XAASIDKU WAA DILAA 👹CADOW AH EE ISKA JIR, QOFKA AAD JECESHAHAYNA UGA DIG, SI UU U OGAADO XAASIDKA

  Рет қаралды 9,387

Naeema Brink

Naeema Brink

3 жыл бұрын

#CONTACT ME
SNAPCHAT NAEEMA32
INSTAGRAM:NAEEMA_BRINK
FB:NAEEMA BRINK
WEBSITE:WWW.NAEEMABRINK.COM
TIKTOK:NAEEMA32
#NEWVIDEO#NAEEMABRINK #NAEEMA #BBRINK
#SHEEKOQOSOLBADAN
#SOMALI#VIDEO #JIMICSI #MAKEUP #SOMALIDENMARK
#DENMARK #SOMALIDAEUROPE

Пікірлер: 71
@nurtoabdi7005
@nurtoabdi7005 3 жыл бұрын
Asc Naeema waaw mansha allah xijaabkan caawa kalarkiisu aad ayaad ugu soo baxday
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 3 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsantahay walal
@rhoda506
@rhoda506 3 жыл бұрын
Hooyo xaasid ma noqotee walal ka reeb subxana allah ma adaa caruurta aad dhashay xaasid ku noqon kara
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
Wlhi wey jiraan hoyo ilma heda waxbo u qurin subxanallahi
@Aymo72
@Aymo72 8 ай бұрын
​@@shuuchannel3135run waaye dadkaan ayaga hadey soomareen hooyo fiican qaar aa xun subxaanalah
@user-nb4lz2yi3s
@user-nb4lz2yi3s 5 ай бұрын
Anaa arkay hooyaday baa cadow gayga kowaad noqotay
@Caliya529
@Caliya529 2 ай бұрын
@@user-nb4lz2yi3ssee ku darentey abyo isheeg
@bartamahasomaliya6239
@bartamahasomaliya6239 3 жыл бұрын
masha allaah
@rodajameyusuf9654
@rodajameyusuf9654 3 жыл бұрын
Waa run naeema run bad kaa hadashy waa wax jira oo inagu badan ana wan arkay keep going xabibti
@faadumoadem2169
@faadumoadem2169 3 жыл бұрын
Waa runta wllo
@Hooda36
@Hooda36 3 жыл бұрын
Masha'Allah naeema walaashay i agree with you illaahay haku xiftiyo sida wanaagsan ee aad noola talinayso aad iyo aad baanu kuu jecelnagay 🌹❤🌹🌹❤💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹👍
@munajama9258
@munajama9258 3 жыл бұрын
Ma shaa allah ruun walahay
@itsmia6213
@itsmia6213 3 жыл бұрын
Masha alaha sheekadan cadi maha 💖💓💖💖💖❣️
@samiraabanur7015
@samiraabanur7015 3 жыл бұрын
Masha allah walasheey waxaa ka hadashay oo dhan waa xaqiiq dhacday
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 3 жыл бұрын
Thanks qaaliyeey
@hodanibraahim2737
@hodanibraahim2737 3 жыл бұрын
Walee waa cadaw oo waa runtaa ka faliga ugu daran subxanllaah nin arkay uun arkay xaasidka faamliyada
@itsmia6213
@itsmia6213 3 жыл бұрын
We love you 💖💖💖
@anass__.
@anass__. 3 жыл бұрын
Wow! Waa tuntaa qali 💞💕
@Hodanonline
@Hodanonline 3 жыл бұрын
Thanks For Advice Queen 👸🏻♥️🥰🌝💫
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 3 жыл бұрын
💕💕💕
@qardayusuf6611
@qardayusuf6611 3 жыл бұрын
Asc naeema
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 жыл бұрын
Maasha allaah 😍
@Unnie425
@Unnie425 Жыл бұрын
Masha allaah
@ashoahmed2882
@ashoahmed2882 3 жыл бұрын
We love you sister
@prettywormen3831
@prettywormen3831 3 жыл бұрын
I love you too mis Naeema ❤️💓💓
@kaltunosman8285
@kaltunosman8285 3 жыл бұрын
Wa runta naeema
@sadiayalahow3005
@sadiayalahow3005 3 жыл бұрын
That’s true sister
@fadumayusuf4102
@fadumayusuf4102 3 жыл бұрын
Asc naecimo👌👌👌
@fadumomohamed4242
@fadumomohamed4242 3 жыл бұрын
Waa runtaa naeema
@munajama9258
@munajama9258 3 жыл бұрын
Most of our people are like that hun
@user-nb4lz2yi3s
@user-nb4lz2yi3s 5 ай бұрын
Familygayga iigu liita aabahay mooyee
@muxuboyariisadan5905
@muxuboyariisadan5905 10 ай бұрын
Masha allaha
@ayuubanas6155
@ayuubanas6155 6 ай бұрын
Asc thank you so much sister my alaah rewood you janah you so beautiful meseg thanks abaayo love you sister
@qardayusuf6611
@qardayusuf6611 3 жыл бұрын
Saxiix
@amraniitaqumanquman7783
@amraniitaqumanquman7783 3 жыл бұрын
Waa runta
@ZakariyeAhmed
@ZakariyeAhmed Жыл бұрын
Hoyoo kasaar Walalo please 🙏 and thank you for a lot of information
@suadmohamedhaji1044
@suadmohamedhaji1044 17 күн бұрын
Saxiix ❤❤
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 3 ай бұрын
Aa cuudu bilaahi minal xaasid xaasid waa Sheydaan
@basramohamed3454
@basramohamed3454 3 жыл бұрын
waan ku salamay naciimo
@naimo3372
@naimo3372 3 жыл бұрын
Sax ✅
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 3 жыл бұрын
Taas waa xaqiiq Xbbti
@prettywormen3831
@prettywormen3831 3 жыл бұрын
Walahay waa runtaa aniga my ex ayaa xasid igu ahaa wayo muu jeclayn inan saxibaday inan lahadlo markaa waxan moodi jiray inuu ijecelyahay ayaan moodi jiray malintii an go aan gadhay waa malintu igu yidhi naa qashinki mee markaas ayaan idhi waan turay markasu yidhi oo miyaad baxday intuu xanaaqay malintaa ayaan go aan angadhay inan katago 😉😜
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 3 жыл бұрын
I am happy inaad,ogaatay
@prettywormen3831
@prettywormen3831 3 жыл бұрын
@@NaeemaBrink ilaa hada markaan wajigiisa an xasuuto waan qoslaa
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 3 жыл бұрын
@@prettywormen3831 kkkkkkk fariid walalo love you💕💕
@zamzamjama9652
@zamzamjama9652 3 жыл бұрын
Sharkoodaa allaah hanigaqabtoo insha Allah
@zamzamjama9652
@zamzamjama9652 3 жыл бұрын
Ruun badanaa walashaay Allah sharkodaa haa iina gaqabto insha allaah
@fatimaq9424
@fatimaq9424 3 жыл бұрын
Wa kugu raacsanahay xaasid ka but maya hooyo xaasid abayo
@khadrasalaan7540
@khadrasalaan7540 3 жыл бұрын
Waalikaagu xaasid kuguma noqon karo subxanlaah
@safiyomahamad8842
@safiyomahamad8842 3 жыл бұрын
Saxix waaye walhi Abaayo
@ahmedismail198
@ahmedismail198 3 жыл бұрын
Naeem Wallalo, That is not xasidka description. Well, I think you need to learn what is Xaasid. Waxad nosharaxday, controlling husband, manipulative person, destroyer and Mr or Mrs always right
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 3 жыл бұрын
Salam alikoum Naeema LOVE YOUS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋🙏🙏🙏
@user-bt2qd3qf7f
@user-bt2qd3qf7f 11 ай бұрын
Wasax walasheey arima haas
@zainabsalaad2045
@zainabsalaad2045 Ай бұрын
Hooydey side xasib igu noqon karta ayad ba i dhashey ila jecel kheyr o dhan
@ugbaddiamond3451
@ugbaddiamond3451 3 жыл бұрын
Caqliga ha wayin wlo
@hindadeeqa3307
@hindadeeqa3307 2 жыл бұрын
Bb
@shamsomahmudfarah5370
@shamsomahmudfarah5370 3 жыл бұрын
Way jirta arinkas allah
@fatimajama9485
@fatimajama9485 10 ай бұрын
Hooyo xaasid ma noqon karto qaali
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 3 жыл бұрын
Abayo macima wan ku salamay waxaan rabay 💋 lipstick 💄 ka nayrobi malaga helaaa
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 3 жыл бұрын
Asc qaali snapka iigu soo qor
@prettywormen3831
@prettywormen3831 3 жыл бұрын
Masha allah waxan kahelaa markaad xijaabka ad dib u xidhatid 👌💓🏆❤️❤️❤️❤️
@xaawocqani8761
@xaawocqani8761 Жыл бұрын
Waxes Oldham waa ruun
@muriyaahmed8046
@muriyaahmed8046 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Naeema hora loyidhi xaasid maaya aflax ee warkale mano haaysa sheekadasi naguma sacote🙉
@hawahussein1057
@hawahussein1057 Ай бұрын
Hooyo.xaasid.manoqon.karto.hooyo.waa.hooyo.kasaar.hooyo.aa.xasid.ah.janada.lama.hoos.dhigeen.luga.heeda.hoosteed.hadey.hooyo.wanaag.sanern.ilah.ayaa.karaameeyay.hooyo.kafirso.hadalkaga.walaal
@nurtoabdi7005
@nurtoabdi7005 3 жыл бұрын
Somaalidu waxay ku maahmaahda walaalka faydana kuma quudho foolxumana wuu kugu caaya marka waa dhab waxaad sheegeyso
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 3 жыл бұрын
Kkk Alla run badana🤣
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Waxaa been baa ku sheegtay in hooyo ama aabe ama xaaska ay xaasidiin yihiin. waa ku dhacday arintaas... Waa lagaa diiday.. Dadka kale haa sida saaxiib
@maryanqalanjo7306
@maryanqalanjo7306 3 жыл бұрын
Haa warun wuxu kanaxa farxadada wuxu Ku farxaa dhibtada ax wa shaydan
@idole8991
@idole8991 2 жыл бұрын
Waa runtaa
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 448 М.
Shan Astaamood oo Lagu Garto Qofka Ku Xaasidaya!
9:25
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 8 М.
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫
14:55
Lajecley Cawil
Рет қаралды 8 М.
Jijimicsiga Dhibatada Garbaha - Frozen Shoulder Exercise
7:37
Barashada Xaawo
Рет қаралды 1,2 М.
7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa
17:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
Astaamaha Lagu Garto Qofka Fariidka
8:58
MarjaanTube
Рет қаралды 14 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO!
26:11
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
SIDA UGU WANAAGSAN EE LOO LA DHAQMO QOFKA XAASIDKA AH?!
23:53
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 11 М.
Saaxiibka Xun iyo Shan calmadood
11:08
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 6 М.
РИСКОВЫЙ ШКОЛЬНИК На велосипеде #shorts
0:15
Леха МАК
Рет қаралды 6 МЛН
35 million watched superman video
0:13
Hasan Kaval
Рет қаралды 244 МЛН