noqdey😁👍 Mar walba waa mahadsantahy Abdirisaq faarax❤
@samaaryarecabdiibrahinxuse6967
@samaaryarecabdiibrahinxuse6967 5 жыл бұрын
Asc
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 5 жыл бұрын
@@samaaryarecabdiibrahinxuse6967 wcs
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 жыл бұрын
Frist Like ha iga xazdin
@sabirinacabdi4841
@sabirinacabdi4841 5 жыл бұрын
Aniga hada ayee igu bilawa taay inaa ka niyad jawuu hami keega marka dhageestay video kaga hamii ayaa i galay thanks wll 100%
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 5 жыл бұрын
Halkaa Aad manta joogto ka sii wad nolashada cidna haa ku xidhin Waa gaadhi meesha. Rabto Alle ha ku gaadhsiyo wixii hamigaga ah
@sabirinacabdi4841
@sabirinacabdi4841 5 жыл бұрын
Insha allh
@sabirinacabdi4841
@sabirinacabdi4841 5 жыл бұрын
Wll waad mahad san tahay
@Said-Khamsa
@Said-Khamsa 5 жыл бұрын
Abdirrazack Farah walaalkeyga aniga 22 Sano jir ayaan ahy walina iima qorsheysna waxaan mustaqbalka dambe noqonayo Ee maxaan sameeeyaaa?
@sabreindahirabdulle1842
@sabreindahirabdulle1842 5 жыл бұрын
boqolkiiba boqol wx bdn wan dhehesan jiray chanelkaga blse aqli igufilan ma ahan leheen waqtigaa alxamdulillah wllhi qalbiga ayan kaga duceyy mamalesankrtid sad igu dhiiragilisy ilah haka abal mariyo wangd ino fashy wll mcn 100% shukran
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 5 жыл бұрын
Mahadsanid Cabdirisaaq Farax. Fadlan Noosoo badi muuqaaladan dhiigirgalintanta mahadsanid.
@saidoabukar8870
@saidoabukar8870 2 жыл бұрын
Masha allh thank you 🙏💝💝💝 waad na dhiiri gelisaa
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 5 жыл бұрын
#Kanaalka kalii aan waxa badan ka faaiday waaye Waxuu taabanaa #xaqiiqda waxuu kuu sheegaayaa wax yaabo cusb Hormar wacan wall❤❤❤❤❤❤❤❤🤙🤙🤙
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 2 жыл бұрын
Wax walbaaba waxay kuxidhanyiin gacanta alle swt
@muniitainaahmed2859
@muniitainaahmed2859 5 жыл бұрын
Masha Allah thanks wllo jasakallahu khayr
@bushraabdi7892
@bushraabdi7892 5 жыл бұрын
Msha allah wax kabaro jannal zxp qali waad igacan qawaty wax badan ayana ka faidy thanks bro hura usoco
@bakistanyarechannel296
@bakistanyarechannel296 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa umahadsanthy wll Dadaalkaaga meesha kasii wad Allah kuxafido Aad baa ugu faaideystay Shukran
@y4ska37
@y4ska37 5 жыл бұрын
Masha Allah sxb hore u soco mahadsanid
@jaabirahmed6360
@jaabirahmed6360 5 жыл бұрын
My teacher saan wax ka badal kan ki ka hore 3month ayu yalay intasna wan ku sugaynay thnks marwalbo
@kasimsaman9481
@kasimsaman9481 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxp Abdirisaq farax wx badan ayn ka faidey 👍
@cabdishakuuryaasiin8847
@cabdishakuuryaasiin8847 5 жыл бұрын
Maasha allaah sxb hore usoco. Waxbadan ayaan ka faa'iday dhiiri-galintaada
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 5 жыл бұрын
qaladka 2 . aniga oo waxba garaneyn aya gursaday prblmka maba iga dhamaado marka an gursaday kdb aya ogaday baahideyda oo dhan mana ahan ruux aan ka helaayo qofka ee nolosha iigu darsanthy mana joogi xili an ka tagi karo oo owlaad aya meesha timid😢😢😢
@im7somali
@im7somali Жыл бұрын
Wll maanta hadii aad nooshahay fursad ayaa u heeysataa in aad is badasho
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 Жыл бұрын
@@im7somali alx wll waan dhaama sidii hore wan dadaala hore usii socda alx mhdsnd wll
@cabdirashidcali5071
