Dariiqa keliya ee stress ka!! looga takhalluso waaa dikriga allah ,,,gaar ahayan saliga nabiga SC siiqada ibraahiimiyada,,,iyo in laga fogaado Xanta iyo beenta iyo dunuubta idaylkeeed,,, ,qofkii intaas wixii kasoo haray ka raadiya daaawada stress ka wuuu lugo'ay,,,xaqiiqdiii
@ahmedahmed-yt4xf8 ай бұрын
Shukrn ❤❤❤
@asmaxuseen49498 ай бұрын
❤❤احسنت
@Mohamedirshad1148 ай бұрын
Asc Shukran ina Ader لا حول ولا قوة الا با الله الملك القدير Aad u badiya kheyr fara badan ayanu ku aragnaye ❤❤❤
@yurubsalaad91048 ай бұрын
wllhi been maaha aniga illahay daawo iga dhigay intaas 🥲🤲
@somaenglish46238 ай бұрын
Istiqfaarta anigaa tijaabiyey wlhi❤❤
@LeilaMohamed-t6q8 ай бұрын
Allah hakuxifdiyo Mubarak janatul firdowsa Allah hakamartiqado ادخلوا بسلام آمنين
@zahraabdul28618 ай бұрын
Allahuma'ameen Yaa'Rabb! 🤲🏾
@cismaanmaxamuud85258 ай бұрын
خيرالناس انفعهم للناس.alle hak aa abal mariy o wll ♥
@SuadAwil-z7t21 күн бұрын
Manshalaah tabarakalaah mahadsanid ustaad
@fadumoali27718 ай бұрын
ماشآءالله ماشآءالله ربنا يحفظك ويبارك في عمرك وجعلك الله نوراً لى قومك
@abdirahmanjama887221 күн бұрын
جزاك الله خيرا اخي ❤
@MoqtarAbdi8 ай бұрын
ولقد نعلم يضيق صدرك لما يقول فسبح بحمد ربك اقوم من المسجد❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@J0L3D23 күн бұрын
Masha allah ustaad Mahadsanid
@fardowsamaxed55908 ай бұрын
Masha allah muqaal aad u faida badan jazakallahu khyr wll mubarak
@ardaynololeed1488 ай бұрын
mawduuc sida uso jeedisay talooyinka iyo tusmada bixisay Mnsha Allah aad bay u fiican yahiin Alle ha ka abaal siiyo FG: ciwaanka waxad ku qortay English , luuqada dad badan ban aqoon mawduucan an fici laha isku dar labad a luuqadod sidii hore caadad ku ahayd Shukran wll
@ugaskawadanka26238 ай бұрын
Waa run thanks Mubarak. 2022 and 23 ayan jaamacada dhanmeeyay from USA, lakin shaqo ayaa iska noqotay cidhiidhi Alxamdulilah ayan leeyahay. I drive taxi now Alxamdulilah. I look back some times, but I always say Acuudu bilaah. ALLE dhamaanteen khayr ALLE hasiiyo
@salmochannel31357 ай бұрын
M.a walalo halkaa kasii wad samir siinta naftaada i.a wax walbo way kuu hagaagi
@fuaddol64808 ай бұрын
Ma sha Allah erayo xikmad iyo khayr badan leh oo aan aad uga faaiidaysannay. Jazakallahu khayran khathiiran.
@sadiaahmed65838 ай бұрын
Mansha Allah tabarakallah waa runta wlkay waa mahadsan tahya
@ramadanali93685 ай бұрын
Mashaa Allah wll Allah Kayar hgusiiyo
@fadminaabdi31638 ай бұрын
Masha Allah waa runta walalkey illahay ha kaa aka siiyo waanada umada usheegaysid
@maxamedcabdi71538 ай бұрын
Mahadsanid ,runtii waan noo faaiideysay .
@abdifatahhassan-lt8wb7 ай бұрын
MashaAllah jazakaAllah ustaadh Allow kuxafidh.
@hafsahafoosa54638 ай бұрын
جزاك الله خيرا أخي الفاضل
@qarashbadel49778 ай бұрын
Jazaakallah khayra ustad
@MalyunAli-e7l6 ай бұрын
Jasakallaah kheryr wll janadii allaha kaaga abaal mariyo waxaa noo sheegtay talo qof walbana noo sheegin ❤
@CristianoUr-k7f7 ай бұрын
I needed this video more than ever before thanks
@hannanapdilaahi23067 ай бұрын
Mashaa allaah,Jasakallaahu khyr wll mahadsanid💜
@aaoegal9315 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahy ustaad 👏🙏 ( waa u dhibanaaa inaan ka baxo rjeeen I.a )
@Hafza36368 ай бұрын
Manshallh jasakallh khayr ustaad mubarak 👏⚘️
@maymuunomer38298 ай бұрын
Ma.allh barakalah ustaad waxan ku leeyahay jzakalahu khyrul jazaa
ASC ustaad hore uu soco vidéoyada taxliilka noob soo badi
@faysalmohamed31318 ай бұрын
Ustdow google podcastiga noo soo dhig hady mcquul tahy mhdsnid ,inbadan
@AbdinajiibAden8 ай бұрын
Mubarak hadi wll role model bad ii tahy adiga iyo sh mustafa ❤❤
@AbdinajiibAden8 ай бұрын
Wll sare Mubarak hadi haday suuro gal tahay waxan jeclaan laha inan mar un kula hadlo side ku dhici kartaa midaas ado mahadsan
@AbdinajiibAden8 ай бұрын
Maadaama ad ii tahay Role Model wll waxan rajaynayaa inaad ii tixgaliso codsigeyga mahadsanid
@Aylan-mhb8 ай бұрын
Shukran Akhi M.Hadi
@MohammetSharqaawi8 ай бұрын
m.a parakow sayidee inoo soo badi Duruustan faa'ida miidhan leh
@badalbudul78788 ай бұрын
❤shukran ❤ustaad mubarak❤haadi❤❤
@saciidmohamed49468 ай бұрын
Mahadsanid walaal Mubarak 🙏
@naciimoabdi16538 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@nimcoabdikadir33898 ай бұрын
Shukran wll qali
@zamzamahmet14017 ай бұрын
Thank u ustaad
@mohamedqalafdheere42056 ай бұрын
Thanks Mr Mubarak
@AxmedSh.XuseenCumar8 ай бұрын
Thanks ustad ❤❤❤
@MrUnderstand8428 ай бұрын
Mahadsanid waa madsanthy
@mowlidmohamedisse16568 ай бұрын
waad asiibtey Mahad Allaha kaa siiyo.
