34 SANO KADIB SOMALILAND WAXAY MEEL LA FADHIDAA KHAATUMO OO 2023KII HABARJECLO XORIYADA KA QAADATAY

  Рет қаралды 22,305

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 184
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 3 күн бұрын
Somaliland guul baan u rajayanayaa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 күн бұрын
SOMALILAND MAAHA QASHIN QUUB MARBA NIIN CALAANKA TOWXIDKA MARN LAAM QAATO MARNA LAMA TUURO😮😮😮
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 2 күн бұрын
Soomaalilaand waxa weli kharibaya buur madoow iyo xertiisii.1.ictisaamka shabaabka la haysta 2.ceelafweyn odayaasha dhex jooga .3.ayagaa balaayooyin aloosa 4.hartiga ayagaa irdaha ka furay.5.amnigeenu waa ayagoo la sadqeeyo.
@NaasirCarab
@NaasirCarab 3 күн бұрын
HaLkani. S.N.M. KULMIYE Somaliand
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 3 күн бұрын
GEESI QARAN ALI ISMAIL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL SOMAILAND
@xamudjama8998
@xamudjama8998 3 күн бұрын
SAMARON WAA KUWII RIDEY URURKODI LKN GOBOLKA GEBILEY WAA INEY ANSIXIYAN BARLAMANKU
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
Gabilay waxba yaan la ansixin Subeer awal baa leh gabilay uma baahnin ansixin
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
GOBOLKA GEBILAY CIDINA ANSAXINMAYSO WAAYO WAXAYNOQONAYSAA EEX &INAAN DEEGAAMADA LOO XAQSOORIN
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
@@axmed8798 ciro caanyo waxba yaanu noo ansixin
@Haybajama
@Haybajama 3 күн бұрын
Cali waa Nin wax og
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 күн бұрын
Ilaahow ha naga kaa qaadin cali geesiyoow Geesi qaran noolow Cali diiriye. Gaadh-hayaha dalka jir oo joog
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 2 күн бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
@nagiibnuur5119
@nagiibnuur5119 3 күн бұрын
Caliyow aad iyo aad ayaan u idinku xidhanahay anigoo jooga meesha aduunka ugu danbeysa waxaa jecelahay inaad ka hadasho 1 SIYAASADA HEERINKA AH, 2 SALAADIINTA HEERINKA AH, 3 CULIMADA HEERINKA AH, 4 SAXAAFADA HEERINKA AH, 5 XILDHIBAANADA HEERINKA AH, SHACABKA HEERINKA NOQDAY iNAAD KA FAALOOTO AYAA U BAAHNAHAY aad iyo aad ayaan idiin salaamaya cali iyo bahda cirjiidhe tv Sida degdeg ah iigu soo jawaaba
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 күн бұрын
HABAR JECLONIMADU WAA DIIN 😮😮😮. HADII CALI KA HADLO DIINTA AYAA LAGA SAARAYAA😂😂😂😂
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 3 күн бұрын
Guuuuul waa laga jawaabi doonaa qaranimada shacbigaa leh
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 3 күн бұрын
weliba weftigii wadani waxay lasinaayeen ssc khatumo
@Maxdysfodowa-q6q
@Maxdysfodowa-q6q 3 күн бұрын
Run sland maxay kayeelaysaa
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k 3 күн бұрын
Waa run
@AhmedMuhammed-dq9rw
@AhmedMuhammed-dq9rw 2 күн бұрын
Cali waan ku salaamayaa muusaa ka seexdee codka gebilay waa sii lasheegay
@aadammax9534
@aadammax9534 2 күн бұрын
Waa sidaa abwaan Cali Duulduul sheegay
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 күн бұрын
Gurilugod-balidheg vs daadmadhedh odweyne.
@abdillahiiriir4318
@abdillahiiriir4318 3 күн бұрын
Waa ninka wasiirka ahan jiray ee muse cabdale cali ma nu arag ee doorashadi horena buga xaday imikana wasiirka arimaha dibada sugaya ee dr shegta
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 күн бұрын
𝐈𝐧𝐚𝐚𝐝𝐞𝐞𝐫 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐭𝐢𝐝𝐡𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐧𝐨𝐨𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 күн бұрын
Wariyihii somaliland ugu qalisanaa runtad ka hadashaa ilahay haku xafido maxad ugaa so horjeda gabilay
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 3 күн бұрын
CALI DUULDUULOW XAASID BAAD KU TAHAY GOBOLNIMADA GABILEY, WAXAD U DHAQMAYSAA SIDA SOOMAALIYA ULA DHAQNTO SOMALILAND . WAAR WAXAAD NAFTAAD LA RABTO U OGOLOW WALAALKAA .
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p 3 күн бұрын
Ilaaa Galduur baa laga soo hayaaamay
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 2 күн бұрын
Ali ismacil guules ❤❤❤❤
@alihussen2464
@alihussen2464 3 күн бұрын
Hhhhbhhhhh😂Waar kii Caali maantuubu sheegeyruunta😂😂😂❤❤❤❤❤
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil 2 күн бұрын
SNM waa tii dhashay soomaalilan 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷 Guul HABARJecelo SSB🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫💚🤍❤️✅💪💪💪💪💪💪💪👍👍 Cali geesi
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 3 күн бұрын
Dawladani cusubi way riyoonaysaaye waa in dadweynuhu kacdoon sameeyaan, oo ay mudaaharaadu aan kala joogsi lahayn. cashuurtana aan la bixinin oo jilbaha dhulka loo dhigaa hadii ay is cadayn waaraan.Insha’Allah.
@Dhadoon
@Dhadoon 2 күн бұрын
Cali waxaan u sheegayaa gobalnimada gabilay iyo ka caynaba mid walba dadkiisa ayaa ushaqo tagaya adigu caynabadaa u shaqotag lkn inaad gabilay ku mucaarido maaha
@abdirahmanhusseinahmed4400
@abdirahmanhusseinahmed4400 3 күн бұрын
56 kun ayey noqotay halkaa hubi ayey noqotay gabiley beenta maad aqoone caawa maxaa dhacay sheekh🎉
@cabdiwahaabmaxamed2699
@cabdiwahaabmaxamed2699 3 күн бұрын
war cali saxib xisbigi kulmiye so wareejiya ilayn habar jeclo xisbi ayay samaysataye hadan ina kahin sharaxno cod kama kenayo tolkaye saixb wayo wakii hore u gawracay Mujahidke anu mucarad adag ku qadno gaxajiske
@cabdixakiin1238
@cabdixakiin1238 3 күн бұрын
Mss habar jeclo ana waa isaaq jeclo
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 күн бұрын
Ali geesi geesi dhalay
@abdirizakmuhumed2070
@abdirizakmuhumed2070 2 күн бұрын
War cali run badanaa
@alihussen2464
@alihussen2464 3 күн бұрын
Hhhhbhhhhh😂Waar kii Caali maantuubu sheegeyruunta😂😂😂❤❤❤❤❤ 11:15
@claahiawcalimuxumed6701
@claahiawcalimuxumed6701 3 күн бұрын
Kkkk calaw waan ogolnahay G.caynabo e xisbiyada wax hala iska siiyo
@dualehissak1536
@dualehissak1536 2 күн бұрын
👏🏿👏🏿👏🏿
@hashim4226
@hashim4226 3 күн бұрын
Cali Dhuul-Dhuul Guul iyo faan uma ogola cid aan reerkiisa ahayn iyo asaga naftiisa.
@mahamedmussa6258
@mahamedmussa6258 3 күн бұрын
Abwaan ali gobolka gebiley aadbuu kuwataaye lasaair gobolka anagu caynbo kama xumine
@khadrasalebaan2080
@khadrasalebaan2080 3 күн бұрын
❤mashala j
@jabanestore3750
@jabanestore3750 3 күн бұрын
Waxaad iicadaysaa burco yaale labada habrood?
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@AliJama-k5s
@AliJama-k5s 3 күн бұрын
Oo yaa taas ka masuul Somaliland halkaas dhigey.....Muuse Bixii iyo Kaahiin weydii ilaahay ina dhaafi..
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 3 күн бұрын
Ali Gabiley waa Gobal ee hays wareerir
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 2 күн бұрын
HEEGO AYAA LAGA SARRAYAAGAALADA CALI DAACUUNOOW MAYORKA KA EDEBSO WASAKHBYAHAY
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 3 күн бұрын
Cali nolow cadawgaa hajabo geesi Qaran waaruntaa Caynaba iyo Gabelay waa isku xidhan yihiin thank you so much 🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂
@Ahmed-u2y7k
@Ahmed-u2y7k 3 күн бұрын
kkkkkkkkk maalinta xabada dhuunta ka baxdo bariis dhacay hakuu keenan kkkkkk
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 күн бұрын
HABARJECLO OO DHAN WAJAALE AYAA KA BADAN.
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
CALI DUUL DUUL WAA QOF KUMACAASHA CAYDA GARXAJIS
@alihussen2464
@alihussen2464 3 күн бұрын
Waadakada caagaarreen❤❤❤❤❤😂
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
cali waa runtii ceerigabo sheekadoodu waa la yeah manaan fahmin labada dhinac dhinac raaca
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 3 күн бұрын
Dhurwahante=habarjeclo =garxajis =qoys
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 2 күн бұрын
A aantayda waa laga guuraa ilaahay baa loo doontaa wax iyo meeshii furfur bini aadan aad ka helayso
@TaaroAli
@TaaroAli 3 күн бұрын
Abwaan caliyow ma caasimadii burco ayay ku soo rawaxeen reerkii garxajis ee ethiopia dhexdeeda deganaa ee baabulaahi gaashamo iyo daroor jiidaa oo dhereran ayaa iyagoo dhaynayaashii caanaha la socda oo camiran idinku soo fataheen oo waxaan ku waydiiyay hotelkee ama xaafadee ayay dirayska iyo kabaha kaga bedasheen ilayn waa tii gooshu idin sheegtay markii axmed siilanyo madaxtinimada ku guulaystay ay idiin sheegtay hotelkii aad dirayska iyo kabahaba aad iskaga bedasheene horta haberjecloda miyaanay vaar toodu waxba qaban ba!!?
@mawliidahmedjibriil6142
@mawliidahmedjibriil6142 3 күн бұрын
Cali Gabiley sharciga haday buuxisay maxad caynabo uga xidhay?? Codka dalkay la qabtaa ee sxb ha ka tegin sharciga
@Abdirashid-gx4zm
@Abdirashid-gx4zm 3 күн бұрын
Hadhuudhka sanadka aad nogu baxay oo nahabdamiyay
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
cali carab run badanaa gabiilay waaba fuulo ani waa tegey caynaba gowaa casimmad
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 күн бұрын
𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐦𝐢𝐧𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐱𝐚𝐚𝐣𝐢𝐫𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamedIsmaciil-l8q
@MaxamedIsmaciil-l8q 3 күн бұрын
Ceerigaabo togdheer barbara hargeysa boorama gabiley indaba kalabadh buu ahaa codkoogu hakudaali
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 3 күн бұрын
Samaroon iyagaa Riday Ururkoodi oo u codeeyay ISAAQ Sidaana waxa ku soo af jarmay cabashadoodi ahayd ISAAQ baa haysta xilalka dalka oo dhan .
@glander7720
@glander7720 3 күн бұрын
Alahu akbar Allah ali duul duul run banana,maayir qiiro isaga ayaa na tilmaamay oo farta nooga fiiqay qabyaalad! Markaa waxa aan ku leenahay Abdi falash adkayso . Waxa kugu filana waad ka heshay daanta habar awal ,guri magaciisa aad tidhi waxa layidhaa ( mooge luxury) oo aad berbera ka binaysay,waar maayir qiiro ha ku go’in xoolaha masaakiinta.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 күн бұрын
CAYNABO M MADAXDA G /SOOL MIYAANAY AHAYN CALI CARABOW ISMA AQOONSANID SIDA SOMALILAND MAXAA KAA QALDAN
@QoorCabdi
@QoorCabdi 3 күн бұрын
Asc Cali ninamnku balan bay qaadeen in ciidanka SSC laga fog Ceerigaabo inta doorashadu dhacayso markaa kis kaasa lo haystaa hala yaabin Ninamku waa isku imid
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
CALIDUUL DUULAW WAXAAD UKIRAYSANTAHAY CID GAAR AH
@AbiibColaad
@AbiibColaad 3 күн бұрын
Caliyaw ukaadi gabilay kanalada dalka warabiya ayey kamid tahee dhul.badana waa xukumtayee ha ku degdegin Clhi dahab waa muwaadin dhab ah Wle
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 күн бұрын
GUREGE DEE KEEYE GEELYAN WAAKA DEE
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 күн бұрын
Caynabo iyo gabiley Way Isku xidhan yeheen.
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 күн бұрын
Waxani.muxuukashaykeenayaa.habarjeclo.eaykibirtay.ooay.kikibirtay .lacagtii..habar.awal.waa.na Dadka.cadowga.ku.ah.qarannimada.somalland.iskanadhigaya.daacad..kanoomidhan.cali.duuldul.oomidan.
@abdillahiiriir4318
@abdillahiiriir4318 3 күн бұрын
Sanag cerigab waxa ka codeeyeay 😂55000 gabilayna 54000 sxb marka is hubso berbera waxa ka codeyay 45000
@Axmedcabdilqadir
@Axmedcabdilqadir 3 күн бұрын
Waxadhaday sanduuqi kasata inlagasaaray 200 ooqof lagawaayay magacyadoodii gabilayi
@alihussen2464
@alihussen2464 3 күн бұрын
Caali Gaabiiley Waad ddaakada caagaarren
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 күн бұрын
Cali haday gabiley gobanimo rabto Caynaba gaarkeeda wax ugu doon Sxb midakale aduunka county ama gobol laguma qiimeeyo inta uu baaxad leegyahay waxa lagu qiimeeya wax soosaarkiisa iyo isku filnaankaro oon Kab loo raadin
@CabdirisaaqCali-t3i
@CabdirisaaqCali-t3i 3 күн бұрын
Asc Ree Cirjiidhe waar oday calaw cadaalad xumidaa caawa ma 2ba nin oo Hooyo iyo Aabo wada dhaleen baad kala dhaweysatay waa XUSEIN iyo JIBRIILE midana waa iga su'aale ilaa xillimaad ku hiraysaa hinaasaha GOBOLKA CAGAARAN EE GABILAY ilayn waatanoo markaa lasoo hadal qaadaba caanaha iyo biyahaad isku daraysaaye Carr mar uun adoo hambalyaynaaya halagu maqlo ilayn waxa waa la isku quudhaaye WAAN KU SALAAMAYAA CALI ISMAIL CARAB
@cabdixakiin1238
@cabdixakiin1238 3 күн бұрын
Mujaahid cali duul duul
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 2 күн бұрын
Xaaji cali gabiley cod keedu 53 ayuu ahaa meel cod keedu inta noqdona iyadaba jirtey oo gobalada kale wey ka liiteen sida haodhan tan gobolnimo isku duub hadad rabto balse codku sidaasu ahaa
@Abdi-h4y
@Abdi-h4y 3 күн бұрын
Ina,abiib waa,landseer awdal,kasoojeeda,adigu,qurilug,kahadal
@hiisxarago2747
@hiisxarago2747 3 күн бұрын
Ali duuldul maxaad tahaay adigu
@cabdixakiin1238
@cabdixakiin1238 3 күн бұрын
Asc
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 2 күн бұрын
Hertige waa meesh lagu baabinya somaliland, dadka joogan meesh waa kuwa isku ogo waxwalib .
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 күн бұрын
2500 KM OO CAYNABA AH DAD MA JOOGO CALIYOOOW
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 күн бұрын
Burco, Caynaba, Ceerigaabo intaba intii iska diiwaan galisay ma codayn. Hargeysa intii iska diiwaan galisay may codayn. GABILEY ODAYGU WAA LA COL
@Abdirashid-gx4zm
@Abdirashid-gx4zm 3 күн бұрын
Hadhuudhkaa sanadka nahab saamiyay
@AbdirahmanAdan-xv4py
@AbdirahmanAdan-xv4py 2 күн бұрын
Beerahaan shimbirta ka celinay markaanu goyno shiinuhu barlamaanka majaanu ku weerari
@hiisxarago2747
@hiisxarago2747 3 күн бұрын
5:02
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 3 күн бұрын
WADANI SOMALILAND FAQASH TII KU CELINAYA 😂😂😂 HODHOHODHOO WALLEE REERAA KA QIXI DOONA WADANKA SOMALILAND REPUBLIC OO DHABA
@MohDegelle
@MohDegelle 3 күн бұрын
Shalay qoladii muse Ismaciil ayaa is yidhi dila nin warsangeli ah lkn wuu ka cararay ilaa uu xafadoodii ula galay Halkaa israsasay baa ka bilaabatay
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 2 күн бұрын
Ciro yaan qaranka loo dhaarin waayo meel daran ayuu inagu wadaaaaa
@HassanYousuf-b4f
@HassanYousuf-b4f 3 күн бұрын
Gabilsy may codayn waana wax dhaca
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 күн бұрын
Dorasho xalal ahi maydhicin ilahay wadani hanaga qabto waka dawlad gobaled ka la shiraaye
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 3 күн бұрын
Caawa waaa dagaalansan yahay odaygiii😂
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 3 күн бұрын
QARANIMADII sland waala xaraashay saacadaa laga bilaabo dalka waxa ka masuula ciidanka milateryga waayo cirro lama aaminikaro muusena hada saxeexo mou
@nimcomuse9898
@nimcomuse9898 2 күн бұрын
Hhhh suu ballad u waday buu kilkiahiina ma dheen cimrigaa ku gaadhay waana robod
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
WAAYO OOD WAYNE MIYAAN GOBOLNIMADIISA LA,ANSIXINAYN?
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 күн бұрын
REER GABELYYE SAAB ATAGE BAA LAAGU SAMEEYE KULMYE LACAGA BAA GABELYE LAA SIIYE SEE ANYE UU CODYN😮😮😮😮
@MohDegelle
@MohDegelle 3 күн бұрын
Magalada ceerigaabo dadka ku wada nool nabada ilaashada dowladuna ha iska hubsato cida colaada wada, Allah nabada ha inoo adkeeyo haha is jeclaysiiyo
@idirisjama8249
@idirisjama8249 3 күн бұрын
Caliyo kada gabilayi
@Maxdysfodowa-q6q
@Maxdysfodowa-q6q 3 күн бұрын
Wjale arabsiyo allebadey iyo casimada 4taa degmo oo midwalba garkeed canabo uga dadiyo dagaan badanthy maxaad u xaqiri inader
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 күн бұрын
Asc abtiyo salan sary horta wariyahan maxa lanaga siiyaa hadan nahnay Habar Awal eedo ma inan ayaad rerka ka jacalahay oo ku tiiday rer ha kalay hadalkoodu kuguma badany hulay waxa jacalahay inaad tahaday habar j oo inabtga ku dhalay hadany galdany marki abtiyo ku magan ayeeyo xanuukady waxan kula waday chanalk si aad uhelno tagarayal bad mark mad eedo noo dasid int yar waan ku nafisn marku abtiyo na yidhado awal ayaaly kkkk
@alio6100
@alio6100 3 күн бұрын
Caliyow codku wuu yaale Gabiley sowdigii hore u sheekay ee yidhi nin ina aw Siciid layidhaah ayaa farsameeyey
@osmandahir5993
@osmandahir5993 3 күн бұрын
Gabiley 88000 ku codbaa yaaley 53000 kun ayaa ka codeeyey Ceynaba 11000 kun ayaa ka Codeeyey sxb tuladan yar gebiley Hadaba wadin indr xaqa ceynabo Raadso anaguna ka gabiley Ayaan raadsaneynaa aynu kala Meermeerno cali duul duuloow 😂
@FaysalXasan-d3l
@FaysalXasan-d3l 3 күн бұрын
Calow waadfiicantee gabilay kadaa mucaarid da
@HebelShow
@HebelShow Күн бұрын
Siilaanyo Ina Xirsi Oomane ayaa dhaariyey.
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 3 күн бұрын
Çali anoo sacad muusa ah ayaa ku raacsan way ina jabisay macal hargeysa waa uskag ma noqonayaan haka guraan waliba xamar baa laydin geynayaa ku dheh
@kaafitaairo8209
@kaafitaairo8209 3 күн бұрын
INA ABIIB WAA XISBIGA KAAH😂
Oday waayo arag ah oo ka hadlay khilaafka Dowlada iyo Jubaland
30:23
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Xukuumada cusub ha cadayso mawqifkeeda Soomaaliya?
57:28
MM Somali TV
Рет қаралды 46 М.
Prof Samatar "Maxay isku hayaan Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
13:22
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН