Рет қаралды 8,331
#HAGAHA_NAFTA
Naftaadu horusocodkeeda, isbadalkeeda wanaagsan, kafogeynta waxkasta oo caqabad kunoqonaya iney hesho degenaanta maskaxdeeda iyo qalbi dhiskeeda iyo sidookale u halgamida waxkastoo ay daneeneyso helitaankooda sida xaqiiqjinta hadafyada iyo rumeynta riyooyinkeeda intaba waxaa masuul ka ah ADIGA haa waa ADIGA.