@cabdirashidcali5071 5 жыл бұрын
Jaskallah khyr wll illahy haa nagu anfoco wangaa aad no sheegtaay
@naimaahmedomar904
@naimaahmedomar904 5 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid walal waa xaqiiq
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 5 жыл бұрын
Dhinaca caafimaadka maskaxda ka soo hadal fadlan.thanks
@filsanbbe2293
@filsanbbe2293 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllky waxbadan kaa faaiday
@ramzaibra7302
@ramzaibra7302 5 жыл бұрын
Inta wax kabaro chenal taageerta liketa ha ila dhaafin
@roblehdjibrildjibril7304
@roblehdjibrildjibril7304 5 жыл бұрын
ddut8gh
@Maanka14
@Maanka14 4 жыл бұрын
M.a wll keep going One of the best channel's in KZbin❤
@abdihakimabdikadir
@abdihakimabdikadir 5 жыл бұрын
Jazakallah Kheyran
@brotherhamzouni3791
@brotherhamzouni3791 5 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco zhp waad nala talisay walaahi 100%👌
@abdikaniabdullahigure3379
@abdikaniabdullahigure3379 5 жыл бұрын
Masha allaah video gaan waa ladhacay mahadsanid wxaa kabarte
@hawoali6298
@hawoali6298 4 жыл бұрын
Maasha'allah Ilaahey ajir hakaasiiyo taladada qurxoon
@sureeyoabdinaasir3286
@sureeyoabdinaasir3286 3 жыл бұрын
Masha allaha allaha ha kuxafido wll majadsanid
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin🤚
@saacidmoha5686
@saacidmoha5686 4 жыл бұрын
Asc brother c/risaq faarax mahadsanid wax badan ayaan kafaaiday muuqalada aad soo gudbiso hore usoco insha allah codsi. kaliya hadalkaaga (daji) si aan u dhuuxno macaanka xigmadaha aad soo gudbiso anaguna aan ufahano mahadsanid markale insha allah khyr 🤗🤗🤗
@anasneymar7200
@anasneymar7200 5 жыл бұрын
Thanks my brother
@ilyaasmohamed4325
@ilyaasmohamed4325 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalinkayga nolosha abdirisaq faarax
@dekatooxyare3929
@dekatooxyare3929 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@shireabdi5623
@shireabdi5623 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@umalkhayrabdulaahi4808
@umalkhayrabdulaahi4808 Жыл бұрын
Oooh!! Nasiib daro after 3yrs ban daawanaya vedio gan balse wxdba moodaa inaad Ani iga hadleyso ustaad 😱😱😱😫
@fatimaaxmed3127
@fatimaaxmed3127 5 жыл бұрын
Masha allllh alle ha kuxifdiyo
@oromiyaakiyya7120
@oromiyaakiyya7120 5 жыл бұрын
Thanks bro ❤👍
@footballhighlights9406
@footballhighlights9406 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllkei
@munaabdullahi13
@munaabdullahi13 5 жыл бұрын
mahadsanid c/risaq jazakalah
@hiilaqoon2911
@hiilaqoon2911 3 жыл бұрын
mahadsanid walal
@nadarabdala4602
@nadarabdala4602 5 жыл бұрын
isooduceya wallalayaaal inaan cidalad kaboxo mahdsnidin
@mohamedimrabih6303
@mohamedimrabih6303 5 жыл бұрын
Merci Bro
@najaxabdiaziz6673
@najaxabdiaziz6673 4 жыл бұрын
Thnks wllo ilaah haku sharfo
@asmaarawello9162
@asmaarawello9162 5 жыл бұрын
Thanks wlllo 💯
@yoonisjuba9073
@yoonisjuba9073 5 жыл бұрын
Shukran wll
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 5 жыл бұрын
Masha Allah brother
@mariemubdy9734
@mariemubdy9734 5 жыл бұрын
Thanks👍
@s.n.r7302
@s.n.r7302 2 жыл бұрын
Waxaan ku fikiraa haddi aanad wax fikrad ah oo aad ku shaqaysankarto aanad haysan inaadan money 💰lacag ah heli karin
@farxiyomohamed2586
@farxiyomohamed2586 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll farax
@kowsar39
@kowsar39 5 жыл бұрын
walaal♥️💯💯Thanks Sax
@somaliamafia534
@somaliamafia534 5 жыл бұрын
Mahdsnid Abdirasaq Farah Cajiska inaga dhafo Video-yada inoo soo badi Masul.
@user-cj4vh9hy6z
@user-cj4vh9hy6z 4 ай бұрын
Jazakalaho khyr wallo nolow❤❤❤❤
@yahyeabdi1374
@yahyeabdi1374 4 жыл бұрын
Jazakalah
@keyseqaasim820
@keyseqaasim820 2 жыл бұрын
Thank you 👏👏
@abdiafarah6237
@abdiafarah6237 3 жыл бұрын
thank you so much bro ❤️🥰
@gulledbazma586
@gulledbazma586 5 жыл бұрын
masha alllaah Alle Haku Xifdiyo 👈wll Horay Usoco✔️✔️✔️✔️
@i.aliaden7431
@i.aliaden7431 4 жыл бұрын
Tan 12 iyo tabnaad ayaan ko gulaysty
@ahmedabdirisak4295
@ahmedabdirisak4295 5 жыл бұрын
Waad kuma hadsantahy wll Video Yada waxtarka kale ee aad nooso post gareyso jazaka allah
@somaliboy8613
@somaliboy8613 4 жыл бұрын
Thanks wll
@moeainan5342
@moeainan5342 5 жыл бұрын
Thanks FIRSTLY lkn kuwaynee baryahan xageed dhacday CABDI FAARAXOOOOW
@abood.6954
@abood.6954 5 жыл бұрын
100%waad mhad san thy maxmed wax badan waan ku sugnay
@naaniyare5992
@naaniyare5992 5 жыл бұрын
Hadaad ciyaalka xaafada thy 👍👍👍👍👍👍👍 ii saar 🙏🙏🙏🙏
@xigashadaqisooyinka512
@xigashadaqisooyinka512 4 жыл бұрын
Thankz
@zamzamabdi9098
@zamzamabdi9098 5 жыл бұрын
Maashaallah
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 5 жыл бұрын
masha allah
@lajecleydainabotaan2328
@lajecleydainabotaan2328 4 жыл бұрын
wlhi aniga in aa I ogeed cml 15 qadob kasoo hadashay wee iheysataa Qarkood mana aqaan meel wax ka bilaabo ama wax aan sameeyo saas waan iska qusatay oo meel iska fadhistay waxane wax walba iga daran wahsi Waa mhdsnthy wll video dhiiri galin buu iyhy Jazallah akhii
@mogtarunited4964
@mogtarunited4964 5 жыл бұрын
shukran wll
@shamsaissack8146
@shamsaissack8146 Жыл бұрын
Thank you ❤️❤️❤️
@yonizcadceed4437
@yonizcadceed4437 3 жыл бұрын
Zxp page kaga wxn ma hely dhiri galin badan in sha allah wxn sugaba wa guushyda
@aminadhemansulub5661
@aminadhemansulub5661 5 жыл бұрын
Miyan kuwaydiinkaraa TaLo cabdirizak wll? Haday Haa tahay jwbtadu plz ila soxidhiidh ama melan Kala so xidhiidho isheeg
@cabdirisaaqmaxamuud6358
@cabdirisaaqmaxamuud6358 Жыл бұрын
Maasha alaah cabdi risaaq faarax halyeey aqoon ale siiyay
@sacdiyoburhaanabdi1659
@sacdiyoburhaanabdi1659 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@amiinaxmedmahad5667
@amiinaxmedmahad5667 5 жыл бұрын
aad ayaan faaidy mahadsanid crisaaq
@maizaupdyrahman4846
@maizaupdyrahman4846 4 жыл бұрын
Wllhi khaladkad Gasho Qomamdisa waa xanun😭
@maxamedcolaad2447
@maxamedcolaad2447 5 жыл бұрын
Waaaaaw fikir wanagsan
@cawilibraahim9999
@cawilibraahim9999 4 жыл бұрын
Wad fiicantahy sxb ale haku garbgalo
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 5 жыл бұрын
wll qaali baad thy 😍😍😍 xafidullah
@AhmedMohamed-zi5qk
@AhmedMohamed-zi5qk 5 жыл бұрын
C/risaaq mahadsnid inksto aad yareysay barnaamijyadan kasugyany runti anoon daawn vedio-ga ayaan like kusaaray mx yeely wx badan ayaan kaafaaiday
@ibrahimxuseyn6693
@ibrahimxuseyn6693 5 жыл бұрын
mahadsanid halaka kasiwad sxb
@debs9213
@debs9213 5 жыл бұрын
Maansha Allah tbrk jzklh.
@kowsar39
@kowsar39 5 жыл бұрын
waa ku xi sey dhi raganitawakamasetahe📺
@omarabdilahi9259
@omarabdilahi9259 5 жыл бұрын
Inaad noosoodayso sida loo akhriyo imtaxaanada or reading skills
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 жыл бұрын
masha alah walaal fikir cajiiba
@turkyboy7384
@turkyboy7384 4 жыл бұрын
thanks
@SirAbdifataahJama
@SirAbdifataahJama 5 жыл бұрын
Brother horu u soco
@xamdaxubi3934
@xamdaxubi3934 5 жыл бұрын
Tnks bro
@madadaalochannel3416
@madadaalochannel3416 5 жыл бұрын
Masha allh wllo alle hakà jasai siyo
@zakariayousuf8421
@zakariayousuf8421 5 жыл бұрын
Masha Allah
@neyramabdiaziz1921
@neyramabdiaziz1921 4 жыл бұрын
Mid kamid ah ba ihysata wana wahsiga😥
@mohamedradwan5125
@mohamedradwan5125 5 жыл бұрын
SOO DHAKHSO.ZXP QLI
@sijidebih1648
@sijidebih1648 4 жыл бұрын
M.a Markaan daawaday video gan waxaan dareemay dhiirigalin extra ah but I will stroger man
@faarahabdinur6374
@faarahabdinur6374 3 жыл бұрын
Sxp waaa kadhacay runti qodobadaaan dhiiri galintaa
@ugaasmaxamuudmaxamedxaaji4779
@ugaasmaxamuudmaxamedxaaji4779 5 жыл бұрын
Qaabkaa wax usoo gudbisid waan ka helay wllhi
@AaAa-mg7rg
@AaAa-mg7rg 5 жыл бұрын
Thanks pro
@adnaan_al3pha
@adnaan_al3pha 5 жыл бұрын
wll siden ku ogodaa qofkaan ahay iyo waxaan ku ficanahay
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 3 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakAllah
@abdirahmanabdi5962
@abdirahmanabdi5962 5 жыл бұрын
Waad ku mahadsan diiri galinta Abdirizaq farax
@abokorsed3561
@abokorsed3561 4 жыл бұрын
jasa akaluhu khyr
Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.
28:35
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 63 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 22 МЛН
Ku Raaxeyso Nolosha oo jooji Dareenka iyo Fikirka Xun
14:33
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
3:18
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 17 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 62 М.
Maxaad Samayn Waqtiyada adag ee Nolosha | Fandhaal Podcast 55 |
18:42
7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada | Ka Digtoonow
8:45
Wax Ka Barro
Рет қаралды 55 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН