No video

Aduunyo By Maxamed Bk HCTV HD

  Рет қаралды 6,360,129

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@cabdifataax8665
@cabdifataax8665 2 жыл бұрын
Nolosha Adeegeedii Waan Kusoo Dhageestay, Hadda Oo Meel Dhexe Marayona Waan Dhageesana, Marka Barwaaqadeeda Gaadhona Dhageesan Doonaa. Hees Waa Ka Mug Weyntahay Midaani. Who Ever Else Listening This Song In 2022 With The Same Emotion Since Day One He Sung It May Your Life Be Blessed 🤲
@miskiahmed9032
@miskiahmed9032 2 жыл бұрын
You too,May Allah make it easy for you
@cabdifataax8665
@cabdifataax8665 2 жыл бұрын
@@miskiahmed9032 Amen, Thank You Dear Sister 🙏
@somalimanintheworld1343
@somalimanintheworld1343 Жыл бұрын
I'm Never forget some one who I support Difficult time. 🥰💯 Every person I hope Good future. And whenever. Also Every Best couple. I hope Long life.❣❣💝
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 3 ай бұрын
Like me❤❤ waansugi la ahay maalintaan guushayda gaadho😮
@mohamednoor4644
@mohamednoor4644 2 ай бұрын
I’m just going home 🏡
@siciidgaagaale8553
@siciidgaagaale8553 2 жыл бұрын
Waa Duhurnimo Qoraxdu Kulushahay Goobtuna Waa Laascaanood Waxaannu Haynaa murqaan Wanaagsan Waxaannu Qaadaa Dhigaynaa Mugga iyo Miisaanka Midhaha Heesta iyo macaan codka Maxamed Bk
@zersulub321
@zersulub321 2 жыл бұрын
War hargeysan ka soo salaamey✋👋
@calisharmaakeaw-jama5265
@calisharmaakeaw-jama5265 2 жыл бұрын
Kkkk
@ahmedessa6838
@ahmedessa6838 Жыл бұрын
Xald kale
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 Жыл бұрын
Hal sano ka bacdi iyo laascaano oo xor Ii bashaal sxb meelkastood joogtid
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
Ma adigooy intaa le’eg ayaad murqaamaypsaa 😂anaga wadamadaan joogno dadka da’da ah uun baa daragis isticmaala inkasto qaad laga helin
@tuugtuugdhalay7744
@tuugtuugdhalay7744 3 жыл бұрын
Yaa heestaan si niyad u dhegysanaya nolosha adag iyo xaaldaha cakiran ee addunyada aawgeed 😭😭😭😭😭 22/3/2021
@ayaathabdirisaak2319
@ayaathabdirisaak2319 3 жыл бұрын
Aniga kulamida abyo oo tariib ah oo cidan hoyo ahen aan haysan abbo fmlygodina iga amusen kumaso kobi kro hlkan qisadeyda wlh wayahayga lkn wa laga bixin inzha allah Don't worry ilahay ma maqan😭🤲
@cumaryare6196
@cumaryare6196 3 жыл бұрын
@@ayaathabdirisaak2319 sorry sorry waa run wll blse alle kuma cidleenin wuu kuu gargaari doonaa ☝
@lilpapacure961
@lilpapacure961 3 жыл бұрын
@@ayaathabdirisaak2319 😥😥😥sorry qali aniga xita kulamidahy wlhi
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 3 жыл бұрын
Tuug tuug dhalay🤣
@techblack414
@techblack414 2 жыл бұрын
@@betterdaysarecoming1881 🤣
@aadandeero4943
@aadandeero4943 Жыл бұрын
Hees mahee waa dareenkenii oo hadlaya💔.2023 ayaan soo booqday intii iga danbaysa iska daaya caashaqa waa iga talo🙏💔 Wuxuu alle☝️ kuu qoray sina laguma wayee
@ahmedadanhassan5718
@ahmedadanhassan5718 7 ай бұрын
Been taa ma ahan cashaq baabkiisa hala xiro wakhtigu waa 2024 calaf iyo nasiib hala aamino ❤
@asmamaxamud-nf8mz
@asmamaxamud-nf8mz 6 ай бұрын
Calafkan aamineYy 2024💔😢
@hamseosmaan
@hamseosmaan 4 ай бұрын
​@@asmamaxamud-nf8mzQueen❤😊
@user-hx3oo7tt8l
@user-hx3oo7tt8l 5 күн бұрын
Anigan waxan fri tada arkaaa galb sabti ah tr.24 agosto 2024 😢
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
TOLOW YAA DHEGAYSANAYA HEESTAN 2020 😢 🤔 CAJIIB Wllhi LEGEND BK NOLOW 👀👂👍
@571kaka
@571kaka 4 жыл бұрын
Still wala 2020
@jamaadwarsame6860
@jamaadwarsame6860 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@farxiyaofformas6634
@farxiyaofformas6634 4 жыл бұрын
@@571kaka lp gdtjhfgbvg
@farxiyaofformas6634
@farxiyaofformas6634 4 жыл бұрын
😡😡😡😡🤫🤫🤫
@munamyma8048
@munamyma8048 4 жыл бұрын
Kam dalo heesta😭
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
Galabnimo jimco oo sabti soo galso ayaan dhagsanayah heestan taariikhdu waaa 7/2/20020 heestan wxaan ku xasunayah wxyaabo badan oo ii xasuua ahaa lkinn ayaamhn wxay iyihiin farxad anigooo usiii socdaha dalka turkigaha insh alllh wxaan halkan ugu hamabalynayah jaceylkagah oo ka dambeeyah inana turki tago intaasnah uu ka dhici doonah arooskaygaha asxapeey isoo duceeya
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 6 ай бұрын
Wll hadaad nooshahay waan kusalaamay Hadaad dhimataynoh ALLAHA kuunaxariisto 07/02/2024 Waxaan qoraalkaga arkay 4sano kadib
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
Heesta aduunka ugu jacelahye weeye. Waxa .ku jira hal eryo dhaxal gala waana.. ●●haku waayin ruux goba ery aanu kaa gayin●●●
@cabdiwahabcarabcalidirie3932
@cabdiwahabcarabcalidirie3932 Жыл бұрын
Ax yaa hees 💔🙄 Still listening 02/02/2023 - - 11:41 pm 😊👂🎶 Sheekh bk allah danbigaaga ha dhaafo.
