afganistan wadankeedii way ka xoreysay gumeystaha mareykanka iyi xulafadiisii hadana aqoonsi la aan iyo tiiyo aaney cidina caawin hadana way guuleysteen waxaaney sameeyeen mashaariico waaweyn oon cidina ka caawin
@abdirahmanmohamed5649 Жыл бұрын
Mashariic waweyn ayay sameeyeen dhaamam waawey nabadgalyo iyo shareeco islam oo lagu dhaqmo
@luqmaanyare1610 Жыл бұрын
Qaramada midoobey gaalada taladooda hoos muslimiinta ALLAH haguuleeyo insha ALLAH SOMMALIYANA sidaas u rajeynaa
@maxkaawialhashimi6880 Жыл бұрын
BEENTII aad waday ma waxaad ula tallowday emarada muslimka ah ee afganistaan Eey gaal raac ah bad tahay waryaa Guul afg❤❤❤❤
@iibaneeya Жыл бұрын
ciribta dambe iyo inaad makrido dhulkaaga waxaa is ka leh mumu miniinta waa halgan guuleystey Masha Allah❤
@SaidBadal-l5c Жыл бұрын
اللهم أعز الاسلام والمسلمين
@MohmadSomali77-pt7ql Жыл бұрын
Mash alaah Ilaahay ha ilaaliyo Taliban iyo dhaman dadka afkhaanistan madama ayihiin dad ku dhaqma diinta Islaamka
@Sharmakemuhamet Жыл бұрын
Dalibaan laba sanno kaliya ayay talada haysaa maantana dal ka amaan, dhaqan iyo kala danbayn badan majirto hampalyo imaarada islaamiga ah ee taliban❤
@keysewarmahaye4418 Жыл бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل شرك والمشركين
@ahmedsiyaad9387 Жыл бұрын
Xuquuqda haweenka😂 waar ma iyaga xuquuq haween ilaaliyo Ma jirto cid u ilaalisay dumarka siday u ilaalisay diinta islaamka Waa inaan iska celinaa kuwan reer galbeed maraykanka iyo waxay cagaha ku jiitaan
@PerspectiveNarrative Жыл бұрын
Reer Galbeedku in uu Ilaaliyo iska Dhaafe maanta oo 2023 ah ayey qeexi la yihiin waxa DUMAR ay tahy, Orodo soo daawo documentary la yiraahdo "What is a Woman? "
@ahmedw5 Жыл бұрын
Boqolkiiba boqol! Xuquuqda ay ka hadlayaan waa dambi. Inay isqaawiyaan bay u ogolaan rabaan. Ha la iska ilaaliyo gaalada aqiidadooda.
Aqoonsi yey ka rabaan saaxiib Ma iabahaysigii mareykan kA iyo NATO.. Aqoonsiga waxay ka haystaan ALLAH Gargaarka aad sheegeyso gaalada laga sugayo maba u baahna afganistan Waxaa u socda mashaariic waaweyn oo tacbasho ah Isku filnaasho ayaan u rajeynayaa
@Hassan-lx5kj Жыл бұрын
Afganistan maanta waa xor waxaa laga xoreeyay cadowga ilaahey iyo cadowga islamka ee reer galbeeydka dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed ayaa u baahan xoriyadaasi oo kale ee Afganistan ay gaareeyn 2 sano ka hor
@luqmaanyare1610 Жыл бұрын
Waxas tabin maahan xuquuqda hadalka wax la dhaho ma jiraan❤
@ramaddanabdi1272 Жыл бұрын
Somaliya inta reer galbeed joogo hoog baa usug naaday ilaahow talibaan oo kale noo soosaar
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aamiin iyo mid kasii wacan
@farhanfarah3987 Жыл бұрын
Sool become like this "Sool waxa ka talin doona cida iska leh"
@abdigaiye715 Жыл бұрын
Bush Naxariista Alle haka fogeeyee waa fircoonki qarnigaan Laayay malaayin Muslimiin
@waryamidiya3143 Жыл бұрын
asc afgaanistaan 💯❤😭💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@mohamedismail6494 Жыл бұрын
Takbiir...... Allahu akbar
@Junanilll Жыл бұрын
Biden 80 sano waya age kisa gaalnimo ayuuna kudhiman raba ar nasiib xuma 😂😂😂
@cabaasshcabdi1864 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@abdirizakalimuhammedbarkha7166 Жыл бұрын
Afghanistan waa waddan muslim ah umana baahna Mareykanka iyo xulufa shaydaankiisa. Sidaas in Soomaaliya loo hagaajiyo oo qurunka laga jafo bey ku fiicnayd
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aad iyo aad, Ilaahay hanawaafajiyo, جزاكم الله خيرا
@DeqowQumaniiDeqowQumanii-xx8pn Жыл бұрын
Guuul afganistan
@xidighanuniye3452 Жыл бұрын
Ilahay baa umada ugargaara haduu gargaar wax tarayo Somalia 🇸🇴 buu tari lahaa ee Ragaas waa kuwa ilahay aaminsan ilahay bana guusha siiyey Maalin inta guuleysatid Nasri laguma helo waxay dalkoda ka fuliyeen Mashaariic badan
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aad iyo aad, waa wartabin aad uliidata
@Jamal.145 Жыл бұрын
Argagixisada aduunka ugu weyni waa United States of America iyo Xuludadiisa Nato ee reer Galbeedka😡😡😱😱
@SalmanAhmedoIbrahim Жыл бұрын
Haa walaahil cathiim
@mohazat5009 Жыл бұрын
Been Maad sheegin
@xikamiyoxikmad6399 Жыл бұрын
Tabitaadu waa mid dhinac ka raran ee uhadal sidii wllkood(Afghanistan) oo kale ama dhex TALO
@cabdimajiidhussein6082 Жыл бұрын
Rasuulka iyo dawladiisii dhibtay soo mareen miyay Ka hooseeyaan miyay Ka daranyiin haday Maya tahay haddaba way guulaysanayaan لا شك وكان حقا علينا نصر المؤمنين.....
Warbaahinta reer galbeedka warbixintoodii un baa so tarjumtay , Afghanistan manta Mar ay ka fcnthy amni ahaan, dhaqaalo ahaaan , xuriyad ahaaan iyo karaamo ahaaan ma jirto
@maxamedcabdiwahab-qq9bn Жыл бұрын
Wada sax oo tasan ayay ku maamulaan shareecada ayay badhax la aan u qaateen Guul
@abdullahiabdinasir6943 Жыл бұрын
waa sidee sidii idaaacad ree h galbeed ah baad wax noogu soo tabinaysaaye.
@PerspectiveNarrative Жыл бұрын
😂😂😂
@Brain-Builders Жыл бұрын
akhi guulaha ey gaartay ayaa ah waxsoo saar 30% kabadan, waxey sameeyeen webi dabiici ah ooy afganistan 70 sanno kutaameeysay, dhanka kale waxa kabilaawday macdan baaris. afganistan waxey 2025 dhameystiri doontaa dhismaha webi dabiici ah, kaas oo usuura geli doono iney noqoto wadamada Qamadiga ugu badan soo saaro. taas waad ka iloowday.
@iamnabiil Жыл бұрын
Mahadsanid😊
@Abdirizak_Hakim Жыл бұрын
Taliban iyo rer Afghanistan way guuleysten marba haday gaalo oo dhan wadankooda kasaaren , inkastoo wali cunaqabateyn sarayahay hdana wadanku amniga mashaariic wa wayn ayey kafuliyen 😮 insha Allah mar un wan booqan dona wadankan iyo dadka gesiyasha ah ❤
@SalahudinHassan Жыл бұрын
War nio c qadirow xaqiq ma hyside xuquqahad ka hadlayo ilalintoda iyaga ayaa cidkasta uga dhaw manta tan kale miyanad maqal adigaba wariye mashariicaha waa wayn ay wadan wakhtigan kuwas uu kamid yahy biyo xidhenka wayn ee ay wadan wakhtigan iyaga on wax macawina meel ka qaadan arzaqada alle aya haya inshalah hormar wayn iyo isbadal ayay samayndonan lkn adigu ka wariye ahan sida ree galbedka oo kale ayad iso gudbisay warbixintan wana qalad erayada aan u adegsanayso mujahidnta dalkoda ka badbadiyay dulmiga ree galbedka oo miyanad maqal waxy dulmi ka gaysten dalkan markad wax so gudbinayso wll diintadana la kasho qofkasto dulmana ucade dadka deeq ree galbedna dal ku dhargy lama shegin wali wabilahi tawfiiq
@abdiwalijiiniyas Жыл бұрын
Indhaha bac ku xiro, kadibna ku hadal hadal lguu yeeriyay, BBC wariye ka noqo odayow😂
@SalmanAhmedoIbrahim Жыл бұрын
Cid walboo Allah ku xiran kna run sheegta gaaalo iyo gaaalo raaac way ka adkaaanayaan
waddan waxa hoggaamin kara dad ay shacabku raalli ka yihiiin inay xukumaan,lkn nin sidii in ilaahay usoo diray ummadda leh awooodda iska haysta oo xoog wata wax ba maamuli karo ,aakhirka shacabka dalka ayay kala kulmi doonaan iska caabbin
Alshabaab ma noqon karaan Daaliban ..daalibana maahan alshabaab weligood isku mid ma ahayn
@mohazat5009 Жыл бұрын
Way guleysteen dadkaas ( Taliban)
@abdullahifaarax5140 Жыл бұрын
Labao sano gudahood biyo xireen ugu weyn ayey ku dhiseen kaasoo laga dhalin karo koronto badan sidoo kle 1millon oo qof biyo siin kara Ajaaniibtada ayaa habeen iyo maalin wadooyinka kaligood iska socda qofkii ubaahan youtube wuu ku qori karaa
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
Farmaajo iyo CBB way dhaaamaan mashaAllah
@hodoali5714 Жыл бұрын
Waar niyow hadal la wadi maaye meel ayaa ay 🇦🇫 meel ayaa aya iska saaren maraykan saaren 2 sano nabad iyo horumar wale dalkena talo uu baahan oo amison nabad ka sugaaya 😢
Kan Waa AGENT Mareykanka Kala Shaqeeyo Dhanka War Baahinta, Waxaan Ku Wareeray Inuu Warbixin Na Siinayo Shaqsi Xor U Ah Aragtidiisa Iyo Qayimkiisa Islaamnimo, Balse Waa Bot Afkaar Galbeed Qabo
@mawjama831 Жыл бұрын
Ninkaan hadlaya ma Maraykan baa soo kiraystey mise Israel?
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Ustaad si marka loo eego dhibkan hada jira waxa ka badnaa kii jiray markay xulafadu joogtay,mida kale 2 sano kaliya in qiimayn Markiiba lagu sameeyo waxaan u arkaa inay qalad tahay waayo 5 ama wax ka badan oo sanado ah ayuunbaa la fahmi karaa jihada uu maamulkaasi u socdo,tani waa waxa ay badanka reer galbeedku qoraan.
@shabeel205 Жыл бұрын
Waxa uu shegay waa waxa CNN iyo BBC ey shegaan ee beenta ah
@Ezy15311 Жыл бұрын
Awal aanba ogaa inaad xagjir tahy aaminsan afkaaraha galbeedka Masheegaysid in wadankas shidaal qodow laga bilaabay oo 3sano soo socota dunida loo dhoofin rabo
@ibraahimcumar3578 Жыл бұрын
waa bilaa khajilaad hadalkiisa markaad ufiirsato, waxad moodaa hadalkiisa Nin reer yorub ama maraykan ah oo afsoomali inagula hadlaya. dhanka sidu wax u cabirayo faaladiisa markaa eegto
@Faarax1234 Жыл бұрын
Hambalyo imaarada islaamiga ah ee taliban
@arashidosmannoorteeri8930 Жыл бұрын
Waxaa tahay reer galbeed oo is diidsinay waxay qabteen imaaradaa Islamiga ah sida Nabada ay Helen dadka Afghanistan kahadal horumarka iyo webiga dheer ee sababay Ina dad's rear Afghanistan wax ku beer teen Dumarka reer Islamaka diinta Ayaa xaqooda Sugtay Qamadid iyo waxay lawarweegayan Reer galbeedku was wax ay kubaabiyan umadaha kale QaniisiniyoLesbooyin are Kala maqanyahiin waxay uyaqaniin UN iyoREer Valverde Ilaahow muslinka quwee
War man city Seville colepalmer car sherg sgeeg 😂🎉😅😊😅😂❤❤😮😅😊
@IsakSheikh-Warsame Жыл бұрын
Inkii allaah ku xiran laga adkaado
@caananuugbulle8581 Жыл бұрын
Ujeedkaaga dhalibaan ma ahee maad cadeysid
@RoopleMaane-xf6ny Жыл бұрын
Usama biladin was one piece of game that American played
@SalmanAhmedoIbrahim Жыл бұрын
Mujahed and freedom fighter Rest in peace
@Ayman_Rashad2407 Жыл бұрын
Yaa kusoo Dhiiibay Warbixintaaan , Dhanka ka Raran😂😂😂
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Warbixin aad mooddo in BBC laga soo tarjumay ? Waryaa hee KUURIYA, SHIIINA, RUUSH, sharciyadooda haystaan USA iyo EU bannaanka ka joogaan maxaa xuquuq dumar la yiraa ninyahow reer galbeed waqtigood waa dhacay.
@Mohamedsamakaab Жыл бұрын
🎉❤
@goljanogsm Жыл бұрын
Wariye adigu miyaanad Muslim ahayn, waa maxay xuquuqda haweenka iyo kalmadahaasi ay ku dhawaaqaan reer galbeedku
@podSnippets_10 Жыл бұрын
Reer galbeedku iyagaa argagixiso ah. Hadalada aad dadka usheegayso aad uga fiirso faraxow
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Farah sxb macluumaad badan ayaad ka tagtay sida mashaariic badan oo hada socata
@gaanitahir8170 Жыл бұрын
Warbixintaan waxaan umalayn waa mid fariin ah oo tuhun xanbaarsan in Alshabab wadanka la wareegayaan soomaliya wa fahankayga iyo dareen xagayga ah maxaa jiraa oo keenay dhalibaan inaad ka hadasho galyan media?
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Al Jazeera baa ka hadashay iyaduna ma waxay ogtahay in somaliya lala wareegi doono 😂😂😂
wariye waxaad ilaawdey in alle uu bixiyo arzaaqad ee reer galbeed ma mixiyaan reer galbeed ma bixiyaan
@khadarmaxamed2095 Жыл бұрын
Malah taaliban
@Zamzam.044 Жыл бұрын
Hadaad hadaf leedahay uma baahnid inaad aqoonsi hesho ama dhiirigelin
@FaadumoMukhtaar Жыл бұрын
Dhibka inna haysta waxaa ka mida in wariyayaasha soomaalida u warrama badankoodu uu warkoodu reer galbeedaysanyahay sida gaalada iyo dimuqraadiyadda wax u arkaanna wax u arka Bal eeg kamu uusan warramin waxyaabaha wanaagga ah ee gaareen, kaliya waxa uu ka sheegay waxyaabaha reer galbeedku dhibsanayaan ee iyaga dhib ku ah
@Mubaarigmooge Жыл бұрын
Gaylan media waxaasi xog macquul ah maaha waa ay reer galbeedaysan tahsy runta ka sheeg waxyaabo badan baa u qabsoomay
@faadumoraagefaarax6497 Жыл бұрын
❤
@ibraahimshariif6656 Жыл бұрын
Xuquuqda insaanka aad ku rafaneysid kuwa faransiiska lagu dhibaateynaayo ayaa u baahan ee xijaabka dhiga lagu heysto
@khadargaarisa1977 Жыл бұрын
Neefkan warqadii qaramada midoobay waxa isku sheegaya akhriyaya waar aduu barnaamij ka diyaari indhoolayahw waxay mashruuc wadaan maanad arag
@najibab2138 Жыл бұрын
Waxan la yaabay nin muslim ah oo so tabinaya war wadan islaam ah oo 20 sano oo dagaal ah lagula jiray inu iska dhigo dhex dhexaad! Aaad ayan uga xumahay caqligisasa ahaa soomaali hhhhh iska hadal sxb
@mocaato Жыл бұрын
Nidaamka tacadiga haween ka eed Afghanistan majira wax ween oo qaldan Xijaabku waa mid waajib ah . Halka waxa barashada dumarku lgama maarmaan tahay maxase qaldan hadii Dhaqanka carabeed easlaka ah ey ku dhaqaaqan
@yusufmohamed3216 Жыл бұрын
ALLAHU AKBA
@abobasement346 Жыл бұрын
waa sadah xamar ku socotoh markah lagah dhameystoh xasan dhiqoh waxaa xamar lagu so daynayah Argagixisadah shabab waxayna lah waregi donan villa family
Gaaalo xaquuq dumar hadaad ilaali rabtaan maad gabdhah cafiifaadka ah ee reer falastin iyo kuwa Rohingya oo khanaaziirta buudiyiinta gumaaday ka hadshaaan
@BEERYAHAN Жыл бұрын
MUQDISHO ayay tani ka dhici doontaa dhowaan. Sababtoo ah Soomaalidu 30 sano ayay ciidan shisheeye nabad ka sugee taasna waa waalli cas wiilashaas halala heshiiyo .
Faaraxow afkii ree Galbeedka ayaad barnaamijkan utabisey ee af-muslim ku hadal ba'aaa
@Maxamuud400 Жыл бұрын
Qaramada midoobay miyaa aduunka maamula mise ilaahay baa maamula ? Nasiib darro warbaahinteenu waa tan ugu jaahilsan aadambe
@tahlukochannel Жыл бұрын
Xuquuqda aadaha ay gaalada ah shegayso waa xiijaabka la tuuro
@NuradinZank-cv9bc Жыл бұрын
Adiga waxaa tahay siyaasi ee matihid Kelis ah wariye
@abdmoh20 Жыл бұрын
Waxaan rabaa in aan ogaado hormarka ey gareen lakin waxaad wax ween ka dhigesaa cunuqabteenta uu mareykanku saarey shekaduudu wexey u egthy bunbuunin aa merecan bun bunineesida sida inbadan ey u bun buniyaan
@lisanmubarak5784 Жыл бұрын
Sxp ileen Adiguna suxufi reer galbeed ah ayaad ahayd lagu fahmay!!
@AhmedSadiiq-ue4om Жыл бұрын
Gabdhahu in akhlaaqdo laga dilo oo ayaga oo qaqaawan aysosawiraan bay rabaan gaalo
@AhmedSadiiq-ue4om Жыл бұрын
Taalibaan somali mahan ee dad mabd,ale afghanistaan na way guuleesanaysaa shakina male
@AhmedSadiiq-ue4om Жыл бұрын
Wankaxumahay umaddayda soomaaliyeed ee ankufaanilaha laiigusheekaynjiray inay dad qableh sharaftooda laweeyntahay yihiin gobenimoda waxwalbauhuro :yawaxan arkay umad liidato oo shucuubtakale oodhan kahooseeyo qab ahaan ,qaymo ahaanba dadkodu qayb fiyowba lahayn xita culimadii in badan ookamidah shabkii dhexda karaaceen ,waxan layaabay geesinimoda ,qabka reer afganistaan
@MawlidRashid-rn5xc Жыл бұрын
Yaa salaam mujaahidiin
@abdirahmanmohamed5649 Жыл бұрын
Warbixin reer galbedaysan oo been ku dhisan
@abdirashidbarkadjama5887 Жыл бұрын
Cilmani wayn ayaa thy gal wuxuu yidhi unbaa ku bunbuninaysaa
@mohamedkoraye8822 Жыл бұрын
Maandooriyihii lagu beeray dalkooda wey la dagaalameen Macaawino in lagu siiyo micnaheedu waa in lagaa mashquuliyo inaad wax beeratid oo wax soo saar aad yeelato taasina qasaaro kaliya ayaa kuugu jirto Hanaanka siyaasadeed iyo dhismaha dowliga ee daalibaan waa mid ku saleesan diinta islaamka eexna malahan nin jecleesina malahan mana noqon doonto sida mida dastuur calmaani ah lagu dhisay oo qabiil iyo qurun salka ku heysa Musuq maasuq warkiisa daa ileen waa rag kitaabka alle wax ku xukumaayee Sharciga sareentiisa waa mida koowaad ee ilaalinaayaan maxaa yeelay sharciga ee isku xukumaayaan waa midka alle kan allena wuu sareeyaa mar walbo Markii xuquuq dumar laga hadlaayo runta qaraari waa in gaaladu ay ku tuntaan sharafta qofka hawenka ah maadaama ee u isticmaalaan xayesimaha iyadoo qaawanna meel walbo oo foolxun ay ku soo dhajiyaan sido kale sinada ee u fasaxeen xuquuqna eysan laheen markey hooyo noqoto oo ilmaheda aysan canaanan karin Isku soo aruuri wariye waxaa iska cad inaa ku hadleeso afka reer galbeedka oo figradooda aad gudbineeso adigoo wax weyn ka dhigaayo aqoonsiga qaramada midoobay una sawirayo in aqoonsigaas cidaan heesanin aysan waxbo heesanin adigoo iska indha tiraayo in dadkaa ay kitaabka alle heestaan marka sxbow qadiyadaada islaamnimo hakula weynaato WT