@@smfgamers667 app uma baahnid sxiib telkaga alarm ku xeran kartaa mcnha appka alarm ga mobile kasto lagu keeno ani sacada misaajidka uunbaaba u isticmaalaa waqtiga
M.allah walle Allaha ku dhawro imisa wadaa hadda bwe
@sonofadam76332 жыл бұрын
walall mashashallah xamar majoogta
@musemohamedabdalla14562 жыл бұрын
Ilahow ogaansho omar inshaar janada ka waraabi yaa rabbi 🤲
@Cuddoon2 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin
@saidoabdulahi94762 жыл бұрын
Ameen
@esmailsayid29762 жыл бұрын
25 minutes deep work 5 minute short break 15 minutes long break
@DeeqMaalMedia102 жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ like sara❤❤💓🤲
@gulledmahdi91172 жыл бұрын
Scw ❤️
@dr.abdisamadsalebanaden12102 жыл бұрын
Scw, scw, scw
@yusufweyrax20722 жыл бұрын
Scw
@q4_eit2 жыл бұрын
Imika ka hor xeeladan maan maqal hadana Alxmdulillah si maskixiyan ah ayaan u adeegsan jiray. Waxaan jecelahay isticmaalka mobile waliba marka aan imtixaan diyaarinyo laakiin se waxaan naftayda usheegaa waakas mobile kii mana helaysid ilaa aad 30 daqiiqo wax akhridid kadibna waan ku abaalmariyaa 10 daqiiqo..... Mudo 6 sano ah ayaan sidaa isticmaalayaa Alxmdulillah waan ka faaiday
@yousufugaas58882 жыл бұрын
الهم تقبل صلاتنا تام وغفر ذنوبنا عاما
@abdishakurhussein95982 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah 🤲
@mariaadam52292 жыл бұрын
Ameen Yaa Rabbi
@Elonmusk-tn5rz2 жыл бұрын
Aamiin aamiin allow noo aqbal ducada
@Phatima.012 жыл бұрын
آللهم آمين يارب العالمين 🤲🥰
@Ina_garraad3 ай бұрын
اللهم آمين يا ربّ العآلمين 🤲🏻
@Goat_zaki2 жыл бұрын
THE BESSTE BERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE & THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MUHAMED SCW SCW SCW💔🥺
@cabdirisaaqmuxammad88252 жыл бұрын
Allaha ku jazeeyo walaal Cumar Inshaar sida aad noogu soo gudbisay humaagan oo kale waa mid aad u qiimi badan. Waan adeegsan doonaa noolasheeydana wax badan in uu ka badalo ayaan rajaneeyaa insha Allah.
@taiwaniharder93382 жыл бұрын
من افضل القناة صومالية محتوى رئع وشخص ليديه افكار عظيمه ربنا يحميك من كل شر 》omar inshaar》🥰📌
@Haykal52 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@mohamedasad73012 жыл бұрын
scw
@amaligmahemed15242 жыл бұрын
Thanks pro
@DARKGAMING-yo2un2 жыл бұрын
qadhaabsade👎
@foziaali17282 жыл бұрын
waligeey ma maqlin wuu igu cuzub yahy masha allh waad ku mahadsantahy📚📚📚👍👍👍
@axmedxuseenxalane52302 жыл бұрын
Thanks wll cumar aad ayan u xiseya barnamijyadada dhab ahanti nolosha wax badn ayaan ka fahmay intan kugu xirna xitaa dhalinyarada waxan kula taliya Inay kugu xirman si problemyada qaar aad uga xakisid wana aqontada hagrashada lahayn aad baad u mahadsnthy wll horay u soco ❤
@wardaismail20642 жыл бұрын
Allhmdullilh qur'aanka ayan u isticmaala gaara haan suuratu albaqara oo maalin le u akhriyo barigi hore man dhameyn jirin hadda se 40 minutes ayan ku akhriya 2 juz iyo badh 1 juz 20 ama 25 minutes ayan ku akhriya allhmdullilh wan ku faaidey Bishi September ayan hawsha galey
@xadiyojamac57362 жыл бұрын
40 daqiqo suradda dhan miya ku akhridaa m.allah
@ACaabbi2 жыл бұрын
Yaa salaam. Ustaad waakaa casharradii aannu kaaga barannay, Ilaahay na hibada kuu siiyay. Waxaan kugu la talinayaa inaad isla ilaalisa waxyaabaha kaa leexinaya hibadaada. Hibadaadu waa soo gudbinta mawduucyada noocana.
Wlhi maanta kahor xeeldaan horay uma maqlin hdana xili aan ubaahnaa oo imtixaan ii yaalo ayaan video yowgaan arkay omg ilaahey hkaa ajarsiiyo wll wlhi wax bdn ayaan kaa faaiiday jasaakallah inkastoo aan kasoo yra daahay video yawga oo wxaa soo post greysay 2 years ago ana manta oo Taariikhdu thy 10-Nov- 2024 ayaan video yawgaan arkay hdana janalka muddo aad udheer waan kuxirnaa anyways maanta ayow ilaahey ii qoray inaan arko wiliba xili aan ubaahnaa thank you so much ilahey abaalkaga janno hka dhigo wlhi it's my first time aan comment kaa soo bixinayo thank you Markle 🥹🙏💞💐
@Ravitmarco12 жыл бұрын
Waqtiga imtixaanka ayaa noo soo diyarisey wlhi waad mahadsantahay🖤
Videogan wuxuu iga soo hor baxay anigoo casharadii isu key dul saarmen igu baten si aan ukala mareyo garan la subxaana allah aad ban uga helay muqaalkagan wll omar جزاك الله عنا خيراً
@miskicismancilmi37652 жыл бұрын
الله يبارك فيك يا عمي عمر 🥰
@dahir5042 жыл бұрын
Masha Allah wlle run ahaantee waa ku mahadsantahay Fikradaha sahlan aad noosoo tabisay
@khayr.shorts2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay ustaad
@abdirahmanibrahim22342 жыл бұрын
Runtii waa xeelad aan u bogay Ku mahadsanid usoo gudbinta aad u soo gudbisay dadka kugu xiran wll Lkn ani anoon poromodo aqoon ayaan hadana qaab sidaana isticmaalaa muddaba.
@khalidcabdi57332 жыл бұрын
Waa nii salamey inta qeerka jacel 😁 😍 💖
@shinexasan26942 жыл бұрын
waad mahad sanatahay soo gudbinta mawduucan aad ayaa loogu baahna aadna wuu ufaaido badan yahay maadamo uu qofka ku caajiska wakhtiga ka galey uu kula dagaalamayo
@MowliidMouse-zh7un Жыл бұрын
Illaahow walkay omar inshaaar kitaabkiisa midigta uga dhiib. Janatul firdawsana ku macsuum
@caqlikoriye5932 жыл бұрын
Masha Allah brother Omer thanks. Waan isticmaallayay muddo dheer illaa iminkana waan ku dhaqmaa hab raaciisa, khaas ahaan It is good for those who cannot manage their time Waa nidaam faa'iido badan oo aad naftaada ku xakamayn kartid,
Mahadsanid wlhi wax badan raadin jiray Mahadsanid Omar 👍🤍🤍🤍🤍
@caishasheekoxariiro17922 жыл бұрын
asxaabti hablahaygii iyo caruurtoodi igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda
@Mustafa-uq5dj2 жыл бұрын
Mhdsnd walaal Cumar jazakallah🙏😍
@najmamaxamed9842 жыл бұрын
Mansha allaah waa arin fican wan isticmaala lkn barnaamij kaan hore uma maqlin mahadsanid wallall. Lkn markaan arkay yaanyada waxan is dhahay maanta cumar ma wuxuu leeyahay yaanyada cuna si aad wax u akhrisaan🤣🤣🤣🤣
Asc alle maha dii sodaa warka omar inshaar horeyna usoco wll nabad.galyo
@hanuuznuur12112 жыл бұрын
Thanks wll omar inshar 🙏💯 You made may day 🤗.subaxnimo ayan vediogan dawanayaa wxn isleyhay waqtigi ugu fcnaa ee aad ugu bahida badneed waaye. Niyadayda xalay markaa sexanaaye waxaa kujirtay biri shaqo badan ayaa kuyaalo.qaabkii aan kumareen lahaana wan kafikiraaye .vediogaan aadboo ii cajabiyay wana isticmaali doonaa pomodora technique i.a✅
@Khulasatul-alkulaasah2 жыл бұрын
Waa qaabka ugu fiican ee aan imtixaanka u diyaarsado . 30daqiiqo kolkaan akhriyo 15 daqiiqpo qaato nasiino
Thank u ustad waxba igu so kordhisay allha ku sharfo📍
@Leylaa583Ай бұрын
جزاك الله خيرا salaada markad gashaan ama duceysanaysaan haka ilaawina ducada dadka waxtarka inoo leh ❤️ aan istaagerno isma taagerno❤️meelsare aan gaadhaiino dadka glfaaidada inosogudbiya ❤️aan xaqirno qolyaha bilaashka inogu mashquliya❤️sida walaalken omar inshaar ducaysane ayan kuubixiyey aniga 💕💕
@yasinshuceyb3972 жыл бұрын
OGAANSHO 🎤✔️👍 Mahadsanid wall OMAR INSHAAR 🎤✔️
@caseyryare42982 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan kaa faa idey
@farhanabdidirie12912 жыл бұрын
Masha allah Omar
@suhaylaimaan17982 жыл бұрын
Mahadsanid wll جزاك الله خيرا يا اخي
@khadarcali13592 жыл бұрын
Mash.alahaaa Ogaaansho Xaqiiqdiiii waxaaad abaartaaa Runta maanta taagaaan ee ka jirta
@zakarieissemohamud85062 жыл бұрын
Thanks Al ustaad Omar inshar
@alihassanhussein59482 жыл бұрын
Mahdsanid ustaad keep going
@moskajunior54802 жыл бұрын
best youtuber thnkz bro
@maalikibnumaalikmaalik63292 жыл бұрын
wll omar ani waxan ahay arday akhriska 10 daqiiqo ma fadhin karin caawa laakin waxan isticmaalay pomodoro technique wllhi 2saac ku dhawaad ayaan wax akhriyay anig oo maray nidaamka madadiin wan xiftiyay abaal ayan kaaga hayn thanks wll✌️👑✌️
@abdiqani50002 жыл бұрын
Mahadsanid muse cumar inshar wll allah ku xafido waxaad tahy waxad tahey qof an wax badn kakororsady allah ku xifdiyo . Wll cumar waan jeclqqn lahaa in aad ka so hadasho qisooyinka dadka guulaha gaarey kana soo bilaabey meel hoose mahadsanid .