@arizak9524
@arizak9524 5 жыл бұрын
Hallagu saliyo Rusulka suuban Scw scw scw scw. Scw scw.scw Scw.scw.scw.
@umuyaasir6768
@umuyaasir6768 5 жыл бұрын
salalahu caleeyhii wa salaam😎
@sihaammujiib3481
@sihaammujiib3481 4 жыл бұрын
Scw
@emanali2753
@emanali2753 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد صلى الله عليه و سلم بعدد خلقك ومداد كلماتك وعظمت عرشك يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲
@nimcaali3650
@nimcaali3650 4 жыл бұрын
Scwscwscwscwscwswcswc
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@moha6681
@moha6681 2 жыл бұрын
Still listening 2022 bk best somali fanaaan ever from jijiga
@zhavici_fit8788
@zhavici_fit8788 Жыл бұрын
From hoygii fanka 😎✌️
@ruwaydacali3588
@ruwaydacali3588 4 жыл бұрын
Waxaad galinba aragtiyo Hadba dhaayo guudkood Yay garasho kaa noqon Hada garasho kaa noqon💯💯💯💯👌👌. Macnuhu waa noqo qof fiiro dheer wuxuu arko kaliya aan wax ku qiimayn👏👏👏
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Cimirigi gu'gaagiyo Garaadkaga kaasho Gurac hadalka ha u odhan Haku waayin ruux gob ah Eray uuna kaa geyin❤❤2019
@khalidesse4440
@khalidesse4440 4 жыл бұрын
Co
@abdimalikahmed8458
@abdimalikahmed8458 Жыл бұрын
garaadkaga kaasho gurac hadalka ha odhan haku waayin ruux gob ah eray uuna kaa geyin
@bossshuayb4629
@bossshuayb4629 2 жыл бұрын
Waa habeeen jawi Robeed safar ban ahay 7/6/2022 weeyeh saacadu 22:59 still watching Old is Gold
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Ugz wn ku salamay wa xage roobkaz sxp 🖐️
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 жыл бұрын
Heestan xili adag Ayan dhageysan jiiray hada xaalku waa mansha Allah
@amiiraabdirahman2203
@amiiraabdirahman2203 2 жыл бұрын
Heestan waxay ka hadlaysa nolosha dhabta wana dardaaran waxan laga yaaba hadal aad adigu si fudud u tidhi inuu qof noloshiso dhan baabiiyo qof kasta haka fiirsado hadalka ui dhahayo intaanu qof dhaawicin
@amiishahasan3936
@amiishahasan3936 3 жыл бұрын
Bk oo fanka ka fadhiistan daawanaYa 27 December 2020 😓ilaahow danbigaa naga dhaaaf🤲
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Alle Haw dan bi dhaaf0 isagana 😭
@kingahmatto9930
@kingahmatto9930 3 жыл бұрын
@msalimadenjunior8725
@msalimadenjunior8725 8 жыл бұрын
🌟 Wakhtigoo Mar qudhan baa 🌟 Mar godladaa barwaaqoo 🌟 Waa giraan aduunyadu 🌟 Hadba galinba caynee heesta beejkeda 1 baan ka helay
@abdiqanihassan6299
@abdiqanihassan6299 2 жыл бұрын
Gudhan*
@mohanke447
@mohanke447 3 жыл бұрын
YAA TOLOW ILA DHAGAYSANAYA 2021 INTUU KA BAXAY FANKA PIG LEGENDERY M_BK👂😰🔥
@nasteexonaasir9332
@nasteexonaasir9332 2 жыл бұрын
ax
@caaishokiin6068
@caaishokiin6068 5 жыл бұрын
Yaaa ila dawanoyo 2019 isar like hada ila dawaneyso 2019ka
@sahraahmed1883
@sahraahmed1883 5 жыл бұрын
Me
@ayaansaladdhiblaawedhiblaa9457
@ayaansaladdhiblaawedhiblaa9457 5 жыл бұрын
Rnjkk
@aavoaavo5972
@aavoaavo5972 5 жыл бұрын
noloe
@abdulahiqalinle9963
@abdulahiqalinle9963 5 жыл бұрын
Bk ii nolow epow aniga waan ku tageeray ahow waxad doonto aniga waxaan ku haystaa heesahaaga iyo codkaada macaan
@honeymoh6993
@honeymoh6993 5 жыл бұрын
Aniga
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Жыл бұрын
“Dadka ruuxa gacan maran” 😢 Gacan marnaan waan soo maray waxaa dareemi kara wax la’aanta qof soo dhadhamiyay iyo qof imika ku jira. Alxamdulilah waan kaso gudbay umadda imika ku jirta wax la’aanta Bk ayaa hees kuma hadlay😢😢😢
@amranamran6542
@amranamran6542 Жыл бұрын
😢😢😢
@XafsoMuqtaar-ui2ri
@XafsoMuqtaar-ui2ri 3 ай бұрын
Anaa waqti adag ku jira 💔😭😭😭
@aliwaakujeclahymcne9646
@aliwaakujeclahymcne9646 6 жыл бұрын
Ax ax Heestan Jeceylkeyga Aya dhagesan jiray❤️ Hadaneh noqday Xajigeyga ilahow isku ken daa
@abdullahidhiinka2672
@abdullahidhiinka2672 2 жыл бұрын
Wlhi fanan aan ka jclhy ma jiro bk manta ayaa ku raxeystay hesahaaga inta illa jcl bk iso raaca 🥰😍🤩
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 5 жыл бұрын
Yaa fiirsanaayo 2019 Ceelbuur galgaduud somalia ayaa adin ka soo salaamaa
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
Burco Togdheer somaliland ayan kazo zalamayaH
@xamaasahmed841
@xamaasahmed841 4 жыл бұрын
Waanu dawanayna ee ma firsanyno
@sicidkayse6370
@sicidkayse6370 3 жыл бұрын
@@xamaasahmed841 hhhhh
@jimcalecabdi798
@jimcalecabdi798 4 жыл бұрын
Tolwa heestan yaa dhagyzany 2020 inta dawnyza like iga giijiYa
@nimaohureiri9635
@nimaohureiri9635 3 жыл бұрын
Aniga wle
@ubaxmaxamedyuusuf9447
@ubaxmaxamedyuusuf9447 3 жыл бұрын
O
@kornelqaddafi8111
@kornelqaddafi8111 3 жыл бұрын
Mar uu iska daayay ban hda ku caweynayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 жыл бұрын
Waba iskaga tagay inaka maxa ina dhigay
@Kozqurux
@Kozqurux 3 жыл бұрын
Hadansogally
@filsanahmed1385
@filsanahmed1385 Жыл бұрын
I still listen to this song in 2023 so much memorys😢
@hormoodkasoomalida9210
@hormoodkasoomalida9210 Жыл бұрын
Me from.somaliland
@zhavici_fit8788
@zhavici_fit8788 Жыл бұрын
@@hormoodkasoomalida9210 hoygii fanka 😎✌️
@AbdiqaniCabdilaahi
@AbdiqaniCabdilaahi Жыл бұрын
😁😁
@SudaysAbdi-jy1rj
@SudaysAbdi-jy1rj 7 ай бұрын
Who listening still 2024😢
@abinikee
@abinikee 4 ай бұрын
😂me
@zahramaow2052
@zahramaow2052 3 ай бұрын
Me.❤
@mohamedabdullahi6657
@mohamedabdullahi6657 3 ай бұрын
​@@zahramaow2052 same here 😅
@ayaanjamaac7568
@ayaanjamaac7568 3 ай бұрын
Me walhi😢
@osobabdi7125
@osobabdi7125 2 ай бұрын
🙋‍♀️me
@nasrinali1744
@nasrinali1744 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019 😢❤️ like ii sara
@hibaqmohammed4440
@hibaqmohammed4440 5 жыл бұрын
Me 12/2/2019
@mariamyousuf4611
@mariamyousuf4611 5 жыл бұрын
Waaaaaaaw Maxamed
@nasraabdalaomar5874
@nasraabdalaomar5874 5 жыл бұрын
Ani
@mahmudsomalilandhanoolatoa9343
@mahmudsomalilandhanoolatoa9343 4 жыл бұрын
₩₩)
@fartuunxasan4191
@fartuunxasan4191 4 жыл бұрын
sax
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
Bk qalbiyadeena ayaad ku nooshahay wll farxad ku noolow ❤❤❤
@miskiinkaalle5460
@miskiinkaalle5460 2 жыл бұрын
Bk fanka wad u hiilisey, dhalintu in badan wa ku raaxeyten fankaaga. Mahadsanid fankaaga qiimaha badan in aanu uso joognay
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
👍👍👍
@abdiazizburcaawiofficial6195
@abdiazizburcaawiofficial6195 4 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysnyo 2020
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
☝🏽☝🏽☝🏽
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
☝🏽☝🏽😢
@nawal531
@nawal531 4 жыл бұрын
Aniga dhageysan hya hda 2020 april 15 teeda
@liibaandaahir9864
@liibaandaahir9864 4 жыл бұрын
Libax aniga
@mohammedhussien3204
@mohammedhussien3204 4 жыл бұрын
Anaa dhagaysansya 20 20 April 20
@halyayqaran6865
@halyayqaran6865 5 жыл бұрын
Tolow yaa dhagysanaya 2019🕒💗❤️💗
@fardowsaiidow4424
@fardowsaiidow4424 5 жыл бұрын
🙋‍♀️
@halyayqaran6865
@halyayqaran6865 5 жыл бұрын
Wax garad runti
@muhanadyare9372
@muhanadyare9372 5 жыл бұрын
kamaba dalo
@naziimyusuf4188
@naziimyusuf4188 4 жыл бұрын
Me 🤪🙋🏼‍♀️🧕😋
@abiibakarfaarax9586
@abiibakarfaarax9586 4 жыл бұрын
Aniga Libax hees qarn weyi sxp
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 2 ай бұрын
23-06-2024 Wax weliba waxa ay leyehin bilow iyo dhamad xaladana South Africa igu heysatana wan ka gudbi dona insha Allah
@mohjoseph17
@mohjoseph17 2 ай бұрын
Insha alah waad ka baxaysaa walalo dhamanteen alle hayna soo furto😢
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 2 ай бұрын
@@mohjoseph17Thanks bro
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
Tariishdu waa 2021 2 14 February 23:05 habenimo💔😥wayo aduun waa waqti uu faanka kabaxay waxan rajaYnaya hadan inta sii nefsaDoH oYna ti allah ☝️imaan inan qoral kan dub u arkii dono👀 sanadoH kadib
@barwaaqoJama-dt3ik
@barwaaqoJama-dt3ik Күн бұрын
Sanado ka dib😢
@abdirisack6768
@abdirisack6768 2 жыл бұрын
Old is gold Alla mxu waqti qrx bdn ahaa waagi aan 8aad ahaa baan dhageesan jiray wlhi Who listening 2022 ❤️
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Жыл бұрын
m.a hda schoolka ma dhameysay mrka🥰😁
@abdirisack6768
@abdirisack6768 Жыл бұрын
@@justtt.4nx_p7 Yes heerki jamacada baa iga dhamn 1 year👋
@ahmedshaafi6550
@ahmedshaafi6550 3 жыл бұрын
6 sano ka hor hankii aan lahaa weli waan raadiyaa😢
@argsan3782
@argsan3782 2 жыл бұрын
Maxu aha what it was we are same boat 🚤
@kaltundegan224
@kaltundegan224 2 жыл бұрын
Allah haku rumeeyo
@kayfmaxamuud6742
@kayfmaxamuud6742 Жыл бұрын
Illaah kuu rumeeyo
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Midho cajiib ah laxan quruxbadan 2 jeer is badalaya sidii heesaha horee cood aad u macaan wariye qaali ah(nimco samriye) hees aan aad u jecelahay ha ku wayin ruux goba eray anuu ka gayiin, iyo guushasada rux neceb rux ad galab is barateen! Wa inta iso jiidatay heestan aniga dadka amina ahan jiray aad fur furan waligiin dacad ahada bk legend nolow
@abdifatahbahsane1312
@abdifatahbahsane1312 8 ай бұрын
Cajiiiiiiib waxaan ka idhaaba garanmaayo heestan Mohamed bk si cajiib ah buu inoola hadlay isagoo kale in uu ina soomaraa way adkaaneysaa runtii tolow abwaanka sameeyey heestan meesha laguma xusin'e waa kuma fadlan bal cidii garanaysaay ha nooga faa'idayso 29/12/2023 habeen jimce ah Washington D.C ❤
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 7 ай бұрын
Labsalax ayaa sameyey zhb abwaanka abawanadooda
@saeddini8041
@saeddini8041 4 жыл бұрын
Waan ka helay heestan runtii Qofkii daawanaya 2020 fadlan like ii Saar mahad sanid ✋
@KaderKader-zj6jj
@KaderKader-zj6jj 4 жыл бұрын
Lalabi
@KaderKader-zj6jj
@KaderKader-zj6jj 4 жыл бұрын
