Surutul faataxa iyo aayatul kursi iyo qulhuwalah iyo qul a cuudu birabil falaq iyo qul a cuudu birabil naas 1 ama 3 jeer waxaad ku aqrineysa biyo kadib waxa kudul aqrineysa docoda yoom tubayad al wajuuh 23 jer kadib ya jamiil ya Allah 100 jeer يوم تبيض الوجوه يا جميل يا ألله جزاك الله خيرا
@anfacmc58712 жыл бұрын
Halmar maan isticmalaa mise wan yaryareysanaa
@bilancabduqadir73292 жыл бұрын
@@anfacmc5871 biyaha miyad ka wadaa abaayo
@anfacmc58712 жыл бұрын
@@bilancabduqadir7329 Haa quruxey
@bilancabduqadir73292 жыл бұрын
@@anfacmc5871 abaayo sida uu shiikha sheegey haaf wa cabeysa caaga biyaha kala bar waa cabeysaa inta ku hartey wajiga ku dhaqeneysaa ma i fahantey abaayo
@anfacmc58712 жыл бұрын
@@bilancabduqadir7329 mhdsnd shrfy haa wan fahmay asaga maqexin inta malin lawadayo iyo halmalin iney thy wan kala garan waayy shukran mcnto
SUBXAANALAAH magacaan saaka aan akhrinaayey anoo ku tufaayo gacmaha oo korka marsanaayo dhahaayana ILAAHAYOOW ADAA JAMIIL AH kuna tadaburaayo khalqiga ALLAAH ee quruxda badan ALLAAHU AKBAR mida kale aayadaas gabar ayaan arki jiray ayadoo salaada subax ka dib akhrisa WALAAHI nolasheeda wey buuxday MAASHAA ALLAAH TABAARAKA RAXMAAN mida kale waa run nuurka waa ruuxda oo ALLAAH ku xiran .
Sheekh ale hakuu naxariisto badbaado aduun iyo barwaaqo badan hel bi idmilaah jannah aakhiro
@saabarinismacil19 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن حفظ الله يا شيخ 🤲🤲🤲
@simranqurux5952 жыл бұрын
Masha allah jazakalah yaah sheyq alow kuxafid
@munashAmiin2 жыл бұрын
ماشاء الله و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم جزاك الله خيرا
@hafow9450 Жыл бұрын
Masha Alh
@saabarinismacil19 күн бұрын
جزاكم الله خير يا شيخ 💯♥️
@habibabishar19052 жыл бұрын
JazakAllah kheir sheikh baadbado channel. I learnt alot from your channel may Allah bless your life and that of your family.May Allah grant you everything you desire in this world and hereafter. BarakAllah may Allah Grant you long life so that you teach us kheir. May jannatul firdows be your final abode Inshlh please pray for me Inshlh. Greating you from Mandera
@anisamacaneeyabdi56792 жыл бұрын
wcs wll jzkllaahu qeyr sheikhuna ajarkeeda illaahay kama habaabiyo insha Allah bi idmillaahi Karim Amin yaa Allah
@hindafarah96632 жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤ وجزاك الله خير وبارك الله فيك
@thebossladythebosslady13112 жыл бұрын
Jazakuma qeyr yaa sheick shukran jamilan
@jeyali14732 жыл бұрын
Masha Allah marakan ku so biray shekh badbado kooxdesa waxan daremay daganan.iyo xasinol .alxamdu lilah.masha Allah shekh horay usoco.kuna soco qerka.badbadi muslaminta Allah .keeping Allah shekh
@ZagaleyCali9 ай бұрын
Haaa😂😢😅😅
@drsnuraabdulle4771 Жыл бұрын
M.a yaa sheikh jazakallah ❤
@xabiibaxirsi42 жыл бұрын
الحمد الله ما شاء الله تبارك الله شكرا لك 👍👍👍👍🏻
@NajaAbukar4 ай бұрын
ماشاء الله شيخ جزاك الله خير
@khadaribrahin27892 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sheekh anuu waxan natiijo ka arkay waliba natiijo aad u weyn koobka caanaha ahaa ee nagu tidhi ku aqri 14 jeer suratu kawsar ... ehaylkaygu waxa dhihi jireen adaa xaafada ugu cad Ana waan ogahay inaany cadaan ahayn ee ay nuur yahay allena iigu deeqay anina waan iska fahansanaa
@aamina864 Жыл бұрын
Masha allh 🥰
@wanaagmixedchannel2 жыл бұрын
Mash allaah shiikhana jazaka allahu kheyr❤️📚✍️
@EagerLiger-zq4vn6 ай бұрын
Kheyr illahay haku siyo sheikheyna❤😊
@gntlmn42 жыл бұрын
Machaalah jazakumullah kheiren cheikh
@talizotoozan69192 жыл бұрын
M.a ilaah qeyrka hakugula jeclaadoh❤❤😍🤲🤲🤲
@abdimohmed7096 Жыл бұрын
Sheekh mawaxaa lasameenayaa hal mar mise isbuuc😇
@sumayomukhtar68862 жыл бұрын
لا إله الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله والحمد لله ولله اكبر ولا ألله ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
@yasmindahir9692 жыл бұрын
Allaha noo kadaayo shiikheena masha all
@NajaAbukar4 ай бұрын
ما شاءالله شيخ جواك الله خير
@Hanadyare132Ай бұрын
Masha allha jasakulah khyr sheekh ❤
@f.n64912 жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllah kheyr sheekh
@AragsanAhmedHussein5 ай бұрын
Jazakallaah sheeq suaal suuliga makugu quveesan karaa tahliisha ima fududa weel in aan ku qubeesto xafada oo xuriyad badan kajirin guri malihi jazakallaah markale