"Wiilkayga Waa adiga Abdiaziiz qabiilkaa" ayay tiri. baafintii igu yaabka badneed iyo aniga oo iska.

  Рет қаралды 210,139

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 564
@calixayow1281
@calixayow1281 Жыл бұрын
Inta jiif kudawaneeso kusaliya nabigena muxamed scw❤
@shukricadeey716
@shukricadeey716 Жыл бұрын
SCW SCW SCW❤❤❤
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 Жыл бұрын
Scw Scw Scw
@zeytuun9896
@zeytuun9896 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@user-do7ls6uz8f
@user-do7ls6uz8f Жыл бұрын
Scw
@ruundahir8624
@ruundahir8624 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o Жыл бұрын
Aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
(SALALLAHU ALEIHI♥️♥️WASALLAM)🤲🤲🤲♥️❤️❤️💖🎊🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️♥️💕🌹💖🌺❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 Жыл бұрын
Scw Scw Scw
@nura8724
@nura8724 11 ай бұрын
Salawatulah wasalamu caleyhi ❤ ♥
@saidahassan718
@saidahassan718 11 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@kaligeedtaliso1
@kaligeedtaliso1 Жыл бұрын
Aan kuwada salino xabiibkeena muhamed scw🥰❤️
@Abdi__rahmaan
@Abdi__rahmaan Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏
@YounisYounis-ho7ut
@YounisYounis-ho7ut Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@malyuuncabdullahi2166
@malyuuncabdullahi2166 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Жыл бұрын
Hooyada Allaha u sahlo wiilkeedii waa Murugo qof aan Allaah kaala noqon oo Aad la'adahay Aduunka meel uu jiro ma Nool yahay ma dhintay.
@fardowsaabdi8390
@fardowsaabdi8390 Жыл бұрын
Wlaahy wan ooyay Rabiyow u soosahal wiilkeeda. Anagane caruur baariyaal ah nasiiyo Aamiin Yaa Allaaah
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o Жыл бұрын
Hoyo qalbiga allah ku qaboojiyo insha allah wiilkan allah degdeg hakugu sahalo insha allah cabdicasiis xafidulaah adiga iyo familkaagab insha allah
@abdirashidali6946
@abdirashidali6946 Жыл бұрын
Walaahi caloosha ayaa i gubatay ilaahoow hooyo u sahal wiilkeeda waa arin calool xumo ah hooyo iska sabar ilaahay ayaa kuu keeni doona inshaa allaah
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Жыл бұрын
Asc eedo waad heli insha ALLAAH wiilkaaga ALLAAH ha soo sahlo aamiin aamiin aamiin
@raxmocabdi2876
@raxmocabdi2876 Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo wiilkaaga murugtana farxad allaha kuugu badalo
@umumizki5069
@umumizki5069 Жыл бұрын
Aamu hooyo ha ooyin😢😢 ilaahay waxana kaga baryaya si dagdag ah in ilaahay wiilkaga kugu soo cesho🤲🤲🤲
@MaidoSadiq-mi5hu
@MaidoSadiq-mi5hu Жыл бұрын
Wllhyga aan ku salino scw nabi maxamed❤❤
@zahro821
@zahro821 Жыл бұрын
Waxan maqli jiray godkaygay biyo iguso galeen. Waba sidano kale waxad wax bafiso od dad kala lumay isku heshaba adigaba lagu bafinaya
@umuuneysnur7820
@umuuneysnur7820 Жыл бұрын
😂😂😂haaaa marna wanqosla marna😢😢😢
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 Жыл бұрын
Mamada illahay ha usahal lkn Mamada cideey kahadli o reerka waan aqaan lkn willka ma aqaan group reerka ah ayaan ugu sharegareeynaya inshallah
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا.
@amiiraasad2528
@amiiraasad2528 Жыл бұрын
Ushare gareey plz
@mohasomali1
@mohasomali1 Жыл бұрын
Sxbow caawi adoo mahadsan waayo ajar ayaaad kaheleysaa insha allah
@originalabdi33
@originalabdi33 Жыл бұрын
Aniga xita wan aqana adeer Illahay ha u naxaristo🤲 lakin wiilka ma maqal. Illahay ha usahlo wiilkeda🤲😭
@xaliimasacdiyo4679
@xaliimasacdiyo4679 11 ай бұрын
maasha allaah abaayo usheergarey jannada allaah hakuugu bishaareeyo.
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 11 ай бұрын
Oohintaa Illahay Farxad Ha Kuugu Badalo , Oo Wiilkaagii Allah Ha Kuu Soo Dhaweeyo.
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 20 күн бұрын
Amiin Amiin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
Illaahay ha kuu so dhaweeyo wiilkaaga amiiin yaarabi
@nimobare9881
@nimobare9881 Жыл бұрын
Hooyo Illahi hakusodaweeyo qalbigana Illahi hakuqabojiyo walal abdiaziz adigana Illahi hakuxifdiyo marwalba iyo melwalba oo ad jogitid shaqada ad heysidna Illahi hakulagarabgalo
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Ilahow usahal hooyadaan murugta kamuuqato waad ujeedaaye wiilkeeda😢
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALLAHA USAHLO WIILKEDA OO NABAD QABA
@Dasunnah
@Dasunnah Жыл бұрын
Platform kaan caadi ma ahan, straight forward waaye, si toos ah aa lesku weediinaa qabiilka
@haniabdi3967
@haniabdi3967 Жыл бұрын
Abdi aziiz aboowe hanaga qarin wiilkeedi adi ma noqotay maamadaas ilaah dartiis noogu sheeg
@abdinafahassan9237
@abdinafahassan9237 10 ай бұрын
Abdaziiz xawaadle maaahan
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Ilaahayow hooyoyinka u gargaar oo farxad sii🙏🏼💔🫂
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😢Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin❤❤❤
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 Жыл бұрын
Wanku saaray
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Жыл бұрын
@@hashimhashim4563 jazakal lah walal
@Caliya7
@Caliya7 Жыл бұрын
Yaa Allaah usahal maamadaan iyo maamooyinka kale ee caruurtooda ama waalidkood kamaqanyihiin. Waa calool xumo iyo cudur hooyo ilmo kamaqanyihiin.
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Milyan iyo kabadañ waad u qalantaa ilaahay haku xafido umad waa kuu ducaysay
@nura8724
@nura8724 11 ай бұрын
Ku saliya nabiga salalahu calayhi wasalim 😢
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
Allaah waxaan kaaga baryi in wiilkaaga kuu sahla qalbiga illaahi hakuu qaboijiya
@fadxiyaocelo9336
@fadxiyaocelo9336 Жыл бұрын
Rabiyoow maamada laabta u qabooji oo usikhir beerkeedan usoo dadaji oo tus isaga oo caafimaad qaba rabiyoow maamooyinka ka ilaali cadaab rabiyo unaxariiso aamiin yaa rabil caalamiin 😢
@user-do7ls6uz8f
@user-do7ls6uz8f Жыл бұрын
Waa Arin murugo ah wiil dhan oo meel lagu ogeyn nolol iyo geeri allah ha usahlo reer caan ah oo xasan muuse dofil ka ah reer dhaga cade waa caan ilahow usahal sida ugu dhaqsaha bdn
@halimahassan657
@halimahassan657 11 ай бұрын
Asc maansha Allaah maanta adiga ayeey kugu soo Laabayay cabdiaziizow is sheeg is hurguf ayaa lagu yiri Cabdicaziiz hooyadaan lama yaabayo Soomaalida waxay tiraahdaa hadii wax kaa dhumaan oo Qofka uu yahay waalid wax kasta ayaa ka suurta gasha maansha Allaahu Cabdiaziiz jzk Qayran mama Qanci.❤❤❤❤
@fartunhassan1568
@fartunhassan1568 Жыл бұрын
hooyo ilahey hakusahlo wilkada yaarabi xanuunka kuhayo ilahey waxaan kaga baryey adigoo faraxsan oo wilkada heshid isha Allah
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
