@@Hussein_Mohmd.. war hush bankuiri maxa kagaley adi ma ada leh meshan maclinka igamaxiktid Wana tagera video yadisane imadafan yakudahe nasodaxgal asgan lahadleney
@atommedia20302 жыл бұрын
Thanks teacher respect 🙏
@ahamedibraahim89892 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Ayuub Axmed
@Hussein_Mohmd..2 жыл бұрын
Sir naageed lagama sal gaaro baa la yiri😁 *Ustaadi* keep going👍❤
Sxp dhalinyarada isku mid mahan ee iska dhaaf haka faaidaysdane hada adi ku baraarugsan tahy
@dailyfootball29472 жыл бұрын
@@alihassanhussain905 ani funny ahan lee udhahay wlalkey thanks
@alihassanhussain9052 жыл бұрын
@@dailyfootball2947 ok sxp mahdsnid 😁💯💯
@mohamedkhadar94432 жыл бұрын
Aad baad u Mahadsantahy Ayuubow
@muxiyecabdi7522 жыл бұрын
Maasha alaa ustaad horay usoco
@hassancaddehassan11362 жыл бұрын
Ayuub pro wxn ubhnaaa wx jirta gbr aan kahelay waxn rbaa inaa soo jiito sidee kusoo jiita isoo sheeg pro calmdo yar yar aan smnayo vedoga xiga i.a 👋
@safaanuur84192 жыл бұрын
Anaa ku shegaye🤭 Marka hore labiskaga dhis , Is carfi , u sheekey Hana ku badanin mudada aad ku jirtid so jiidashada🙈❤️ Iney kaa hesha rajaynayaa OO ay ku fahanto
@somaliweyn73902 жыл бұрын
Lkn qofka waxaan lasocda ilaa 4 bil wiligeeyna wax ma anaan isku murmin man kla xanqin hdana wa isla soconaa . Ustaad kwrn?
@ifraxifraxmohamed74192 жыл бұрын
Waa masha allah ilahy haidinku kiin calfo
@alimuqtar60852 жыл бұрын
keep goining macalin horay usoco
@maxamedibrahin87152 жыл бұрын
Thanks maclin ayuub
@kiinali59942 жыл бұрын
First comment 👍
@hassanahmedibraahim46182 жыл бұрын
Thnks teacher✨✊🌼
@Hasan_mattaan2 жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@sacdiyomursal1562 жыл бұрын
Masha Allah bro
@muniirhazzanofficial58662 жыл бұрын
ALONE💪
@abdihakimjama18772 жыл бұрын
Masha allh thanks Bro
@monitoryourhealth10422 жыл бұрын
Haday arini kaa xumaato la iskumaba hawlo sidi rabi rali ka yahay uun samee..only
@maryanruunhusssein83672 жыл бұрын
shukran walalo
@nimcoqurux10162 жыл бұрын
wllo wiil aya jacayl ii so bandhigtay 10 bil kahor mar walba wan iis aragnaa wax ba sidi hor ii lamahad loo markan fariin uu qoroo jawb gaban oon ii qancii ayuu ii siya markan melaha iisku argno uu ii skay dhafiyaa ana mar walba qalbigayga xanun sa ida darema sidan ka arkayna waxan uu malay naya inu qof xirir hore.lasosameyay oo qalbiga.lagaso jabiyay pelz waxan raba ayuubow sidi an wiil kaa an ku ii lobilahaa famli ayanu nahay mar waliba wan iis argnaa ❤😢😢😢 sanad kii laso dhafay walhi oohin ii gu dhamaday 😢😢
@libaancabdilaahi56752 жыл бұрын
Wll qof adag iska dhig oo noloshada unolow qof bini adam ah haysku xidhidhin
Asc walale adigu gabdhaha unbaad sheegtaa ee raga na kaso hadal thanks
@deekmohamed85672 жыл бұрын
Hhh
@Hussein_Mohmd..2 жыл бұрын
Sir naageed lagama sal gaaro baa la yiri kaleexo ustaadka😑
@fathimamohammedxusen58392 жыл бұрын
Ayuub dhiira gelintada daily rabna naagahan hde waano qaadanayan wanaag wa shegtey udhamesey dhira gelin nafta nagu waraabi taas rabna barnaamijyo aqoon English courses no wad keep going guushada jecel nahay team ayuub axmed subscribe like share comment anaga aan kudhira gelino
@muuminchannel43042 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤
@rahmoabdiyusuf87502 жыл бұрын
Thnkz ayuub 🙏🏻💯
@muuminchannel43042 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❣❤
@rudwaan2 жыл бұрын
gabadha man kuu soo horay tidhii aad ayayy u aqli badnayd
@xayaadmahamud63972 жыл бұрын
Masha Allah
@M.khaliij.2 жыл бұрын
Ayuub walalkay chanllkaga malin malmaha kamida anigo shaqa adag ku jiro xaladan ay igu adagtahy shaqoyinkana ay igu adgyihiin daruufna ay i haayso aya bartay inaa dhagaysto waxaa so giliso youtobka 2018 ayeey ahayd wallhi baan ku dhaartay koow ayaa ka so bilowday waan so wada dhagaystay ilaa i mantana waan dhagaysataa xitaa walaalahay iladhashay i asxaabtay baan ku shaar gareyay ...malintaas ilahada aniga dhan waxaan ahay qof karti iyo nicmad ilahey u siyay dhiri galin u bahneed ina ahay Alxmduliilah gusha allh wu igu simay wan hormaray waxayabaha an ka faidayna mahdsanid ayaa ku leyahay suheyb saajid medhia
Ayuupow gabar ban waxa la socda hal sano marna iskuma dhicin wllhi adigana waxad dhehesa hadadan isku dhicin xirirkas waxba ka qaldan side ku dhacde
@mohamedyare38262 жыл бұрын
Isku dhac ayaad qalad ka fahantay sxb qof labo qof bini aadan ah oo hadal isku qabanen ma jirto
@ASMReatingfood122 жыл бұрын
Gbr le ku jirta tedkle ine gbdha kugo xeran yhn ma ilowday
@saara37242 жыл бұрын
Wa yabanhy😰
@Hussein_Mohmd..2 жыл бұрын
Kkkkkk
@Abdiaziz-Hussein2 жыл бұрын
Hmm"""""
@fatimaoabdi95472 жыл бұрын
Yaa iga so horeyey 🤌💯
@sabinahmed45852 жыл бұрын
Wale bentaa mahan wll sare
@abdinasirmohamedshuke81712 жыл бұрын
❤❤❤
@xaawaali37552 жыл бұрын
Saadaa
@muxammad27772 жыл бұрын
💕💕❤️💕❤️🌹
@ahmedalinuur17302 жыл бұрын
wlhi xaqiqda ka hadshy kkkk
@abdirizaakhabdullah15152 жыл бұрын
😂😂 miyan kugu so yeah
@ayuubyusuf46962 жыл бұрын
🥰
@shankaroon81722 жыл бұрын
Wiilasha ka soo hadal
@ismaaciilahmed94812 жыл бұрын
Zxp ayuub aniga dhibka i heesto ayaa waxa uu yahy zxptyda ama gabdha aan la socdo marka aan dhaho aan kulano hy ayey udhah daa ka dibna cabaar ka dib bay igu dhahdaa aabe ayaa xanun san ama abwe ayaa deday io wixi la hal mala zxp taas ra e iga see plZ plz🤕🙏
@nuwara83332 жыл бұрын
Inee kaa soodahdo lee miyaa misa.
@dailyfootball29472 жыл бұрын
Ahey wlalkey
@nimcorashiidcali73852 жыл бұрын
Ma.
@Somali4502 жыл бұрын
Naagihi xasiidiin iyo mooriyaan nimo ayaay noqdeen silkii by suququl ka dhigeen faaido ma leh intaas waxa ka garaaca cadaan iyo jareer iyo ajinabi adigana qaali bay isaga kaa dhigaysa