Astaamaha shanta ah oo xaasidka lagu garto ama qofka ku neceb iyagoo faahfaahsan

  Рет қаралды 6,450

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

10 ай бұрын

Astaamaha shanta ah oo xaasidka lagu garto ama qofka ku neceb iyagoo faahfaahsan, waxaa jira calaamooyin ama astaamo lagu garan karo qofka xaasidka ah oo ku neceb astaamahaas waxaa lagu sheegay cilmu nafsiga, waa calaamooyinka xaasidka ugu muhiimsan, qofkaas rag iyo dumar wuxuu yahaba xaasidnimada way ka suurowdaa, waliba qof walaal ah ayaa laga yaabaa inuu noqdo xaasid, marka sida looga badbaado iyo astaamahaas waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan, dambiga xasadka ama xaasidnimada ma yara waa dambi weyn oo qofka naar geyn kara, qofka xaasidka ah wuxuu geysan karaa dil iyo sixir wuxuu noqon karaa saaxir ama qof sixirka adeegsado, xaasidnimada ma yara, marka sida laysaga ilaaliyo dadka xaasidka ah dhamaan halkan ayaad ka daawan kartaa.

Пікірлер: 25
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 5 ай бұрын
Xaqiiq xaasidku wa wax jira ilahow hano yeelin o naga hay adomahaga shartoda Aamiin wax ka xun maleh intas laso shegay way dhacda balseh ilahow naga duw runtii arintasina wax haysasho iyo wax hayn laan ba waydhacday sida duruf inay ku haysato o lagu diido inad kabaxdid noloshii adkayd o ahayd duruufta taadsi maxay wa 2/4(2024)
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
www.daruur.com/saaxiibka-xaasidka-maxaa/ www.daruur.com/saaxiibka-xaasidka/
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Ай бұрын
the baste vedio Lesson techer
@Ubax114
@Ubax114 8 ай бұрын
Sax waaye100%
@shukriaali8460
@shukriaali8460 2 ай бұрын
Waa xaqiiiiq wlh🎉
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
www.daruur.com/saaxiibka-xaasidka/
@abuukarmohamedshiqaweskumiye13
@abuukarmohamedshiqaweskumiye13 4 ай бұрын
😢😢😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
www.daruur.com/saaxiibka-xaasidka-maxaa-lagu-gartaa/
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
www.daruur.com/saaxiibka-xaasidka-maxaa-lagu-gartaa/
@hibaaqdeeq9483
@hibaaqdeeq9483 10 ай бұрын
Asc wallo waxan ku riyoody qof dharkiisa isiinaya an anu shadh dharkiisa kamida u xidhayo o cadceedu sobaxayso
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
WS riyadaada: www.riyooyinka.com/2023/09/waxan-ku-riyoody-qof-dharkiisa-isiinaya.html
@CabdirisaaqmaxamuudIsmaa-ub2wd
@CabdirisaaqmaxamuudIsmaa-ub2wd 3 ай бұрын
Ilahay khar hakadhigo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
aamiin: www.daruur.com/tag/dadka-xaasidka/
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Ай бұрын
the baste vedio Lesson techer Lagend Lagend
@hibaaqdeeq9483
@hibaaqdeeq9483 10 ай бұрын
Waxn ku riyoody qof an isku dhacsany o mobelkiisa an gacnta kuhayo isna u raali kayahy ilahy khayr haku siyo wllo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
riyadaada: www.riyooyinka.com/2023/09/waxn-ku-riyoody-qof-isku-dhacsany-o.html
@ubaxclaahi7830
@ubaxclaahi7830 7 ай бұрын
Ilahay xaasid buu igu saladay maxaan sameyaah maxaan ka yelaah dad ehel ah baa ixasta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
Waa arrin aad u daran qofka marka dad isaga u dhow ay xasdayaan halkaan ayaad ka heli kartaa qaabka aad ula dhaqmi karto iyo sida shartooda looga badbaado: 1- www.daruur.com/saaxiibka-xaasidka-ah-sida-loola-dhaqmo/ 2- www.daruur.com/haddaad-guul-rabto-dadka-xaasidka-sidan-u-gal/ 3- www.daruur.com/saaxiibka-xaasidka-maxaa/
@user-wk2bs3vr8e
@user-wk2bs3vr8e 4 ай бұрын
Aniygu dadka maxaaasido palse dadkayga cadaw igu ah ilhyow igargaaar umadana ugaargaar yaa alllaha 🤲😭
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
www.daruur.com/tag/dadka-xaasidka/
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 3 ай бұрын
Kula mid ahay sxb Alle sharkooda ha inaga qabto
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 3 ай бұрын
Kula mid ahay sxb Alleynu ka magangalnay sharkooda
@SafiyaMohamed-hr6yr
@SafiyaMohamed-hr6yr 10 ай бұрын
Mahad sanid ustaad❤
@samiramacalin5198
@samiramacalin5198 10 ай бұрын
Ustaad kasoo hadal riyooyinka guusha tilmaamaayo i.a😊
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
inshaa Allaah
Sida looga argoosto oo loo qalbi jibiyo dadka (Narcissisticiga) ah
17:17
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 3,3 М.
Dadka Aamusan Iska Ilaali | Dabeecada Dadka Aan Bulshada Dhex Galin
13:18
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 30 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan
16:13
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 38 М.
CALAAMADAHA ISHA AMA QOF LA XANUUNSAN ISHA
18:18
Baabu Cilmi
Рет қаралды 210 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 24 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 48 М.
qofka ku hortaagan ayaa xaasidka ah 5calaamad kugaro
7:46
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 78 М.
Shan Astaamood oo Lagu Garto Qofka Ku Xaasidaya!
9:25
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 8 М.
Maxaad ku garankartaa qofka xaasidka kugu ah
11:22
Sheekh faarax macalin cumar
Рет қаралды 8 М.