hooyo iyo abo kala tagay dhibkay ledahay qof somaray ayaa garanaya aniga hooyo iyo abo wakala tagen xoog ayaa hooyo nalogo qaday miiyo ayaa nala geeyay 5 caruura isku nuga ayanu ahaayn hooyo intaa laa dilay ayaa laa eryaay walkay igu xigaay 5 jira malin malmah kaa miida ayu yidhi waan xanun sanahy naag edo no abo walashisa ayaa walahi intaay ku qusoshay ayaay tiri waa u isyelyelaya maa buko walkay sidu u jiifay ayu silic u dhinty wanu silicnay dhibatonay caruura edoyin dhalen ayaa iska kayo dili jiray ayeeyo abo dhashay intaay cunah i qabato ayaauu ji allah ayaa igu ogee anigo komo k
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
intaay cunah i qabato ilaa anka suxo ayaay i hayn jirtay sikastaba ankuso kore markan so koraay nin ayaan gursaday caruur u dhalay cadabu duniya ayaay i marsiyen ninki iyo reer kisuba isago ilee naa waan ku furaya ayaan baryi jiray wayo waxu dhihi jiray caruurtayda wasn kaa qadanaya aniguna dhibkan somaray maan rabin inasy carurtaydu maran ninku xata xasid nimo ayu caruurrta igu cabsin jiray mahane daan kamu lahayn walahi asogu bakhar haysta ayaan dasada canah dadka kaa baryi jiray mararka qarkod markay xanun sadan waxu dhihi jiray baranraro ayaad sisay xata waxan xasusta ilmo 3 biil jiray intu iga xanun saday anigo cusbatal kula jira ayaan u shegay waliba anigu baryaya ayu talki iga xidhay maatna marna waan farxa marna waan oyaa wayo dhibkan somaray ismaa lihi naag somaliyed ayaa u dulqadan lahayd waxan ku farax sanahay sikasta waan haygu bartan inaay curadaydu jamacada dhigato too ku xiigtay haday funfor kabaxday jamacad isku diyarinaysa 2 wiil ku xigay sakan dari ku jiran intaa kale waa yaryar dugsi hoose dhigta heer waxan gadhay markan kaa tagi waayay ilmahi 7 u idhahay masn dhalin hada masajkan aan qorayo xasuus ayaan galay waan oyaya dhibki neerfo ayaan kaa qaday caruurta farxada ayasn u mujiya horta samirkaygi kuman khasarin ninki waa joga isago ilee iskakay cafi lkin cafisku waa qalbige afkaa maha hadu arko anigu xanunsan waa u icayi jiray heer angadhay inaan anigo xanunsan kici karin an isqariyo inaan buxo hooyoyinka waxan leyahy caruurta has dayicin sikasto durof ki haysato reer kaygu waay i jaren wanay igu cayi jiran duqonti ninka isku dulaysay lkin anigu nin marabine caruurtaydan u dulobay
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Hablaha yar yar ee iyagoo 15 jir ah loo guur inay ooo ilmaha laga qaadanayao. Ilayn waa ilmo ilmo dhalay 😢
@raxiimaabdi5641
@raxiimaabdi5641 Жыл бұрын
Aad baan ooga xumahay hooyo macan waxa kuugu dhacay qof adag baad ahayd wlhy Masha Allaah maanta nin uma baahnid asagaa kuu baahan
@MomMohamed-cm5et
@MomMohamed-cm5et Жыл бұрын
Abay mcn ilaah hakula koriyo inta dhiman allaha ku dhameystiro anigana allaha ila koriyo ubadka wlh ani hoyo macankeda waligay marag allaha unaxariito qabrigana allaha unuriyo lkn ilmaheyga in aan katagayo umaleymayo ilaahow dhib iga hay laiga qato yarabi hoyo kastana ha tusin
@maryanl804
@maryanl804 Жыл бұрын
Ax ax waa ka xumahay illahay ha idin ilaasho waa dhib hyo la aan
@fatmaartan4904
@fatmaartan4904 Жыл бұрын
Hooyo qalbigaad ihurisay Allah hakusoo sahlo qof Hooyo noqday bes ayaa dareemi Kara xanunka dareemayso
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 11 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Жыл бұрын
Allaha u sahlo hooyada qalbiga allaha dejiyo waa murugo sidey u hadashay
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Allah wiilkaagii oo cafimaad qaba hakuu keeno
@falisabdi2866
@falisabdi2866 Жыл бұрын
Ilaaheey ha u sahlo mamada wiilkeda aamiin Yaa rabbi 🤲
@laylayusuf7051
@laylayusuf7051 Жыл бұрын
Rabi ha ku soo dhaweeyo wiilkaaga hooyo
@AbdiwahabAbdullahi-sy9lj
@AbdiwahabAbdullahi-sy9lj Жыл бұрын
Ilaahay hakusahlo wiilkada
@fahmoabdi284
@fahmoabdi284 Жыл бұрын
Ilahey ha ku so sahlo sida ugu shaqsi badan. Yaa rabi adan aktada waxba ka cusleyn🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@warisroobo1759
@warisroobo1759 10 ай бұрын
Kurbada Allaha ka feydo hooyadaan, wiilkeedana insha'Allah inay hesho ayaan u rajeynayaa
@ayaankaraani6974
@ayaankaraani6974 Жыл бұрын
Walaaalo allaah baan kugu dharshe wiilkeedii ma noqotay😢
@aamsheikh
@aamsheikh Жыл бұрын
Cabdi casiis xawaadle maaha
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Allaha kuusoosahlo wiilkaaga hooyo mcn insha allaah
@maryan3892
@maryan3892 Жыл бұрын
Allaha kusoo Soo gacan galiyo wiilka haduu noolyahay waad helaysaa insha allah
@AbdioOmarkukai-ud1io
@AbdioOmarkukai-ud1io Жыл бұрын
Keep going my dear Brothers be ❤❤❤ Always support you my dear Brothers
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 11 ай бұрын
Wallaahi barnaamijkaaan waqti fiican ayaad sameysay jazaakallaahu khayr😢😢😢
@user-dy9qk1dy5s
@user-dy9qk1dy5s Жыл бұрын
Hooyo mcn wiil kaaga allaha ku sahlo
@AyanGele-pn5ln
@AyanGele-pn5ln Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@AyanGele-pn5ln
@AyanGele-pn5ln Жыл бұрын
Hooyo wiilkaag allaah ku sahlo
@CaishoXasan-xl2nk
@CaishoXasan-xl2nk Ай бұрын
Illaahow c/caziiz jananada fardowsa uga farxi
@hawonassir6663
@hawonassir6663 Жыл бұрын
subxaanallah Rabi subxaanahu watacaala ha soodhaweeyo 😢😢😢
@umutasniim20
@umutasniim20 Жыл бұрын
Alha kuusahlo hooyo wad hele isha allaah
@mubarakhabhab1720
@mubarakhabhab1720 11 ай бұрын
Ilahay ha u sahlo wiilkeeda Abdiaziz Really khayr alle haku siiyo
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 Жыл бұрын
Allah ha u sahlo Maamada willkeda❤ Insha Allah
@jamilamohamud5633
@jamilamohamud5633 Жыл бұрын
ascww maashaa alaah alaha ku xifdiyo umada soomaaliyed waa kudadadhay sidii ay isu helilahaayen adun filnimca aaqirana jano alaha kusiyo aamiin
@hassanabdula
@hassanabdula Жыл бұрын
Wala yaqaana reer kaas 12 hours aya ku halaysa jawaab deg deg ah nuur iyo hassan jooga southe Africa wane gaardiyey
@lailawaran652
@lailawaran652 7 ай бұрын
ceebta allaha asturo soo qabo cidan waala yaqaanaa waqti geli walal
@xaliimomohamed3677
@xaliimomohamed3677 Жыл бұрын
Asxbta cabdi casis hala garsiyo dhanka youtubka halmiylyan c/casis hore u soco shaqada adag aad heyso allaha ku fududeeyo waadna ku mahdsan thy wanagaga quruxda bdn
@abdirahmanhassanabdi-mn5bh
@abdirahmanhassanabdi-mn5bh Жыл бұрын
Allah haku sahlo
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Жыл бұрын
illahy ha so sahlo miskinta ❤❤❤❤❤
@Hayaanm
@Hayaanm Жыл бұрын
Waxa dhacday malin anigo iskul ka imid in ay hooyo wadada igu qabsatay iguna tirey wilkayga wa adi wan ka dhadhacsin waye inan ehen hoyadey iyo abahey ay jogan ila an hoyadey iyo abahay ay aragto wa ay qanci weyde 😢 xaqiqdi hooyo markay cunugeda waydo darenka ay daremeso ma ahan mid lo dulqadan karo hoyadenan wilkeda allh u sahlo
@sarasaid4912
@sarasaid4912 Жыл бұрын
Aamiin yarabi
@xasanmuhumed3319
@xasanmuhumed3319 Жыл бұрын
Hadii uu noolyahay way heli insha Allah, iska samir Hooyo waad heli بإذن الله
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Жыл бұрын
Inta ugu badan waxay ku kala lumaan qaxa qaraxyada dhibaayooyinka ugu badan waa nabadlaanta walhi 😢😢😢😢😢 ilahow wadanka nabad noogadhig
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Жыл бұрын
Alah kuusahlo hooyo
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 Жыл бұрын
Murugo aad u weyn hoyo ha ooynin insha Allah hadii uu nool yahay wad helidoonta
@hibomaxamud5629
@hibomaxamud5629 Жыл бұрын
Hooyo mcn Alle ha kuu soo dhoweeyo wiil-kaaga
@user-ls9uw6dk7d
@user-ls9uw6dk7d Жыл бұрын
Hayeeeeeey faraa ku soo gashay😊
@asiyaalihussein182
@asiyaalihussein182 Жыл бұрын
Alle ha kuu gargaara isha Allah saada heli😢
@Fadarofamily
@Fadarofamily Жыл бұрын
Iyaaaaa waa gacan gashay wilow
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
😢😢 sorry mamo wiilkana Allaha soo sahlo
@jamamohamedfarah738
@jamamohamedfarah738 Жыл бұрын
Illaahoow usahal hooyo ilaaheey qalbiga alle ha kuu qaboojiyo
@filsandheeman9795
@filsandheeman9795 Жыл бұрын
Asc wllo Abdoulaziz Allah kheir ha ku siyo salan saree from 🇩🇯
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
Qalbiga allaha u qaboojiyo hooyadan dhiban
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Жыл бұрын
ilahay ha u soo dhaweeyo aamin aamin
@zeinabs678
@zeinabs678 Жыл бұрын
Allaah ha u so sahlo isago nabad ah
@zamzamsvlogs9445
@zamzamsvlogs9445 Жыл бұрын
Yaa Rabi usahal wiilkeeda adaa wax sahlee
@esmehanjed5787
@esmehanjed5787 Жыл бұрын
Allha soo dhaweyo haduu nolyahay insha Allah
@ahmedissex8438
@ahmedissex8438 6 ай бұрын
ALlaha siiyo wiilkeeda
@zaynabnorhassan2646
@zaynabnorhassan2646 11 ай бұрын
Allah usahlo wiilkeda hooyo mcn samir insha allah 🙏😭
@AliNuir
@AliNuir Жыл бұрын
Dumaroow caruurtiina haka tagine hadii uu furiin yimaado raga qaar hooyooyinka caruurta xoog uga qaadanayo illaahey ka baqa limo hooyadood looma dhaamo
@AKAz369
@AKAz369 Жыл бұрын
Ilin tir lamida midan waaba muragadiiyo qadan waya allow badideda saqir hoyadan dhiban farxadne kubadal🤲🤲🤲
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin ya rabii
@asmakhadar436
@asmakhadar436 Жыл бұрын
Wll xagen kala xidhadh isheg habday aya Naga maqan mudo dher😢😢😢😢😢
@MaariyaQaasim-th3fy
@MaariyaQaasim-th3fy Жыл бұрын
Rabw wiilkeeda hooyo uso dhawee 😢
@user-kw4nw5uo1r
@user-kw4nw5uo1r 4 ай бұрын
Hooyo ax ax ax ax😂😂😂waan ilmeeyey wlhidaa
@user-lj8jy5me7s
@user-lj8jy5me7s Жыл бұрын
Hooyo ilhy haku sahlo adigo faraxsan waa hekybwiljeyga alxm dhahaa rajenaa inaa mar kle ku arko hooyo
@user-gk1tl9ub7p
@user-gk1tl9ub7p Жыл бұрын
Yaa Rabbi u soo ururi
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Ax hooyo aamu illaahay waa kuu sahlayaa insha allaah
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 Жыл бұрын
Illaahey ha ku siiyo wiil kaagii isagoo nabad ah waa kula murugoodey
@shucawa
@shucawa 11 ай бұрын
Ilaahay ha u soo dhaweeyo wiilkeeda
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Жыл бұрын
Ilaahey wiilkeeda ha u sahlo cunugaada waay waa dhibaato
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Allah ha uu sahlo wiilkada hooyo macaan
@hawobashir838
@hawobashir838 Жыл бұрын
Yaallaah soo biti sii fudud oo qayra mamo kaste iyo abo Kasta kurbada alle ha kafaydo cabdi casiis alle hoyadan kurabda ha ka fsydo qayr badan alle ha kugu deqo adiyo ehelkaaga yarxmaan
@Inayusuf8
@Inayusuf8 Жыл бұрын
Ilaheey hau sahlo wiilkeeda hooyodaan😢😢😢
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Жыл бұрын
Aamu hyo quruxey ilah hakuu Soo sahlo aamiin
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 Жыл бұрын
Ilaahey ha u saqiro wiilkeeda aamiin
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Жыл бұрын
Allha uso sahlo hoyada wilkeda iyo intii warid iyo ilmo kalamaqan
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Baafiyihii labaafiyay😂 hoyo Allah haku siiyo wil kaaga
@SalmoCadow-cr7tu
@SalmoCadow-cr7tu Жыл бұрын
lkn mamada wilkeda rerka ay ku sheegtay maaha cabdi casis is iskuma dhowa xitaa lkn hooyo alah u sahlo wiilkeda to
@dahirmohamed2046
@dahirmohamed2046 Жыл бұрын
Waa adiga wax radinaye adiga malagu Soo raadiye cajiib waye ebow qaali
@samraa13
@samraa13 Жыл бұрын
Sidaa u baafineysay dadka adi maa lagu baafiyay😢
@quran_kareem-k3d
@quran_kareem-k3d Жыл бұрын
😂😂😂😂yaab
@idiloomane7967
@idiloomane7967 Жыл бұрын
Sigay ku timi ugu danbeyn 😂
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
All what u do comes back to u😂whether good or bad
@nadiifoonline8476
@nadiifoonline8476 Жыл бұрын
Meshan waxqosol lagu qoromaaha lkn hadalkaygu wuu iga qosliyay aad iyo aad
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 Жыл бұрын
Hhhhhhh😂
@maryamaabassaid2962
@maryamaabassaid2962 Жыл бұрын
Ilaahay ha u sahlo wiilkaaga hooyo
@user-ng9ui4dd1o
@user-ng9ui4dd1o 6 ай бұрын
Allow hooyoyinken ugargar aamiin 😢😢
@ramlahabukar4521
@ramlahabukar4521 Жыл бұрын
Allaah sosahlo hooyo macanto aaamin yaarabi
@KaafiyoahmedMahdi-qk4cj
@KaafiyoahmedMahdi-qk4cj Жыл бұрын
Momy Allah kuusahlo Wiilkaago Cafimad qapa😢😢😢
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
😢😢allow soo sahal wiilka amin
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 76 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 5 МЛН
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 6 М.
hambalyo abdiaziz really
4:53
siham abdi channel
Рет қаралды 64 М.
DOODA KOBAC FAQUUQA AABE LA'AANTA ERAYGA WACAL IYO NASABKA
1:39:25
18 Sano ayay Radinaysay Hoyo, Daris ayayna ahayen Farxad & Yaab
18:56