4-ASTAAMOOD OO QOFKA KU NECEB LAGU GARTO ....DAAWO

  Рет қаралды 24,851

Farhia Abdalla

Farhia Abdalla

4 жыл бұрын

Пікірлер: 144
@farhiaabdalla
@farhiaabdalla 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/lYS8hautm6aiacU
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 жыл бұрын
Farhia Abdalla Naceeb markaan Arkay ciwaanka soo ordeee hhhhhhhh❣❣❣👌👌👌👌👌
@xkmadhool7870
@xkmadhool7870 4 жыл бұрын
Farhia abdalla baayo wxd kaso hadasha qof aad jeceshahay isago og kaa amusey oku blogey miyu ku necebyahay
@fosiyacali4333
@fosiyacali4333 4 жыл бұрын
walalay waad mahadsantay waxad kaso hadasha qofka saaxiibka ee hadana ku isticmaalaya iyo sida looga dheerado
@maymuunahmad8156
@maymuunahmad8156 4 жыл бұрын
Farhia Abdalla Abaayo qaaliya waa ku salaamy horu socod wacan
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 4 жыл бұрын
@@xkmadhool7870 qof ku block kusaary labo mid wayo adiga ayaa qiyanty o kuhu nacay mise kuma jelco
@madinacadey1924
@madinacadey1924 4 жыл бұрын
Walee daaas anigee igu dhacday thanks abayo, school aa kasoo baxnay waa naag iga weyn waxee igu diri waa baxaa bye bye, okey aa ku dhahay, 10 daqiiqo kadib waxaa ku soo leexday gabdho kale oo mesha fadhiyo, waxaaba meesha fadhido nagtii bye bye i dhaheysay meshe ee fadhido aa kusoo lexday gabdhihi aa salamay salan kadib markee i aragday walhi isla narkii ayee mesha kacararday, alxamdullillah qof isku kalsoon baan ahaay umana joojin walhi xumana nama dhaxmarin illah aa ka magan kalay
@munamusse1063g
@munamusse1063g 4 жыл бұрын
Thanks farxiyo anigay ihasataa saxib Calamadahan 1farxadla la aan 2 iskadhagatirid ( ignorenig) 3 hadal sookobid 4 inuu nan kusoo egayn
@abdihunoofficial3777
@abdihunoofficial3777 4 жыл бұрын
Waana kudaawadey sifiican runti Sharafey Allaha kuxafido Marwalbo adigana😘👍👍⚘⚘⚘👏👏👏👏
@deeqoladan3333
@deeqoladan3333 3 жыл бұрын
Calamadahaas oo idil ninka iqaba leh 😰😭😭🤲🤲🤲🤲
@nurrtdaylhirsi9470
@nurrtdaylhirsi9470 2 жыл бұрын
Deeqo nalasooxiriirr
@xamdi7092
@xamdi7092 Жыл бұрын
Alaa runta shegtay keyga cml
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Ilahayew qof xasid ah ban ka magan galey🤒😥😭😭😭😭
@hassansahal5017
@hassansahal5017 3 жыл бұрын
Amiin
@mariamaan5352
@mariamaan5352 4 жыл бұрын
Wa arin ad uxun hda ayyna i hysta qofka anjecylhy aya sids igu ah😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allow Qalbiga iqaboji😓😓😓😓 My Ziz Farhia tnx keep going😘
@bilan8655
@bilan8655 4 жыл бұрын
Amin Amin Abayo
@khalidxaaji6238
@khalidxaaji6238 4 жыл бұрын
Aniga ila soo xariir walal whatsap 00393397191342 italy waan ku caawinayaa walshay xaqiqatan
@mariamaan5352
@mariamaan5352 4 жыл бұрын
@@khalidxaaji6238 xagy
@khalidxaaji6238
@khalidxaaji6238 4 жыл бұрын
Walal ila soo xiriir ku dhahay hadaad talo u baahantahay 00393397191342 whatsap
@hawaluul7929
@hawaluul7929 4 жыл бұрын
Maria Maan wllshey qalbiga alle haku dajiyo 😭😭
@user-po8iq1mu5b
@user-po8iq1mu5b 4 жыл бұрын
Kkkkkk hadlkaga aya iga qosliye qaali Qurux mahadsind god bless you 😘❤
@abdihunoofficial3777
@abdihunoofficial3777 4 жыл бұрын
Like 2 Waan kusooboqdey waana kulasocdaa wali Huno sharafey Hormar wacan adigana 👍👍👍⚘⚘⚘⚘⚘
@sagalmohamud8127
@sagalmohamud8127 4 жыл бұрын
wnkaqadnay quruxey wlhi wax badn ayaad ino faaiideysaa isha bili aadam ilaah hakaa xijaabo mcnto dar ilaah ayaan kuu jclhy qof ayaa sxb iga dhigtay mrwalbona markuu ii imaado wajigiisa frxad hakusheegin mrka wlly caawa afartaan astaamood ee aad shegtay waa uu leyahay hadane waxuu iska dhigayaa qof wngsan alla farhiyow maxaan caawa waxka faiday qâli aadbad umhdsnthy ee inoso geli kuwa kujclna 👈
@ikraanabdulleali3727
@ikraanabdulleali3727 3 жыл бұрын
Qofkan I rabin dhaqso baan fahmyaa Automatically wan ka gabsanaa faraha iska qadaaaa oo wan nabad gelinaa sbbto ah wuxusan ii heyn uma haayo
@hodancumar2857
@hodancumar2857 4 жыл бұрын
umad allaay isoo duceeya waxaan ahay qof murugsan inuu alle badal qeeyr qabo isiiyo wlhi magaca alle ayan ku dhaartay nafteyda inaan halaago wax yar baan u jiraa ee isoo duceeya
@ramiizaruuhii1759
@ramiizaruuhii1759 4 жыл бұрын
Qalbiga Allah haku qaabojiiyo sister
@hodancumar2857
@hodancumar2857 4 жыл бұрын
@@ramiizaruuhii1759 aamiin wll mcan
@sulekhaabdi2476
@sulekhaabdi2476 4 жыл бұрын
Alleh wax khayyr qaba haku siiyo aamiin
@xafsamohamed2503
@xafsamohamed2503 4 жыл бұрын
walaalo qaaliyey Ale hakaaqaado kurbada ilaahay bari
@abdirahmanmohamoud5277
@abdirahmanmohamoud5277 4 жыл бұрын
Hodan Cumar wallalley waa kujeclahay
@ubaxali1983
@ubaxali1983 4 жыл бұрын
Masha allah wale somali qof wariye codkis lahan ayay dhahan waa wariye abayo horay usoco ilaa idacadi simba ayan codkaga jecla quruxna wad ku darsatay allah allah noqo markasta qof sharafteda ilaahata
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 4 жыл бұрын
Waaaaw masha Allah farhiya jazakalah kheyr xabiibti waa arin xasaasi ah waana sugaayay😍😍😍
@sakariyaali6910
@sakariyaali6910 4 жыл бұрын
barnaamijyada farxiyo Iyo daadihinteeda isaga heysaanaa sister thanks 😗👍
@falastiinibraahim102
@falastiinibraahim102 4 жыл бұрын
masha allah abayo wan kujecelnahay horey usoco
@yaskaboyyaskaboy2231
@yaskaboyyaskaboy2231 3 жыл бұрын
Thanks walashey wad kumahadsantaha sithi ad noolawathagte cashirkan ad iyo ad umacan
@dunxx2140
@dunxx2140 4 жыл бұрын
Mahadsanid walashey farhia
@barwaqoali4994
@barwaqoali4994 4 жыл бұрын
Mashaaalh xabibtiii matanteytha farxiyo waiskuegtihin ladaha marwalbo inan kulakulmo wajeclaahay marwalbo abayoo❤❤❤❤❤I like yua advice
@cilmiilaahey7094
@cilmiilaahey7094 4 жыл бұрын
Qof i neceb iimaba gaban kro aniga waana sax inta aa kso qortay hdii uu marwlbana ceebtada ama xumaantada ka hadlana waa ruux sido kle ku neceb
@axmed_jeylaani
@axmed_jeylaani 4 жыл бұрын
Habeenki magacyada iga qoslisay kadib waansaaray dhac dhac dhac aan kuugu siiyay🤣👍💟
@deeqa2700
@deeqa2700 3 жыл бұрын
Manshaa allaha tabarakalah wanu ka fa' idnay walal qaali illahay haku xafido abaayo
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Masha allah farhiya 21 hour 3k m.a hormar wacan ayan ku leeyahy
@jiyaaqueenofficial6781
@jiyaaqueenofficial6781 4 жыл бұрын
Masha aallah illah hakudhoro abaayo
@haliimahbea4664
@haliimahbea4664 4 жыл бұрын
Masha allah sis wallhi wasax dad badan ayan arkay oo sidano kala ah😥😥
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 4 жыл бұрын
Habibti runta waye wlhi I really love you u always tell as the truth aniga ayah xayo midkaas yahuudisa waan kaa cararey cawo 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️kabo lacan walibha
@xayaatsiciid3273
@xayaatsiciid3273 4 жыл бұрын
Waxaan layaabay naagaha kaliya miya jcylku kudhaca waxa halkan kawada calaacalaya waa wada naago naaa raga haysku jilcinina noloshiinana haku soo koobinina inaad nin daba raxlaysan ug
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 4 жыл бұрын
MashallAllah shukaran Abaayo mcnto
@farhiakhaliif4292
@farhiakhaliif4292 4 жыл бұрын
Sharafey wan kaa faadiiday thanks 🙏
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo mcn
@nuuraaliraygal1885
@nuuraaliraygal1885 4 жыл бұрын
Masha allh farxiya cady waa talo ficn
@cabdicali4733
@cabdicali4733 3 жыл бұрын
Masha allah keep going wll 👌👌👌👌👌
@rayssomaliwlashod9341
@rayssomaliwlashod9341 4 жыл бұрын
Farxiya wllshy qli taloyinkada waan kahela runtii
@hidaqurux1155
@hidaqurux1155 4 жыл бұрын
Tnx sister ilove u 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@ramiizaruuhii1759
@ramiizaruuhii1759 4 жыл бұрын
Mahadsanid Farhia cady 😍😍😍
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha tabatakalla
@foososman5558
@foososman5558 4 жыл бұрын
abaayo noo soo geli saxibka fican iyo kan xun sidee lagu garan karaa
@cabdilahizalim7302
@cabdilahizalim7302 3 жыл бұрын
𝐅𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐫𝐚𝐚𝐪𝐨😅𝐰𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐬𝐥𝐚𝐦𝐲🙋‍♂️
@nuurdinmosmanosman8986
@nuurdinmosmanosman8986 4 жыл бұрын
Masha allah
@siciidsergiobusquets5770
@siciidsergiobusquets5770 4 жыл бұрын
m.a m.a sis keep going.
@nimcoshow1924
@nimcoshow1924 4 жыл бұрын
Farxiyo qur xooneey dhaayaha urooneey xabiibti kujecliyaa
@munacabdilaahi7722
@munacabdilaahi7722 4 жыл бұрын
Masha allh
@sahraiidle6391
@sahraiidle6391 4 жыл бұрын
Sharaf ku nlw wll farhia mahadsanid
@umubukhari1796
@umubukhari1796 3 жыл бұрын
Waba heeya dadkaas thanks
@sheymaaabdibashiir960
@sheymaaabdibashiir960 4 жыл бұрын
Farxiya walalo kaso hadal qofka kujecel oo xanaq badan mxa keno abayo qaali adigoo mahadsan please 👸💖
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Alah farxiyooy caawa xog ianfacdey ban Kaa faaiidey
@FgFg-kx3hz
@FgFg-kx3hz 4 жыл бұрын
Waa saxiix si wa naagsan ayaad u sharax day waayo qofka marka aas ku neceb yhy hdl kaaga waxba kama soo qaadaya naceeb iyo Isla weyni waa shuqul shey Daan
@ikraancabdullahi5809
@ikraancabdullahi5809 4 жыл бұрын
Waa saxiix si wanagasn ayad usharax had laso gabayo nacabka ka mida miy abayo 🤔🤔🤔
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Qof ku neceb o ku jirdiidaya maxa ku daba dhige qofka nuucas o kala hala hadlin amaan iska sii o naftada ixtiraam
@abdirahmanmohamoud5277
@abdirahmanmohamoud5277 4 жыл бұрын
farxiyoy anigu waa kujeclahay
@najaadahusein8273
@najaadahusein8273 3 жыл бұрын
Keep going
@foososman5558
@foososman5558 4 жыл бұрын
waan ku wareere
@maxamedclaahi3944
@maxamedclaahi3944 3 жыл бұрын
Waa sax anigey igudhacaday
@abdirahmanmohamoud5277
@abdirahmanmohamoud5277 4 жыл бұрын
wallaaley anigu adigaan kujeclahay
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 жыл бұрын
Farxiya mahdsanid wllshay sad nogu so galiso wax faido no ah keep going
@hanaabdi9864
@hanaabdi9864 4 жыл бұрын
Nolow farhia Abdalla
@AsadAsad-fu8of
@AsadAsad-fu8of 4 жыл бұрын
Wlhy waa xaqiqa hadlasi
@foososman5558
@foososman5558 4 жыл бұрын
waana cadowgeyga
@hooyocusub8797
@hooyocusub8797 4 жыл бұрын
Shugran qali
@cabdirisaaqmaxamed3241
@cabdirisaaqmaxamed3241 4 жыл бұрын
Lkn farxiyoy N.B hadalada koobn kwrn haddi gabdha ay aad iga xishoonyso sideen ku gartaa iny necebtahy????
@carebahmed2321
@carebahmed2321 4 жыл бұрын
Farxiyo Cadey mahadsanid huuno lkn abaayo dulqaad qof biniaadam ohoo cuqdadaysan lagu raali galiyaba ma lihi kamana neefiyaba kkkkk
@faatimamuhamed836
@faatimamuhamed836 4 жыл бұрын
mhdsnd xbbti❤❤
@maslaxcararow4122
@maslaxcararow4122 4 жыл бұрын
Orkubale maya tahay
@naimacadeyfilmschannel1168
@naimacadeyfilmschannel1168 4 жыл бұрын
Ashabata walalahey anjaclahey subscribe isra please
@mascudmaska940
@mascudmaska940 4 жыл бұрын
kkk qofka hadaan rabin runtaan usheegaa kumarabi
@bashiircaano4741
@bashiircaano4741 4 жыл бұрын
Mahad sanid. Xoogaa baan kaa faaiiday qurux.
@ismahaanaxmed7832
@ismahaanaxmed7832 4 жыл бұрын
Aniga wiil ayaa sidaan kusameeyay naceebna igama aheyn 😥😥😥 wuuna iga fogaaday hada
@najiibcade7512
@najiibcade7512 3 жыл бұрын
Hhhh maxaad kahaleday adiga intuusan kaafogaan kahor
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
Astaamaha lagu garto qofka KU neceb 1 iska dhaga tirid 2hadal Soo koobid
@foososman5558
@foososman5558 4 жыл бұрын
abaayo waan arkay naag aa saxib adunka u kugu fican iska key dhigeyso
@nahwaabshir6707
@nahwaabshir6707 4 жыл бұрын
Qofka zi toz ku firin karin o zi dadban ku firinaya wa qof ku jecl ze cml farhia
@caaishazack7642
@caaishazack7642 4 жыл бұрын
Farxiyo kabayare iyo farxiyo cabdalle inay iso egyihin qacda hore inta ila argtay farta taag
@edabsansidiabahed5787
@edabsansidiabahed5787 4 жыл бұрын
Caaisha Zack xtaaa codka weiskuegyhn
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
Haa gabadheey xata codka ayaa isaga eegyihiin
@foososman5558
@foososman5558 4 жыл бұрын
aniga sidas an ahay qalbi nadiif an leyahay
@foosabdi4046
@foosabdi4046 4 жыл бұрын
qof wanagsan aya tahay ma sxb ila noqotid samiyey
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
@@foosabdi4046 hhh kaalay aniga ila noqo aniga xata waa qalbi ficanahy lkn qalbiga fican marmar wuu ina qiyaama
@maslaxcararow4122
@maslaxcararow4122 4 жыл бұрын
Adiga falaya miya tahay
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Bux
@abdullahiahmed9765
@abdullahiahmed9765 4 жыл бұрын
Farxia ayaan taan waad nanacday saas maxaa kawadaa farxia waad nahilmaantay ee nasoo xasuuso
@cabdicali4733
@cabdicali4733 3 жыл бұрын
Masha allah keep going wll 👌👌👌👌👌👌
OGOOW GABADHA ASTAAMAHAN LEH RAGGU MA JECLA.
16:05
Farhia Abdalla
Рет қаралды 28 М.
Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan
16:13
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 38 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 41 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 25 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
20-ASTAAN EE QOFKA JACAYLKU HAYO LAGU GARTO...DAAWO.
10:03
Farhia Abdalla
Рет қаралды 13 М.
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51
HAMIGII NOLOSHEYDA AYUU HOOS U DHIGAY 😰😰
20:06
Farhia Abdalla
Рет қаралды 16 М.
Shan Astaamood oo Lagu Garto Qofka Ku Xaasidaya!
9:25
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 9 М.
NINKA AAN KUJECLEEN WAXAAN OOKALE BUU SAMEEYA
20:14
AJ & Fadna
Рет қаралды 62 М.
Qofka Xaasidka Ah Ee Shirqoolka Kula Raba Sida Lagu Garto
10:20
Darwiish Vlog TV
Рет қаралды 23 М.
XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA
21:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Saaxiibka Xun iyo Shan calmadood
11:08
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 6 М.
Кот Оказался В ЗАПАДНЕ🙀☠️
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 10 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 16 МЛН