@TrendToKnow8 ай бұрын
Luuqada cinwaanka iyo midka muqaalka isma lahan
@bilkhyarmustafe39588 ай бұрын
Mahadsanid ustaad🎉
@CaishaCumar-zd7hv7 ай бұрын
Allow ku darajeee
@Tyger23ihhv8 ай бұрын
Mahadsanid ustd
@LeadeRPoy8 ай бұрын
Ustaad ani cabsi ban qaba khasatan hadaan war maqlo mobile laga dawanayo iyo xalada u wadanka ku sugnyhy 😢 mrr Bdn wn ncy nolosha
@abdiazizbilow78268 ай бұрын
Ilaahey hakaa abaal mariyo ustaad ow
@Mohamedsaidmohamed-or8hh8 ай бұрын
best somali content creator 2024
@J0L3D23 күн бұрын
Ustaad hadal jeedinta sifican bad u baratay wanad ku celcelisay dadka bartay bad ka mid tahay dadka qarna way ku dhashaan hadal jeedinta iyo inay dadka ka hor hadlaan ama ay wax u sheegaan
@Mohamettmohamood1018 ай бұрын
Ustad vedios nosobadi i.a❤
@abdihakiinfaysal8 ай бұрын
Ustaad sidaa salada loguu qushuuco barnamij noga soo samee
Waxaan filayaa stress ku wuxu ku badanyahy dadka qurbe joogta ah inkasto aysan ka marayn dadka aan qurbaha joogin alx anigu waligay problem iyo feker ama walwal iguma keenin wax igu dhacay sababtuna waxay tahy inaan anigu necebahy oo aanan xamilikarin in wax aan dhibsanayo maskaxdayda kuso noqnoqdan marka ay igu yimaadan wax dhibaato ah waxaan ka fakara xalka aan iskaga joojinkaro stress koda kadibna go.aan baanka gaara haday yihin wax qadar alle ku dhacayna waanku samra oo taasba naftaydu ku dagtaa oo walwalkoda aankaga gudbaa hadii ay yihin wax aadana iga imanayeyna waxaan qaata go.aanka naftaydu ku qanacsantahy oo waxaas aan kaga saarayo noloshayda haday ku jireen ama aysan iisamaynayn go.aantada qaarkod xitaa hadaysan sax ahayn waxaa iiga muhiimsan daganaansha naftayda
@sahrasahra19138 ай бұрын
Ustaad xagee kala soo xiriira please
@SalmaAbdullhiSalma8 ай бұрын
Ilaahey haka abaal mariyo
@mohamedabdullahi4218 ай бұрын
Soobadi casharadaan ustaad
@abdullahiyakub32358 ай бұрын
2029 maa lagary ustd mise waa 2019
@Hindi-afsomali18 ай бұрын
Ilahow stress ka inaga wada sar 😢😢
@axmedwarfaa74898 ай бұрын
Do something🥰
@samraa138 ай бұрын
Aad ayaa u niyad jabanahay xasuus I xanuujineyso ayaan maankakeyga ka saari la'ahay hal shey uun baan ka fakaraa😢
@Hibajamaa11228 ай бұрын
7sano ayaan lanooolahay xanuunka dhiikarka waxaana kaqaada stress igu dhacay haddana waxaan jiraa 26 sano walina waa lanoolahay😢😢😢 ii duuceya inuu alle iga qaado
@haboonabdi92538 ай бұрын
alle haku caafiyo
@ogaalsaremedia8 ай бұрын
Guuleyso🎉
@EngAlmis29 күн бұрын
❤
@MustafeA.K6 ай бұрын
❤❤
@abrahamofficial48648 ай бұрын
M.a thanks
@hamdianahaaji43928 ай бұрын
Mashallah
@SuldaanFahad-u4x8 ай бұрын
Thanks
@AbdishakuraliAarkahero8 ай бұрын
Alle haka abaal Mariyo wlal
@bilkhyarmustafe39588 ай бұрын
Baal podcast mee ustaad
@abdullahiyakub32358 ай бұрын
M.a ustdkay gii
@Garaadbadan8 ай бұрын
Stress 2 sano ayaa qol migdiya ku jiraa ka dib markii aabahey horteyda lagu dilay allow iga saar dhibkaan wlhi nolol adag ayaa ku jiraa in aan waasho ayaan ka baqaa😢🥲 😢😢😢
@AdenJibriil8 ай бұрын
Allah bari Quran Aqriskana badi asaga ayaa mugdi waliba loogabaxaye
@shamsocali66638 ай бұрын
Samir iyo iimaan alaha kaa siiyo qalbigana alaha kuu dajiyo
Saliga nabiga SC siiqada ibraahiimiyada Ku dhag oo haka fuqin ,,adigoo danbiga ka fogaanaya
@asmahassan56308 ай бұрын
Walal marka hore Ilaahay uga mahad celi inuu fiidyawgan Mubarak sida fiican ugu sharraxay kuu suuragalyay daawashadiisa, intaa uu sheegay salliga nabiga ku darso.