Maasha Allah Cabdicasis waa arin ku wax ku qaadasho mudan, umad badan oo xoolo agoomeed dhacay oo weli isla saxan ee ilaahay xaqa ha fahamsiiyo dadkaas, adiguna jazzakallah khayr
@halimoiman4890Ай бұрын
Aduunyadaa loogu aaraay Tii aakhiro haduu ka towbad keenin wey sugeysaa Maalkaas walaalihiisa ayaa iska lahaa allah xaqa kala saaro khayr badan allah ha ku siiyo walal
@mohamedjelle3353Ай бұрын
Waa siduu mudnaa. Haweenkana haka fiirsadeen raga ay guursanaayaan in ay yihiin kuwo cuquubo galay iyo in kale.
@salmahassan1079Ай бұрын
Sidee lagu garanaaya
@mohamedjelle3353Ай бұрын
Walaashey qofka aad guursaneyso xogtiisa magaaladda ayey taalaa. Hadda labada gabdhood uu guursadey waa hubaal in ay maqleen waxa ninka lagu xanto oo ah in uu xoolaha walaaladii aqgoonta ah dhacay. Laakiin waxa muuqata in lacagta uu heysto is tuseen waana taas oo culeyskii iyaga ku dhacay in ay koriyaan caruur badan oo naafo ah. Xataa markey guursadeen waxa la rabay in kula takiyaan innuu xuquuqda agoonta bixiyo haduu diidana ay madaxooda ka qaataan kana tagaan.
@mohamedjelle3353Ай бұрын
Walaashey ninka aad guursaneyso xogtiisa waa in aad hubisaa ka hor inta aadan guursan. Ninkaan gabdhaha guursaday meysan moogeyn in lagu xanto in uu xoolaha walaaladii agoonta ah dhacay.
@Inasuldan1235Ай бұрын
@@salmahassan1079 Carabta markii gabadhoda laga soo doonto ninka horey kama siiyaan khasab waxaa ah inay iska baaraan ninka oo kow diintiisa ay soo ogaadaan siday tahay ma qof masajiidka ku xiran baa ma qof akhlaaq leh baa ma soo guursadey hada ka hor saaxibadiis sidee u arkaan qoyskiisu waa sidee ma dad sumcad leh baa mise waa tuugo ama dad howlo kale oo xun xun sameeya asagu muxuu ka shaqeeyaa nin dumarka ku ciyaara miyaa war dabo iyo dacal bay ka baaraan wey wareysi tagaan qofkaas nin ay ku qanci waayaan haduu yahay naga raali noqo bay dhahaan haduu qof wanaagsan yahayna wey siiyaan gabadhooda marka anagu waxas malihin wlhy lakin waa wax fiican reer gabadhaadu galeyso inaad taqaan waxay yihiin waxay qabtaan iyo inay wanaagsan yihiin iyo in kale
Dad agoon ah ayaa la dhacaayaa oo yatiin ah subxaanallah waa dhimbilo naar ah
@sadiamohamed15Ай бұрын
Cuqubo 7 fac ayey socotaa wanaagna sidoo kale. Kuwa naafada amey naafo kale sii dhalaan Rabi Yasir wa abuuhumaa saalix qisadii ku jirtey Quraanka. Maalka aqoonta woooooh waa sun iyo sabab
@akafi1212Ай бұрын
Allah Akbar 😭😭😭😭 Yaa Allah
@Usainbolt-x6n23 күн бұрын
Subxanalah dulmiga ilaahayi ayaa nacayi
@fatumaali5834Ай бұрын
Xasbunallah wanicmal wakiil
@ayanbadan8832Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibaqahmed4405Ай бұрын
Aduunkaa looga aaray tii aakhirana way sugaysaa. Ilaahow iimaan ka hanaga qaadin
@ahmedali5976Ай бұрын
Nabadweeye. Waar Somaliyeey ogaada Dhaxalka qaybtiisa Ilaahay SWT aya qaybiyay. Ilaahay SWT wuxu og yahay in Ilma Nabi Adam aanay si Xaq ah wax u qaybinyay sida awgeed Allaha Raxmaanka ah aya qaybiyay. Wa in sida la ogolaada hadi kale Aduunyo iyo Aakhiroba lama liibaanayo.
@HodanIbrahim-h6jАй бұрын
cabdicasiis riyali wll dadku sida oo kale uma wada qalbi wanaagsan maasha allah
@MaryanAbdullahi-r3k17 күн бұрын
Walaxow wala quhwata ila billah 😊🥹
@abdikarimmaxamed237629 күн бұрын
Cabdi casiis riyali saxiibow arin jacel arawa in akulawadago Gabar somaliyed. Ajeclahay ayadana we ijaceshahay la kiin Marka as aragno malahadlikari eesaiibow garab isi ilaahey dartiis❤
waxan idinla wadaga qiso aniga igo dhacdey abaheyga wa oo guriyodey marakas ka bacadi edoyinkeyga lacakti iyo dhulal ki abaheyga bey qaten kadib hal guri vey i dhafen mar kas waxan jirey 5sano ban jirey quranka ban xifdiyey kadiba dalki wan ka tagey oo waxan so adey yurub gar ahan belguim waxa barasho ban heley wan dhameyey waxa bara shadi kadiba jamacad iyo school wan dhameyey kadib shaqo ban hey 4sano markan shaqeyey lacaga badan ban heley guriyihi ay iga dhacen ban ka gadey kadiba abheyga ban guriyihi masjido iyo mel waxa barsho ka furay iyaga ma ogen markan ka danayey magaca kaleyo ban shegtey marakna fhisey ban imid marakas bey wada yaben oo igo dhahen ma adiga sidan noqdey runti meshan kama filen markan xasusto wixi ey igesan jiren iyo hada walahi wan iska ilmey lakin waxa kasto waxan ku ilabey nulasha an hada ku jiro in kasto ay san kagueyan walhi marna ha niyada jabin waxa kasto wad samen kartan ban idin leyahay😊❤😢
@MowlidBashir-o3bАй бұрын
@@xasancade1810 waa guuleysatay mar hadaad iskifilnaatay alxamd wll
@zahruujaabdiАй бұрын
Sorry wllo shalay maantada joogta ku ilow.
@JamaKhaliif-g7iАй бұрын
جزاك الله خيرا
@AaminoMohamed-mo4ecАй бұрын
Subxaanallaah illaahow na badbaadi
@MrQalay2005Ай бұрын
Walaahay waa qiso naxdin leh
@aliyare41013 күн бұрын
Màashaallaah
@maryanmohamed8621Ай бұрын
Aamiin
@saynabmАй бұрын
سبحان الله العظيم
@NaciimoMaxamed-l4iАй бұрын
Allah Akbar😭😭😭😭😢😢😥😥
@bintikoofuur1058Ай бұрын
Subaxaana Allah
@MaxamedCabdirisaaq-t4h10 күн бұрын
Adduun.yadu.wa.dhalaateed.AKhiiradaraan
@FahadhassanNuur-f4gАй бұрын
Allahu akbar
@mubaarigsiciid747Ай бұрын
Guuleyso. Cabdicasiis real
@aminaabshir1495Ай бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allahayoow na badbaadi, yaa Arxama Raaximiin.
@HurremediaАй бұрын
Hadiiba aduunyada lagu tusay waxay ahayd inuu garwaaqsado khaladkiisa kadibna uu wixii ay xaq u lahaayeen si siman ugu qaybiyo si tan aakhiro uga badbaado