No video

BEST SONG EVER NOLOSHA CUSUB SO DHAWEE MAXAMED SICIID BK 2014

  Рет қаралды 2,752,405

War-gal Media

War-gal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@UpdinajibMohamett-gf8ht
@UpdinajibMohamett-gf8ht 3 ай бұрын
Nolol xun ma jirto ee waxaa jira fikir khadlan oo ay dhlintu iska dhaadhciso alx hdaa nahy dad muslim ah aniga inaysan waxba naga maqnayn aamin sanahy 😢❤
@cadnimuxumed6900
@cadnimuxumed6900 2 ай бұрын
Waa saxan tahay wllkey alle caqliga hakuu siyaadiyo m.a ❤😊🎉
@AliYare-pi5wt
@AliYare-pi5wt Ай бұрын
SamsungA10s ❤😂🎉😢😮😅😊
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 15 күн бұрын
​@@AliYare-pi5wt😂😂😂
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Жыл бұрын
Heestaan markay soo baxaysay waxaan joogay Xamar nolosheyda aad bey u liidatay iskuuley aan waxba heysan baa iska ahaa haddana Nairobi ban joga alxm nolosheyda wey is badashay nin shaqaysta ahay dadka iga dambeyo waxan leyahay ha quusanina maalim un heestaan wad dhagaysan doontan adinkoo guulestay Soodhawey nolosha cusub❤
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Saaxiib aad baan ku salamay isku mif ayaan nahay guulayso
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
Anoon weli guuleysan baan niyada kudhisanaya lipx
@roodoyare3467
@roodoyare3467 Жыл бұрын
Aad iyo aad🥲
@abwaanmaahiraaden4825
@abwaanmaahiraaden4825 Жыл бұрын
Kula midbaa ahay zxp Alx mantana
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush Жыл бұрын
Xaqiiq wlhi my brother
@Maftuxafqysal
@Maftuxafqysal 2 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya anigo qof jecel isana ijecel haysto balse aan waxpa haysan ama wakhtigu ku adag yahay oo labayado hami guur nagu jiro inan mar uun is helno waliba xoog isku jacayl balse nolosha nagu adag iyo waayaha balse waxan rajanaya inan ka baxano wakhtigan nagu adag oo guri aan leenahay samaysano anigu wan dalalaya isna wuu dadalaya insha allah waxan rajanaya inan xagan aan jogno ka tagno oo aan safarno oo waliba guul ama guul daro u badhedhno sii ay nolosha isku badasho oo aan naftayada halis galino sii aan nolosha xaga ugu bilaw no ama nolosha aan rajanayno noo hagagto insha allah Ilahayow hamigayga noo ruume yaa rabi Insha allah waxan ku so noqon doona malin aan faraxasanahay oo aan helay noloshan rabay alle hay kaa daayo my live faraxadaydii ❤zaki apdirahama cali🥰👩‍❤️‍👨 28/6/2024 Habeen ay so galayso axad 9:42 Xusus aan u so laban doon hdii anan dhiman Insha allah Allow laba kasto is jacayl is sii ❤😊
@ilhan4447
@ilhan4447 2 жыл бұрын
Farxadeyda alle ha iso celiyo iso duceya wan is xakameyn la ahy🥺😭😭
@hasanhalis869
@hasanhalis869 Жыл бұрын
Aamin wll alla hakuu soo celiyo farxa.daada walshey
@sihamsharaf6386
@sihamsharaf6386 Жыл бұрын
Ameen sis just pray to rakac everything will be fine Insha'Allah 😭
@idilrashiid228
@idilrashiid228 Жыл бұрын
Allah hakuso celiyo anba kula mid ban ahy wll
@salmaansaaluu5891
@salmaansaaluu5891 Жыл бұрын
🥺🥺🥺😭😭😭😭
@hamdasahalvlogs7078
@hamdasahalvlogs7078 Жыл бұрын
Maxaa ku helay abyo
@mohamedahmednur3120
@mohamedahmednur3120 7 ай бұрын
Yaa wali dhageysanayo heystaan 2024 What A song
@GuletCiise
@GuletCiise Ай бұрын
Aniga 26 July 2024😂😂😂 warka isiih he😂
@RuweydaAdem
@RuweydaAdem 4 күн бұрын
Aniga 25/8/2024
@maslax7491
@maslax7491 2 жыл бұрын
Ilahey qofkuu doono ayuu hanuuniyaa cimri dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo wll
@nassirmohamed3705
@nassirmohamed3705 Жыл бұрын
Abti waa mahad santahey adiganay ilahey Caafi maad haku siiyo eensha Allaha
@Maslax2
@Maslax2 Жыл бұрын
@@nassirmohamed3705 aamiin aamiin wll🙏
@samiyamahamet5630
@samiyamahamet5630 Жыл бұрын
Heestan wan so boqan dona insha Allh mar Aan sidan ka wangsanhay waxan u bagson dona bogahaygna u dhayn dona si usan bukan hore u boggson 😭😭 nolosha cusub so dhawe
@zharmaarkeaadan2202
@zharmaarkeaadan2202 Жыл бұрын
waa bosan doon nafta khyr usheeg
@maryanahmed4083
@maryanahmed4083 Жыл бұрын
Wad bogsan doonta insha allah xbbti 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥹😭😭😭
@SapnaMuuse
@SapnaMuuse Жыл бұрын
😢😢
@rihaana..pea....7510
@rihaana..pea....7510 Жыл бұрын
Walal ma bogsatay 😭😭💔
@aziizamohamet9947
@aziizamohamet9947 6 ай бұрын
Sanad kadib wax walba saad rabtay inay ku noqdeen bn rajeynayaa walaashay😢
@zainababdi9088
@zainababdi9088 Жыл бұрын
Waqtigaan aan joogno wllhy jacyl daacada majiro qofka aad daacada unoqotid isagaa ku dayacaya Mantada aanu joogno hubka ugu wayn ee aad qof udeegsan kartid waa JACAYLKA OO AAD NOLOSHIISA aad kaga wasaqyankartid WALLAHAY jacyl waan ka aamin baxay 💔🥺
@mahadshishile6724
@mahadshishile6724 Жыл бұрын
Sidaas ha odhan wllo abaayo qof wngsan oo kuu Qalma waad heli. Waayo Dadku ma wadda xuma. Sorry 😔
@Shuumusti1910
@Shuumusti1910 Жыл бұрын
nolasha cusub welcome dheh😢😢😮😊😂🎉
@apdirahmaanali2709
@apdirahmaanali2709 Жыл бұрын
Sister saynabey sa ha odha dadku sa mawada aha wali qofki ku qalmayaybanad helin ha rajo dhigi wixi tagay way tagen noloshadana dib udhiso
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
Qofka daacada inta badan wuxuu la kulmaa dad khaayimiin ah huno ha niyad jabin ugu dambeyn qofkii kuu qalmayay isagaa kuu imanaya 👑
@rahmahassanhussain3483
@rahmahassanhussain3483 Жыл бұрын
😢ah ah wan ka nexey eregan sorry wll waxan ku leyahy ha ra ja dhigin qof hadu ku xumeye mid wang San ayd heleysa😢 dad ba Kula mida 😢 ha ra jadhigin😢
@zahraawmuse9226
@zahraawmuse9226 2 ай бұрын
Heestan waxan dhagay sanaya anoo murugay san waliba ilmaadu igu qubanayso waa 2024 Allleaw murugta iga qaad qalbi jab aan yarayn ayaan dareemaya 😢😢
@inacawil4092
@inacawil4092 2 ай бұрын
Wallo😢allh kaa qado😢 iskana yare dhagaysiga hesaha qalbiga tabanaya😢
@mahdakhadar233
@mahdakhadar233 Ай бұрын
😢
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 Ай бұрын
𝑆𝑖𝑠𝑡𝑒𝑟.𝑎𝑙𝑙𝑒.𝑞𝑎𝑙𝑏𝑖𝑔𝑎 ℎ𝑎𝑛𝑜.𝑞𝑎𝑏𝑜𝑗𝑖𝑦𝑜.𝑑ℎ𝑚𝑎𝑛𝑡𝑒𝑛
@hamseaden-ji2dw
@hamseaden-ji2dw 21 күн бұрын
Ameen
@fariihamohamed1446
@fariihamohamed1446 17 күн бұрын
Saliga nebiga badso xidhiidhka allena hagaaji wlhi ma murugonysid
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Wakhtii soo baxday heestan 2014 waxaan ahaa schoolka class 8 aad baan runtii u jeclaa in badana waan ku soo celcelin jiray nolosha cusub soo dhawee anoo islaahaa waxaa ku so socda wakhti qurux badan oo ka madhan niyad jab dhan lakiin ma ogayn in noloshaydaasi ahayd ta ugu quruxbadan ee i soo martay runtii ma ma dhagaysteen hadaan ogahay in waxanoo danbe ii danbeenayaan qalbi jab, jeeb madhnaan, baahidayda oo badatay, wixii aan ku haminayey oo aan haynin ma dhagysteen wlhi ee noloshaydaasan ku raaxaysan lahaa waxaa la idhi rag iyo dhibaatadu way wada dhasheen waan dadaalayaa haduu ilaahay yidhaahdo hadaad halkan soo gaadhay waan ku salaamaya aana isku soo ducayno❤😢 26 may 2023 19: 40 fiidnimo Xaafada 06 jigjiga DDS 🌿
@hamzefaizal2618
@hamzefaizal2618 Жыл бұрын
Noloshada intii ugu wacneyd intii schoolkey aheyd nolol bilaa baahiya guulban ku rajeynaya pro
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
@@hamzefaizal2618 sidokale bro mar walba nabad ahow
@amiinahmed8381
@amiinahmed8381 Жыл бұрын
sxb sidookale waalaga gudba
@JamalMaxamuud-es5mk
@JamalMaxamuud-es5mk 10 ай бұрын
😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdiwahidyaasiinfaarah
@Abdiwahidyaasiinfaarah 8 ай бұрын
I.a sxp qali Waayuhu Dulqaaad Bay ka Raban I.a Nollol Tan u Farxada WnGsn Bn ku Rajyn adiGa io Dhaman umada Muslimka Meel walpa Ay jooGan 🤲🥰🫡
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 2 ай бұрын
Heestan waxan dhageysanayaa anigoo safar tahriipa ilahay hay nabad geeyo mesha aan doonaayo ii soo duceeya dhalinyero 2024/6 saacada12:19 habeenimo
@AyanleTrader
@AyanleTrader 2 ай бұрын
sxb guul ku rajeynaa horo usoco
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 9 күн бұрын
Ana sido kale lpx cawa ayaan dib u dhageysana ano garanaya xiligay so baxday cawana waxan joga bahar dad itobiya 😢
@RuweydaAdem
@RuweydaAdem 4 күн бұрын
Wll ma nabad tagtay💔😭😭
@RuweydaAdem
@RuweydaAdem 4 күн бұрын
​@@Akter.khaalidhada xage jogta wll😭💔
@princess_naduu
@princess_naduu Жыл бұрын
Heestaan Waxaa Dhageesan jirey oo jeclaa anigo waxba ka aqoon Jcylka But mantane waxaan dhageesanaya anigo Bartay macnaha jcylka🥺❤️
@OMAARKA
@OMAARKA Жыл бұрын
Jacaylka see dhadhamaa walaley macaan miyaa 😂😂
@princess_naduu
@princess_naduu Жыл бұрын
@@OMAARKA mcn waye😭😂
@abshirsiyaad3900
@abshirsiyaad3900 Жыл бұрын
5:08 😊
@QuenIlhaam
@QuenIlhaam 9 ай бұрын
Same😢
@yahyaolad
@yahyaolad Жыл бұрын
Waa waayo tagay waxeey heestani isoo xasuusisaa habiin aan isku dhacnay inan waayo badan oo rafaad iyo farxadba watta aan isla soo marnay wxn habiinkaa ku tashtay in aan mar kle ugu laaban xiriirki inaga dhaxeeyay blse maxeey kuugu taalaa naf wax jecel miyaa joog lgu karayaa iyadoon 2 hbiin kasoo wareegan tashigeygii ayaan dib ugu laabtay Xilliga eey taaeikhdani dhacday waxaa laga joogaa 6 sanno waqti tagayoow salaaman🤚🤚 Inantaa waqtigii waayuhu ina kulmiyeen waxaan u rajeeynayaa wanaag🙏
@maxamedyaasiinaxmed8102
@maxamedyaasiinaxmed8102 Ай бұрын
Ha cabana waxan kgu iri ha caban🥺
@user-es9oz5dh9j
@user-es9oz5dh9j 3 ай бұрын
Inta ila dhegayzanayza manta o ay tahay 2024 zabab la an 😢
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 Жыл бұрын
Still listing 2022/9/25💔😥hadd iga danbyso like isaar
@aaminoahmed9654
@aaminoahmed9654 Жыл бұрын
Macnto😢💔
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak Жыл бұрын
Waxaan hubaa inaad heestaan Miraha macaan aad dib usoo booqatay hadaa iga danbeyso like 👍 iisaar ❤️
@QuenIlhaam
@QuenIlhaam 9 ай бұрын
❤😢
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 Жыл бұрын
Malintan dhegestan go,an qatay curadkeyga wa 8jir alx🥰cawana tashan ku iri😮 nolosha cusub so dhawe❤
@Muhiyo-fl1qs
@Muhiyo-fl1qs 4 ай бұрын
Heestan waxaa dhagaysan jirnay iniga iyo saaxibaday waan badnaan jirnay Waxaa kamida Mukhtar / a'fatax african iyo mahamed amiin Saxibaday wakhtiu nakala lumiyay Maalmaha qaar angoo dalxiis tagayna ayaan dhagaysan jiranay Waxaan joognay ethiopia Hadaad iga danbayso like iisaar❤
@abdilahimohamed8853
@abdilahimohamed8853 Жыл бұрын
in badan micno daro wan u dhagaystay lkn cawa o ay tarikhdu thy 12/8/2023 waxay igalisey xasuus an hore u ilaaway o ahayd maliki an wayey jacaylkaygi ugu horeyey o an jeclaa mudo 4 sano ah kuna suntan 6/1/2019 umana malayn doono inan dib danbe bashar ila mid ah sidi hore o kale an qalbiga uwada siin doono waxayna iinoqotay cashar inta iga danbaysa ee comment gayga akhrin donta plz wax un idhafa like & comment ❤
@masriaali984
@masriaali984 8 ай бұрын
Miyey ku sow noqotay gabadhi
@marishzaidyasin4957
@marishzaidyasin4957 7 ай бұрын
WR JECLIDAA @@masriaali984
@qasaaye7383
@qasaaye7383 6 ай бұрын
​@@masriaali984adne ma kuusoo jababay😂
@maxamedamiinmaxamedamiin7345
@maxamedamiinmaxamedamiin7345 Ай бұрын
what a song and what a singer 💥💥💥💥
@user-zi9lz7zk2y
@user-zi9lz7zk2y Жыл бұрын
Heestan waxa ii qadajiray jacyl Kaga haddaa afar ciyaal ah uu leeyahay alxm ❤
@ubaxmaxamuud8653
@ubaxmaxamuud8653 Жыл бұрын
Masha allah ❤😊
@abdirashidbayaqle8093
@abdirashidbayaqle8093 Жыл бұрын
Heestan in mudo ah ban dhageeysanayaay lkn waxan rajeenaya inan mardanbe dhagaysan donin waayo Abdirashid is the Abdirashid wali sideydi ban ahay masha allah Tarikhdu waa 20 bisha june 2023 bishi 6 ila an mustaqbal wanagaan iyo nolaal wanagsan galaayo dib danbe uma dhageysanayo waa balan khar kamid ah wan akhriyaay comantigina lkn keyga wax badan wad ka fahmeysan insha allah kheer badan 😢😢😭
@hanadcabdi2921
@hanadcabdi2921 Жыл бұрын
Still sxb wan kugufahmay inashllah waaxad done so wad helesaa
@BushraQanii
@BushraQanii Жыл бұрын
😢❤waxaan kuu rajaynayaa nolol Qurux badan wllo
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Maalmihii wacnaa way soo socdaan shido😂❤ Way hagaagaysaa walaal kheyr inshaa'allaah
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 10 ай бұрын
Wllkei wiil mustaqbal qrx bdn sugayo tahay waayaha wax walbo ku daa arag markas qorshaha illhey ku qoray
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 ай бұрын
Moi auusi 15 ans walhi sa change pas la vie tourjour je sais trouve un homme ki connais bien le responsable mais toujours je vois pas 😢😢😢😢
@fadiaabdi2607
@fadiaabdi2607 Ай бұрын
10jir ban aha mrkay so baxaysay musalsal bay kuso gali jirtay aad ban ujecla cwa ayn soboqday anoo dhadhansanaya 2024❤
@Kamadage6566
@Kamadage6566 Жыл бұрын
Still watching 2023 🥺 xusuus ex-fanaan Bk ❤️🥰Old is gold🥺 hadaa igasii danbeyso like haila dhaafin wll💙🇸🇴🥰 🎶🎧🎤Hacaban hacaban waxan kugu idhi hacaban ilmada 3× ilmada cesho baan ku idhi Laabtana coley baan ku idhi caawana tasho baan ku idhi .. ... Nolasha cusub soo dhaweee😰🥺🎧🎶
@hanadcabdi2921
@hanadcabdi2921 Жыл бұрын
2013 xasuuso walhi markan maqlo hesta waan is ka oyaa ilahow qalbi inoodajii😢😢
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
19:09 19/9/2022 Wxn isla dhagesanena wllkey mcne Abdulahi io Wlshy mcn Ayaan cadaawe 😥❤ Cawana tasho baan ku iri
@deeqaxmede7037
@deeqaxmede7037 Жыл бұрын
Ilmada cesho ayaan ku iri laabtana culay baan ku iri cawana tasho baan ku iri who can say that only Real man nolasha cusub soo dhawee
@sharmakesalebanjama4383
@sharmakesalebanjama4383 2 жыл бұрын
Maxamed siciid ninka fanka iska leh weye hadana ilahay ayaa soo hanuuniyay alx
@muslin.manoffical6056
@muslin.manoffical6056 Жыл бұрын
nafsi lama gardaadshe haku gafin arwaaxaha gurmad adiga kuso biday❤. still listening 18/march/23 ka jar kaba goo caloosho nolasha cusub so dhawe❤️‍🔥
@fadumamohamedjeylaini
@fadumamohamedjeylaini Жыл бұрын
Waa ciidul fidri jimco tariikhduna thy 21/04/2023 kligey ban ahay ❤️ hestaan wxn u dhageysanayaa qof aan jeclady lkn isaga I fahmi wayay 💔 wuu tagee ilow
@canabm3126
@canabm3126 Жыл бұрын
Heestan jacayl kaliya Kuma saabsana nolosha xitaa wey ku saabsan tahay beerka ixanuunay markuu yiri tasho 💔😢😢😢😢😢
@mukhtaar28maxamed
@mukhtaar28maxamed Жыл бұрын
😂😂😂abwan
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 Жыл бұрын
Heestaan miraha macaan hadaad so boqotay ka bixidi fanka BK kadib like heyla dhaafin 😍
@QuenIlhaam
@QuenIlhaam 9 ай бұрын
🎉
@mohamedeleyehfarah482
@mohamedeleyehfarah482 Жыл бұрын
Waa heesti ragga loogu talagalay. Raggu maa ooyaan , ninku hadu ooyo hoostu ka oyaa, intu sigaada iska hurgufo ayu socda dantisakale ayuuna qabsada. Med BK nin ragga dhe
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Adigay kuu daran tahay haddaad oohinta isku celiso, dadka cilmi nafsiga bartay waxay kugula talinayaan inaadan dareemadaada qarsan waayo adiguun bay ku gubayaan. Waa sax dadka haku hor oynin qolkaaga intaad hoosta ka soo xidhato ooy maahee duufka iyo dhareerkaba isku dar ha qarsan wixii ku dhibaya ee hareerahaaga ka dhacaya. Waxaad qarsataa aday ku qarsadaan.
@aliamohamed709
@aliamohamed709 Жыл бұрын
Ka jar kaba goo caloshoo , nolosha cusub soo dhawee😢😢😢 Thursday / 22june 2023😢
@abdirisack6768
@abdirisack6768 Жыл бұрын
Who still listening 2023😢 Mr un ciil Bax baan ku iri🥹 Waqtigi wuu cararaya ✅
@deekhoqurux7991
@deekhoqurux7991 Жыл бұрын
Aniga😢
@user-ez7oz4ev3d
@user-ez7oz4ev3d 7 ай бұрын
2020 ayaa qofaa jeclay ii niyad jabisay runti xalad walbo ayaa uso maray inaa helo lkn iyada wee iska kee fodeysay Alxm waxaa joogo 13/12/2022 ayaa helay qof wngsan hadaneh owalad ayaa helay alxm nolasha cusub waa mid wngsn
@siciidfanax964
@siciidfanax964 6 ай бұрын
Heestan 2019 ayan dhagysan jiry anigo jacylkgi iga xanaqsan tahy runti marka maqlo wan ilmeya hader qofta is jeclen nin kale aya qaba gabaar neh way haysata hada adduun 😢😢
@naaji-vi2ow
@naaji-vi2ow 5 ай бұрын
Sorry
@mohamedadow-fs4kb
@mohamedadow-fs4kb Жыл бұрын
Nin aan qalbi jabin oo la qayamin majiro balse wan kasocona ilahow wixi ino qalmo noso dadaji 😢😢❤❤
@Alina-pp7kx
@Alina-pp7kx Жыл бұрын
🥹💔
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush Жыл бұрын
Amiin yarapi😢
@Gayraqaan
@Gayraqaan Жыл бұрын
Nafyahay calwaa ha noqon nasiibkana ha u caroon...what a song
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 Жыл бұрын
Mursal xanuunkisa waan dareemi kara ugu dambeyn lkn samirkiisi wuu guulestay
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana Жыл бұрын
Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍👍🙏🙏 25/7/2023 🥺
@abdirahman2134
@abdirahman2134 Жыл бұрын
Waxaan daawnayaa habeenimo 00:32daqiiqo 19/3/2023 Habeen aan xasuustay jacaylkaygi aan kala dhamanay balse aan u soo qaadaya dareen kalgacayl kadib markii aan arkay iyadoo oo quruxbadnatay is bdashay markaas oo aan dareemay inaan dib ka soo jeclanayo Taas oo aan nafayda ku waaninaya heestan oo aan leeyahay Nafyahay caashaqu ka gaday Qofkale caqligeediyey Xasuus ku casuumanay cidlada wheel moodaysay❤😣
@anizoxirsi2023
@anizoxirsi2023 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@inahusenibrahim-ht8tz
@inahusenibrahim-ht8tz Жыл бұрын
29/3/2023 Maalin salaaasa ah 11:57 Nolosheyda maalin iiga xanuun badan maan soo marin I.n ilahayna ima soo mariyo Dadka inta qalbiga laga dhaawacay alle haw booga dhayo😢💔💔
@Amiiraquruxy
@Amiiraquruxy 10 ай бұрын
Cidlada wehel modaysaayeey😢😢 after 9years is the best song for ever🎉🎉
@user-om4mf3rh9r
@user-om4mf3rh9r 7 ай бұрын
Who Is still listening 2024😢
@Zeeymohamed7986
@Zeeymohamed7986 7 ай бұрын
Same
@geyadamajerten6794
@geyadamajerten6794 5 ай бұрын
Me😢
@naaji-vi2ow
@naaji-vi2ow 5 ай бұрын
Me
@user-gl5rp2ye7e
@user-gl5rp2ye7e 4 ай бұрын
Same💔😭😭
@mchaboorentertainment8116
@mchaboorentertainment8116 4 ай бұрын
Aniga
@Gayraqaan
@Gayraqaan 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa gadaal kafahmay in mursal niyada loogu dhisaayi oo hodan waagaas katagty ..ugu danbeeyn weey is arooseen👍👍👍👍👍
@abdirahmansaid4605
@abdirahmansaid4605 Жыл бұрын
Waxan wada soconay 6bilood anoo weligay wax ka hagran blse nasiib daro haben dhaweyto ban ku arkay iyado qofkle waqti dher kaqadanaysa anigana wan tashtay Wan ka dheraday blse weli wan jeclhy Iyado ii ogeyn ban u ilmeynayaa kamana marmi karo😢😢 End 10/29/2022
@eidxasan6594
@eidxasan6594 Жыл бұрын
Waxa macquul ah inad adna mid hore o kujecel ad katagtey
@hibako872
@hibako872 Жыл бұрын
soorry
@mubaarigfayga169
@mubaarigfayga169 Жыл бұрын
Waa adi waxy kaa argtay
@Stella33961
@Stella33961 Жыл бұрын
😥😭 wa ka xumahay ilaa hada inaa u oyeso. Lakin mid ogoow wallakee gabari 1000 bay shirisaa 1 way kala baxda hadii uu qalbigaaga kuugu dagneen oo waqti fiican baax argtay ee horay uga soco ama raga dartanka la gal kay labaxdana arag
@leilagani6182
@leilagani6182 Жыл бұрын
Qalad wuu dacaa it's not too late kagaar hadhaabo
@yj_lak
@yj_lak Жыл бұрын
Xasuusaha qaar waxay kugu kalifayaan Inaad ilamyso 😢 Subax jimce ah 5:14
@abdihakimmohamed5445
@abdihakimmohamed5445 Жыл бұрын
Pole sxbkey
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo Жыл бұрын
Xanun bdnaa qofad jeceshahay marka aad waysid Malin un waaka Bogsan 17/12/2022💔😭
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo Жыл бұрын
@Mcc Daacad sax waye igu ogthy🥰
@maxameddeeq7032
@maxameddeeq7032 Жыл бұрын
18/12/2022 💔💔😭☝🏻ka quustay jacayl iyo afaarihiisa 😢🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼
@Alina-pp7kx
@Alina-pp7kx Жыл бұрын
🥹💔
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 6 ай бұрын
Hda mxa daremayaa wlalo 😂❤ 2024
@khalidfiyoke7266
@khalidfiyoke7266 Жыл бұрын
One of the best🥀💞 8 sano baaan dhageysanayaaa ilaa hadana kama xiiso dhicin Gold🫀🫂
@user-nj3nn7fz1b
@user-nj3nn7fz1b 7 ай бұрын
9/1/2024 Waqtigu wuu cararayaa Nolasha gusub soo dhawayey heestaan waan ilaawi la ahay ❤❤
@saadoomer1735
@saadoomer1735 2 жыл бұрын
Heestani inay dad badan Ka oohisay ma shakib ku Jira 😭😭😭
@bintadani8257
@bintadani8257 2 жыл бұрын
Mya😭😭
@hudo5452
@hudo5452 Жыл бұрын
😂Mya ani kow
@vr7619
@vr7619 Жыл бұрын
Anoo suuqa jooga oo mel fadhiya oo alaab iibsnya bn dhgysnya wlhi bilhi indhahyga ilma soo dhaafty😭😭😭💔
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 жыл бұрын
Jacayl loo loo caal helayn kajar kaba goo calooshoo. Nollosha cusub soo dhawe Waaw axsan yaa hees murti wacan
@amangadisa3894
@amangadisa3894 Жыл бұрын
Who is still listening this best music? Love you Mohammed BK. Saturday; May 27 , 2023.
@ahmednoor3919
@ahmednoor3919 Жыл бұрын
Thel
@nimcojamal3859
@nimcojamal3859 Жыл бұрын
​@@ahmednoor3919😮😮
@anisobashka-wk2dm
@anisobashka-wk2dm Жыл бұрын
​@@ahmednoor3919000⁰😊
@abdoul-fatahsouleiman2951
@abdoul-fatahsouleiman2951 8 ай бұрын
❤❤❤❤1a
@maankaboy3921
@maankaboy3921 6 ай бұрын
​@@ahmednoor3919❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Updilahei
@Updilahei 3 күн бұрын
Habeen iga murugo badana ima so marina habeem jimce so galayo 16__11_2023 heestan aniga oo dhagaysnayaa ayaan subaxdi ku gadhyaa Hada Alx wan ka boogsadayaa wakhti badan ka badana 😊😢
@igabarochannel
@igabarochannel Жыл бұрын
Hestan waa itabaneysaa mr wlba 😩 Watching again 26/11/2022 ⌛💔 Wa tashadey 🤸‍♂️
@maxamedfaarax2297
@maxamedfaarax2297 2 жыл бұрын
Hees aan marar badan ku ceshady of yaa hes bk❤😓
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 2 жыл бұрын
Aniga xita walal
@abdirizakahmedmohamuud4533
@abdirizakahmedmohamuud4533 2 жыл бұрын
@@saynabcabdi1090 aniga xitaa 😴
@deeqaxmede7037
@deeqaxmede7037 Жыл бұрын
Wakhtigu wuu cararayaaye Jacayl ❤loo caan helay kajar caloosha
@sadabh5553
@sadabh5553 6 ай бұрын
On 2014 j ecoute cette chanson ,elle ma donne le courage d advance je croye cette chanson etait fait indictments pour moi et ainsi ceux qui son trahit par l amour.
@IidoahmedAhmed
@IidoahmedAhmed Жыл бұрын
31/12/2022 sanad si dhamanaya jacaylkaygii noloshaydi Hore Ee 2021ki Waan ku xiisay wlhi🥺aadna Waan ku jeclahay ila hada 3/4/2021 ayaa igu ka dambaysay siday ila tahayna waxad ag joogta qofki jeclaa in aynu maalin uun kala fogaano wlhi Waan ku xiisay😢
@Simba_chanel1
@Simba_chanel1 5 ай бұрын
2022/7/25💔😭😭😭😭walhi xazuuz nolozheyda qofkan godobtan ka galy oo marka jogtey dubai imnkan mareykan izo duceeya waxn ku rajo weynahe iney izo noqoto
@rammohamett5168
@rammohamett5168 Жыл бұрын
heestan waxaan kuzoo laban malintay nolozhaydu dhami farxadeedi uzoo labato xasuus adag ayanan zoo maray xaqiiqdi waxanan dhagayzanaya 8.3 .2023 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Farxadda adigaa isu haya walaal. Koow maalintaad farxadaada iyo privacy gaaga qof kale u gacan geliso waa maalintaas maalinta ciil kuu bilaabmay.
@rammohamett5168
@rammohamett5168 10 ай бұрын
@@Naagnool124 hye walal halkee kalaa soo xiriira adi barwako
@FarxaanXidig-oc7hf
@FarxaanXidig-oc7hf 7 ай бұрын
Caawana wan kusoo laabtay heestan anoo sidii hore ka farxad badan Alxm 17/1/2024 arbaca ❤️😁
@qaraami_
@qaraami_ Жыл бұрын
Ninka heeska lo qaadayyo wu fadhiya meesha ninka qaadayyo ma ogo😬💔😭
@Masnaad
@Masnaad 9 ай бұрын
Waxn rajeynaya dhaaman muurgadeyda iyo xasusuhuu hoore inuu sandakan tagayaa igaa racaan oo nolsheyduu faraxad taa usareeysa kudanbeyso ilhyow iiaqabaal❤🤲
@shafimohamud3648
@shafimohamud3648 10 жыл бұрын
ishcalaaaa heees mcn oo hadane sarbeeeb ah nolosha cusub soo dhawee ka jar caloosha no beer jileeec
@amalhussein7591
@amalhussein7591 6 жыл бұрын
shafi macqoul som kkkkkkk
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Heeskaan habeenkii u horaysay waxaan ka maqlay idaacad la odhan jiray codka nabadda wakhtigaa waxaan ku sugnaa magalada glkio bilowgii 2014 kii waaan xasuustaa yar wariyaa oo gabanow la odhan jiray baa cawayskaas daadihinayay barnaamijka xiliga danbe buu soo gali jiray wararka waxaa la odhan jiray caawa iyo codka nabada waa lagu xira habeenkaa wakhtigaas moobil ma haysan habeenkaa waxaan jeclaystay inaan mobil haysto waayp anoo sii xiisaynaya bay iga dhamaatay caawa baan dib u dhagaysanayaa 8 may 2023 nairobi kenya baan ku suganahay xasuus wcn asxaabta
@ShadiyoMubarik-py1mi
@ShadiyoMubarik-py1mi Жыл бұрын
Ani markan maqlo heestan wlhi ano ilmaynay arkaa 2018 ila hada wan jeclhay ka man xiiso dhaco 😥
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Miyaa lagaa tagay gacalka
@mustafe983
@mustafe983 2 жыл бұрын
Nolosha cusub soo dhaweh sidas ayaa ila qurxon ✨😊😘❤
@abdirisaqibrahim1268
@abdirisaqibrahim1268 10 жыл бұрын
woooow kaa xoolaha ah ee leh waa yixir bk, inuu yahay miyaanad ogayn libaaxyada somaliland Habaryoonis,
@faadicabdi7272
@faadicabdi7272 2 жыл бұрын
P
@naajix3424
@naajix3424 Жыл бұрын
Still listing 2023🥺 nolosha cusub soo dhawe 😢
@ahmedhassan-hs4kt
@ahmedhassan-hs4kt Жыл бұрын
Soo dhowee Queen
@haashimmoalim9994
@haashimmoalim9994 Жыл бұрын
Kamadaalo heeskaan nolosha cusub
@khadramahdi1841
@khadramahdi1841 3 ай бұрын
Alx cawaba wan ka ladanhy sanad ka horna waan oyeyy anigoo
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 3 ай бұрын
Hambalyo ❤Anna Allah iga soo kabsiiyo🥺
@khalittzantos9984
@khalittzantos9984 Жыл бұрын
HeestaN class 3 ahaa imikanA form 3 still listen ☝️
@Hadibalad
@Hadibalad Жыл бұрын
Somalidii afsoomaaliga maka lumay 😮😮 waxay still tani aaad gureysaaaan 😮😮😮😂😂😂
@cabdiyare7855
@cabdiyare7855 9 жыл бұрын
bk xataa macnaheeda magaranayo wuu iska qaaday sida ay gabadha ay wax u weydiisay ayaa wax ka fahmi.ninkii wax jaceel arkay ama dhamiyey ayaa fahmi kara. qof oo cabana ayey mataleysaa. nolasha cusub soo dhawey. macnaheydu waa mida hada kula nool ku sabir o haraadin midkale.
@nafisocabdulfatax9798
@nafisocabdulfatax9798 Жыл бұрын
Heestan mar walba an dhagayso my first love ban so xasusta😢😢
@nasraaaab6
@nasraaaab6 10 жыл бұрын
heestan yurub geenyo iyo mursal ayuunbaa si wanagsan u fahmay wabay ooyi gaadheen
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Yurub geenyo xittaa way qooraan sanaysaa marba Mursal sheekada ayay wax ka ogeyd malaha
@qamaribrahinmacalin1175
@qamaribrahinmacalin1175 Жыл бұрын
19/9/2023😢😢😢😢qalbigega dhan aya jabay wil dhan jecla mustaqbal karajenaya aya iqiyanay😢
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Qamarba lagu yidhiyee ha demin iftiin yahay. Kheyr kuuma laheyn inankaasi taa ku quful qalbigaaga wax jeclaaday. Hore u soco walaal.❤
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 2 жыл бұрын
comentiga midba ugu qosol badan kulaha heska ictirafka somalilnd bayyy ka hadlisa..!!! is legend wllhi😂😂😂
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
Legend ks run bu sheegay 🤣🤣🤣
@naseebdigale3500
@naseebdigale3500 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Qadaadyartu 😂dhib badanaa
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris Жыл бұрын
@@marisacillahi1537hahaha no dulqaata de wlaalihin idinka yarba nahee
@user-en9jy9eu6u
@user-en9jy9eu6u 6 ай бұрын
Adiga nasiibkiibaa iga xumaday somaliyey iduceeyapa bal😢😢
@Indhadeeq-fs3xs
@Indhadeeq-fs3xs 6 ай бұрын
intu iga xumda kudhax oya 💔
@jaylaaniahmed7072
@jaylaaniahmed7072 Жыл бұрын
Heestan markii kowaad waxaan dhagaystay xagagi 2014 playstation aan ciyaari jiray baa laga daari jiray wakhtiga erayada macno iima samaynayn Lakiin maanta macno badan bay ii samayn talow maxaa ii xiga marxaladan aan joogo!
@sahlasahla9860
@sahlasahla9860 2 ай бұрын
Waligay waxmaan jeclan jacelna ma aqan lkn dadka qisaskoda markad aqriso waxad daremi inuu jaceylku qurx badnyhy markad mrkd qofkedi heysato. Eyna qaraartahay markad qofki weydo ilhow inti is rabta isu sahal anagana nolol wngsn oo qrx bdn noo sahal 😢
@kingalpha9183
@kingalpha9183 8 жыл бұрын
woooooow nafyahay caal waa hanoqon nasiibkana haw cadhoon waaa hees meel ku taabanaysa
@AbdiarabElmi
@AbdiarabElmi 3 ай бұрын
Si aad ah Ayaan idiin salaamay dhamaantiin
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Sannada, 2014. Ayaamihii jacaylka, taxaddarka iyo xiisaha. Heeskaanu xilligaas ayuu i gaynayaa, kaddib wax waliba oo aan xusuusto isaga ayaa masuul ka noqonaya.
@updirizakmustafe9684
@updirizakmustafe9684 9 ай бұрын
Qalbigu darted bu ugubanaya aydana midkaly calanka ululeysaa😢 Det 11 20 2023😢
@user-dk4ob2jp5j
@user-dk4ob2jp5j 5 ай бұрын
2024 I am listening ❤😢
@Nasra2582
@Nasra2582 3 ай бұрын
sido kale v
@mohameddeeq5859
@mohameddeeq5859 8 ай бұрын
Heestan marka aan maqa Lo wax igu so dhacey sey gawar Ani io iyad ooo Gari safar is La so raac ney ooo mudo sidax maali ah Ayaan wadad ku so jir ney kadib wan is ka heley ney lkn wan kale qar sa ney ney uga dambey tii heestan Ayaan dartey Ani Gariga dhax diis Mar Alo Mar kasn hestan dar tey gawadhi wey iso eg tey in dho dare jecel Ley ayeye iga so eg tey Ani marka waxn o gaadey in ay iyadn I jeceshey kadib magaalad muqdisho ayn is La I maa ney iLa hada wan is La soco na 💍🥺❤️
@zakariyecabdilaahi5151
@zakariyecabdilaahi5151 Ай бұрын
Ma si guursateen?
@rozakibaadal4246
@rozakibaadal4246 3 жыл бұрын
Nafyahay calwa ha noqon Nazipkan ha u cadhon 💔hadu calaf ka ceshaday cudon wey tagtee 💔😭😭😭😭😭
@nuurxirsi7837
@nuurxirsi7837 2 жыл бұрын
Qqqq
@caliwiiz3329
@caliwiiz3329 2 жыл бұрын
Nafyahay calwa ha noqon Nazipkan ha u cadhon💔hadu calaf ka ceshaday cudon wey tagtee 💔😭😭
@Mike-hz7uw
@Mike-hz7uw 2 жыл бұрын
Beriguu jacaylku jacaylka ahaa Bakaal nd ifraax hargyza Mursal nd sinimo Axmed weli nd asma love Xasan dhuxul vs yurub geenyo Waayo waayo
@mohameddeeq5859
@mohameddeeq5859 8 ай бұрын
Mar Al marki Af keyga ka so bax dey Nolosha cusub so dhowey I naan tii wey iso firi sey weliba in dha Daren io jecel Le ayeye iga so firi sey ❤
@MunasarMuuse-wn8qc
@MunasarMuuse-wn8qc Жыл бұрын
Still listening old lagend bk nolosha cusub soo dhawey
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 10 ай бұрын
Waa abaara 9:40 barqanimo xilliga break time waxa uu kursi ii hoos yaal geed ku yaal daarada schoolka macalinka ka ahay waxaa ii xiriirsan bluetooth earphone waxaana ruuxda si halaasi ah u culaya luuqda hobalka lagu laray organka dabacsan ee ka hor codka fanaanka ay jabaqda musiga ugu so dhacaya dhagahaaga erayada hesaagu ku luuqayn rabo
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Xidigaha Geeska 2014 Wakhtigay tagayow salaama
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 6 ай бұрын
Cawo tarikhdu tahay 13/feb/2024 wxan daremaya qalpi jab weyn 😢 wxan rajaynaya sanado danpe inan uso laabto coments kan oo an idinka shekeyo qisadayda wixi iga danpeya like saar
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 жыл бұрын
Illaahay ayaa kamasaxay Bk heesaha Inkastoo aan anigu mar mar isku mada daaliyo Waxay boodhka ka jafeysaa dadka uucalafku ka xumaaday Sideydoo kale Hadana isdayacay ee caal waaga ah
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 2 жыл бұрын
Allah be kuma dayicinee Hayat deey maxaa isku dayacee oo caalwaa kaa dhigey duf u bax kuma dhihi karee🤣🤣🤣🤣😂😂🤣
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Qiso jacel isaga hodan cabdi rahman u qaday iney tahay ku maqlay qiso sax deda manta ogaday ❤❤❤❤All
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 2 жыл бұрын
Masha Alah so talented Shiekh BK❤️
@nimcomaxamed3365
@nimcomaxamed3365 Ай бұрын
ilohow nolol qurux badan ayaan kuwey diistey adaa boqore❤❤😢
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 Жыл бұрын
Waxaan layaabay fanaaniinta meesha fadhiya oo dhan way murugsanyihiin! Jacaylku muxuu dad gumeeyey.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 363 М.
Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014
8:47
SAIM KAMAL
Рет қаралды 543 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 46 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 61 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 758 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Aduunyo By Maxamed Bk HCTV HD
5:24
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Haduu Onkadyahay Jacaylku (Maxamed Siciid BK)
5:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 292 М.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 516 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,3 МЛН
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 2 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,7 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 46 МЛН