3 Hacks To Being More Productive I - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 58,286

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

3 Hacks To Being More Productive I - Mubarak Hadi
Follow me on:
Telegram:t.me/mubarakha...
Instagaram: / mubaarakhadi
Titok: / mubarak_hadi

Пікірлер: 182
@Clutch_King19
@Clutch_King19 2 жыл бұрын
1- Downtime productivity 2- 5 minutes Rule 3- Productive procrastination 👉💯💫
@umatikakitchen2498
@umatikakitchen2498 2 жыл бұрын
masha allah ustaad jazakallahu khayr aniga 15 juz oo quraan ah ban xifdiyey ano umul ah intaan ilmaha naaska siinaya inaan mobilka appka quraanka laso baxo o akhriyo subaxdi aroorti baan ka bilaabi jiray ila habenki mar kasta oo aan u fariisto inaa nuujiyo ban akhrin jiray alx illahay wa igu guuleyey walow hada aan dayacay
@mariamohamed4000
@mariamohamed4000 2 жыл бұрын
Congratulations ustad Mubarak hadi💯🥳🎊100k Subscribers
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Mabruuk💕👏
@aadanmohamud1302
@aadanmohamud1302 2 жыл бұрын
Congratulations Ustaad u hit 100k Mansha Allah
@aadanmohamud1302
@aadanmohamud1302 2 жыл бұрын
Anigaa Marqaati kaga ah Xaqiiqdii keep going ustaad
@saladaahmed682
@saladaahmed682 2 жыл бұрын
@@aadanmohamud1302 0
@sarahabdallah3128
@sarahabdallah3128 2 жыл бұрын
Aada umahadsantahy Camuu Mubarak, runtii muuqalkan wax bdan buu iku kordhiyey. Mida kale aniga waxaan muuqalka hada aan daawanaya uga faa'idestay my downtime. Aroorti hore waxaan xaafada kaqabtaa shaqo guri oo quracdi sameeya so intaan kitchen ku jiro waxaan dhageesta daily podcast iyo muuqaalo aan uqorsheeyey maalinta. Sidoo kale markaan usii socdo meel waxaa boorsada iku jiro book bishas aqrinaya oo ugu faa'idesto intaan bus saaranahy. Ustad muuqaladada waxay kamid yihiin waxyaalaha hormar bdn noo horseeday Thank you,
@Quraanrecitationmedia
@Quraanrecitationmedia 2 жыл бұрын
My role model
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 2 жыл бұрын
Saaxiib, fadlan ku dedaal Af-Soomaali faseexa inaad ku hadasho. Dadkaad la hadlaysaa waa Soomaali; qaarkood Soomaaliya jooga oo aan fahmayn kalmadahan badan English ah. Ugu yaraan kalmed Soomaali ah oo la macne ah sheeg. Mahadsanid.
@shuhabgirlschannel399
@shuhabgirlschannel399 2 жыл бұрын
Thanks teacher
@sadamabdallacazaam7171
@sadamabdallacazaam7171 2 жыл бұрын
Mashaa allah #ustadimubarakhadi am up to hours before work every morning 3a.m working out feeding my Brian with ur powerfull. You bring me to tears every time!The connection with my journey and your wisdom has opened up the door I've been bushing for years .thank u and I love.
@ahmedbarkhad5265
@ahmedbarkhad5265 2 жыл бұрын
Ustaad Marka hore waan kuugu hambalyeenayaa oo ku bogaadinaya isbedelka xawliga ah ee ku socda Channelka , si khaas ah inuu gaaray 100k oo rukun . Tan xigta , Adoo Mubarak ah hadaad ba wakhtigaaga, wax-soosaarkaaga iyo karaankaaga aad saas u beekhaaminayso intee in le'eg baynu anaga baahi u qabnaa . Eebbe Wayne ha inugu wada hago oo hana sugo . Mowlaana Mubarak Mahadsanid oo Maamuusnid.
@صوماليةوافتخر-ت2د
@صوماليةوافتخر-ت2د 2 жыл бұрын
Thanks ustaad mubaarak haadi roll model iitahay keep going ustaad ❤
@SuadAwil-z7t
@SuadAwil-z7t 3 ай бұрын
Manshalaah ustaad ilaahay cilmiga ha ku barakeeyo ❤❤❤
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 5 ай бұрын
Mansha Allah tabarakallah
@Suulcayn
@Suulcayn 2 жыл бұрын
Alle Haku Barakeeyo Ustaad
@mcckkadiye6955
@mcckkadiye6955 2 жыл бұрын
Asc Ustaad, Dambigaga iyo midka walidkaa Allaha dhafo. Wlhi wax badan ayaaa Nolosheyda kabadashay💯 Jazakalahu Kheer.
@hindahashi7018
@hindahashi7018 2 жыл бұрын
Thank you ustaad Xaalad aan ku sugnaa baad kahadashy runtii video gan waqtigisii baan arkay balnteenu waa 5 minute rule
@jaamacmaxamed9345
@jaamacmaxamed9345 2 жыл бұрын
Mashaa allaah Ninkaa dirisle cabdi isleegyihiin
@muminochanel5191
@muminochanel5191 2 жыл бұрын
Manshallah tabarakallah brother Mubarak Hadi. I believe the 5 minutes rule will change my life, and I’m starting today inshallah. You can’t imagine how money books are at my house, and I didn’t even finish one of them, but I’m gonna try the 5 minute rule now 09/06/2022 .
@shuhabgirlschannel399
@shuhabgirlschannel399 2 жыл бұрын
100k congratulations
@abdihakimchine7952
@abdihakimchine7952 2 жыл бұрын
Thanks prother
@vidasi7735
@vidasi7735 2 жыл бұрын
Thanks ustaad sifiican ayaad noogu faa’idaysay.
@cafiifa241
@cafiifa241 2 жыл бұрын
Qof hadal aad ka maqashay baa naftada badali doono isma dhihi jirin shukran macalinkeyga inbdn baan kaa faiday nafteydine waad badashay jazakallahu kheir
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 2 жыл бұрын
Maasha Allaah, waa talooyin fiican. Anigu 2013 baan block time allocation sameeyey, ilaa hadda waan wadaa, wax badan baan soo qabtay. Alxamdullaah.
@ducaysane1133
@ducaysane1133 2 жыл бұрын
Ana since 2014 kii
@cawkecabdi7745
@cawkecabdi7745 2 жыл бұрын
Mashallah mubarik hadi nin somalida kaalin wayn ugu jira
@MohamedIbrahim-zu3ri
@MohamedIbrahim-zu3ri Жыл бұрын
Masha alah mahadsanid. Sideebaan ustaad u samaysan karaa KZbin LIBERTY.
@mohjeekeyaadan8671
@mohjeekeyaadan8671 Ай бұрын
Ma.shallaha
@abdiilahhussein5032
@abdiilahhussein5032 Жыл бұрын
Jazakallah macalin
@mohamudabdi9484
@mohamudabdi9484 2 жыл бұрын
mahadsanid macalin, eebe hakaa abaalmariyo dhiirigalintaada
@nimcomaxamud9331
@nimcomaxamud9331 2 жыл бұрын
Barakalah ustaad shaqo ficn baa noo hysa rabi haka abaal mariyo no soo badi insh allah clipyada noocaan
@halalpolice23
@halalpolice23 2 жыл бұрын
Maasha Allah TabarakAllah wad dadalaysaa Allahumabarik
@abdihakimchine7952
@abdihakimchine7952 2 жыл бұрын
Adna dadaal
@SacdiyoYusuf-kk9yt
@SacdiyoYusuf-kk9yt Жыл бұрын
Mansha aallah
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Mnsha allah ustad mubaarak alle xafdiyo
@ismailyg3493
@ismailyg3493 2 жыл бұрын
M.a ustaad hadan dawaneyey muqaal aad duubtey 2018 caadoyinla dadka guleystey muqaalkana marku iso dhacey aad ayaan ugu farxey hadyad ahaan mahadsanid ustaad jazakallahu khayran
@nimcomaxamed9114
@nimcomaxamed9114 2 жыл бұрын
Yaa rabi yaa Allah ustaadi janadii fardooso Allah ku siiiyo labada daarood aad ayaa wacyigeega iyo waayaheega wax ugu badashay thanks for your help
@raadsanreeb
@raadsanreeb 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Ustaad waa Farsamooyin Faa'iido badan oo Qofka wax soo saarkiisa si fiican usii fidin karo, Jizaakallah Khayr.
@Markaawi9
@Markaawi9 2 жыл бұрын
ma aaqiradana halaxasuusnaado waxa ugu wanagsan ee la aqriyo waa quraanka kariimka
@rayanadam4762
@rayanadam4762 2 жыл бұрын
Shukran Adeero😊💞
@AhmedMohamed-mv3ng
@AhmedMohamed-mv3ng 2 жыл бұрын
Keep goin
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Thank you too much sir🙏🙏
@cuukekilweshirwac1110
@cuukekilweshirwac1110 2 жыл бұрын
Ustaad alha haku sharfo aakhiro iyo aduunba .
@safiaduco_daahir
@safiaduco_daahir 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
Madha allah ustaad aad buu darsigaan inoo anfacayaa shukrn shukrn
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@Motiva345
@Motiva345 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله my ustaad you r m’arole model
@abdiladif9525
@abdiladif9525 2 жыл бұрын
Keep on ustaad
@saidaxmedshire7871
@saidaxmedshire7871 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad caqabad in badan ihaysatay baan xalkeedii kaafaaiday
@muna3081
@muna3081 2 жыл бұрын
Ustad waqtigaga oo qali ah baad hadana wax qaliya nala wadaagtaa Allah ku barakeyo
@hwo4444
@hwo4444 2 жыл бұрын
Ilhy haku barakeyo bumarak
@khadraaadan2168
@khadraaadan2168 2 жыл бұрын
Maansha alllh
@abdikanihariir7571
@abdikanihariir7571 2 жыл бұрын
Mnsha alllh ustaad alle haku xifdiyo Runtiii boos muhiimaad nogu jirataa
@naimamoha4701
@naimamoha4701 2 жыл бұрын
masha allaah ustaadi dhiiri galintaada🥰🙏
@abdihakimchine7952
@abdihakimchine7952 2 жыл бұрын
You have to fallow this thre concept OK
@mustafeliiban2991
@mustafeliiban2991 2 жыл бұрын
Hambalyo ustaad Mubarak haaddi Inaad gaadhay 100k oo subscribers ah. Dedaal iyo hawlo badan aya dhalinyarta soomaalida uhaysaa allah hakaa abaalmariyo.
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
Mahadsanid in badan walalkay
@kamg3450
@kamg3450 2 жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka Allah جزاك الله خير الجزاء
@abdoulkarimdjamaguedi8360
@abdoulkarimdjamaguedi8360 2 жыл бұрын
Mâcha Allah bro Mubarak Hadi
@Asmaamohamed-zt5ll
@Asmaamohamed-zt5ll 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad mubarak Hadi
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 5 ай бұрын
Waa runta wll waa mahadsan tahay
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Thanks 😊 ustaad
@abdihakimchine7952
@abdihakimchine7952 2 жыл бұрын
How are you sister
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
@@abdihakimchine7952 Alhmdullilah
@canabmuktar102
@canabmuktar102 2 жыл бұрын
Very useful topic
@abdirizakmohamed1751
@abdirizakmohamed1751 2 жыл бұрын
Jazaakumulaahu khayr ustaad
@hanimohamed4552
@hanimohamed4552 2 жыл бұрын
Mashallah🥰 Allaha ku barakeeyo,rule cajiib wakhtigii loogu baahi badnaa buu yimi videoga🙌❤👌
@Issechannelyoutube
@Issechannelyoutube 2 жыл бұрын
Thanks ustaad jazakal laah ilaah ha kaa abaalmariyo wanada aad nawaanisay ustad waan kugu dayandonaa i.a
@abdirazackkhalief1343
@abdirazackkhalief1343 2 жыл бұрын
ilaahay dartiisaa kuu jeclahay ustaad mubaarak
@haniadanshire3740
@haniadanshire3740 2 жыл бұрын
mansha’allah allaha ku sharfo
@princecj3450
@princecj3450 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadii.
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad mubarak Hadi keep going 🙏 allah ku barakeyo ❤ 👏 💖
@deqaadam400
@deqaadam400 2 жыл бұрын
thanks ustaad waa topic muhiim ah waxbadanna laga faaidayaa 👍👍
@hassan_macruf
@hassan_macruf 2 жыл бұрын
Cograjulation ustad Mubarak Hadi for 100k subscribers👏🎈🎉📚Ⓜ️
@hafsoabdiali3185
@hafsoabdiali3185 2 жыл бұрын
Thanks ustad
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 жыл бұрын
Maanshaallah Jazaaku Laahu khair wallo
@nouhahmed5982
@nouhahmed5982 2 жыл бұрын
Thankfully my dear teacher🥰
@jamaaldiiriye4506
@jamaaldiiriye4506 2 жыл бұрын
ustaad productivity videos soo badi ado raaliya 👍👍
@nasserwarfa1955
@nasserwarfa1955 2 жыл бұрын
jasakalahu kyran
@ifraaxcabda1361
@ifraaxcabda1361 2 жыл бұрын
Wad mahdsanthy wll Waxaan jeclan lahayn ina biloqdo podcast fa'iido leh oo ad no so diyariso insha allh
@abduA-db6zr
@abduA-db6zr 2 жыл бұрын
Thank you Mubarak
@guledhassan6375
@guledhassan6375 2 жыл бұрын
Mnshlh thnkz a lot ustaad
@facarab2762
@facarab2762 2 жыл бұрын
Hambalyo ustad keyga wan kamashqulay inaad garty hadan arkay aad ayn kugu xernahay wlhi jazaka allah mübarek
@ahmeddhakane6749
@ahmeddhakane6749 2 жыл бұрын
Jazaaka Allahu kheyran Mudane
@hibomoha7308
@hibomoha7308 Жыл бұрын
M.a ustaad
@realshag01
@realshag01 2 жыл бұрын
Hadal lama dhameeyoo Hawlaha adduunyada Hammi kama dhammaadee Haadi waa habeeyoo Habsami noo tilmaamee Halawada dadaaloo Hawsha yaan dib loo dhigan. Adduun hawli kama dhamaatee hawaawir dad buu la hadhay. Macalin waad ku mahadsantahay hawl karnimada aad Baan ugu baahanahay. JZK
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ❤️🍀
@ayanali9514
@ayanali9514 2 жыл бұрын
Congratulations 🎊 ustad Mubarak hadi 100k subscribe asxaabey wiilkan waxyabo maskaxdeena korinayo ayu nosoodaaya ee subscribe Usara
@ismaacilcade4864
@ismaacilcade4864 2 жыл бұрын
Congratulations ustad hadi✅
@mariaomar1537
@mariaomar1537 2 жыл бұрын
aad iyo aad waxaa fcn waqtigaga ka faa idesato marwalbo muqaladada wax baan ka faa idaa
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 2 жыл бұрын
Mansha Alaah Alaha kuu barakeeyo 🔥🔥🔥🔥🔥
@mohamudissegurhan27
@mohamudissegurhan27 2 жыл бұрын
Thanks mubaarak haadi really qof furfircoon ayaa tahay waxan ku darsan procrastination marka ka hadlaysay waxaa jira wado aan anigu isticmalo laga yaba inay dadka anfacdo taaso ah in marka caajisto aad hawsha aad ka cajistay adan samayn balse badalkeeda aad samayso hawl kalo manta ku sugaysay tusale inad gym ado ka cajistay xiligii bana la jooga akhri buug oo xiligii buuga marka lagarona gymta aad taasa ku fican
@Fatima-md2vt
@Fatima-md2vt Жыл бұрын
Mahadsanid wll 🥰 wa arin wangsan wlhi
@mohamedabdifitaahdahir9817
@mohamedabdifitaahdahir9817 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@arwamoh6654
@arwamoh6654 2 жыл бұрын
Waxas oo buug ah miya akhridey manshallah ❤️🥰
@AbdiqafarMohmud
@AbdiqafarMohmud 2 жыл бұрын
First, mahadsanid ustaad mubaarik hadi.
@burjiabdishakour2905
@burjiabdishakour2905 2 жыл бұрын
M.a tabaraka allh wll wax bdan bd no faidaysay Inta manku gaajaysanyhy guuli waa weli 🌹
@mohamedabdi308
@mohamedabdi308 2 жыл бұрын
Hambalyo Ustaad
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 жыл бұрын
Ustad ereyga prodcutivity no micne plz
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
My teacher dear thank you
@mowliid746
@mowliid746 2 жыл бұрын
In badan Ayaan ku sugaayay Allaaah ku barakeeyo
@anasabdirahman6279
@anasabdirahman6279 2 жыл бұрын
Thanks alot
@dr.panadol4744
@dr.panadol4744 2 жыл бұрын
Congratulation ustad 🥳🥰
@boqoradarerka723
@boqoradarerka723 2 жыл бұрын
Allaha hakubarakeya
@abdalajam-v7n
@abdalajam-v7n 10 ай бұрын
dadka noloshayna muhiimka u ah waa adigoo kale thnks walaal qaali hada ayaan soo daawade time manegement rules waxaa kahele runtii 2min hack 😍
@SAMAAN24
@SAMAAN24 2 жыл бұрын
Ciwaanku waa English sidee ku fahmi karnaa micnaha guud ee muqaalka
@Hanadmataan
@Hanadmataan 2 жыл бұрын
Nio maleedahay podcast maqal kaliya ah ???
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
The Atomic habts lkn adigoo ka hadlaya Maku jiraa ustaad
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 45 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Su,aalaha kulanka guurka ka hor
13:54
Ahmed Rashid
Рет қаралды 648
Faa'iidooyinka Wax Akhriska & Saan ku Bilaabay!
13:31
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 35 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal Media
Рет қаралды 84 М.
"QOFBA QOFKA UU KA MASKAX BADAN YAHAY...." || USTAAD HAMZA HABIIB
39:03
Razeen Training Center
Рет қаралды 21 М.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 60 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 85 М.
FIKRAD & BUUG #41 I Mastery by Robert Greene I - Mubarak Hadi
17:48
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН