Sheikh noo soo diyaari sida aan ku kala garan karno xadiithka nabiga ka ansaxay iyo midka kale iyo Kitaabada ugu fiican ee Xadiithka rijaashiisa loogu noqon karo waa ka codsanena ee like 👍si inta rabto muducan si u u arko sheikha
Masha allh sheikh Runtii waan sameyaa Markan helo gabar waxwalba ila fahanto.
@ilmiyamohamed86374 жыл бұрын
Mashaa Allah sheikh, mahadsanid .sheikh waxaat nooshektaa afarta raga?
@naimaabdirahman33714 жыл бұрын
Masha allah sh jazakallahu kheyran waasax ninkeyga 6sano iga maqan yhy markuu iga tagayayna halka sajuuda iga dhunkaday mana ilaabin ilaa iyo hada alhamdullilah
@farxiyoaxmad79344 жыл бұрын
M.a m.a sheikh waad mhdsn thy inbadan sidan inoguso diyari mar walba waad wangsn thy ragena ayaba qarkod aqonin mhdsnd
Ma jirtaa nolal sidaas ah 11sano ayaa ka sugaa mana arko xumaan iguma sameeyo allaha ka raali noqde lknse naxariistaas ka hadleeyso ma arko xitaa hadaa fahansii isdhaho xaasid maa ahay nolal ma igu heeysatid hadalka noqonaa qalbiga waanka ka saaray rajo iyo inaa naxiis farxad ka sugo just ubadka wado korsano aana nolasha isla qeebsano uun alxm
@abdullahiyow2 жыл бұрын
Masha ALLAAH. Qaab wanaagsan ufahansii abayo. Nimanka Afrikaanta ah markaad barkin ku tuurto halkaad ka sugeysay in uu barkin kugu soo tuuro ayuu mindi kugu eryanayaa 😁😁.
Qoor dhunkashada ayaan ugu muhiimsan inta aad sheegtay oo aad xasaasi u ah. 4meel oo kale ee ugu xasaasisan ayaan kuu hayaa wiliba waad soo tijaabi kartaa, ilasoo xiriir ummadana uga faaideey si ay iskugu waaraan oo ay farxad u kala helaan.
@mduwane31462 жыл бұрын
Asc muuse cabdi raxmaan 4meelood noomacnee
@abdullahiyow2 жыл бұрын
Maad inta kusoo qortid ila soo xiriir Maxaa ka wadaa hh
@mukezhmaxamed56364 жыл бұрын
Shiekh iskabulada waran iyaga warkooda xaaas ma hayne
@musenugaal13494 жыл бұрын
Subxaana laah. War Dee wadaadkani waaba faaruq Dumarka qaar ayaanba ogolayn in la taabto ( war ma macdan baad iga baaraysaa, waaxay taataabashadu?) Sheeikh wax yaalaha caafimaadka iyo cibaadada ah ka hadal laakiin tani Dee waaba macsi siloon waa dee daahir yaa shamis.