La la bi
@nacimaxuseen7088
@nacimaxuseen7088 6 жыл бұрын
Bk alle hakuso hanuniyo iyo anagaba duco ma xume
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
Amiin ya Rabii
@halimaycadey8010
@halimaycadey8010 4 жыл бұрын
Amiin
@asmaxassan3702
@asmaxassan3702 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@shanimohamed6817
@shanimohamed6817 4 жыл бұрын
Nacima Xuseen Ok
@shanimohamed6817
@shanimohamed6817 4 жыл бұрын
Asma Xassan
@AmaalAbdilahi-yy9bv
@AmaalAbdilahi-yy9bv 11 ай бұрын
Gurac hadalka ha u odhan Haku waayin ruux goba Eray aanu kaa geyin MAXAMED CABDI SICIID BK❤❤❤❤
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 3 жыл бұрын
😭 Bk we miss u fanku la aanta abaar weyaan 😍 15/5/2021 🥰🥰 legend always is legend 😇💚🤍❤
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@apdirahmanjigar5880
@apdirahmanjigar5880 2 жыл бұрын
Ilaahay ba wanaaga la jeclaaday xumaan hla jeclaan 🥺🤲
@maxamedabshir1731
@maxamedabshir1731 2 жыл бұрын
2016/2/1 baan heestaa bilaabay dhegeesigeda ila 2022/3/19 hadda waa wadaa OMG muxuu fanan aha.♥️😢
@no____name6312
@no____name6312 3 жыл бұрын
2021 italy ayan ka Dawanaya I Miss my country Somaliland🥺
@hoodomaxamud1748
@hoodomaxamud1748 3 жыл бұрын
Aniga 😭
@no____name6312
@no____name6312 3 жыл бұрын
@@hoodomaxamud1748 Italy mad igula Noshahay😊
@mahadgambiile
@mahadgambiile 3 жыл бұрын
Bk oo fanka ka fadhistan dawanaya alle ha iga dambi dhaafee 22 Dec 2020 2:37 pm
@hodaneyally7566
@hodaneyally7566 3 жыл бұрын
Heesta kaliya aan ka daalin xitaa bk oo fanka kabaxay gobanimo hawada bidin ruuxad galap isbaratee😭😭
@yusufhussein7870
@yusufhussein7870 2 жыл бұрын
Maxaa kaaso maray 😂
@abdirahmanofficial6923
@abdirahmanofficial6923 7 ай бұрын
Heestan Waxaa Iigu Danbaysay 2015 Maanta Oo Ay Bishu Tahay16 Jan 2024 Ayaan Dib Usoo Booqday❤
@shukribashiircismaan5270
@shukribashiircismaan5270 2 жыл бұрын
11 April 2022 Baan dhagaysan heestaan😢😢😢Hadaysan Danbi igu aheyn Fanka Bk baan dib ugusoo celin lahaa wlhy❤️we miss you Boqorkii Fankow Maxamed siciid Bk 🙏
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 2 жыл бұрын
Kula mid runtii 😀
@aragsanismaciil2793
@aragsanismaciil2793 Жыл бұрын
2022 /12/25 habben xusu ah runti wax ahy Tahrib ma Hysto qof aan ahyn allah 🙏 ♥ dadkaygii oo Dhan way iga amuseen hooyo way ii baqysa anigan meel ayn Labo sano ku xanib Nahy insha allah WA la baxy
@maanhassan1337
@maanhassan1337 2 жыл бұрын
😭19/9/2021 Waxan dhegeysanayaa Wakhtigee Igu Adag insh allh waxaan Usoo Noqon iyadoo waxwalba hagaageen Insha allh inhs allah 😰
@EdgarKimutai
@EdgarKimutai 4 жыл бұрын
PK is blessed and so talented, I dont understand somali so much but his songs are lit
@zantozcumar1665
@zantozcumar1665 2 жыл бұрын
Heeestan si niyad ayaan udhagaystaa xaalada cakiran eee Adduunyada awgeeed
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
❤🏝🏝🏝🏝2020🏖🏖🏖🏖❤ WAA GIRAAN😘😘 ADUUNYADU XAQIIQ 🤔BALSE BINI AADAMKA INDHO KU GARADLA
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
Ha wlhi nacalaa baaahi ku yaale Adigoo gargaar biday abaal uu kuu Gaday bari yaanu ku galin. Inkasto wakhtigaygi tahay kii ila dhashay wlhi taayirkan marinba.
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
Beenta maha zhp dadku wa indho ku garaadle manta dadkaan tabi jiray iyaga isu kaysoo tilmaama
@xamsebile4833
@xamsebile4833 5 жыл бұрын
Heeska wxy zo baxday anigoo arin adag ihayzto oo aad moodo inay ikhuzayzo wlhy wa xzuuztaa malin dhan ayaan dhagayzanayay iLaa uu gabalkii ka dhacay kamana dalin xataa ilaa 7aaddo badan wa si dhagayzanaaayay hada oo ay thy 2019 ki wa dhagayzanayaa kamna daalo xzuuz ayey qalbigayga ku yeelatay😎😭
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
Sxp xasuuso qliyaa jira
@tonikroos4940
@tonikroos4940 8 жыл бұрын
heestu waa hees duurxul ah cidii fahmaysa ayuunbaa fahmi karta u jeedadu waa hees siyaasadaysan balse jacayl ahaan lagu qaadayo hoo baaruud viva mujaahidka bk abdirahman shiine 8
@cabdiyarecali3509
@cabdiyarecali3509 5 жыл бұрын
Ciyaaal sanaa hees kasta ma siyaasd baaa
@fosiyacali4333
@fosiyacali4333 4 жыл бұрын
baw ader waxa waa laga xoroobay xiligi afwaynay ahayd
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
Who, s listening still 2021 🙏👊🏿😭🇮🇹🇩🇯🇩🇪
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 3 жыл бұрын
Italy Jabuuti Germany Maxa u adeegsatay Calamadooda
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 жыл бұрын
waxan ufahmay inaad dalalkaas somartay xasuus gaarana kuleyihiin
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
@@mohalegend2216 walhi waxa Garda ayaa tahay🙏🙋‍♂️😭😭😭
@hayderahmed9032
@hayderahmed9032 3 жыл бұрын
Abayo inan kujecelahay mad I lowday
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
@@hayderahmed9032 mya
@hannahomar5088
@hannahomar5088 9 жыл бұрын
I'm so grateful for maxamed bk's existence in the somali music industry . Alhamduliah , His music touches souls . I just really wanna meet him inshallah .
@yasminhasan1287
@yasminhasan1287 2 жыл бұрын
Way
@kamaalcadceed8070
@kamaalcadceed8070 Жыл бұрын
@@yasminhasan1287 Pppppppp
@abdikadirck7374
@abdikadirck7374 Жыл бұрын
Fankii odayga kaa fadhisaay he's out of the music industry Hope u see him as shekh mahamed
@hiboosmaan4092
@hiboosmaan4092 4 жыл бұрын
2020 nimcoy dabada fan iyo saxafadba way dumeen ina samrye qof madala oo hadana farxadbadanay ahayd inta nimco Uxiistay liketa🤲
@ubaxdaadays6193
@ubaxdaadays6193 8 жыл бұрын
wallhi wan uqiray fanaanka fananiinta kuwa jira kuwa sooo socda labdaba axsan fanaaan bk noloooow
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh Ай бұрын
Heestan waa cajib wllh Habeen khamiis ah 3/7/2024 Allow Amuura Sahal 😢🤲 hadaa iga dabyso like isaar wll
@xamsebile4833
@xamsebile4833 4 жыл бұрын
2015kii mar uu wakhtiga nacaska ahi igabay an wakhtiga isku dhaafin jirey wlhy xasuus igu qaaliya 2019😑
@abdirahmanmohamedisseabdir3726
@abdirahmanmohamedisseabdir3726 Жыл бұрын
wxan dhegaysanaya hada oo ay taarikhdu tahay 27_1_2023 xilli fiid ah jawi aad u qabow ban ku jirnaa wadanka Russia gaar ahaan Moskow ban idinka soo salamaya 🥰
@saxanefilms1
@saxanefilms1 Жыл бұрын
Zhp sidee lagu tagaa rusia
@IkraaNClaaHi-ej7xk
@IkraaNClaaHi-ej7xk 4 жыл бұрын
Heestan kama daaloH maxamed fanaan aan zigaaraH u jeclhaY💔😥
@mushtaaqmlbo6953
@mushtaaqmlbo6953 5 жыл бұрын
Heestan kama dalo hees runta ka hdlysa hda dawanyso 2019 like isar
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 жыл бұрын
Waykane wllo sharafeey subscribe isaar please
@abiibakarfaarax9586
@abiibakarfaarax9586 4 жыл бұрын
Oky wn sry wasblga xgn ka hela
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 4 жыл бұрын
kaalaY adigu meel Wlpa Mad joogTa😂😂😂
@azzadmohamed8830
@azzadmohamed8830 6 жыл бұрын
Heestan waxaan dhageysanayaa 12/07/2018 Heesaha wakhtiga ka hadlayaa aad ayaan udhagaystaa waayo maalmaha adag ayaa waayo aragnimo laga korodhsadaa
@noorahmedabdi5874
@noorahmedabdi5874 6 жыл бұрын
Azzad Moham ed
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 5 жыл бұрын
@@noorahmedabdi5874 sax waa wllo
@Wadani1988
@Wadani1988 4 жыл бұрын
28.1/2020 AYAAM KAA DABA DHAGAYSTAY KKKKKK
@zuhraabdullhi9118
@zuhraabdullhi9118 4 жыл бұрын
Still watching in 2020
@ibrahinali7330
@ibrahinali7330 4 жыл бұрын
anigu 2020 ayn maanta iyadoo jimco ah daawanayaa Bk fanaan Hanti qaran
@calicanjeex6888
@calicanjeex6888 4 жыл бұрын
It l
@user-dp5hr6ki2c
@user-dp5hr6ki2c Жыл бұрын
Hees ma aHee wuu dareen hadlayaa Maxamed Bk wllHi waxan soo Booqday 12/8/2023 HaBeen axad❤😢
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 Жыл бұрын
Gobanimo hawada bidin ruxaad galab is baratan
@dacadofficialtv1587
@dacadofficialtv1587 2 жыл бұрын
Mohamed bk fanaan inaba aan la gaari karin best cod forever 👌from Muqdisho
@somalilandpure1461
@somalilandpure1461 4 жыл бұрын
Talwo yaa ila dhagysanaya2020🤔🤔
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
aniga 😂🙆‍♀️ rabadan 16 may 2020
@mohamedqorane4681
@mohamedqorane4681 5 жыл бұрын
*_Yaa ficil u dhagaysanayay kadib markii shogii lagaga censalay Niorobi_* 👍
@skrtube237
@skrtube237 5 жыл бұрын
@suldaankabeesha8650
@suldaankabeesha8650 4 жыл бұрын
Heestan wxan ku xasusta 2015 malin an hargeisa ka tagay borama kusi socday ayan dhagaysanayay ila inta gaarayey malinti borama igu horesay ayay ahyd 🥀
@aqonyahanabdizalamhereri7443
@aqonyahanabdizalamhereri7443 4 жыл бұрын
There is no situation permanent Wakhtigoo mar gudhanbaa mar godlada barwaaqo Bk legend
@Fuckeverything-jw3sx
@Fuckeverything-jw3sx 4 жыл бұрын
Xusuus markan yara wlhi I swear I can't forget this song Habeenimo sacada 2.30 from Athens Greece 🇬🇷🇬🇷🇬🇷 Qaxoontinimo cam allow sahal amuuraha 5.7.2020😭😭
@Shacni-143
@Shacni-143 3 жыл бұрын
Wlhi meshaas wan so Maray athens 😢 ilhey hakga so fududeyo airport orod kuso dhaaaf
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 4 жыл бұрын
Marka aan idin leeyahay fanaan BK u dhigma ma ahane hawaysan karaa majiro waa tan sababtu Bal wakaase hees sidaan realityga uga hadlysa fanaan qaada so sheega Our legend BK🤚
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Abti wey badan yihiine hana wareerin. Haa bk waa fanaan qaali ah laakiin dhigiisu waa jiraan.
@abdiqanihassan6299
@abdiqanihassan6299 2 жыл бұрын
@@faizam523 soo sheeg
@waceyswacane2940
@waceyswacane2940 4 жыл бұрын
Xiligeey so baxdey iyo xaladan taagna isu ekayaa manta💪
@anwarhagi103
@anwarhagi103 6 жыл бұрын
adigoo gargaar biday ruuxa gacanku siin kara abaal maanta uu gabay beri yaanu kuu galin
@abdulfatahshariifsharfane1986
@abdulfatahshariifsharfane1986 2 жыл бұрын
Ayyyyyyy emotional song hit Gobonimo hawada bidin ruuxaad galab isbarateen😭😭😭😭😭😭😭😭
@jamadarwiish6048
@jamadarwiish6048 2 жыл бұрын
13/3/2022 habnimo Dhagysanyo 😭😭😭😭😭😭😭 Xasuusta heestan Kuledahay naftyda Gbr jeclaa Oon gacal mody 😭💔💔💔
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 жыл бұрын
Waa maalin Arbaca ah kulan awliyaadna lagu sugan yahay Goobtu waa Qasrigii Garyaqaanka jamaahiirtu aadbay uwadda faraxsan yihiin Alle mahadii weeyaan Hees xaqiiq ah kana turjumaysa waayaha dhabta ah ee nolosha 👉👉👉 Sanadka 2022 ayaa dhagaysanaya
@deeqopuntland7607
@deeqopuntland7607 9 жыл бұрын
gobanimo hawada bidin ruuxaad galab is barateen guushaada guushada ruux neceb waa kalmado culus nolow alfanaan maxamed bk waa hees iyo badh
@ahmedbashe3493
@ahmedbashe3493 9 жыл бұрын
' jjjjujjiikuiii Hello
@faisoabuukar4917
@faisoabuukar4917 5 жыл бұрын
🤘🤘🤘🤘🤘
@faisoabuukar4917
@faisoabuukar4917 5 жыл бұрын
😁😁😁😁🤣🤣🤣😁😁
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
ma Bk mise fanaaninta kale, fanaaninta kale hayska tagaan, Bk baa iga badane
@aliwarsame8689
@aliwarsame8689 5 жыл бұрын
Sweden Arina Aropotia Ayaan ku dhageysanaya 10/1/2019 Waa so socda bk sxb
@bukhaarilabawaranle9102
@bukhaarilabawaranle9102 3 жыл бұрын
Yaa ila soo but qday 1/8/2021hebeen axda xusuus hore hees qliyeey ahyd oo dreenkeeda wadata
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Жыл бұрын
BK is the best legend I ever heard. Masha Allah the best song for BK and qardho song is the best to keep it up good work BK guuleyso aduunyo iyo aqiraba love you bro.
@fadowsomocoow3889
@fadowsomocoow3889 4 жыл бұрын
Gobanimo hawada bidin ruuxad galab is barateen hana moodin gacalkaa guushada guushada guushada ruux neceb axsan hees erayo xaqiiqa ah wanka helaa bk❤
@aliapdi6301
@aliapdi6301 Жыл бұрын
adigoo Gargaar Biday Xuura Gacan Ku Siin Kara Abaal Maanta Uugabay Bari Yaanu Kuu Galain🥲 bk 12/07/2022 🥲
@subeeralfa3024
@subeeralfa3024 4 жыл бұрын
*Yaa dhagaysana ya 2020 Like taabo*
@omarcammii8425
@omarcammii8425 4 жыл бұрын
subeer alfa walking
@omarcammii8425
@omarcammii8425 4 жыл бұрын
subeer alfa hsafttaya
@omarcammii8425
@omarcammii8425 4 жыл бұрын
subeer alfa maghssfk
@omarcammii8425
@omarcammii8425 4 жыл бұрын
subeer alfa morning
@mohammedabdulaahi
@mohammedabdulaahi 3 жыл бұрын
BK
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka 9 ай бұрын
Adigo gargaar biday ruuuxa gacan ku siin kara abaal uu maanta gabay Bari yuuna ku galin ❤11.11.23😢🎉
@hafsayusuf1992
@hafsayusuf1992 5 жыл бұрын
allow amuuraha sahal ilaahaw dadkayga ha ibadin inta dhibaateesan allaha kaqaado dhibta aamin aamin yaarabiiii allahuma rahmataka arjuu falaa tikillii.lii nafsi dherfataka ceynii wa.aslih.lii sha.nii kuluhuu lailaaha illaa anta
@updyrahmanmahamod439
@updyrahmanmahamod439 2 жыл бұрын
Heestan waxay ahayd heestii aan bk heesihiisa ugu dhagaysiga badna hada iyo turkey 🇹🇷 2022 2 28 sacadu waa 4:06 Am habenimo ✌️ inta turkey ga igula dhagaysanaysa is raaca
@cherifmballo420
@cherifmballo420 3 жыл бұрын
Tolow yaa dhagysanyaa 2021😭?
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 ай бұрын
Walasheyda dhegesan jirtay ku soo xasuusanaa ❤🫶
@tahliilibrahimabdi71
@tahliilibrahimabdi71 6 жыл бұрын
Haku waayin ruux goba Erey aanu kaa gayin ❤️❤️❤️❤️
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 3 ай бұрын
Ax yaa hees TOLOW YAA ILA DHAGAYSANAYAA😢 still listening 18 may 2024 ⏲️ 11:40. 😢😢
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 8 жыл бұрын
waa hees micno wayn xambaarsan,cidii fahmaysa ayuun baa fahansan wlee noolow #bk "Haku waa yin ruux goba eray aanu kaa geyin". viva dadka aan waxba hayn,wlee waa gob lkiin qanigu badankiisu waa indho ku garaadle,aan garanayn aduunyadu waa hadhka labada gelin iyo hooskaa wareega,oo gelinba waa cayn.waa heestii heesaa Bk waa kugu taatgeersanay.
@maxamedqeer5633
@maxamedqeer5633 5 жыл бұрын
Sirnaji iib Young
@apdyzhakour6537
@apdyzhakour6537 5 жыл бұрын
Waa runta wlhi zHp Dadka aan wxba haYn waa nazap
@abdirahiimguddi725
@abdirahiimguddi725 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya markuu fanka ka baxay kadib BK dabadaa fan ma jiro ❣
@clfataaxabubakar1545
@clfataaxabubakar1545 8 жыл бұрын
libiya xasuus rafaadkii ayaan heestan kaga soo kaban jiray
@asma2631
@asma2631 6 жыл бұрын
clfataax Abubakar mansha allah wallo waya aduunka waxaa ugu xuun mesha aad sheegtay ka nolid wayaha mansha allah
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 4 жыл бұрын
Nimco samriye boqoradii saxaafada somaliyeed alla maxan u xiisnay gobanimo kunoolow hno❤❤❤❤
@axmedsahal8082
@axmedsahal8082 4 жыл бұрын
2019 dhamanrabto ya ila dawanoyo?? show me like i sar
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Bk hesihiisa markeey cusbayeen ayaan waqti lasoo qaatay 2024 ayaan dib u daawanayaa anoo Nairobi kenya idinka soo salaamaya🙏🫡
@gurmadbrown4306
@gurmadbrown4306 9 жыл бұрын
she's deeply enjoying the music as well .awesome
Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD
5:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
MAXAMED BK HEESTII MUNA  2020 WACDARAHII SHOWGII LONDON
5:59
Faiza Amir
Рет қаралды 2,7 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,3 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 9 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 685 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 362 М.
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,3 МЛН
Biladda Quruxda Sahra By Maxamed Bk HCTV HD
6:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
Amiisha By Maxamed Bk HCTV HD
5:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 515 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН