Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?

  Рет қаралды 94,465

HOYLAMP

HOYLAMP

3 жыл бұрын

Ma tahay qof neceb kelinimada lkn ka cabsada dhexgalka ama ka dhex hadalka dadka hortooda.
muuqaalkaan waxaan idin kula wadaagayaa xeelado iyo talooyin kuu suurta galinaayo.
Noloshada kalinimada haddii aad dhibsatay, maanta ayaa kuugu dambeysa waad ka baxaysaa.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Пікірлер: 157
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 2 жыл бұрын
Anaad iga hadshay wlhi wax mooda qof iyaqaan camal wll mahadsanid runti inkastoon hada ka ficnahy oo aan alle baryadiisa badsady alx lkn wa taloyin fiican ❤🥰💯
@aliyahmoh4522
@aliyahmoh4522 2 жыл бұрын
Thnx
@maymuunbintucadalla4960
@maymuunbintucadalla4960 2 жыл бұрын
Wlhi same aanahy inu ani ika hadlaa ayn umaleynaye wu mhdsanyahy ustdka
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
isku mid ayaan nahay balse kalsoonidu waa muhiim
@alvanoboot5849
@alvanoboot5849 Жыл бұрын
Ileen ciladu ani kaliya maha 😢😢
@user-lz6gm5nv6x
@user-lz6gm5nv6x 3 ай бұрын
Maryama
@farxiyoabdiwahab2011
@farxiyoabdiwahab2011 Жыл бұрын
Aniga aad aya uxishod badanahy sido kle nafteyda ba cananta sido kle kaligey mel ma aadi karo lkn malmahan dambe nafteyda waxa baraya ina kaligey wax qabsado wax kastu qo idhaha aan korka iska sarin aan nagteyda ku kalsonado alxm xaladahasna hada waka so gudby Alle aya igarab qabty❤
@CabdiraxmaanMakhtal
@CabdiraxmaanMakhtal 2 ай бұрын
Aniga hada wxan ahy nin aad ujecel inn noqdo af tahan markaa cabsi bDan ihyso
@akramjob5155
@akramjob5155 2 жыл бұрын
Aniga ayaa isku arkay calaamadahan dadkana ma dhex galo waan iska aamusanahay meel walbo oo aan tago anigoo isleh lahadal qofkaan waxaan is arkaa anigoo baqaayo waana sababta waqti xaadirkan saaxiib laanta la ahay hadaan aado goob wax barasho iyo meel bulshawa waxaan isdhahaa maad heshid qofaad saaxiibtaan marwalbo waad iska aamusanahay dadkana waxey idhahaan dhagool miyaa muu dadka lahadlo uuna dhex galo💔🥺😭😭😭
@digitalcitizen2397
@digitalcitizen2397 2 жыл бұрын
kaliya xalka wuxu yahay inaad hadda bilawdo lahadalka dadka waxa hubaal ah in mudda yar kadib isbadaleyso
@muniraadam1040
@muniraadam1040 2 жыл бұрын
Sidookle
@yurubahmed2308
@yurubahmed2308 2 жыл бұрын
Ana kula mida wll iska jooji adna wlhi dhibatadas wan qaba lakin hada waxan raba inan iska joojiyo aniga markan yara waxy ila ahyd wax iska caadiya lkn hada ayn arkay inany ficnyn in kali lanqodo
@sadamjamac2222
@sadamjamac2222 Жыл бұрын
Wlh ana ah dhagol miya wiilkan laygu dhahay😂🥺💔
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare Жыл бұрын
Sxib kula mid baan ahay runti Welqazi iga soo qabo Instagramka aan iscaawino OK 👍😮‍💨
@dukaanlegaming7622
@dukaanlegaming7622 Жыл бұрын
ZXB MUQALKAN MARKU ISO GAARAY WAA NAFISAY WLHI INKASTO MUQAALKAN UU IGA SO DAAHAY WLHI 😢😢
@jiijah2217
@jiijah2217 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا اخي وبارك الله فيك
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Жыл бұрын
War intaaan oo dhan mawada ihi ee tan u horaysa lee ahay ee maxa xala oo aad ii haysaa 😂 Teeda kle ma kala jecli inaan dadka lajoogo iyo inan kaligay ahay 😊
@AlexMacAllister-cc6cy
@AlexMacAllister-cc6cy Ай бұрын
Iisoo duceeya wall😢 Hadad fariintayda aragta
@Somaligirl25
@Somaligirl25 3 жыл бұрын
Aniga sida u dhaqma wlaal hda kadib waa ina iska ilaaliya dhaqnkaas tnk u 🥰
@skills2024
@skills2024 Жыл бұрын
Runti aniga Aya sida ah Thank you ustaad Runti waxan ahay wiil so jiidasho bãdán dumarkuna jecelyihin Lkn Anu wan ka Cabsada Ma jecli Inan dadka dhex Galo alone🥲
@massage9511
@massage9511 9 ай бұрын
Same😊😢😢
@hanimohamed1387
@hanimohamed1387 7 ай бұрын
I aamin Ana hdda iso jidatay 😢😂
@Bisharcolow
@Bisharcolow Ай бұрын
Hayelin😂​@@hanimohamed1387
@faiziali6335
@faiziali6335 Жыл бұрын
Aniga kali nimada walaahi allah ayaa imaqlaayo waan ku raaxeestaa waligeyga ma jeclaanin inaa dadka dhex mana ahan inaa dadka ka cabsanaayo
@nayruus18
@nayruus18 10 ай бұрын
Wlhi wxan drema markn dhex glo dadka cabsi iyo in ay aniga iso firinayan ama waxan shego ay qaldan yihin thanks 😢
@someditins
@someditins 6 ай бұрын
Same
@user-sw4ee5wn8l
@user-sw4ee5wn8l 3 ай бұрын
N​@@someditinscomment tigaga 6 bil kadib ayaan arkey hada oo Ramadan 29 marayo Marka sxb mais badashey mise wali waye Ani hada kula hadlayo sidee isku badashaa KZbin usoogaley talo isii mise adiga xitaa wali isma badalin😂
@daniaabdikarim2321
@daniaabdikarim2321 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@yu-gi-oh2171
@yu-gi-oh2171 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا رجل
@peacefulmind7745
@peacefulmind7745 Жыл бұрын
Machallah jazak Allah khaire
@abdiaziuzmohshire8397
@abdiaziuzmohshire8397 2 жыл бұрын
Tnk you Hoylamp
@user-sz5rn8gx7r
@user-sz5rn8gx7r 9 ай бұрын
Mahadsanid wll ❤
@qalidajiya8958
@qalidajiya8958 3 жыл бұрын
Wll aad bade uu mahadsanid waxad iga cawisay madax xanunki ixaystay
@akramjob5155
@akramjob5155 2 жыл бұрын
Mahadsanid will🙂
@JamacKahiye
@JamacKahiye Ай бұрын
Jazakaallaah qeyr
@mursalclaahi6
@mursalclaahi6 Ай бұрын
thanks ustaad❤
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
MashAllah 🥰 🤩
@asadcabdirisaq7894
@asadcabdirisaq7894 3 жыл бұрын
Ooow m.a waa muuqaal aaad ufaaiiido badan mahadsanid wll ' jazakallahu kheyran
@abduwahidmaxmed4780
@abduwahidmaxmed4780 8 ай бұрын
💯Thanks sxp
@yusrahagi6181
@yusrahagi6181 Жыл бұрын
Thank you 👍
@sahroidris5842
@sahroidris5842 9 ай бұрын
jazaka laah wall
@suhaybcllaahi6455
@suhaybcllaahi6455 3 жыл бұрын
Muuqaalka xiga la soo dhakhso Waxaadna kaga hadashaa (SIDA KLSOONI LOOGU ABUURO MAFTA)
@AyaanleCozta-if2dn
@AyaanleCozta-if2dn Жыл бұрын
Xaqiiqo Aan kula arkey weyàn ustaad
@Cabdulaahiabuukarhassan2087
@Cabdulaahiabuukarhassan2087 2 ай бұрын
Lagend soobadi keep going.
@xasanxadaari792
@xasanxadaari792 3 жыл бұрын
M.a zxip barnaamijadan noosoo badih
@MohammedAbdiazizShuqul-cb7mx
@MohammedAbdiazizShuqul-cb7mx Жыл бұрын
Ramadan Karim Abril-15-2023
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Insha AllAh
@hibomuse2224
@hibomuse2224 Жыл бұрын
Thank you
@user-gh5kj6vf2p
@user-gh5kj6vf2p Ай бұрын
Thanks ❤❤
@suhaybcllaahi6455
@suhaybcllaahi6455 3 жыл бұрын
Wll su.aal ayaan rabaa inAa kuwaydiiyo MAXAAN URAADIYAA INAY DADKA I JECLAADAAN ?
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
Dabciga biniAadamka ayaaba sidaa ah sxb, dadka waxay raadiyaan in ay dadka kale jeclaadaan sababtoo ah marka ay dadka jeclaadaan, waxay dareemaan farxad, ammaan iyo raynrayn. majiro qof rabo inay dadku nacaan. Dhamaan waxaan rabnaa in nala jeclaado.
@suhaybcllaahi6455
@suhaybcllaahi6455 3 жыл бұрын
@@HOYLAMP mahadsanid
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 5 күн бұрын
Aniga ayaa isku arkay calaamadahan ma dhex gàlo waan iska aamusahay meel walbo oo aan tago
@mohamedabdiqadir8708
@mohamedabdiqadir8708 Жыл бұрын
Aniga wn isku haya lakin herka dhan mahi sababto ah waxN ahy nin isports ah oo ku ficn lakin waan baqaaa
@ilyaascabdikarinadan19
@ilyaascabdikarinadan19 Жыл бұрын
sxp in badan ka faiday🖤😇
@voicedialogue01
@voicedialogue01 2 жыл бұрын
Soo badi Brother pls
@salmaan3216
@salmaan3216 Жыл бұрын
Realy waye hadalkga ✌️
@IdilMahamad-nd4vm
@IdilMahamad-nd4vm 4 ай бұрын
Bowe thanks wlhi ani dhibkasan qaba ficnan lahyida ilan mar hore ku barto😢
@asalraacasalraac4257
@asalraacasalraac4257 3 ай бұрын
Ana kula mud ah runti
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Insha AllAh tacala
@someditins
@someditins 6 ай бұрын
Maahi qof tabar daciifa lkn wan xishoda qeyrkey ma dhax gali kari dadka lama shekesan kari inkastoo ficnahey lkn kuwa iga liita unban ubabac dhiha agtodana lpx ka ahey xaga dumARKANA ISKUMA FIICNIN😢
@hamdayusuf4515
@hamdayusuf4515 3 жыл бұрын
Qof walpa wuxuu leyahy meel uu kuliinto iyo meel uu kufican yhy ma jiro qof isku dhame laga helo Hadal meel madhan buxin kara🤭
@abdimahadcali9789
@abdimahadcali9789 2 ай бұрын
After two years mahadsanid ustaad
@user-wy6sz4yx3o
@user-wy6sz4yx3o 2 ай бұрын
Sxp mxd samaysay ana saasa I haysata
@sacdiyosh1580
@sacdiyosh1580 5 ай бұрын
Waxaba umaleysa in aniga leyga hadlaayo
@maxamedcabdulahi1893
@maxamedcabdulahi1893 Жыл бұрын
Weligey ma maqlin si aad dadka u dhaxgali laheyd baan wax kaga shegaa
@sagal3030ali
@sagal3030ali Жыл бұрын
Social communication disorder aya qaba iso duceya💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 Жыл бұрын
runtii aniga iga hadleysaa marwalbo qaladkeyga kaliyah ayaan arkaa
@SalmaanAhmed-lz2ce
@SalmaanAhmed-lz2ce 9 ай бұрын
أخي شكرن ❤ mHadsanid❤
@CabdihakiinAhamed
@CabdihakiinAhamed 7 күн бұрын
Asc
@queensukayna2174
@queensukayna2174 3 жыл бұрын
Thanks walaal Aniga waxaan kudhibanahay xanaaqbadan io in qofkii lababari aan saaxiibno waxyarkadib aan is dagaalno 🤔
@asalraacasalraac4257
@asalraacasalraac4257 3 ай бұрын
Hadda dabeecadas ma iska baabisay😂
@Khadraupdi23
@Khadraupdi23 5 ай бұрын
Thanks Hno😢❤
@hift8440
@hift8440 2 жыл бұрын
Walhi aniga keli ahanshah ayanka hela
@leylaadam4675
@leylaadam4675 2 жыл бұрын
M.a wll
@KingererReermagaal
@KingererReermagaal Ай бұрын
ABDULLAAHI MAXAMED IBROOHIM
@gacalofficial2734
@gacalofficial2734 Жыл бұрын
Good
@user-fr2jw3ui8c
@user-fr2jw3ui8c 7 ай бұрын
Wallaahi anaad caadi iiga hadashay sxp
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 2 жыл бұрын
Wll maad iska dhaaftay barjaamisyada Laguma arag baryahan wlll
@nimcocabdiwalinimcuush-uz2gg
@nimcocabdiwalinimcuush-uz2gg Жыл бұрын
Ala haahaah waa na fisay markii aaf iga hadasay😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@user-yu2qr5lh1z
@user-yu2qr5lh1z 15 күн бұрын
ma jecli inaa bulshada dhex galo😢
@abdihakin1454
@abdihakin1454 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll dhibkayga aya runti ka hadashay mrkan dadka la joogo waxan dareema sidi inan ahay qof ka hooseya dadka wlhi wan is ogahay inan ahay nin karti badan lkn arintan waxa i keenay wa gan yara ayan aha qof cayilan sida daraded cayalka xafada aya aad iigu maadaysan jiray i caayi jiray waxan aaminay inan ahay qof dadka ka hooseya hader heer waxan maraya aan qof walba ka xishooda macal hooyaday iyo aabahay iyo wlllalahy mrkan dadka la hadlayo hadalka dhan aya iga lumaya wax an dhaho ayan garan waayaya wax walba wa ilaawaya please hada si private ah ku heli karo ila so xiriir mahadsanid🙏🙏
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 жыл бұрын
Sxb kaliga maha arrintan aniga way iheysata wllh Dadka inan jexgalo Majecli Hadi aan dexgalo Na mahadli Karo sheekadooda iska dhexeysta taa waxay kentay hada arday Ayan ahay iskoolka markan joogo inan classka dexdisa kuhadlin sual anigo ubahan hadan macalinka ifahansii madhihi Karo arday Lama shekeysan Karo Hada Mel kasta walaiga caaya school Ka xafada maskin Aya tahay mahadli kartid wad amuusnan badan tahay mararka qar dadka hortooda ayay kugu cayayan waxbana madehi kartid shalay staff room Ka school Ayan galay macalin Ayan isalamay mudo ayuu jooga school Ka waligay kuma arkay ee claaske tahay iguyiri macalinki kale Aya yiri his form 2 and his very quiet aad ayuu uamusnan badan yahay Hadi school Ka jooga iyo Hadi kalaba makala garaneysid ayuu kuyiri arrintan way isameysan wllh
@nuuraanifilms4184
@nuuraanifilms4184 2 жыл бұрын
Sxp kula mid baan ahY halkaan kaala.soo xidhiidhaa
@maajid827
@maajid827 2 жыл бұрын
@@nuuraanifilms4184 dhamaanteen anaa talo inii haya
@shakiipdeigo2532
@shakiipdeigo2532 2 жыл бұрын
Nio isku wada mid ayaynu Nahay ee group naga dhiga oo xlka an raadino
@user-qv1gb7mb2z
@user-qv1gb7mb2z Жыл бұрын
guruubka igusoo dara ana walaalayalow guruubka masaakiinta la baxaynaye😢😅
@farxanmohamed4496
@farxanmohamed4496 2 жыл бұрын
Waa wax jiro wlhj
@asalraacasalraac4257
@asalraacasalraac4257 3 ай бұрын
Kaligay inaan aamusane ahay baan ismoodi jiray lkn hadaa ogaaday in la ila qabo😂
@user-lx6tm3st1l
@user-lx6tm3st1l 4 ай бұрын
Ciwan kaada wtsabka isoo gud bi sxb
@aishamohamed3048
@aishamohamed3048 Жыл бұрын
Yes
@MariaDagan-hz6rn
@MariaDagan-hz6rn 5 ай бұрын
Runtii dabeecadahaan wan isku arkay naftayda wa canaanta marke qalad yar xita sameyso wan ka xumaada hadalka wan ka baqaa hadalkii iga soo baxana wa mid aan inbdn horay uka fikiray wan jeclahay inaan isbadalo i.a wa bilaabaya Wa dabeecado aan quruxbdneen runtii😢
@KingererReermagaal
@KingererReermagaal Ай бұрын
Abdullahi mahamed ibroohim
@MOHAN-fb8yu
@MOHAN-fb8yu 6 ай бұрын
thanks❤
@sundusMaxamad-oc2wm
@sundusMaxamad-oc2wm 4 күн бұрын
Thnks😂
@suhaybcllaahi6455
@suhaybcllaahi6455 3 жыл бұрын
Mahadanid
@umulkheyrabdiwali4348
@umulkheyrabdiwali4348 3 жыл бұрын
M.a
@weriswerisina1183
@weriswerisina1183 3 жыл бұрын
OK xogside qof uga helikra asago iga qarinyo
@twopacchanel5295
@twopacchanel5295 8 ай бұрын
Has haaa Haa waana dhibanhy wlhi😢😢😢😢😢😢😢😢
@XamdaMaxamed-uo5pr
@XamdaMaxamed-uo5pr 2 ай бұрын
Anuu dadka waan dhex gala lkin inan hor istago iguh adag iyo inan dadka hortoda iztago
@user-zq1so5uh6u
@user-zq1so5uh6u 7 ай бұрын
Mahdsanid wll
@EekeyWaaka
@EekeyWaaka 18 күн бұрын
𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗻 𝘁𝗵𝘆❤𝘄𝗹𝗹𝗸𝗲𝘆😂
@amalxasantaakow9344
@amalxasantaakow9344 2 жыл бұрын
mee haa aniga
@suhaybcllaahi6455
@suhaybcllaahi6455 3 жыл бұрын
Thanks legedn
@khadar.ahmed123
@khadar.ahmed123 10 ай бұрын
Wll waxyaabahan mahoray baad udareentay Zxb waxaad moodaa inaad ani iga hadlaysid Runtii ilatali zxbow Dhamaan haa
@someditins
@someditins 6 ай бұрын
Same😢
@user-wy6sz4yx3o
@user-wy6sz4yx3o 2 ай бұрын
Maxayn sameena sxp
@CabdiNajiib-lq2yt
@CabdiNajiib-lq2yt 10 ай бұрын
Haah
@hooyomacan1391
@hooyomacan1391 3 жыл бұрын
Walaal Waa maxay sababta aan u jeclahay kalinimada ma ,aqaano sababta balsi marwalba waan jeclahay kale ahaanshaha
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
Muuqaalkan daawo walaal si aad jawaabta u ogaato. Linkan ku dhufo 👉 kzbin.info/www/bejne/a6PTkH6wipmVas0
@hooyomacan1391
@hooyomacan1391 3 жыл бұрын
@@HOYLAMP mahadsanid laga mayaabo in aan badalo dabeecadayda muqaalkan waxaan ka helay su,aalaha aan naftayda waydiiyo oo dhan ayaan ka helay kun jeer ayaan ku leeyahay mahadsanid mahadsanid walaal qaali dhiirigalinta aad isiisay
@ceydaruusfaarax2907
@ceydaruusfaarax2907 3 жыл бұрын
Wll cudurkaas waalagula qabaa
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
جزاك الله
@kaliddjibouti1385
@kaliddjibouti1385 Жыл бұрын
Haaaa
@cabdinaasiribraahim7798
@cabdinaasiribraahim7798 Жыл бұрын
𝒎𝒂𝒉𝒂𝒅𝒔𝒂𝒏𝒊𝒅 𝒘𝒍𝒍
@ayaandirie2330
@ayaandirie2330 2 жыл бұрын
Ha
@sagal3030ali
@sagal3030ali Жыл бұрын
💔💔💔💔
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Qofka aamisan sidaas waa qofka hadiyada dalbada iskukena dadka cidii unikin weydana isaga ugeeyo hadiyadii eeyukentay uuawal dalbaday isago dhaliilshisa kuqarinaya fahmkina iskumideyo waifahmatay eeana aankufahamsiyo dadka kooii istagan waxii kufarisiyay inad cabsato aba shubeya tahay
@nimcocabdiwalinimcuush-uz2gg
@nimcocabdiwalinimcuush-uz2gg Жыл бұрын
Haah haah runtii waa nafisay😅😅😅😅😅😅😅😅
@Mohaa930
@Mohaa930 7 ай бұрын
Comentiga ku nafistayba sowmaha kkk
@someditins
@someditins 6 ай бұрын
​@@Mohaa930ani waa niyad jabsanahey😢
@user-dk9ps3nt1g
@user-dk9ps3nt1g Ай бұрын
Warku waa igu socdaa maxad igu badh jartay😂
@Sheekhada
@Sheekhada 8 ай бұрын
😭
@user-bl5yo3xk9t
@user-bl5yo3xk9t 5 ай бұрын
شكرا لك يا صديقي
@najkaboy6905
@najkaboy6905 Жыл бұрын
😣😣💋💋
@shamsomaxamud950
@shamsomaxamud950 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤
@GuLeithA
@GuLeithA 2 жыл бұрын
Wan Ku fa iday
@GuLeithA
@GuLeithA 2 жыл бұрын
Thanks
@ismailali7223
@ismailali7223 Жыл бұрын
Mahad sanid
@user-xp5hp3hk2l
@user-xp5hp3hk2l Жыл бұрын
ANI AYAAD IGA HADASHAY WALAHI RUNTII ANAA SAA AH XISHOOD HATA LUUQAD AAN GARANAYO MAKU HADLIKO SABTOO AH XISHOOD
@FaizoAbdi-cr4nr
@FaizoAbdi-cr4nr 25 күн бұрын
Haa wlhi 😊❤
@MohamudCRahman
@MohamudCRahman Ай бұрын
الله يحفظك
@nuramumin-sp7oo
@nuramumin-sp7oo Жыл бұрын
Haaaaaa kuli
@user-uz8iw8xi8g
@user-uz8iw8xi8g 9 ай бұрын
M.a
@Xamzeaf__yar
@Xamzeaf__yar 9 ай бұрын
Mahad sanid
Sideed Uga GUULAYSAN Kartaa Cabsida? - Xeerarka Awoodda
11:10
Hasameyn 10 -kan Arin marka ugu horeysa eed qof kulantaan
8:51
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 33 МЛН
It’S So Fun To Wash My Son’S Hair! #funny #baby#cute  #funnybaby
00:14
Amazing Children Toys
Рет қаралды 6 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
7 dhaqan oo maskaxda dhib u geysta
11:15
Caafimaad News
Рет қаралды 138 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 211 М.
5 Adigaa Qurxin Kara Qof Adag Noqo
10:31
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 33 МЛН