40 JIRKII YIRI HABLAHA SOMALIYED SARIIRTA IYO JABKII SHEEKH RUSHEEYE,,

  Рет қаралды 42,523

Yaasiin Halyeey

Yaasiin Halyeey

Күн бұрын

Пікірлер: 516
@yaasiinhalyeey2317
@yaasiinhalyeey2317 3 жыл бұрын
Hada kadib wixii dhaqan xun sida ay xumaanta ugu bareeraan in aan wanaaga ugu bareero oo karbaasho ayaa balan ah insha allaah sii share gareeya Subscribe dhaha khayr qabayaal 🙌
@naimanicma5352
@naimanicma5352 3 жыл бұрын
Mansha Allah walal keep going Dadkeena Alle ha tuso wanaga we love you Aboowe ❤️
@rawiabdudud3700
@rawiabdudud3700 3 жыл бұрын
Waa sax mahadsanid
@dekhomar492
@dekhomar492 3 жыл бұрын
Yaasiinow wa sidaaweye wll
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 3 жыл бұрын
Halyeeey mansha allh geesi walhi ninka naga amusii laxdan macaaacda haysa
@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس
@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس 3 жыл бұрын
:السلام عليكم Dadkeyga Somaliyed naxarista badana Dhib Ba Iheysta Walahi Bilahi Been Igama Aha Allah swt darti 🥺 $30 Ya igu cawin kara
@fahmomohammed8554
@fahmomohammed8554 3 жыл бұрын
Rasuulkeena xabiibkeena (scw) ayaa na baray habka ugu wanaagsan dhaqanka lamaanaha
@jodhajamacyare8992
@jodhajamacyare8992 3 жыл бұрын
Xigmada iyo hadalku wa udhalasho Ilahay haku barakeeeyo sxb
@rahmaabdilahi8251
@rahmaabdilahi8251 3 жыл бұрын
Asc wallo adaa ayan ku salamay ilhy adigo kaleh ha noo badiyo yaa rabiii adaa ayade uu mahadesanthy wallo 🌹
@dahabisak8383
@dahabisak8383 3 жыл бұрын
Sheekh iyo shariif wax ay kaxishoonaayaan maleh Allaha soo hadeeyo umadaan waa runtaa habaryar Allaha xifdiyo Aamiin
@nasteexocabdiraxmaan3126
@nasteexocabdiraxmaan3126 3 жыл бұрын
Masha Allah yaasiin ubareer wixiwanag ahna kajawaab guleyso hunno ♥♥♥♥♥♥♥
@yasminmahamud3594
@yasminmahamud3594 3 жыл бұрын
Mashallah wiilkan wuxu ka mid yahay dadka faro ku tiriska ah ee Rabi caqliga siiyay ee aan ku arko KZbin yada mashallah walalo 👏👏 hore uu soco runtaan kugu jecelahay.
@halimaomer625
@halimaomer625 3 жыл бұрын
Ascw Yassiin wllo waxa tahay Ruux wnga KU hadla Cid Wal Aya KU jeclaan 4Ado kale ah Aya ka haboon boqolalka KU so Yaacay Mediyaha ee midba Cid uun KU Daba dhagan /Aaqiro iyo Aduuna waxba kama garanayan badidood/Mahadsanid wllo hore usoco/Alle wnga Heyna tuso /Dibad markii eynu Nimid Ceebtenii baso Baxday...Wllhi Meyd iney ka dhigan beyba Views KU Raadiyan/ilaahow Naga dhig kuwa Garta Diintoda iyo Dantoda Wanku Salamay Yassiin...
@hibo1055
@hibo1055 3 жыл бұрын
Yaasiin Hayley Iyo bodhari lab aduba wax ficn bay ka halaan mash allah
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Hibo wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisar wll
@fadumoaxmed8529
@fadumoaxmed8529 3 жыл бұрын
Walalalkayga noohiiliyo markasta garabkii gabdhaha soomaaliyeed ayaad tahay ilaahay ha ku xifdiyo
@rukiaabdalla9874
@rukiaabdalla9874 3 жыл бұрын
Masha Waa sax Somali Ayagaa isku maqan Alow qalbiyadooda isku midee oo qaluubtooda iskufur Adigana Jazakalah qeer wll Amen yarabi
@haboon123
@haboon123 3 жыл бұрын
Masha Allah habo ilaahay haku barakeeyo waxad tahay geesi soomaaliyeed oo wax garada Masha Allah wax badan ayaa sucks ubaahan iyagu magaranayaan tooda uun bay garanayaan lakiin qofkakale ma kafekeraan sidaynu ku hagaajin karaa xaaskayga iyi caruurtayda iyo mustaqbalka aduunyo iyo ka aakhiro.
@nuwara8333
@nuwara8333 3 жыл бұрын
Walaal cudkaaga waan jeclahy mashallh 💕
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
as sa wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Kkkk habaryar fariid baad tahay dadka mediaha adaa ugu mudan maasha allaah
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 3 жыл бұрын
Illaahay hortiis waaku jeclahay maanshaa allaah❤❤❤❤
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
nimco wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 3 жыл бұрын
My favorite KZbinr Yaasiin Halyeey saaxib aad ban kuugu guubaabinaya howsha aad u hayso bulshada soomaaliyeed👏🤛
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Halyeey hooyadaa wiil wanaagsan bay dhashay maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
@libanzaiirwaa5793
@libanzaiirwaa5793 3 жыл бұрын
Mashallah brother,Jazaka khayr. You are brave.thanks for speaks up...
@abdiisiluminati6957
@abdiisiluminati6957 3 жыл бұрын
Asc.Yaasiin masha Allah caqligaaga iyo xigmadaada Allaha kuu siyaadiyo.sifiocan baad u karbaashtay cayayaanka youtube ka.
@juweriyaxassan5856
@juweriyaxassan5856 3 жыл бұрын
Yasiin wan ku tagera walhi wll alle haku xifdiyo❤
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 3 жыл бұрын
Halyeeya magac waa sax Salan sare manashallah
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 3 жыл бұрын
Yasiin Halyeeya manashallah Allah ku xifadiyo karabasha
@dekaabdirizak5947
@dekaabdirizak5947 3 жыл бұрын
Maansha allaah yaasiin halyeey illahay aqliga iyo garashada illahay hakuudaayo inta xun oo dadka ceebahooda raadinayana illahay hasoohanuuniyo ✌️✌️✌️🙏👏👏😘
@axmedobsiiye4179
@axmedobsiiye4179 3 жыл бұрын
Yaasiin halyeey sxb marka hore waan ku salaamayaa, anigu dhaliil uma hayo haddii hablaha loo tilmaamo in xiliga sariirta ay dareenkooda muujiyaan waa wax caadiya
@dahabisak8383
@dahabisak8383 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah maashaa Allaah habaryar aad baan kuu taageera buufi cayayaanka Allaha ku dhawro Adiga iyo boodhari ❤️
@somaaliabsolutely3464
@somaaliabsolutely3464 3 жыл бұрын
Mnsh allah halyeey halkeedad dhigtay wllo
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 жыл бұрын
Masha'Allah, walaal xaqiiqda baad ka hadeshay. Ala ya cizak
@umumohammed7593
@umumohammed7593 3 жыл бұрын
Allaah haku xafido yasin gaasi runsheeg ah
@dekaali9686
@dekaali9686 3 жыл бұрын
Well done brother we are praying for kindness thanks
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 жыл бұрын
Subxaan Allah dadkii soomaaliyeed sidaan ayaa ku danbeysay wax u haray ma jiran maanta ayuu yiri qayliya si xishootka laga tago Allah nabad qabto dadka wax xun xun ee soo batay soical medio
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 жыл бұрын
Waa isma dhaanto iyo dhashooha ayaan maqli jiray. Subxanallah yaa cadiim
@amalfidow8655
@amalfidow8655 3 жыл бұрын
Walalo Allah ha kubarkeyo,waanada iyo waxa u sheega.Laakin ma kumaqalayan,waa Dad waxa kasiyihin boqolkiba 90 waa Dad iyagu iskumaqan,
@cawkeismail2596
@cawkeismail2596 3 жыл бұрын
Sxb yasiin mahadsanid balse inu sii dhamanayo dhaqankiii raga somaliyed sababto ah way duloben waxan arkayay. ayn dhoweyd mid suniyaha kaxiiro iyo mid naagtu ay isaga qabto waliba I xanbar iyo kuwa badan badan badan
@sagalali5983
@sagalali5983 3 жыл бұрын
Walle duulkaan waa laysku saliday walahi iblesba ku shaqaysta ilahow so haday aamiin aamiin🙏🙏🙏
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 3 жыл бұрын
Subxanallh nin weyn oo sidaan uhadlayo waa aduunyo gadoon wallhi xishoodkii wuu dhamaadey yaari
@hindiali5027
@hindiali5027 3 жыл бұрын
Kan filimaan Soo daawaday. Naago lacag la siyay la yiri qayliya waxaas la jilayo run moday kkkk
@najumanajuma9406
@najumanajuma9406 3 жыл бұрын
أحسنت أخي الفاضل جزاك الله خيرا
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
Jumma Mubarak my dear wlyaal Somaliyeed Nabaigeyna aynu kuuwada salino Scw💯💯💯💯❤❤❤❤Scw💯💯💯💯❤❤❤❤scw💯💯💯💯💯❤❤❤❤like igu cawiya plz my dear dadkeyna qhair badan Allah idin siyey Ameen 🤲🤲🤲💯💯💯❤❤❤
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Women wllo icaawi isku lenhy.caawinta subscareb iisaar wll
@aminafarah2318
@aminafarah2318 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walaalo barnaamij'kaaga aad ayan ugu xidhanahay wax wanaagsan ayad ka hadashaa adiga iyo Cimraan iyo Cabdifataax boodhari
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Amina wllo icaawi isku lenhy.caawinta subscareb iisaar wll
@laylalovejak6186
@laylalovejak6186 3 жыл бұрын
Yaasiin waa runtaa thanks bro
@yasminhamud8104
@yasminhamud8104 3 жыл бұрын
Asc,yasin the man,gentleman, ,aqil,suldan, gob aya tahay,sorry i can't write somaly but I salute you
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
War kadhamada dumarka somaliyey waxas jooji pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭🥺🥺 ama IDAWO bas
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 3 жыл бұрын
Yes Illahay haku xafido halyeey
@leyloniliilii7655
@leyloniliilii7655 3 жыл бұрын
Wax garad abwe yasiin❤️
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Leyloni wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@sahraosman5125
@sahraosman5125 3 жыл бұрын
Maashaa allaah illaah hakuxafido Habo mcn
@halimahassan657
@halimahassan657 3 жыл бұрын
Asc maansha allaah halyeey aaaaammmmiiinnn
@israhussein6512
@israhussein6512 3 жыл бұрын
masha Allah walaal alle haku barakeyo waan jeclhay wanadada fiican
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 3 жыл бұрын
Waa runtaa walal illahay khayr haku siiyo ayagaa isku maan oo midba midka kale lugta kajaraya naagaha ayaa udaran inay kucaawiso dhaafe huruuf iyo xan bay kaaga qaadaysaa
@saraisse3019
@saraisse3019 3 жыл бұрын
Yaasiin halyeey viva aad baad u aqli badan thy mansha allah viva halyeeeeey
@mahadomuuse4171
@mahadomuuse4171 3 жыл бұрын
Ma Sha Allah huuno afkaaga caano lagu qabay. Ilaahay haku xafido♥️
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Mahado wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@nimo5432
@nimo5432 3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha kuxafido walal
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 3 жыл бұрын
Allaahu ma aamin ❤🇸🇴
@haboon123
@haboon123 3 жыл бұрын
Wax usheeg habo oo wax bar baraka wave ilaahay haku xafido adiga iyi kuwa kula midka ah.
@rodahussien1993
@rodahussien1993 3 жыл бұрын
Allah khayr hakusiiyo waa waano fiican dhegaheena Allah ha kuduwo.
@robinhoodmoney1M
@robinhoodmoney1M 3 жыл бұрын
Maashallah my brother your a good man Muslim ishaallah thank you your giving people option to stay away from bad behaviour and channel which satanic channels and my Allah grant what you jannah fardusa ameen
@umalkheyrmaxamed5054
@umalkheyrmaxamed5054 3 жыл бұрын
Maasha allaah wllky allaah haku xiftiyo
@suadali9804
@suadali9804 3 жыл бұрын
Mansha Allah Alle ha ku xafido
@rahmahussein7378
@rahmahussein7378 3 жыл бұрын
Walaal run baad shegetay kheer allah ha ku siiyo
@ikraanabdicazizahmed5105
@ikraanabdicazizahmed5105 3 жыл бұрын
that,s true wlhy allow xishoodka hanaga qaadiin dadkuse dusha bay isaga eeg ee dabeecadaha walagu kala duwnyahay thank you wll yaasiin ninka anaba layabana wlhy
@edilyusuf7238
@edilyusuf7238 3 жыл бұрын
You right brother 👏🏽
@kadraisse1415
@kadraisse1415 3 жыл бұрын
Yaasiin waxaa tahay somaalida hada jooga nuuciisu ku yaryahay haday noqono saad u fakareyso, caqligaaga, naxariistaada,iyo aqyaarnimodaada Alle ha noo kaa dhaayo waan kugufaanaa ee naga qabo niicle yaasha!
@anissaelmimoussa7779
@anissaelmimoussa7779 3 жыл бұрын
Insha Allah khayr bay noqon Allah khayrka ha nagu duwo
@mulaaxiitasaleban4563
@mulaaxiitasaleban4563 3 жыл бұрын
Manshallh wallkay caqliga ale haku siyadiyo... Somali iyaga isku maqN
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Mulaaxiita wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iissar wll
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 3 жыл бұрын
Maasha alaah yaasin siwacan baad u dhigtay alaah ha ku barakeeyo
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Ayaan wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@hodanadan2075
@hodanadan2075 3 жыл бұрын
Alle caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo wllkey yaasiin halyeey
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤
@hooyofiican9796
@hooyofiican9796 3 жыл бұрын
ahahahhahaha mansha Allah yasin nin dhalinyaroo muuqaam weyn💗💗💗
@maxamedcade1234
@maxamedcade1234 3 жыл бұрын
Masha allah Wllo 👍👍👍👍👍👍👍👍
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 жыл бұрын
Amiin thanks
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 жыл бұрын
Ameen yaa rabi ellahay dalkeena nabad hanooga dhigo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Xafidaka Allah.
@ogeysiscafimad8935
@ogeysiscafimad8935 3 жыл бұрын
Ku soo biir barashada cafimadka dabeyciga jzk Allah khairan
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 3 жыл бұрын
Wlhi waa qosle alla yasiinow sa qofka udhajisaa jeclhy🥰
@riyaaqmacalin9525
@riyaaqmacalin9525 3 жыл бұрын
M.a wll qli muqaladada kana ugu jeclahay good answer
@hindiali5027
@hindiali5027 3 жыл бұрын
Yaasiinoow walaal wa mahadsantahay ragaas maanyaabyada naga qabo
@quruxxx2191
@quruxxx2191 3 жыл бұрын
Khayrbaad sheegtay
@miskifarah4859
@miskifarah4859 3 жыл бұрын
Agah anaga wax aragney deriska haku maqlaaan acuudu bilaah oo ma xishoodkii baa ceeb noqdey oo tan kale oo uu raadinayo soow Soomaali maaha waan yaabney,yaasiinoow walaal waxaan leeyahay waa gaalo iska dhig Subxaana laaah.Yaasiin walaal ilaaheey aqliga hakuu siyaadiyo maashaa Allaah
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Miski wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@miskifarah4859
@miskifarah4859 3 жыл бұрын
@@kabtancabays Haye walaal waa waajib
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 3 жыл бұрын
Walahaye waan qoslaye
@muhibokalgcal1803
@muhibokalgcal1803 3 жыл бұрын
Wllo aqliga alah kuu siyaadi waad naga farxisay wanad noo hiiseeee
@sportcatchup5622
@sportcatchup5622 3 жыл бұрын
Facts bro🤲🏽 no🧢
@sahrahirabe3585
@sahrahirabe3585 3 жыл бұрын
Hal yeey horay u soco
@qaalisharaf9441
@qaalisharaf9441 3 жыл бұрын
Allaahuma Amiin
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Qaali wllo icaawi subscareb iisaar wll
@jasminej6281
@jasminej6281 3 жыл бұрын
Looooool jin baahay tan qeylineysaa OMG I can't deal
@fatimaabdallah7648
@fatimaabdallah7648 2 жыл бұрын
Yaasiin halyey soomai oo idil hadey sidaadookale ahaan lahaayeen dalkeena marogmadeen mana is xasadneen halyeey qaaliyow allaha ku xafido
@asmaabdullahiahmed9565
@asmaabdullahiahmed9565 3 жыл бұрын
maasha allah wiilkan yarka allaha inoodhafo
@raqiyaismail8262
@raqiyaismail8262 3 жыл бұрын
Wll wan ku tageeraa hadaladana waa qaar xigmadayisan oo dadada ka wayin somalina alla ha isu hadeyo
@fahmoelmihirey8609
@fahmoelmihirey8609 3 жыл бұрын
Maasha allah ♥️❤️😍
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 жыл бұрын
Masha alaah ilaahay haku xafido
@haboonabdirisaq8153
@haboonabdirisaq8153 3 жыл бұрын
Nolow wllkey inbadan 😍😍
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Habon wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@queenofwoman9008
@queenofwoman9008 3 жыл бұрын
Bhhh yasin halyeey wlhi wan Jecalhy❤🙏🥰
@manacali7104
@manacali7104 3 жыл бұрын
Masha allah bro aqliga allah haku daayo noolow
@fathimohamed6943
@fathimohamed6943 3 жыл бұрын
MASHA Allah tabarakallah beautiful xikma
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Fathi wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
😆Hhhhhhhh yaasiin halyeey siduu was ufiirinaayo ama udhaajinaayo ayaan jeclahay wlh keep going wll🙏🙏
@ogeysiscafimad8935
@ogeysiscafimad8935 3 жыл бұрын
Run baad sheegte jzk Allah khairan. Run sheege ilahey aku xifdiyo
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 3 жыл бұрын
Maasha allhåa yaasin allhaa hakuxafido
@nastehoserar5181
@nastehoserar5181 3 жыл бұрын
Subxanalaah wll umadii sanadkan waa llisku imtaxaamey
@iphrahcrizak1896
@iphrahcrizak1896 3 жыл бұрын
Run sheg keep going💙
@halinahussein5828
@halinahussein5828 3 жыл бұрын
Manshallah ❤
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 3 жыл бұрын
Waa waxaan xishooneeyni war Nin weeyen ku hadlo maha uf dheh. Hal yeeey guuleyso bro allaha ku xafido karbaasha waxaan oo kale
@shikriahmed2386
@shikriahmed2386 3 жыл бұрын
bismilaahi kan maxas ku dhacay yaasin
@kooshaji2258
@kooshaji2258 3 жыл бұрын
karbaash ciyaal suuqa
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Koos wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll
Ergadii dhaqanka dacawalay oo ka waramay siday wax u dhaceen.
19:11
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
BOOQASHADII QABRIGA NABI AYUUB CS IYO BUURAHA SALALA VLOG
8:23
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 23 М.
REACTION BOQISA WATO ABDIFITAX XALKIISA WASIDEE…….
14:25
Queen Amiira official
Рет қаралды 2,1 М.
CODKII UGU XUMAA IYO CODKII KII UGU FIICNAA EE AAN ARKO MUDO 😂😂
8:10
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН