''50 Health Benifits of Grapes'' Faa'idooyinka Kaa Qarsoon Ee Ku Jira Zabiibka/Canabka

  Рет қаралды 134,096

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Пікірлер: 150
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 3 жыл бұрын
War shiiqaan ilaahaybaa noosoo diray qayr allaha ku siiso
@abdijamac1086
@abdijamac1086 3 ай бұрын
Masha Allah
@rahmonuur1783
@rahmonuur1783 3 жыл бұрын
Ninkani miyuna aheyn yuusuf xoogweyne ama waan qaldey
@cibaaduraxmaan2954
@cibaaduraxmaan2954 3 жыл бұрын
Haa huno wa asagii
@rahmonuur1783
@rahmonuur1783 3 жыл бұрын
@@cibaaduraxmaan2954 wan gartey deris baan aheyn qaxootiga ifo
@muhuboali8320
@muhuboali8320 3 жыл бұрын
Maasha.alaah aad iyo aad bay u fiican yihiin casharada shiikhan uu bixiyo somaliyey ka faa.iidaysta alaha kaa abaal mariyo qayr alaha ku siiyo maalinta yoomul qiyaamo miisaanka alaha kuu saaro
@ruweydomohamed767
@ruweydomohamed767 2 ай бұрын
M.a❤
@ayanadam5059
@ayanadam5059 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallaah qeyr sheq
@farhiyasharif5635
@farhiyasharif5635 3 жыл бұрын
Masha’Allah jazaka Allahu khayr Sheekh
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 3 жыл бұрын
Masha allah jizakallah kheiraa
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Waan jecelahay sabiibta dhanaankeeda😋
@nafisaabdullahi8118
@nafisaabdullahi8118 2 жыл бұрын
Mashaa allaah tabarakallaah jasakalahu khayr sheekh
@ibtisaamcumar9068
@ibtisaamcumar9068 3 жыл бұрын
Masha.alh jazakallh khyr sh
@nimcomaxaned9773
@nimcomaxaned9773 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@suhuurcali2938
@suhuurcali2938 3 жыл бұрын
Masha Allah zajaakumulaaha khayran sheekh
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 3 жыл бұрын
Masha Allah fiican waye Jizakallahu Qer Allaha Idin Xafido Allaha Idin Barakeyo Dhamantiin
@khadiijocumar65
@khadiijocumar65 3 жыл бұрын
Masha alaah jazaakumu laahu khayr walalayaal horay usocda shqa mu hiima baad noo haysaan mahdsanidin
@saynabmaxamed7355
@saynabmaxamed7355 3 жыл бұрын
Maansha allaaah illaahay ajar hakaasiiyo aaamiiin
@beeldaajemaxamedcabdi9453
@beeldaajemaxamedcabdi9453 3 жыл бұрын
Maanshaa alaha waa cashar fiican
@istarcadey5938
@istarcadey5938 3 жыл бұрын
jazakumuLaah kheir. runtii waa barnaamij fcn Allah ajar aan lasoo koobi karin sheikheena iyo safirkaba hasiiyo
@simaneycabdi8310
@simaneycabdi8310 3 жыл бұрын
masha allh barakallh
@shukriahmedomar6119
@shukriahmedomar6119 3 жыл бұрын
Maasha Allah allaha ku barakeeyo waad noo faaideeysaye
@alisharifyusuf7149
@alisharifyusuf7149 2 жыл бұрын
Masha Allah si fiican ayuu u sharxey
@Hoyopodcasy
@Hoyopodcasy 2 жыл бұрын
Masha allah allah h ku barakeeyo mahadsanid
@maryannnnn942
@maryannnnn942 3 жыл бұрын
Maashaa allah jazaaka Allahum kheyra
@qarnigacusub706
@qarnigacusub706 2 жыл бұрын
Masha Allah jasakalahu khayraan
@adankhayr4034
@adankhayr4034 3 жыл бұрын
Manshaallah brother
@ayanhalanef6254
@ayanhalanef6254 3 жыл бұрын
0 p9
@sagalo4647
@sagalo4647 3 жыл бұрын
Jazakallah khair
@munafarax1213
@munafarax1213 3 жыл бұрын
Jazaalahaah waxbadb ayaaan kaaa barney oo health ya
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 3 жыл бұрын
Manshaalaah wad mahafsantihiin
@caydaroos
@caydaroos 3 жыл бұрын
JZK ALXM ALLE AWOODIISA Ma la soo koobi karo canabkaas saas u yar intaasoo Faa iido uu leeyahay
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 2 жыл бұрын
ماشالله جزكللهخير 🙏🙏🙏❤❤❤❤👍🌹🤔
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Mashallaah jazaakalahu qeer 💞
@zamuuhussein2118
@zamuuhussein2118 2 жыл бұрын
Msh allh
@hindacaliabdilahi2050
@hindacaliabdilahi2050 3 жыл бұрын
ماشاء الله
@maymunali8408
@maymunali8408 3 жыл бұрын
Mashallah thank you
@xaawocali5439
@xaawocali5439 3 жыл бұрын
masha allah
@munoqali826
@munoqali826 3 жыл бұрын
Masha Allaah guul insha Allaah ❤❤❤❤❤
@ayandahirmohamed8801
@ayandahirmohamed8801 3 жыл бұрын
Mansha allah sheekhu sidu waxano fahnsiinyo waaa is fican walhi
@maryamaibrahim1745
@maryamaibrahim1745 2 жыл бұрын
Mnshllh alle haydin xifdiyo
@samiyahmuuse1762
@samiyahmuuse1762 2 жыл бұрын
Manshaa Allah tarbarka Allah ilaahaya hakag abaal mariyo Sheikh
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@fatumaabdullahi1861
@fatumaabdullahi1861 3 жыл бұрын
Jazakallakheyr
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 3 жыл бұрын
Maasha alaha brother horay usoco viva
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 3 жыл бұрын
Jizaakumu Allahu khayra
@samiraomar1103
@samiraomar1103 2 жыл бұрын
weey i jecleysii yeen mashllh
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 3 жыл бұрын
Waali Ma'a daawadaan lakiin waan Ku faxay siidaa aa dadkaa wax faaido leeh ugu so guudbiinaysao
@rujaalaxmed2921
@rujaalaxmed2921 3 жыл бұрын
Man sha allh shiiq
@hothanmohamud6626
@hothanmohamud6626 3 жыл бұрын
sheekhow shanfaxda nosoo sharax khayrbadan hele
@madinosalad8003
@madinosalad8003 3 жыл бұрын
Jasakallah shekhuna
@istaahilahmed4259
@istaahilahmed4259 2 жыл бұрын
Mash Allaahaa
@amiinaali4522
@amiinaali4522 3 жыл бұрын
Maa shaa alaah sheekha waxaad kasoohadal dhahdaa qusdul hindi
@munacadey2836
@munacadey2836 3 жыл бұрын
Wlhi alle qeer haku siya sheeq
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
Waa naaqaWuxu ka xaa Cerigaabo maraka laqalajiyo waa sabiib
@ifraaxcabdi9009
@ifraaxcabdi9009 11 ай бұрын
Asc doctarada maxay u keeyihiin haweenka uurka yar leh yaysan cunin waayo minka ayuu fur furaa
@muusefaray8867
@muusefaray8867 Жыл бұрын
Kkkk waaqatar hadhihin
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@shukrimacalin7559
@shukrimacalin7559 3 жыл бұрын
masha allah allah idinjiseyo
@garaad111magan3
@garaad111magan3 3 жыл бұрын
Ascww walaal khayr allaha insiiyo eekawaran malagucayilaa maadaama uumacaanyahay
@faisalmohamedalibbb6984
@faisalmohamedalibbb6984 3 жыл бұрын
Masha Allah, Iniinta waa mirahisa
@maxamedabdalle6752
@maxamedabdalle6752 3 жыл бұрын
1
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 11 ай бұрын
Sabiibka sow ma isticmali karo
@munaahmedyuusuf8063
@munaahmedyuusuf8063 3 жыл бұрын
Shukar sheekh
@adenmohamed3584
@adenmohamed3584 3 жыл бұрын
Maashallaah
@bilanehassan2460
@bilanehassan2460 3 жыл бұрын
Mansh allha
@fatumasalan1294
@fatumasalan1294 3 жыл бұрын
Asalamu Aleykum inta golka kujirtaan damaan hagee buu dukanka kuleyahaay Shiekha, waan ubaahnahay walala yaal koofki karanayo haa iso shegoo shukran
@umumaryamabdullahi4275
@umumaryamabdullahi4275 3 жыл бұрын
Fatuma salan huuno wuxu kuyaala islii sigiska masaajidka abuubakar markaa takto dadka waydii
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 3 жыл бұрын
Maanshalaah💕💞
@faaraxyuusuf4859
@faaraxyuusuf4859 2 жыл бұрын
Wadani
@libaanchannel2552
@libaanchannel2552 3 жыл бұрын
Jizaakalah
@user-me3ry2xe3o
@user-me3ry2xe3o Жыл бұрын
Kama dhargo hqbenki gajo markan laso kaco ayaan cunaa
@fatumaabdi56
@fatumaabdi56 3 жыл бұрын
اءشاء
@fatumaabdi56
@fatumaabdi56 3 жыл бұрын
ماشاءالله
@fatumaali1924
@fatumaali1924 2 жыл бұрын
Kala saara waa sabiib iyo canab
@ebadonur3105
@ebadonur3105 3 жыл бұрын
M.A Brother Waxa aan ku weydiinayaa waxa lagu daweeya ilowshiyaha dadkoo dhan ayuu haystaa
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
Ninkan dawadiisa waa sax wax layaqaana wuu kasameeyaa waa teegeersanahay
@haldaosman5839
@haldaosman5839 3 жыл бұрын
ASC I want to know if you have any treatments for Vigiligo please
@qamardagan8175
@qamardagan8175 3 жыл бұрын
Sheekhow noo sheeg kan aan u wanagsaneyn dadka sokorta qaba magaciisa iyo muuqiisa
@Birqaaye2025
@Birqaaye2025 Жыл бұрын
Subaga naasaha see waaye kasoo hadal
@Birqaaye2025
@Birqaaye2025 Жыл бұрын
Subaga laruxo iyo kan la shiilo
@xabibonuur4719
@xabibonuur4719 2 жыл бұрын
asc sheeq waxan jogaa xamar waxan arkay adigoo amanaysid canabka marka mawaxa fiican markuu qoyanyahay mise markuu qalalanyahay sida sabiibka waxan maqlay in markuu qalalan yahay miisanka kordhiyo
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 3 жыл бұрын
Alshabaab iyo Ganacsigoda cusub
@aminahusein6295
@aminahusein6295 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haidinxafide Sabiib iyo canab maisku midba mise kalalaba?
@hfsohajir8853
@hfsohajir8853 2 жыл бұрын
Wlloyalow inin mxa ladhaha I sheeg aniga magarnayr
@hassanhussein5980
@hassanhussein5980 2 жыл бұрын
sheikh Asalamu Aleikum xagee joogta walalow
@ismaelyusuf2021
@ismaelyusuf2021 2 жыл бұрын
Halkee lagu miisa sida dahabka sheekh waa wadankee?
@jjabdulle7347
@jjabdulle7347 2 жыл бұрын
Shiikhoow cinabku kilyaha ma u fican yahay mahadsanid
@shahad2629
@shahad2629 2 жыл бұрын
Asc walaal wax bokholki garaam lacabaayo macanabaa mise waxkale ii sheeg
@baaziabdi7680
@baaziabdi7680 2 жыл бұрын
M.a gurigeena ayuu kuyaalijiry illaa iyo hada darisku kuyaalaa
@munaahmedyuusuf8063
@munaahmedyuusuf8063 3 жыл бұрын
Inta meesha talaba wan aqana wanan cuna alxmdulilaah
@kakacade3557
@kakacade3557 10 ай бұрын
Nag uur leh macuni kartaaa
@ahaiban1
@ahaiban1 2 жыл бұрын
Cinabka Soomaalidu waa CARMADA oo loo yaqaano midhaheeda Hunguri Dhubuq, Carmada iyo Cinabka caleemahood waa Isku mid xagga dhumucda mooyaane oo carmadaa dhumuc weyn
@omaryounis6754
@omaryounis6754 3 жыл бұрын
Canabka kan qoyan iyo kan qalalanba faa'iido waa laga helaa, lakiin waad ka badbadisey😁😁😁 siyaadad ku dartey, waxwalba in yar oo qiyaasa in laga cuna wanaagsan.
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 жыл бұрын
Omar : walaal isaguma ma dhihin sida bariiska u cuna ee faa'iidadiisa uun buu kuu sheegi laakiin adiga ayey kuu taal isticmaalkiisa iyo qof walba.
@omaryounis6754
@omaryounis6754 3 жыл бұрын
@@boolocadey4661 waa run anigey ii taal, lakiin cuduradu yiri dawey u tahay isagoon daliil cad u heyn, ayaa dad masaakiina run moodi doonan.
@shuherahmed8515
@shuherahmed8515 3 жыл бұрын
Geedka shatavari magadaaan sheikh
@batulamursal4069
@batulamursal4069 2 жыл бұрын
Sheekhow dadka sonkorta qaba cinabka ma cuni karaan, immisa buu cuni karaa
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 жыл бұрын
Sabiibka iska dhaqa banaanka lagu qalajiyaa waa habaas miiran
@habibaomar9463
@habibaomar9463 3 жыл бұрын
Asc qarabo allh wano faidaysen Illhay hain faidayo
@nehaapnehaap3475
@nehaapnehaap3475 3 жыл бұрын
Asc walal riyada ukunta mexey noqon karta
@mahmudmahamed9122
@mahmudmahamed9122 3 жыл бұрын
Babasirka maxa udawa shiqow Allah kubarakeya
@saalimfarxaan7669
@saalimfarxaan7669 3 жыл бұрын
Nio wxad barnamij kasoo samaysaa sida laysaga daweeyo xanuunada ruuxigaa sida isha
@nadraahmed7699
@nadraahmed7699 3 жыл бұрын
Waxa maqan sida loo isticmaalo. Kudar greenka. Wàan haysanaa
@shuherahmed8515
@shuherahmed8515 3 жыл бұрын
Faidadiisana kasoohadal
@aaminafaarax3653
@aaminafaarax3653 2 жыл бұрын
Dawda dabaasiiirta no sheeg shiikh
@faaraxyuusuf4859
@faaraxyuusuf4859 2 жыл бұрын
Waadn
@rukiashariff5163
@rukiashariff5163 3 жыл бұрын
Kiliya xanunka maxaa uu fican plz kasohadal.
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
Waxanu waa vitamins marka dhakhtar utag hadii Kalyuhu ku xanunayan
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 Жыл бұрын
Hada yaa iiga jawaabi kara dumarka uurka leh ma cunikaraan ?
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 жыл бұрын
Kaligi macuni karaa
15 Benefits Of Pumpkin:"BOCOR GATIITOOW" Faa'iidooyin Kaa Qarsoon Oo..
18:36
Hal Xabo AVOCADADA Qofkii Cuna Maalin Kasta..Beerka,Haaraha Wajiga,
12:02
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 164 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 50 МЛН
SABIIBKA IYO SAAMEYNTIISA CAAFIMAAD?!
26:12
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 16 М.
KABAJKA/Salarka Haddii Aay Dadku Ogaan Lahayn Faa'iidadisa,Ispitalada ...
16:44
FAA,IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE CANABKA Dr.Fahad.Al.Attas.
4:28
Dr Fahad Daahir
Рет қаралды 6 М.
SABIIBKA WUXUU DAAWO U YAHAY XANUUNO BADAN?!
25:11
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 26 М.
SALID ZAYTUUN+CALEENTIISA Dawo Mucjisa ah Sir Kaa Qarson Sh.Yusuf
18:50
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 100 М.
DR MAXAMUUD OO HELAY DAAWADA SONKORTA KANA HADLAY ARRIMO MUHIIIM AH
35:57
Kalsantv Official
Рет қаралды 213 М.
wax ka ogoow faa,idada miraha sabiibka iyo nafaqooyinka ku jira
2:18
Bocor Iyo Faa'iidooyinkiisa
10:26
Daaruldawaa Hospital
Рет қаралды 72 М.
Qataraha UMU Zibyaan Iyo Dawo Cajiib ah Idanka Alle.Doc Sh.Yusuf Xoog
15:04
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 306 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН