3 Bilood oo Safar ah II Maxaan Soo Arkay II Part 1 II - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 13,670

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

3 Bilood oo Safar ah II Maxaan soo Arkay! II Part 1 I - Mubarak Hadi
JOIN our BOOK CLUB: courses.mubara...
Telegram:t.me/mubarakha...
Instagaram: / mubaarakhadi
Titok: / mubarak_hadi

Пікірлер: 74
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 2 жыл бұрын
Inshallah lasoo dheere qaybaha kale e safrkaada khaasattan ka dhulka soomaliyeed. Video walba ood leedahay waxa ka farcama ballanqaadyo videoyayaalkale anaguna wn xiiseyneynaa Inshallah inay kuu suuroobaan onu ka faa'idaysanaan rajaynayaa...
@ahmedyaasiin91
@ahmedyaasiin91 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Waxan ku darsan laha "In umada somaaliyed fahman Marka qof kasta meesha uu ku haboon yahay la geeyo wax laga dhalin karo" omar inshar , iyo mubaarig hadi wax so galisan muqaalo fiican
@sucaadsacdia3476
@sucaadsacdia3476 2 жыл бұрын
mansha allah 𝗨𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹𝗮𝗮𝗵
@xamdicrashiid7109
@xamdicrashiid7109 2 жыл бұрын
Xikmad baan kaa faaidaystaa mar kasta aan ku dhagaysto alla ha badiyo amthaashaada
@hassan_macruf
@hassan_macruf 2 жыл бұрын
M.a ustadi waxan rajeynaa inaad dhaqanada bulshada somaliyedee kala duwan inaad wax ka soo barataa rajeynaa🥰🥰
@Kokokayf
@Kokokayf 2 жыл бұрын
Mahad alle kasokow waxkabadan aaano ku dawaney hadan waxan ansiib uyeeshey inaad noo gutime bosaso wLiba univerSity PozaZo waxa sigaar ii faraxd galiyey inaad so aal kuweydiyey oo si caajiba iga jawabtay ustaad waxan ilhy kaga baryaa in ka yeeelo mid guukeysta labadad darood anaga nagayeelo kuwee waxi losheygey qata lkn ila iyo hada so aal is weydiyaa book gaardso intad guursan waan akhriyey waliba qodobo gaaara lkn buugan wax cajiba ah aan ku arkey baa ah inu lahadalayo shakhsi walba midyar mid weyn mid xaasleh midan lahy isku dheeli tiranan ilhy mahadis weye ustaad guuuuleyso💯🙏
@abdiqaniwarfaa4939
@abdiqaniwarfaa4939 2 жыл бұрын
Xilimaad timid ustaad boorama
@burjiabdishakour2905
@burjiabdishakour2905 2 жыл бұрын
Masha allh horta safar micno weyn leh buu ahaa safarkaagu Anagu hadan dhalinyaro nahy qofka rolemodelka no ah baaba dhacda in aan jaanis u helin si uu noo dhiirigeliyo Oo meelo badan iyo fursado kuugu tilmaamo taas baadna ka dhawajisay qofki waxso bartayba in uu life u khaasa baacsanayo oo dhalinti dib loo eegayn
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 2 жыл бұрын
Allah kudhawro macalin cimridheer cibaado suuban iyo caafimaad taam ah Allah kusiiyo
@arahmanfarah3663
@arahmanfarah3663 2 жыл бұрын
#Dir dhaba inta kaala socota ka mid ahey ustaad mubaarak allaha ku barakeeyo
@burjiabdishakour2905
@burjiabdishakour2905 2 жыл бұрын
Maagaaloyinka kulul dad dhiiran ba ku nool Oo firfircoon m.a bosaso ardaydeeda aad bay u dadaal bdan yihiin puntland iyga gala dugsiga dhexe iyo kan sareba toptenka yacni tobanka arday oo ugu saraysa reer bosaso ba u badan Tusaale sandka dugsiga sare imtixanka shahaadiga ah tobanka u sareeya reer boosaso bay sideed ka mida ahaayeen masha allh
@flastinguled2815
@flastinguled2815 2 жыл бұрын
aad iyo aad ustaad wasidaas aad utilmaamte bahiyahaas dhalinta haysataa wax lafahme yaraaa sidaada cml thanks ustaad
@binglife175
@binglife175 2 жыл бұрын
usatad jabutii maxad uu dhaftay baraka'allah fik
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Siyaadiyiinte saxamada sita ee hambada carabta iyo gaalada isku dilaya ee shacabkana isku diraya illahay ha ka qabto
@cadceed11
@cadceed11 2 жыл бұрын
Waxaan ahay ardaydaada aad ka kuu jecel waxaan aad uga xumahay wakhtigaa aad dhulka somalida maraysay inaan joogin oon Addis Ababa ku maqnaa insha allah marykan oon madax wayne ka moqon doono 2050 ka ayaan ku kulmi doonaa waad ku mahadsan tahay sida freega ah eed wax ii bartay
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 2 жыл бұрын
Maasha allah waa farxad weyn inad istas nbd ku marten wana arin dhirigalinteda wadata,somali meelkastoy joogto nbd iyo horumar I.A, jizakallahu kheyr ustaad war-bixintada quruxda badan shugran
@msciencepo3629
@msciencepo3629 2 жыл бұрын
Merci beaucoup, tu est oublie vraiment mais ils y a des jeunesse qui est suivre tes idées et je te supporte depuis 2017 juste 2022
@shaakirabdullahi389
@shaakirabdullahi389 2 жыл бұрын
يقول الإمام الشافعي في فوائد السفر: تغرب عن الأوطان في طلب العلى وسافر ففي الأسفار خمس فوائد تفريج هم واكتساب معيـــشة وعلـــم وآداب وصحـــــبة ماجد.
@nadranur8463
@nadranur8463 2 жыл бұрын
Mansha Allah walalo aad baan umahadsantahay bulshadu waxay hagaagtaa markii ay kafikiran ama wakhti galiyaan ilaahiisameyay kadib aqligu wuutoosi waxkasta waxaa base uah in qofku uuogyahay waxyaabo kooban ookamid ah sababta loosameyay yaase sameeyay tanteesr lagalahaa
@nadranur8463
@nadranur8463 2 жыл бұрын
Jazakkalah khayr ilaahay hanookaa xifdiyo amiin
@aishabisle8782
@aishabisle8782 2 жыл бұрын
Maashaa allah ustaad waxaan aad ugu faraxsanahay inaan kamid ahaa ardeydii aadka kuula Socon jirey 2018-2019 xaga Facebook ga, guulabadan oo ay nolosheyda gaadhayna talooyin iyo fikrado aad isiisay iga saacideeyeen heerka aan maanta taaaganahay welina aan uhamuun qawo inaan dib uga faa ideysto walow aan sanadihii dhexe aad kaaga mashquulay farxad gaara bey iitahay inaan Markale kaala midoobo xagaagan you tube ka ah , guuleyso abti qaali .
@machadkasalaaxudiin8958
@machadkasalaaxudiin8958 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahy wll
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 2 жыл бұрын
Masha allh ustaad Galkacyo ayaan ku kulana waliba book fair global garden lagu qabsan , farxday ayayna ii ahayd in aan sawir kula galo oo waliba aad buugii garaadso aan ii saxiixdo. Mahadsanid ustaad
@awaaleali1363
@awaaleali1363 2 жыл бұрын
Cajib mhdsanid
@arfonabdullahiadan3879
@arfonabdullahiadan3879 2 жыл бұрын
Masha allh ustad mubarak guulahaa fara bdn ee aad gaadhay runtii waa wax aad time, juhdi dheer ,iyo dadaal dheer aad soo galisay,wxan kuu rajeynyaa guulahaa kuwa ka bdn wan hubaa in aad gaadhidoonto insha allh Bi'Idnilaahil kariim❤🙏🏽🙏🏽
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 2 жыл бұрын
Ilhy haku barakeyo ustaad waxbadanbad nolosheyda kabadashay ❤
@msciencepo3629
@msciencepo3629 2 жыл бұрын
Huno, insha Allah, one day you must visite my conference and my book
@cabdiwali4
@cabdiwali4 2 жыл бұрын
Si wanaagsan ayaad u dhigtay ustaad . Mahadsanid.
@hwo4444
@hwo4444 2 жыл бұрын
Youtubka sida wax ugu kaydsato natus ustad ankA faidnee mahadsanid
@hodanmatan8270
@hodanmatan8270 2 жыл бұрын
mashalaah macalin mubarak alhadi bulshadu haday noqon lahayd sidada oo kale hore wacan ayan gaadhi layhn ilahay hayno barakeeyo dhalinyarada adiguna waxad tahay dhabti hogaamiye saxda ah ee la rabo mashalaah keep going ayan ku leyahay ustaad
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 жыл бұрын
Ala jeceliya dhulka somaliyeed inan dabo iyo dacal ba uga baxo oo aanan hotela dagin ee teendho kaliya aan qaato inkastay meelaha qaar surta gal noqonaynen amni xumo darteed illahy ha ka kor qaade illahy ha isakhiro riyadeeda
@xikmapodcast7588
@xikmapodcast7588 2 жыл бұрын
Muqaal warbixin dalki iyo dadkiba ka xambaarsan ayuu ahaa mahadi hakaagarto ustaad kuwakalana waan kaa sugeynaa insha Allah.
@abdellahaji6575
@abdellahaji6575 2 жыл бұрын
Waa muuqaal wanaagsan ustaad, waan sugaynaa qeybta xigta. Mahadsanid.
@HeersareMedia
@HeersareMedia 2 жыл бұрын
Wax badan oo iga dhex guuxayey, ayaad ku nuuxnuuxsatay oo aad ka hadashay; marka laga hadlayo baahida dhallinyarada haysata. Mahadsanid, Mubaarik.
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 2 жыл бұрын
baydhabo baad ilowdey sheekh
@jubb90
@jubb90 2 жыл бұрын
Dhulka jubbaland layiraah halko magaalo xataa kamaadan tagin oo wax xog ah kama haysid baan filayaa Ustaad Mubarak?
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
M.a guuleysta
@katraosman1905
@katraosman1905 2 жыл бұрын
M.a ustaadi yu re my role model
@msciencepo3629
@msciencepo3629 2 жыл бұрын
We are somali et they are many students master so interrest to you and looking your channel Moubarak hadii...
@Wacdi-podcast
@Wacdi-podcast 2 жыл бұрын
M.a ustaad alaha kubarakeeyo aakhiro iyo aduunba
@shafinor3467
@shafinor3467 2 жыл бұрын
Ustad Alle hano kaa xifdiyo❤
@umucabdullahi3142
@umucabdullahi3142 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaaraka Allah Ilaahy ha ku barakeeyo ustaad Mubaarak hadi aad baa ugu xiranahya barnaamijyadada quruxda badan ee wax ku oolka ah ilaahy ha ku xifdiyo ustaad Mubaarak waxaa sheegtay in ay ka banaanyihiin dalkeena fursado badan aa na luguna barraarugusanayn sida xirfadaha oo kale dhalinyaradeena way iskala wanyiihii xirfadaha waxy u arkaan in ya tahay yasid ama hoos u dhig yacani dhalinyarada waxa baratay markii la gu dhaho xirfadaha barta shaqo waad helysaane way xanaaqayaan oo waxay oran qaarkod walalo waxbaan bartaye maxaa xirfad igu celinaya. marka sidee loo jeclaysiin karaa ustaad in ay ka faaidystaan dhalinyarada fursadahaa ee ay ka mid yihiin xirfadaha
@Xawa_A
@Xawa_A 2 жыл бұрын
Been maad sheegin ma ogola shaqooyinka gacanta laga qabto. Waa wax laga xumaado in dad aan soomali aheen oo wadama kale ka imaadaan shaqooyinkii ay dadkeenu qaban lahaayeen ay qaataan. Waxaa jirta gabadh soomaliya joogta oo maqaayad ka furatay way wayday qof soomaali oo uga shaqeeya waxay dantu ku kaliftay inay dad oromo ay shaqaalaysiiso.
@alliqaasim2943
@alliqaasim2943 2 жыл бұрын
Ustaad Mubarak, barterda ayaa dhigtey safar yer lkin adi si gaar ah micno gaar ah ku samynaysp
@MinaHaji2024
@MinaHaji2024 2 жыл бұрын
Mogadisho goormee ku qabaneee😭😭😭
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 2 жыл бұрын
Masha Allaah caqliga iyo cilmiga Alle hakuubarakeeyo
@yahyeali6540
@yahyeali6540 2 жыл бұрын
Maasha Allaah ustaad. Great journey!
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Thanks wll
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 2 жыл бұрын
Jizakallaahu walal
@ahmedshariif9951
@ahmedshariif9951 2 жыл бұрын
M.a wasafar aqoon khibrad iyo waayo aragnimo isugu jira wan rajaynayna in lahelo dad bulshada wacyi giliya sida ado kale
@mohamudshosman972
@mohamudshosman972 2 жыл бұрын
Masha allah well said 👍
@msciencepo3629
@msciencepo3629 2 жыл бұрын
From Djibouti, why you not visite this countries....
@jamacclaahi1670
@jamacclaahi1670 2 жыл бұрын
Boogaa makahelayaa laasacaanood wll
@Hiigsiganolosha9090
@Hiigsiganolosha9090 2 жыл бұрын
Runtii aniga baahi ayaan u qabay in aan kula kulmo ustaadii si aan talooyin kaaga qaato lkn ma dhicin
@ijabohanshir972
@ijabohanshir972 2 жыл бұрын
Hyh hyh hyh
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 2 жыл бұрын
Wow!fantastic
@ميمونةحسن-ش9ن
@ميمونةحسن-ش9ن 2 жыл бұрын
Mahadsannid ustaad waxaan kamid ahay ardayda gudaha wadanka wax ku bartay dhibaatooyinka ugu wawey ee haysta ardayda waxaa kamida wayi yaraan maankooda lama korriyo muasasadaha tacliimiga ee wadanka kajiraa ardayda kuma ababiyaan in ay maankooda shiilaan. Tacliinta wadanka taalaa waxay ubadantahay korkaxaadis
@SOM24342
@SOM24342 2 жыл бұрын
Mansha allah shp qali Mahadsanid how you teach us what you seem
@abdifatahmohamedhassan1927
@abdifatahmohamedhassan1927 2 жыл бұрын
Assalamu caleykum ustad mubarak intaaso magalo ayaad cagta saartay lakin jibuti kumad darin maxaad iyada u iman wayday wali waanu Ku sugaynaa ustaad
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 2 жыл бұрын
Ustaad suaal
@anisadan1826
@anisadan1826 2 жыл бұрын
Diridhawa 2007 igu danbeyse anigo 8 jir aha ila hadana kenya koga
@msciencepo3629
@msciencepo3629 2 жыл бұрын
Why you not visite my countries then one you visite my book ....i am so interrest for you..
@liibaanmohamed9149
@liibaanmohamed9149 2 жыл бұрын
**Aqoonyahanka lama iibsan karo**
@maxamedkoronto6665
@maxamedkoronto6665 2 жыл бұрын
Runti waxa ugu cajiibsan ee aan ka sheegi karo waa in aad cimilo kala duwan iyo habdhaqan kala duwan misana is raacsan example Bosaso markaad joogtay dad hadal kulul oo su'aalo dhiiran, markaad hargaysa joogtayna dad qabaw oo su'aalo macaan baad ku kala aragtay sax cajiib taasa been ahayn
@mohamedsawahili4795
@mohamedsawahili4795 2 жыл бұрын
Noo sheeg magaalada ugu nolosha wanaagsan intii aad maraysey dhulka Somalida ? Si loogu dhiirado kunoolashahooda dadka u dhashayna ay uga ilaaliyaan nitaaqooyinka .
@arahmanfarah3663
@arahmanfarah3663 2 жыл бұрын
#Dir dhaba inta kaala socota ka mid ahey ustaad mubaarak allaha ku barakeeyo
@hwo4444
@hwo4444 2 жыл бұрын
Youtubka sida wax ugu kaydsato natus ustad ankA faidnee mahadsanid
@MubarakHadi
@MubarakHadi 2 жыл бұрын
Maan fahmin Haawo waydiintaada?
@hwo4444
@hwo4444 2 жыл бұрын
@@MubarakHadi yacnii youtubka xogo muhima sidee ugu kaydsan karaa oo private ii ah ustad
@hwo4444
@hwo4444 2 жыл бұрын
@@MubarakHadi yacnii youtubka xogo muhima sidee ugu kaydsan karaa oo private ii ah ustad
@MubarakHadi
@MubarakHadi 2 жыл бұрын
@@hwo4444, weli maan fahmin, ma dad mise lacag?
@hwo4444
@hwo4444 2 жыл бұрын
@@MubarakHadi sorry ustad casharo ama information xasus ah inaa ku aruriyo Rabaa yoytubka mafahantay hada ustad
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 61 М.
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 45 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
Su,aalaha kulanka guurka ka hor
13:54
Ahmed Rashid
Рет қаралды 649
Sidee Note 📝 loo Qaataa? I #WaydiiniyoWarcelin #31
24:52
Mubarak Hadi
Рет қаралды 10 М.
5 oo aay tahay in aad iska ilaaliso hadii aad arday tahay
10:40
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 29 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН