3 FIGRAD GANACSI OO DALKII LAGA SAMAYN KARO - WERSHADO YAR YAR

  Рет қаралды 31,975

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Fadlan Like & Subscribe saar Muuqaalka 2 Werhsadood magacyadooda oo qoraal ah 1. Bottle Blow Moulding Machine 2. Paper Cup Making Machine
@faadumomohameth1127
@faadumomohameth1127 Жыл бұрын
Wll gacaliye waan daawaday video yadaas janalkaagana waan kuxidhnahay muuqaal kastaad soodhigtana waan kawar qabaa mashruucyadaas waxba wali iigama suuroobin blse waan kuraja weenahay dhalinyarada intii awooda inay ganacsi bilaabaan habilaabaan jaaniskiina kafaaiidaysta dhalinyaro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
InshaAllah walal Alle hakuu fududeeyo hamigaaga inaad guulaysato ayaan rajayn
@Khatra_abdirahman
@Khatra_abdirahman Жыл бұрын
Walal intee lagahelkaraa Kenya joogaa wan jeclahay hormarka aad noosogudbiso
@mohamudibrahimosman9268
@mohamudibrahimosman9268 Жыл бұрын
Wll aada umahadsantahay meela laga soo xiriiro mai sheegi kartaa
@Worldwide-d8d
@Worldwide-d8d Жыл бұрын
Wll zakaria waxa kaso hadasha somalia import Dadka La wadaag dhaman waxyabaha so import garyeno. Qaasatan cuntada. Canaha Waliba kuwa Almarai.
@yasinmohamed1795
@yasinmohamed1795 Жыл бұрын
Firkadan Ganacsi aad dhalin yarada siisid aduunka lacag ayaa lugu bixiyaa Mahadsid faaidada aad mar walba dhalin yarada u soo kordhisid 🙏🙏
@ShaaficiXuseen-ms4rb
@ShaaficiXuseen-ms4rb Жыл бұрын
Talooyinkaagii wn ku macaashayy allah haku barakeeyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
MashaAllah waa war wanaagsan Alle hakuu barakeeyo walal
@shaakiromar7311
@shaakiromar7311 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Khaled_Yusuf
@Khaled_Yusuf Жыл бұрын
Qiimayaasha nala soo wadaag waa fikrado fiicane.
@sameerayousef8047
@sameerayousef8047 Жыл бұрын
Masha alah fikrad qiimo leh barak alah fik
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wa fiik akhi soo dhowow
@mustafexasan2260
@mustafexasan2260 Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@Aliozkii-
@Aliozkii- 9 ай бұрын
WlHi macalin Aad bd umahad San tahy waaa Fikir ugu jir ilahey khayr haku siiyo
@abdiazizrashid7971
@abdiazizrashid7971 Жыл бұрын
Jazakallahu khayr wll zakariye
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
Mahadsanid wll fikrado fiican weeye
@Ozanto610channel
@Ozanto610channel Жыл бұрын
Pro tnx
@MandekDuale
@MandekDuale 11 ай бұрын
Jazaakalah wll
@AnabSaeed
@AnabSaeed 6 ай бұрын
Manshallh wlky shugran ❤
@foosdarleeg
@foosdarleeg Жыл бұрын
Ilaahey haku dhowro Walsall qaali ah ayaa tahay maanta ayaan ku soo biiray channelkaaga.
@husienaadan401
@husienaadan401 Жыл бұрын
Ustaadow mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan Xuseenow
@FursadahaNolosha
@FursadahaNolosha Жыл бұрын
Mahadsanid wall waa fikrado wanaagsan tiiba tan udanbaysa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@KaraniKarani-rm8bo
@KaraniKarani-rm8bo Жыл бұрын
Wa mahat san tahay wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Жыл бұрын
Ilaahay ha ku xafido.
@ahmedgaas4373
@ahmedgaas4373 7 ай бұрын
Asc sxp sakeriye, saaxiib warahada qasacada ama yaanyada kajab ubedesha Information maka haysaa
@abdulaahiqaamo1221
@abdulaahiqaamo1221 Жыл бұрын
Mahadsanid sxp
@FARHANDAHIRR
@FARHANDAHIRR Жыл бұрын
Waan kaa faaiidnaa sxb mahadsanid🎉🎉🎉🎉
@kaafiahmed782
@kaafiahmed782 10 ай бұрын
❤mahadsanid ❤
@kalamaaniskumaan8434
@kalamaaniskumaan8434 Жыл бұрын
Keep going you are amazing
@Alishakiraqayar
@Alishakiraqayar Жыл бұрын
Jasakalah sxb
@aaminodaahir8229
@aaminodaahir8229 Жыл бұрын
Masha allah shugran wll
@baylood.germany
@baylood.germany Жыл бұрын
Asc Suldaan Zakariye waad mahadsantahy marka hore warshada caagadaha samaynaysa cagadaha la daadiyay miyaan dib usoo guraya ka dibna dib u warshadayna iyada oo noqonaysa caagad marka jadida mise dibada laga so gadanaya mahadsanid
@xabiibomaxamed4833
@xabiibomaxamed4833 Жыл бұрын
Sakariyow waxan ku waydiinaya ma haysa shirkad yar oo tamaatada baked ka dhigirta?
@AxmedAbdisalam
@AxmedAbdisalam Жыл бұрын
Thanks
@nimaali5444
@nimaali5444 Жыл бұрын
Bottle blow mounding machine Ayaan raba wll
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@waheliye44
@waheliye44 Жыл бұрын
Keep going bro from cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Thanks Brother
@abdirahmanmacalin22
@abdirahmanmacalin22 Жыл бұрын
Asc ww Zakaiye qiimihii ma aada sheegin
@faadumomohameth1127
@faadumomohameth1127 Жыл бұрын
Wr sakariye bal xaga dhalinyarada uleexo cida kudaawanaysa dhalinyaray ubadantahay dhalinyaraduna mashruucyadaan awood Uma hayaan oon anigu ugu horeeyo🥰
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Walal anoo taa ka war haya ayaan ba muuqaalo 1000 dollar kliya ku bilaabi karaan u sameeyay hoos la daawo playlist kan. Markaa waa in labada dhinac ba la isku wadaa waana sida aam sameeyo. Mahadsanid kzbin.info/aero/PLj1POCZlvMFjtXI3uaDqUqbasFewXe64E
@ladaneylove1438
@ladaneylove1438 Жыл бұрын
Walalo dalka turkiga ba dhar ka raba side ku heli kara mideda kale ganacsiga meqa ku bilabi kara
@dimplequeen6297
@dimplequeen6297 Жыл бұрын
Kula mid baan ahay ee hadaad wax information kahesho ila soo socodsii xppty 😊
@abdihakimsmail8457
@abdihakimsmail8457 11 ай бұрын
Waxaas ooo warshad ah waxaa caqqbad ku ah Koromtada ama laydhka
@osmanismail1407
@osmanismail1407 Жыл бұрын
sekeriye dhamaan wershadahan waa ay jiraan waana laheli karaa cidii caagag ama tag awey rabta waa la helayaa sida muqdisho ama bosaso ama hargeysa
@Worldwide-d8d
@Worldwide-d8d Жыл бұрын
Caagat qimaha Meqa waye wll
@mohamedabdilahi1107
@mohamedabdilahi1107 2 ай бұрын
Hargaysa miyay ka jirtaa warshada one time cunada iyo shaaha
@sunduscali7355
@sunduscali7355 Жыл бұрын
walaal 3sano ayaan janalkaaga kuxernahay aad waxan urabilahaa warshada caagadaha
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 Жыл бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️❤️❤️🌹🌹✅✅✅
@xamdiwahiir9272
@xamdiwahiir9272 11 ай бұрын
Intee kaalaso xiriiraa wll
@honabdirahman6000
@honabdirahman6000 Жыл бұрын
M.a
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 Жыл бұрын
Likta waa iga horeyasaa
@leylomaxamed1185
@leylomaxamed1185 Жыл бұрын
Waxan u baha nahay mashinka teg aweyga sideen ku heli karaa
@lulali8651
@lulali8651 Жыл бұрын
Waxa looga baahanayaha baca kenya oo kale oo xoolaha hadeey cunaan aan waxa u dhimeen soo raadi.
@leylomaxamed1185
@leylomaxamed1185 Жыл бұрын
Paper cup making machine siden ku heli karaa
@mohamedabdilahi1107
@mohamedabdilahi1107 2 ай бұрын
Wlll paper cup machine ma kuu hirgalay wllo iso qabo
@lafooletv9506
@lafooletv9506 Жыл бұрын
Meqa la gada tan Saliida
@abdirizaksocial4184
@abdirizaksocial4184 Жыл бұрын
Adiga waxaan kugu cambareynaa Masheegtid mesha ganacsigaan laga helaayo
@SagalMohaned
@SagalMohaned 9 ай бұрын
TURKI YIDHI MELO KALE KASO DAAWANY
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 Жыл бұрын
Sakariyow beer ayaan fashay ceel ayaan u qoday walina wax abuur ah kama sameynin maxaad igula talin laheed maadaaba macaamiishada ahay mudo dheer
@dahirabdikhadir2912
@dahirabdikhadir2912 Жыл бұрын
Wll ceelka imisa ayaa lagu qodaa ado mahadsan
@odayhebel868
@odayhebel868 Жыл бұрын
Runtii qof daacad ah baa tahay
@nasirjimcaale5357
@nasirjimcaale5357 Жыл бұрын
Mida caaga coffee soo saaraysaa hargeisa way ku taalaa
@mohamedabdilahi1107
@mohamedabdilahi1107 2 ай бұрын
Nasir sxp isoo qabo
@daadir3042
@daadir3042 Жыл бұрын
Number WhatsAppkaaga iii soo qor Zakariyo
@hasanadamfarah-in5kn
@hasanadamfarah-in5kn Жыл бұрын
Sxp mahadsanid🙏
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 66 М.
GANACSI MAGAALO KASTA LAGA FURI KARO FURSAD FIICAN LEH 🐪🥛
11:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
FURSAD GANACSI  WARSHADA BUSKUDKA
9:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 17 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 97 М.
Sideed ku heli kartaa Fikrad Ganacsi oo Macaash keenta
6:34
3 GANACSI LACAGTAADA GASHO 2023 - INVEST IN THESE 3 BUSINESSES
11:32
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 56 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
The Ancient City That Mastered Water
9:09
Primal Space
Рет қаралды 2,6 МЛН