TAARIIKHDA MAGAALADA RAAS-KAAMBOONI, JUBADA-HOOSE, SOOMAALIYA.

  Рет қаралды 129,544

DAL IFIYE

DAL IFIYE

Күн бұрын

Пікірлер: 230
@yayayacin
@yayayacin 4 ай бұрын
Xuduuda hooyo anigu waxaan joogaa lawyacade waan salaamay walaalahayga raaskabooni
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 ай бұрын
yayayacin saaxiib lawyacado waa somaliland ninka somalia ayuu sheegayaa
@ninween6865
@ninween6865 4 ай бұрын
@@FaadumoArdo balayo war maxaad ka hadlaysaa
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 ай бұрын
​@@ninween6865ayo adigaa ah waxaan ka hadalyo ha ku qaraarin
@maryammb7064
@maryammb7064 4 ай бұрын
​@@FaadumoArdodhulkii soomaaliya 😅waa runtaa👍😮
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 ай бұрын
Halkani maaha xuduuda hooyo, xuduuda hooyo waa webiga taana iyo webiga awash😊 raas kambooni iyo lawyacado waa xuduud beenaad😁
@rageugas2853
@rageugas2853 4 ай бұрын
Maasha’allah. Waa barnaamij aad u wanaagsan. Mahadsanid walaal. Alle(SW) wuxuu nasiiyey dal Ee dadkii ayaa ibtilo, Qabyaalad iyo Qaxootinimo ay iyagu Gacmahooda ku kalifteen ku habsatey. Aad ayaan kuu taageeraa Barnaamijyadaadana aad ayaan u daawadaa.
@AbdallaSomalis
@AbdallaSomalis 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@timacadde12345
@timacadde12345 4 ай бұрын
Maandhoow adna waa kuu taariikh kuu qormaysa Anagana waa noo dal barasho iyo dib u milicsi dhulka Alle na siiyey Mahadsanid DAL-IFIYE
@Banadir-State
@Banadir-State 4 ай бұрын
Waa xuduud-beenaadka soomaaliya iyo kenya, oo xuduuda soomaaliya iyo kenya ee rasmiga dhinaca badda waa magaalada Milindi dhinaca berigane waa magaalada isiolo..
@abdirahmanrashidosman6420
@abdirahmanrashidosman6420 4 ай бұрын
Yaa Allah qalbiyadeena qabyaalada ka saaar soomaliya oo qaran ah idanka Alle
@goldmedy3907
@goldmedy3907 Ай бұрын
Thank you for this video I miss home ❤️
@Marryan-j7j
@Marryan-j7j 4 ай бұрын
Ilaahay dhulkeena iyo badeena cadowga eithipiya iyo kenya naga qabo. Ilaahayow somali walaalo is jecal oo wadangowda dhista ka yeel qurbo ma rabno❤❤❤
@AbdiHashim-x9f
@AbdiHashim-x9f 3 ай бұрын
Raskamboni waxa dagan somali iyo bajuun walahi wa dul tariq kuleh somali wana mesha an kudashay misajidka waxa iman ka ah hay sheeq xaji xasaan masha allah
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ай бұрын
Iyo jareer dheh
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 2 ай бұрын
Bajuuun maxaa la i dhahdaa wll
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 ай бұрын
Bajuun Somali ma ahan miyaa
@ahmedabdianbi9939
@ahmedabdianbi9939 2 ай бұрын
Waa magaala ogaden waliba makahiil
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 ай бұрын
@@ahmedabdianbi9939 ogaden Somali maba dago. Qaxooti lee ka yahiin
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 ай бұрын
Raas kambooni waa Xad beenaadkii gumeysigu xariiiqay isagoo kala qaybinaya dad somali ah iyo dhulkooda🇸🇴❤️
@simaasma3095
@simaasma3095 4 ай бұрын
Walaahay waa qiirooday dad dalkoodii siidaa udayacanyahay oo iyagii laysku sixray oo isdhamaynaya dhulkeenii dayaca daawada soomaaliyey waa waraabe dareeren ilaahoow noohiili naga saar qabyaalada nalgu sixray aamiin😭😭😇
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 4 ай бұрын
Yurub iyo mareykan ayaa qaboow nagu dilay. Bal ma heshiino aan barwaaqadan iyo nicmadan ka faaideysanno! Ilaahaw quluubteena midey, wadankaba no xasili
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 4 ай бұрын
Sxb xab beenaadka dheh waayo soomaaliya dhul ayaa laga heestaa mana aqoonsanin
@Maamulgobaleedmarabno
@Maamulgobaleedmarabno 4 ай бұрын
Saxwaayo dhulkeenna wali kama sabrin
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 ай бұрын
Soomaaliya dhul lagama haysto ee Soomaali ayaa dhul laga haystaa.
@Said-e3y
@Said-e3y 2 ай бұрын
Soomaaliya iyo soonaali waa kala laba,
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 2 ай бұрын
@@Said-e3y dad iyo dhulkooda laba ma kala noqon karaan
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 2 ай бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi soomaaliya soo soomaali malaha farqigu waa maxay
@queenaysha7220
@queenaysha7220 4 ай бұрын
Waxaa ka mid ahay dadki maanta ka qeyb galay bandhiga dalxiiska. Waa mahadsantahay walal, waxaa noo soo bandhigtay qurux naga qarsaneed howsha halkaa ka sii wad walal Alle hakugu guuleeyo howl muhiim ah ayaad bulshadda u haysaa.
@abdijama1984
@abdijama1984 3 ай бұрын
Maashaa allaah aniga ku dhashay raaskaabooni 1968❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 3 ай бұрын
Allaahu akbar Taariikh dahab ah waaye. Islaanimada iyo Soomaalinimada lama kala saari karo. Alle haku barakeeyo saaxiib inaad barnaamujka noocaan ah noosoo gudbiso.🇸🇴❤️
@BaxasanA
@BaxasanA 12 күн бұрын
Maashaa allaah saaxib guulayso vlog yadii waa amazing iyo duubistana waa master glass
@SacdiyoAbdalla-s1f
@SacdiyoAbdalla-s1f 2 ай бұрын
M.a wlh waa wiil dadka wax weynbaa u qabatay thanks sidaa usoo badi walal
@cabdiqadirmaxamed4582
@cabdiqadirmaxamed4582 13 күн бұрын
Mahad sanid wll tarikho dhul somaliyed oo anan aqoon ayad ibartay ❤❤ thanks
@yahyamoha4292
@yahyamoha4292 4 ай бұрын
waa kugu dhiiri galinayaa barnaaamijyada qurux badan ee aad mar walba noo soo gudbiso wlll👍💪
@Bambelmo
@Bambelmo 4 ай бұрын
Waaw Maasha Allaah, taariikh dheer aa kuduugan magaaladaan.
@MohamedYusuf-u3o
@MohamedYusuf-u3o 3 ай бұрын
Sheekh Hassan turki Ayaan kuxasuustaa halkaan alaha Yaa raxmo 😊
@oldschool7174
@oldschool7174 4 ай бұрын
Mashallah magaalad qurux badan cumaan waligood nama xukumin😊❤❤
@maslahrk6616
@maslahrk6616 4 ай бұрын
M.A wan salamaaya Aderkey khalif somane iyo Magaladeeyda kambooni Aad ugu xiisay
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 4 ай бұрын
Sxp mad egeysid fadlan😢
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 ай бұрын
WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA DEGMADA. JIHDII. EE. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴
@samsamjama144
@samsamjama144 2 ай бұрын
State of somaliland
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 4 ай бұрын
mansha ALLAH WLHI WAAN KA HELAY MUQAALADA WADSNKEENA KEEP GOING WLO
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 2 ай бұрын
RAAS KA BOONI MAGALO ABDALE IBRAHIM MASHA ALAH ALAH BARAKEEYO
@AbdiHashim-x9f
@AbdiHashim-x9f 3 ай бұрын
Masha allah waa raskamboni wa mesha an kudhashay xasus ilove you radkamboni
@shukrimohamed7810
@shukrimohamed7810 2 ай бұрын
Mansha allah dhul qurux badan meeshaan muqdisho iyo Kenya ya u dhow
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 4 ай бұрын
MahaAllah pro thnxs sida ad nolo wadagtay
@hana8824
@hana8824 4 ай бұрын
Somaliya allaha ugargaaro balaayo somali layiraahdo ayaa ilaahay ku abuuray dhul sidaa uqurxan 😢
@NajibxasanMuxumed
@NajibxasanMuxumed 16 күн бұрын
Mansha allah bro
@khadarahmed5992
@khadarahmed5992 4 ай бұрын
Omg mashallah will xasiis ayuu I galiye ninkaan da'da yar alle ha barakeeyo 12:40 masaajidkaas aniga oo yar Ayaan dhismihiisa wax yar ka geeste Masaajidka WA sidii aan ku xasuusaty it changed nothing love this place ❤ I will never forget where I am from🇸🇴
@maslahrk6616
@maslahrk6616 4 ай бұрын
Kula mid ahay waxan ka mid ahay ciyaalkii biyaha iyo shamindada wax ka dhibi jiray xasuus
@CiiseKeeta
@CiiseKeeta 2 ай бұрын
Magalada raskaboni wanku dhadhay waa magalo aad u wanagsann oo daad wanagsan oo daad iswada garanaya ayaa ku nool m.a magaladeyda waxn ugu hablayenaya inee hormar wacan inee gartao aniga magaladan waxan ku dhashay xliga 2004 ilaa hada wan jogaa magaleyda wax dhinna maku arkin ❤
@abdikarimmoha6248
@abdikarimmoha6248 2 ай бұрын
Sxb alaha idin barakeyo wlh wan jeclahy dalkeyga waxan jeclahy in aan dego guri kadhisto i.a
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 2 ай бұрын
Haka guurina wa dhulkiiniii ee mida kale wll wax ethipian la idhi ma jogaaa ma nila dagan yhin
@saxaneali7891
@saxaneali7891 3 ай бұрын
Dowladnimadii allow noosoo celi aaamiin dhulkeenu qurux badanaa
@looyaan323
@looyaan323 4 ай бұрын
Dalkeena allow noo hagaaji 🤲
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 3 ай бұрын
Labaduba xadka somaalia maaha ee bartama somalia ayey dhacaan raskanboni io ras caser
@kobciye5
@kobciye5 4 ай бұрын
Waa video faahfaahin dheer Bixinaya bulshada shaqo fiican ayaad uhaysaa garabkaaga allaha galo ❤ 15:08
@KhadijaAbdalla-i2s
@KhadijaAbdalla-i2s 4 ай бұрын
Waxa dhan waa dhul Soomaaliyeed, ilaa iyo Gaariso shushsadeeda waa dhul Soomaaliyeed, hadhihin xuduudka Kenya.
@sufifarah7052
@sufifarah7052 4 ай бұрын
Masha Allah ninkaas dhalinyarada wuu daddalay ina baraya dhulkeena Alle haku garab galo Walla tan kale border kale ee xaga Ethiopia Somalia Ka wadagan inooga so waran iyo dadkas seey u nool yihin dalkoodana u aaminsan yihin dhalinyaro waan u bahanahy dhulkeena iyo xududihiisa in barano intaan dibad iyo meel kale daneeyn lahayn ama dawan lahayn teena ino bahan manta iyo bariba lama huran waa dhulkeeena gulayso Somali 🎉
@MohamedAliHussein-j1o
@MohamedAliHussein-j1o 3 ай бұрын
video dalkeena laga soo duubey oo saan u qurxan horey umaan arag wakhti inaad galisey aa ka muuqato thanks 100%
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 Ай бұрын
Waa in laxafido taariikhda sida caalamka oo kale
@hiboilix2104
@hiboilix2104 3 ай бұрын
somaliyoow mida gobanimana kunool iyo nabad❤ ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 4 ай бұрын
Wiilkaan wariyaha iska dhigaya mayaqaan soomaaliya Raas kambooni iyo Raas caseeyr waa sax ma aha xuduud laakiin waa labo cirif ee ugu fog. Haddaan joogto raas caseeyr lowya caddeeyn waa gudaha eega map Ka.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 4 ай бұрын
Jamhuuriyadda xadkeedu waa lowya caddo ilaa R.kaambooni waa inta xorta ah walaalkay
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 4 ай бұрын
Jamhuuriyadda xadkeedu waa lowya caddo ilaa R.kaambooni waa inta xorta ah walaalkay .
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 ай бұрын
Xuduuda saxda ah ee Soomaaliya (Somalia) waa Raas-Kambooni (Jubbaland) ilaa Raas-caseyr (Puntland), haddii aad tiraahdid Raas- kambooni ilaa Lawyacaddo waa Jamhuuriyadda Soomaalida ama Soomaaliyeed (Somali Republic) 🫡
@AbdirashidIbrahim-d7m
@AbdirashidIbrahim-d7m 2 ай бұрын
ilinaa iga timid markan dawaday vediowgan 😢 sidu dalku ahan jiray io sida uu hada yahay 😭
@rahmaarab4749
@rahmaarab4749 Ай бұрын
Mash Aaallaah ❤
@Shuhuura
@Shuhuura 4 ай бұрын
Masha Allah 👍🏼 ee waxaad tirahda Xuduud Beenadka Soomaaliya iyo Kenya
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 4 ай бұрын
Dhulkaa quruxda badan haddii beach front laga sameeyo ka warrama. Somalia dalkeeda ha barato. If it was developed today many of us would retire there. Kismaayo ayaan ka imid xitaa ma tegi jirin baajuun meesha ay ka degaan Calanleey. Adduunyo.
@Burco.
@Burco. 4 ай бұрын
Waa deegaan aad u qurux badan in aan ku noolado waan jeclaan lahaa laakin waa degaan shisheeyee damacsanyahay oo khatar ku sugan
@hassanmarvel1384
@hassanmarvel1384 4 ай бұрын
Qabiil laga yaqaan qof walba dagi kara waa dad nabadeed oo wanaaga jecel
@Khadarosmanali
@Khadarosmanali 3 ай бұрын
Fulay hanoqon u imaw inaad difaacdo
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 3 ай бұрын
❤R.kaambooni magaalo leh taariikh facweyn
@cabdulahicabdi-hz5fk
@cabdulahicabdi-hz5fk 2 ай бұрын
Magaalo Gaaljecel SAMOW ❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤ mahadsanid
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 ай бұрын
11:44 DEGMADA BADHAADHE, GOBOLKA JUBBADA HOOSE, EE SOOMAALIYA 🇸🇴 🎉❤ XASUUS ASILIO. MAXAA AAGGA KA DHOW MAR HADII AAD JOOGTO KIAMBOUNI, KULBIYOW ( kulan biyo ) HOOS HINGOW (sarriiban,gebigo,qarri, looli, taraarax, ama gawidheer ) MAHADSANID
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 4 ай бұрын
DEGMADA BADHADHE IMISEEY U JIRTAA RAAS KAMBOONI? MIDA KALE BADHAADHE MA XEEBTAY KU TAAL IMISEEY U JIRTAA?
@MohamedYusuf-u3o
@MohamedYusuf-u3o 3 ай бұрын
Waa magaalo qurux badan
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 3 ай бұрын
Masha allaah qurux wadankeena❤❤🇸🇴♥️💖💕🫡
@MahadBalooley
@MahadBalooley Ай бұрын
Allahumma aamiin aamiin aamiin.
@bukaanbile2545
@bukaanbile2545 3 ай бұрын
aad iyo aad ayaan kaga mahad celinayaa saaxiib barnaamijyada aad noo soo tabiso oo aad u xiiso badan
@YusufAhmed-w3r
@YusufAhmed-w3r Ай бұрын
Dal waan leenhay lakiin dadkiisi mahayno
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 ай бұрын
dakaja somalia kulahaa war anaga somalia ma nihin markanu idin nimi SOmaliland banu ahayn dad la citirafay oo kuyaala maapka aduunka idin yimi ha ku meeraysan Somalia somalida wa shan anagu dowladi ugu hor heshay citirafkeda naahhay ha na khasbina dee jabuuti oo tuulo ah dal waad u ogoshay anagana maxad nooga xasid insha Allah dhowan wa dhamanaysa sheegashadiina
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 ай бұрын
Somali laka hadlaa. Orda oromada aada
@guledyare7119
@guledyare7119 3 ай бұрын
Aduunyo😢 hal qof ayaa 20million oo somali ah mustaqbalkoodii iyo sharafkoodu ku dheelay😢😢
@MahadBalooley
@MahadBalooley Ай бұрын
Allahumma aamin aamin aamiin.
@MahadBalooley
@MahadBalooley Ай бұрын
Marshall,allaah
@alisaid8186
@alisaid8186 4 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
ADEER SAYLAC WAA JAMUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND EE XAARKIINA ISGA WALAAQDA HA NA SHEEGANINEE(AARKA CIISE EE WALIBA MAMAASANKA KA SII AH)
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 ай бұрын
WOOOOOOOOOOOOOOOOOF. WAR YA .JUBALAND. WEEY QURUUX BADAN. TAHAY
@LabaDhagax
@LabaDhagax 4 ай бұрын
SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 ай бұрын
Xuduuda saxda ah ee Soomaaliya (Somalia) waa Raas-Kambooni (Jubbaland) ilaa Raas-caseyr (Puntland), haddii aad tiraahdid Raas- kambooni ilaa Lawyacaddo waa Jamhuuriyadda Soomaalida ama Soomaaliyeed (Somali Republic) 🫡
@mafia-x1j
@mafia-x1j 4 ай бұрын
Merci de djibouti
@zakarieabdulkadiromar9791
@zakarieabdulkadiromar9791 4 ай бұрын
waan idin jeclahay walaalaheen reer jabuuti from muqdisho
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp 4 ай бұрын
Waa hawal utalo xukumada markasta talad hayeso
@karlesk6498
@karlesk6498 2 ай бұрын
Somali dhul allah wuu siyaay kuma nacfiyaan
@nasrudiinibraahimsalaad6080
@nasrudiinibraahimsalaad6080 4 ай бұрын
heer sare maasha allah
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 ай бұрын
AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 3 ай бұрын
Awdal somaliland Somalia namaba taqaanno ehelviyo jaarba cidaan la nahay ayaa wax la leenahay
@BashiirHaadi
@BashiirHaadi Ай бұрын
Ma sha Allah
@OsmanDualeraage
@OsmanDualeraage 4 ай бұрын
Allah dal ba'ayaw yaa kuleh
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 4 ай бұрын
Raas kambooni waa maqli jirey blse manta fadhigeyga igu geysey, Aad u mhdsnthy sxb.
@dadaalkaaga_ha_saluugin
@dadaalkaaga_ha_saluugin 3 ай бұрын
plz loogadaan weyninka badan oo muuqaalka ku dheeleyso plz yareey ama dhinac ka dhig ama qafiif dhexda ka muuqato ka dhig ama kaliya interface ka hore gali
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 3 ай бұрын
Xadbeeneedka somalia iyo Kenya miyaa
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 4 ай бұрын
Anaa baa juun ah doonta subaga kaluunka ayaa la ma riyaa. Somalida waa ka la qeyb san yihiin . Qaar na waa hilib baahuun hadaan nahay. Qubada kaluun ka iyo soorta ayaan cunaa.
@maslahrk6616
@maslahrk6616 4 ай бұрын
Anigane ayeey aya bajooni ah Lakin kuligeyna soomaali wada nahay
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 3 ай бұрын
Sxb waxaan kunoolahy mombasa kenya, bajuun ta kunool lamu, malindi iyo mombasa afsomali mayaqaanaan
@Hearttalk22
@Hearttalk22 Ай бұрын
Raaskambooni waa halka aan ku dhashay
@asha3777
@asha3777 Ай бұрын
Aad baad u mahsantahay, waxa aad na bartay oo aan arganay magaalooyin naga qarsoonaa oo lagu faano
@JacfarNur
@JacfarNur 4 ай бұрын
Qurux bdnaa
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 4 ай бұрын
Dhul galjecel
@horumarka400
@horumarka400 2 ай бұрын
Dhalinyaro wadanka wuu dayacan yahay ee waxbarta si aan wadankeena u xajisano aan iska deyno qabyaalada. Odayaashaan waqtigooda waa qaateen wadanka anagaa iska leh . Dhul In taas la eg aan ciidan xuduud lahayn waa dayac weyn runtii
@mohaabdirahmaandalmar7126
@mohaabdirahmaandalmar7126 4 ай бұрын
Masaajidka maxa kabaha ula gesheen adeer
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje 3 ай бұрын
Masaajidkan wax dhiso mala waayay mesha dad ma dagno miya nooso cadeeya dad dhisayo alle dartii baa jira lasoo xiriira
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 ай бұрын
GEESII. HADKA UU. DAXEEYAA. DALALKA SOMALIA 🇸🇴. IYO. 🇩🇯. DJIBOUTI. WA. LOWYACADO. WEEYAN
@msa_1439
@msa_1439 4 ай бұрын
Weligiinba yar iyo wayn waa Dhaqankiina Guracan inaad iska Sheegataan Dhul aydaan lahayn, Lawya Cado kuma Taalo Somalia mana aha Xuduud ay leedahay Somalia,
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 4 ай бұрын
Lawyacade cid wax kaa waydiineyso majirto miskiin miskiin dhaley!!!
@InaBeegsi
@InaBeegsi 4 ай бұрын
​​@@kismaayok.7075 ma ado noloshada oo dhan Ethiopia Masuul ka Tahayba Wax laga waydiyana oo waliba eelay iyo Jareerka iyo qudhana amus Oo somaliba Mesha kuwada Hadlayse amus
@mustafehussein288
@mustafehussein288 4 ай бұрын
@kismaayok.7075 Lawyo-cado ma hooyadaabaa leh. Sheegato qadhmuun waaxid. Ku eekaada meelihiinaa aad joogtaan baajuumayahoow.
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 4 ай бұрын
Thanks
@abdoulkaderhousseinahmed4499
@abdoulkaderhousseinahmed4499 20 күн бұрын
@xuseencusmaan3414
@xuseencusmaan3414 4 ай бұрын
Channel kor aan uqaadno xog muhiim ah ayuu inooso gudbiyaa share kuqabta.
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 4 ай бұрын
Waa dadaashay lkn inaad Magaalada inaad dhex gasho oo dadka soo wareysato
@ismailali4339
@ismailali4339 3 ай бұрын
Wax weyn baa kaa qaladne xadka Somaliya waa inta u dhexaysa labada raas ee kala ah Raas-kaambooni iyo Raas-casayr.
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 ай бұрын
ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴 ♥️
@samsamjama144
@samsamjama144 2 ай бұрын
State of somaliland ukdada iska saar
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 4 ай бұрын
Raas jumbo waa cirifka koonfureed ee somalia ugu danbeeyo lkn Kenya ayaa sheegato
@farxaancawil926
@farxaancawil926 Ай бұрын
Magaalada yaa daga? Qabiilooyinkee?
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Maxaa loo hagaajin waayee, meesha taarikhda leh.
@rocky4066
@rocky4066 4 ай бұрын
dowladnimadii aan lahaanjirnay oo qiimaha badneeyd ,calanka waa in dib loo suraa.
@Saciidodinix
@Saciidodinix 4 ай бұрын
Maashaaalaah
@AbdilahiaAhmed
@AbdilahiaAhmed 4 ай бұрын
Qabiilkee deegà
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 4 ай бұрын
soomaali ​@@AbdilahiaAhmed
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 4 ай бұрын
Waa dhul Daarood!
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 4 ай бұрын
Raas caseeyr iyo Raas kambooni waa labacirif ee soomaaliya U fog Raas caseeyr waa xad badeed ayadaana Ka fog looyo caddo ee maabka somaaliya.
@hamzahamud6227
@hamzahamud6227 4 ай бұрын
Odaw waxaa iigu dambeysay waa hore lakin dad kii degaan rasmiga ahaa waa baajuni waliba let gabdho qurxoon let
@HRU20256
@HRU20256 3 ай бұрын
RAAS CASAYR WAA XADKA SOMALIYA U DANBEEYA. LAWYACADO MA AHAN SOMALIYA.
@MohamedYoussuf-f1z
@MohamedYoussuf-f1z 4 ай бұрын
Waxan leeyahay gobahan soyaalka ah wa in la ilaaliyo oo laso xidho korkana laga daado si dalxiiska looga faa'iideysto.Soomaaliya hanoolato.
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 135 М.
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 179 М.
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 251 М.
Safarkaygii Serbia 🇷🇸  || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa
11:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 355 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 228 М.
Jaziirada Soomaaliya ugu quruxda badan.
11:33
DAL IFIYE
Рет қаралды 22 М.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 264 М.
BUURTA SURUD || the highest mountain in Horn of Africa - Buurta ugu dheer
12:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 107 М.
Dalkan 400 oo Muslimiin ah oo keliya ayaa ku nool 🇱🇦Safarkaygii dalka Laos
10:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 85 М.
Jimcaale Deals aragtaa, Fursad cusub aragtaa || Safari Villages.
18:40
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН