3 GANACSI LACAGTAADA GASHO 2023 - INVEST IN THESE 3 BUSINESSES

  Рет қаралды 54,650

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Жыл бұрын

3 Ganacsi oo Wadankee laga maalgashan karo oo khasaaroohudana yaryahay faa'ido fiican laga samayn karo ayaan muuqaalkan idinkula wadaagaya gaar ahaan Qurbjo-joogta rabta in dalkii ku laabtaan oo dhaqaalahooda ku maalgaashtaan.
Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127

Пікірлер: 140
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Fadlan Subscribe saar Suuqaturkiga kzbin.info/door/3ZH5UMIYsGGLULpYxHMTGQ
@sayidomar5230
@sayidomar5230 Жыл бұрын
Good idea
@bureqobee
@bureqobee Жыл бұрын
Pls kaso hadal crepe business
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Wll website ka turkiga mrkn wx ka dalbado cargo gee ba alaabta iso qaadeysa
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
​@@bureqobee wll crepe ku wa malawax
@bureqobee
@bureqobee Жыл бұрын
@@11naa44 wan ogahay sida ganacsi Loga sameyo
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 Жыл бұрын
1. Ganacsiga Xoolaha nool 2. Waxsoo saarka beeraha 3. Dhulka iyo dhismaha hantida ma guurtada
@sweatcoinsomali7222
@sweatcoinsomali7222 Жыл бұрын
Video ga oo kooban ama point GA muhiimka ah 1:inaad bilowdid ganacsiga ama dhoofinta xoolaha nool. 2: waxsoosaarka beeraha. 3: kaganacsiga hantida magurtada ah.
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib Жыл бұрын
Big thanks bro
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Mahadsanid szb
@nadiramohamed44
@nadiramohamed44 Жыл бұрын
Hooyo guri jooga lacag haysan iska kaa daawata mashaa allah waa talooyin wax ku oola insha insha allah wax uun baan kaa faaidi
@jabibashabkax2349
@jabibashabkax2349 Жыл бұрын
Hoyo maalin uun weey isugu kaa toosaysa hadu Alle idmo.
@samataryusuf1441
@samataryusuf1441 11 ай бұрын
Insha Allah Wakhtigi Wanagsana Wuu Kuso Socdaa. LACAGTA waxa ka Horeeya Fikirka. Tasi Ayad Hada Ku Jirta. Malinka Lacagta Hesho Wd Taqanaa Halkad Wax Ka Bilaabi Lahayd. Illahay Noloshad Jeceshahay Ha Ku Siiyo If Iyo Aakhiraba
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Ganacsiga xolaha anigu wan so maray waalidkay ayaa iibsan jiray ahminka iyo daabaxaba aniguna wan la shaqayn jiray, runtii adhigu isagaa geela ka faaido badan kana risk yar marka qofkii wakhti siiya una go'a wuu ka faaidayaa. Faaido iyo khasaare labadaba wuu leeyahay balse faaidadiisa ayaa badan.
@user-ub4dj8zm3q
@user-ub4dj8zm3q 6 ай бұрын
Nio arigu intee Sano ayuu ahmi ku noqdaa?
@farxaanstationery8771
@farxaanstationery8771 Жыл бұрын
Maashaa Allah Great ideas💡
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Thanks for sharing Zakariye
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon Жыл бұрын
Thank you for sharing these valuable ideas.
@libanali8153
@libanali8153 Жыл бұрын
Maasha Allah jizakallaahu qeyr walaal Zakariye
@muminamohamud9920
@muminamohamud9920 Жыл бұрын
JAZAKALAHU kheyr
@hargeisawi
@hargeisawi Жыл бұрын
Thanks
@unaysyaroow1822
@unaysyaroow1822 Жыл бұрын
Shukran bro zakariye jazakallah Wax badan Kaa faaiday sxb
@saedrage2061
@saedrage2061 Жыл бұрын
Mahadsanid wll.
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha Allah waa mahadsantahay.
@mohamesabdirahman8613
@mohamesabdirahman8613 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb sakariye
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Жыл бұрын
Maansha Allaah, waa fikrado aad u fiican intuba wllahi mahadsanid sxb, soobadi fikradaha
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Жыл бұрын
Mahadsanid waa ra,yi fiican .
@saalimqalinle5466
@saalimqalinle5466 Жыл бұрын
Mashlh wll Zakariye waa mahadsnthy
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 Жыл бұрын
Thanks bro
@hasanadan345
@hasanadan345 Жыл бұрын
Masha ALLAAH wll mahadsanid
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer walaal
@elmihussein3718
@elmihussein3718 Жыл бұрын
Mahadsanid wlle
@IsseAbdinasir
@IsseAbdinasir 11 ай бұрын
Masha allaah
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@ibrahimcollow1789
@ibrahimcollow1789 11 ай бұрын
Manshaalla
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 Жыл бұрын
Thanks Walal
@kaderxopla2183
@kaderxopla2183 Жыл бұрын
NEW SUBSCRIBER
@jannagasho5591
@jannagasho5591 Жыл бұрын
Asalaamu caleykum habaryar zakeriye sidaad dadka uwaanisaid iyo ganacsiga iyo waxqabsada aadbay ufiicantahay ajjer iyo kheyr Allaah haakusiiyo maashaa Allaah. Jazakallaahu kheyran
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Oday lafti zakariye Abdale Alle haku barakeeyo Wll big respect
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
Labrkaga iisoo sheeg wll
@aniizadheeg7703
@aniizadheeg7703 Жыл бұрын
masha aalh wll guulayso
@botanghedi9400
@botanghedi9400 Жыл бұрын
Walaal Zakariye aad ayaad u mhdsn thy, mashruucaas xoolaha ayaan aad ugu fekarayey, wixii aqoon dheeraad ah oo aad ii heil karto inaad nala wadaagto ayaan kaa codsan lahaa. Aad ayaad u mhdsn thy.
@munamohamed470
@munamohamed470 Жыл бұрын
Sekeriye wllo Alle ha ku barakeeyo
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Masha allh zakira abowe aad bn ugu xiranahay KZbin kaga waxana wan ka faaiday Masha allh . Illhy ha ku barakeeyo
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Жыл бұрын
Masha allah wiil caqli badan ayaad tahay ilahay ha ku xafido ❤
@samigabas
@samigabas Жыл бұрын
Ustaad, Casharka ka hor Salaan Qiimo badan ayaa Aan hawada kuu soo marinayaa. Waan ku faraxsanahay in aad Dedaal ku bixinaysid in Dhalinta Soomaaliyeed si uun u dhaqaale koraan. Jazakallah.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Ganacsade Sami Gabas, aad baan kaaga qaaday walal tusaale iyo hal abuur aad dhalinyarada u bilowday waan la socdaa Alle hakugu guuleeyo mashaariicda aad gacanta ku hayso. Hambalyo walal
@alfarajbakar438
@alfarajbakar438 Жыл бұрын
Masha allah walahi fikrada wey ii cajiyey sxb
@abdirahman4809
@abdirahman4809 Жыл бұрын
Runtii ganacsi ga xoolaha nooli wa very profitable, waxa tusaale kugu filan inta badan shirkada Somalida waxay ka taajiren ganacsigan xoolaha wallow
@bassflix5982
@bassflix5982 Жыл бұрын
Subscribed for both channels can you do business for cheese making bro shukran Ramadan kariim🎉
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
We did livestock thanks
@ramadanmaxamed7319
@ramadanmaxamed7319 Жыл бұрын
Jasakalah boqortoyo
@kalidahmedaden2822
@kalidahmedaden2822 Жыл бұрын
Zakaria I am glad by far I came with you as keen follower from Garissa, Ke . I know the efforts and dedications you make to share with us a video on every Friday. God bless your work. Jazakallahu khayra. Kalid A Aden, Fitness Coach.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wa Iyaak Kalid many thanks for input and feedback Juma Mubarak brother
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
Asc zaki
@dahirgeddi7925
@dahirgeddi7925 Жыл бұрын
Waan ku mahad santahay Saad ugu faa iideyso dadkaaga sida caqligaaga aqoomtaada iyo waayo aragnimadaada gancasiga
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Zakariyow Allaha ku barakeeyo, anigoo ka mida dadka ka faaidaystay talooyinkaaga haddana Muuqaaladaada mar walbaa talo cusubaan kasii helaa. Hawshii greenhous-yadana meel baraaro yay marayaan SHUKRAN.
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Жыл бұрын
M.a wan rajeynaa ane inan ku faaiido doono maadama hada aan ahay arday waxbarasho ku jira shoqo la.aan ah jcl in uun maalin uu shaqo bilaabi doono I a adne allaha ku barakeeyo ganacsigaga
@qadiijaali8322
@qadiijaali8322 Жыл бұрын
Allah kaa abaalmariyo walaal
@mohammedabdulahi3122
@mohammedabdulahi3122 Жыл бұрын
My fovrite chanel mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 Жыл бұрын
Asc masha alah waa istihaasha subscribe iyo share iyo like waana kuu sameeyey
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 Жыл бұрын
Masha allllh sakariye ilahay haku xafido xiligii an rabay ayaaad keentay waxaan ku fikiraaa geela isku celintiiisa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal shukran Eebbe hakugu guuleeyo
@tuse2189
@tuse2189 Жыл бұрын
@cama4697
@cama4697 Жыл бұрын
ASC ustaad zakariya waxaan ka codsanaya inaad talo soo siso dhalinyarada qurbaha ku cusub xirafadaha ay muhiimka tahay iney bartaan si ay dhaqaalo fican oo ay wadanki kula laaban karaan u sameyaan dhalinyaradaasna aniga aya ka mid ah waxana rajeyna inaad codsigeyga ii tixgalin doontit
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Masha Allah link sùuqa noo so dhig brother
@ifraaxamaan9543
@ifraaxamaan9543 Жыл бұрын
Asc
@CiiseCabdi-re4gh
@CiiseCabdi-re4gh Жыл бұрын
Waxsoosarka beeraha soo badi
@ifraaxaxmed7278
@ifraaxaxmed7278 Жыл бұрын
Asc wll Aniga ilaa sootali waxaan ahay hooyo macalimad ah wax xirfad malihi shaqaalanimadi wankadaalay
@hm-vs7kd
@hm-vs7kd Жыл бұрын
Asalaamu caleykum walaalo Shirkada boodari mills amaa aqbaar naga siin kartaa. Sheer ayey bixineysaa leygudhahay.
@jimcaleyare8542
@jimcaleyare8542 Жыл бұрын
Walaal.zaki Waad mahdalsnthy Million times Waxaan u bahaaanahay meel aan kaagaala Soo xiriiro ayaan rapaaa plz what's up kaaga Soo qor
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 Жыл бұрын
Mhdsanid zakriye abowe
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@exolandarmyhowaboutthat6912
@exolandarmyhowaboutthat6912 Жыл бұрын
ALLAAH ha inoo kaa xifdiyo walaalkey wax badan ayaan kaa bartay 2 isbuuc lasoo dhaafay aan KZbin kaaga follow gareeyay.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
MashaAllah soo dhowow walal
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 Жыл бұрын
3 duba dhul uma dhacan
@relaxingtv2901
@relaxingtv2901 Жыл бұрын
Asc ustaad waxa soomaliya ka bilowday barnaamish kobciye ay u bixiyeen marka qiimeen ku samee
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Asc first one thanks
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
bravo
@Shamuueet
@Shamuueet Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye n
@isamaciilreschdorma1422
@isamaciilreschdorma1422 Жыл бұрын
ASC WLL
@abdurahmanmahamad5188
@abdurahmanmahamad5188 Жыл бұрын
Beeraha iyo dhulka ayaan aad u daneeyaa Gaar ahaan greenhouses ka
@hananhajiibrahim6485
@hananhajiibrahim6485 Жыл бұрын
Wall wadku mahadsantahay fegredahaaga wanagsan balse aan kuusheege qiimaha xooluu hal lambar manoqdaa ee wa aykaladuwanyhii
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 Жыл бұрын
Mansh Allah Folowers lagu aad bay usocdeen waxaan kugu xidhnaa ilaa 10k follow ka hooseeya hore u soco Bro wax yarwanagsan baanu kaa faaiidnay
@Fays2010
@Fays2010 Жыл бұрын
Mudane xoolaha waa nafley u baahan biil sidaada oo kale marka ogow waxa laga helaayo Ma aha markasta complete success
@Respect_434
@Respect_434 Жыл бұрын
Waan idin salamay sxbyaal waxan idinka codsanayaa haduu jiro qof iibsaday qalabka ranjiga ama pdf kiisa si aan isku kaashano replay
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Жыл бұрын
Beeraley igu so xir anigaa beerha jcl wan kala shaqeen ahaay runtii hadey xamar meel udhaw joogan
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Жыл бұрын
Like Saara video!!!!!
@muhanadsave
@muhanadsave Жыл бұрын
Ariga Qorsha aan jacelhy inaa sameyo mudo 6bil niyada ku hayaa balsa qarashka ma awoodo meel lagu xanaaniyo u bahan tahay i.n waa sugaa waqtiga aan helo
@hamdamaxamed6708
@hamdamaxamed6708 Жыл бұрын
Ila so hirir qofki oo bahan in xol loga ibyo dalki
@wararkadahsooniyokashaqayn3969
@wararkadahsooniyokashaqayn3969 Жыл бұрын
Asc sakariye anigu dharka ayaan iibya waxaan doonaayey in dharka Turkish aad iikeento hargiesa ayaa joogaa dadka suuqa ku iibiya ayaa ahay
@fadumowarsame8084
@fadumowarsame8084 Жыл бұрын
Somalida xoolaha ma fahamsana waana mid kamida khayraadka dabiicigaa dalkeena
@bashiirsalaad7709
@bashiirsalaad7709 Жыл бұрын
Xoolo in la tabco waxaa ka horeysa Calafkii ay cuni lahaayeen in la beero ama la diyaariyo waayo xooluhu inta badan xilliyada abaarta ayey dhamaadaan hadaba sida xilliyada abaarta loo maareyn karo muuqaal ka soo samee sxb waad ku mahadsan tahay dhiiragalintaada
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Waa sax walal Ganacsi aan caqabad lahayn majirto balse waa la xalin karaa biyo iyo calaf la beero ayaa kaa xiga bilow ahaan. Mahadsanid
@Soyaal226
@Soyaal226 Жыл бұрын
INSHA ALLAH sanadkaan ayaa ku biiri rabaa vedio gaane dhiira galin ayoo ii sii yahay Waxaan jeclaalaha inaa qalabka beeraha inaa vedio badan noogo soo samayso
@mamancade9327
@mamancade9327 Жыл бұрын
Asc sakariyow waxan ubahany mashinka biyaha cusbada loga saro
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 11 ай бұрын
Sxb qiimaha bakery machine ii sheeg
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 Жыл бұрын
Ustaad walal hadaan ka ganacsado xoolaha hadii markaan sii iibiyo la qal qalo oo nafta la dhaafiyo aaqiro mala ii haysto
@Respect_434
@Respect_434 Жыл бұрын
Ustaad horta wan ku salamay run ahaantii waxaa tahay qof jecel in uu dadka wax uun u faaideeyo balse fariimaha aan kuu soo dirno kama soo jawaabtid
@kowtintarax7636
@kowtintarax7636 Жыл бұрын
Ustdat waxaan rabaa inaan sameeyo 2bo ganacsi 1 kalluunka 2 iibka xoolaha gaar ahaan ariga
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Somaliduu wax iibis iyo kreem samees uun bay yaqaaniin😉
@yoesef_awga
@yoesef_awga Жыл бұрын
Sxb London alaab inta laga gado wadankii ma loo dhoofin karaa oo malagu sii iibin karaa sida maryahaya iyo kabaha hadii aad garanayso meel jumlada laga helo address keeda ii sheeg mahadsanid
@isamaciilreschdorma1422
@isamaciilreschdorma1422 Жыл бұрын
ASC WLL zakarye waxan haysta miilix ama ciibo farabadan faadlan maad ii gaa cawin karta siidan suuq uu ku heli laaha waxan raajaynaya ii naad ii soo jawabto Mahadsanid wll
@falismaxamuud7013
@falismaxamuud7013 Жыл бұрын
Aboowe xagee kaala soo xiriiraa Turkish Ayan alaab karabaaye
@yuusufabdi5616
@yuusufabdi5616 Жыл бұрын
Sheekadii ganacsigu waa xidhanyahay hada garad orad dagaalka gal meeshana iska xidh mahadsanid
@user-bd9hd2wo9o
@user-bd9hd2wo9o 9 ай бұрын
M.a sxb xolaha dadka ma oga lkn wa ganacsi ad faido u leh
@kowtintarax7636
@kowtintarax7636 Жыл бұрын
Asc wll wankusobiiray
@sucaadsaiid7136
@sucaadsaiid7136 Жыл бұрын
Wll sakariye waxad noso gudbisa gabdhaha intey waxbarten shahadadodi wax ku wayey oo guryaha fadhiy fursad ay kafaidaysan karan iyo lacag yar aykubilabi karan wll
@farhiyagaabow6235
@farhiyagaabow6235 Жыл бұрын
Why not like kugusariwayay
@ubaxladen5876
@ubaxladen5876 Жыл бұрын
Habar fadhida lagdini lafudud
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
Soomaaliya dhibta ka jirta waa Roobkaa ku yar Caws iyo biyo ku filan loo heli maayo Abaar baa imanaysa halmar bay kaa baa ba ayaan xoolihii inta ugu badan
@CnaasirCiise-px1mg
@CnaasirCiise-px1mg 5 ай бұрын
Fikirka xoolaha wuuficanyahay lkn dhibkajira wadanka malahan dhir uudaaqo
@user-ov8yh2gj1x
@user-ov8yh2gj1x 6 ай бұрын
Orgiyada hooyooyinkooda mataana dhalka ah ayaa lagu daraa ariga
@fadacosman8091
@fadacosman8091 Жыл бұрын
Sadexdaba sanadkan ayaan tijabiyay
@CadeQarawe
@CadeQarawe Жыл бұрын
Ma ku guuleesatey
@daahircanda7273
@daahircanda7273 Жыл бұрын
Sidee uga hoRtagi karaa xanuunada xoolaha iyo biyaha la'aanta Mideeda sidee xoolo calaf loogu sameeya Cilimigaas meesha laga Barto noo soo faah faahi
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Жыл бұрын
Zxb ganacsi 1k$ kasameen Karo igu cawi 😭🙏
@somalia80
@somalia80 Жыл бұрын
Kkkk qosolka waa iga kaftan pro lakin ganacsi 1$ lagu bilabi karo waxay ilatahay waa adoo alaabta yarayar intaad soo gadatid schoolka aad dhigatid ku gada
@CadeQarawe
@CadeQarawe Жыл бұрын
Makhaayad shaax ku furo Ama miis alaab saarantahay sida kabo ama dhar
@abdirahmaanhassan6633
@abdirahmaanhassan6633 Жыл бұрын
@@somalia80 suasha la.idiin weydiyay maba adan fahmin maxa jwb ku keyay hal dollar mahan ee waa kun dollar 1k
@Larasamira1
@Larasamira1 Жыл бұрын
Asc . xagee lagaala soo xidhiidhi kara si private ah wll qof qurbaha jooga o u baahan qof aamin ah o fikir is dhaafsadan ayan ahay 🙏🏾
@abdullfitahabdullahi3372
@abdullfitahabdullahi3372 Жыл бұрын
Aniga Canada’ jooga Oo fakarkaan igu jire Abaayo halke joogta adiga
@Larasamira1
@Larasamira1 Жыл бұрын
@@abdullfitahabdullahi3372 Germany 🇩🇪
@Mataancoffee
@Mataancoffee 8 ай бұрын
3000 ayan la ahay adna dhunta aya naga soo rideysaa
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Жыл бұрын
Qof lgu kalsoonan karo
@DOONE24
@DOONE24 Жыл бұрын
waxan is idhi miyigii ayaad nagu celinaysaa sxb
4 Ganacsi oo 2000 ilaa 500 $ ku bilaabi kartid.
16:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
FIKRAD GANACSI OO SUUQA SOOMAALIDA KA MAQAN
11:17
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 70 М.
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
KUN DOLLAR KU BILOW 3 GANACSI 2023 - INVEST 1K
10:52
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 59 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 88 М.
4 MASHRUUC GANACSI AAN HUBO IN LACAG LAGA HELAYO
13:00
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 74 М.
FIGRADO GANACSIYADA JUMLADA - 4 WHOLESALE BUSINESS IDEAS
9:42
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 51 М.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 311 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 86 М.
3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN
9:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.