Maasha allaah Allaha idiin barakeeyo DR Baafo mahadsanid
@fauziasheikh84772 ай бұрын
Just amazing! Mashaa Allah
@fe84453 ай бұрын
Maashaa Allah. Waa arin ku dayasho mudan.
@AlimohamedAli-ex8yg3 ай бұрын
Masha Allah great people Allah ha idiin barakeeyo ganacsigiina
@mohamedwarsame12693 ай бұрын
Dalka Wax weeyn baad tartay❤
@ashaweheliye13193 ай бұрын
Maasha Allah baraka Allah horumar wacan waana ku mahadsantihiin Saad u ilaaliseen nadaafada ganacsigiina waxaana rajeynaa in ay idinku daydaan shirkadaha beeraleyda iyo xoolahaba
@falatoking17613 ай бұрын
Ilahay ha idin barakeyo caqli labo ma ahan waa kan ninkaan dhalinyaraada ah ku jiraa.
@MaxamudZamzam3 ай бұрын
0:10 0:12
@mwaranle3 ай бұрын
MashaAllah. Waa shaqo aad u fiican. Wa imisa caanaha si maalinle ah loo soo saaro. Waa imisa cabirka beertu ku fadhido. Cawska iyo calafka sidee ayuu u keydiyaa . Qiyaas Intee leeg ayuu ugu talo galay neefka geela ah ee irmaan inuu siiyo maalin kasta
@ShabibSk-go7ks3 ай бұрын
M.a
@shaakiromar73113 ай бұрын
Cabirka beertu ku fadhido waa immisa
@mawlemagan3 ай бұрын
Dhanka Waqooyiga Mudug 20 sano beero casriya oo badan ayaa ka jira. Intaan ogahay ilaa 100 beerood ayaana ka jira iyo ka badan. Malaha wuusan ogeyn wllkan Cali daacad.