(4) Siyaad oo Ka Takhalusay Garabkii Caydiid Iyo Cabdilahi Yusuf | Xukunkii Askarta Macaan & Qadhadh

  Рет қаралды 20,732

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@nasserdjama6970
@nasserdjama6970 3 ай бұрын
Mahadsanid waa barnaamij aad uu wanaagsan. Allah ha uu naxaristo abtigey Cali Heyge ayaan xoog kuu sabsan bartan aan ka heley.
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
Hore usoco qaamuus codkar caqli iyo cilmi labiirshay allaah haku xifdiyo
@abdimalikak6541
@abdimalikak6541 2 жыл бұрын
mahadsanid mahadsanid horayna usoco waana barnaamijyada aan ugu jeclahy dhagysigooda barnaamijyada tarikhda somalida
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Mashallah sida aqrinta warbixintad waxa darema wadaniyad iyo in anjogo waqtigas wxa tahay nin codkar ah wiriya ku wanagsan qabka ad wax ubartay wa cajiib codk kaga o aad umacan dagesiga kufican waxa ka muqato somalinimo horay usoco sobadi waxan ka cosa lahay tariqdi salad gabeere mahasanid
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 жыл бұрын
Anigu waxaa qabaa kacaankii 21 oktoobar muu qaldamin laakiin soomaalida ayaa khaladayd waayo? Kacaanka ka hor waxaa jiray wax xun tuugnimo gaalo raac iyo qabyaalad iyo musuq kadibna waxaa soo laabtay qabyaaladii iyo dawlad la'aan ilaa iyo 1991kii iyo maanta oo 2022 ah ma kacaankii baa jooga waad aragtaan soomaliya gobol heshiis lagu yahay ma jiro sabab?
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Sax somalid wa dad walan in xoog lagu maqoriyo mahe lama talikaro wxey raban in e wada taliyan
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@hasnanoordeman5828 waa run soomaali kuli wada taliye ayay rabaan inay noqdaan
@wadanidhabazz4054
@wadanidhabazz4054 2 жыл бұрын
Saxip hadii ay macquulthy xasuus qor laga diyaariyey caydiid noosoo gali. Ama 1991 ila 2000
@kamalyusuf2221
@kamalyusuf2221 2 жыл бұрын
Caydiidi wuxuu xasuuqaa iyo barakiicitaa dadkiisa
@shafihussein4433
@shafihussein4433 2 жыл бұрын
Sxb Ceydid waa lala diraray taariikhdiisana waa laxumeeeyay oo waa laxooray lkn waxuu sarkaal daacad ah caqlina badan
@shafihussein4433
@shafihussein4433 2 жыл бұрын
Kamal Yusuf qof xanuunsan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 ай бұрын
Kani wa nacas dadka dhintay beenka sheega 60 million somali ah ba aduunka ku nool kaana aqoon badan wax kastana og
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01