6 Marqaati oo arin la yaab leh ka hor sheegay Maxkamada Gobalka Banadir

  Рет қаралды 285,312

Xogmaal Media

Xogmaal Media

3 ай бұрын

6 Marqaati oo arin la yaab leh ka hor sheegay Maxkamada Gobalka Banadir

Пікірлер: 280
@Abdirahman1205-ph3uh
@Abdirahman1205-ph3uh 3 ай бұрын
Wll hal mar igula sali xabinkena muxamad [scw]
@Aishahassanmuse
@Aishahassanmuse 3 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@safanasir9054
@safanasir9054 3 ай бұрын
Scw
@iftin2024
@iftin2024 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 3 ай бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤💋💋💋💋😘😘❤️💎💯💯💯💎💎💎
@faraxoday
@faraxoday 3 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@hogaamiyaha_reer-comment.773
@hogaamiyaha_reer-comment.773 3 ай бұрын
Ilaahoow caruurtaa yar yar cadaalad sii iyo luul cabdicasiis la badaba yaa allah😢
@Cirsankayeere
@Cirsankayeere 3 ай бұрын
Maxkamada dhaarinta markhaatiyaasha waa inay jagaanisaa, oo ku dhaarisaa Saddexda Wallahi, Billahi, iyo Tallahi. Dhaartaan waa tii reer galbeedka. Mana aha inaad la leexataan sidii Allah idin ameay inaad isku dhaarisaan si loogu kalsoonaado marag kaca qof ka dhaaranaya.
@MichelbastosBastos-kc5mj
@MichelbastosBastos-kc5mj 3 ай бұрын
Tolahay wa dharte walal loll ball nosheg adigu
@Cirsankayeere
@Cirsankayeere 3 ай бұрын
@@MichelbastosBastos-kc5mj Tol la'aan ma aha, waa Tallaahi!
@MichelbastosBastos-kc5mj
@MichelbastosBastos-kc5mj 3 ай бұрын
@@Cirsankayeere bilahay iyo tolahay dhar maha bro
@bale_ahmed
@bale_ahmed 3 ай бұрын
Wll mrka horaba meeshan kitaabka la iskuma xukumo dastuur io xarafka b t ayaa la isku xukuma, so muhiim uma arkaan arinta dhaarta
@MichelbastosBastos-kc5mj
@MichelbastosBastos-kc5mj 3 ай бұрын
@@bale_ahmed wa run oo wa waxa laysku xukuma shuqul rer galbed bro ee lkn arintan qil ba loo don donaya waba laa arkaya inu faal gaystay waliba waxa ka daran carur ayey markhti uu kenayan.mesha iyo nag kkkk isna.wuxu ku.leyahay iyada donatay qolki olalayay haye garanay.iney.qolka.dabka gashay ee ma laa baxsada mise qofka wa laa.bad badiya kk bal waxay dhaagaysanayan eg masuliyin bay.isku.shegayan nin baxsaday oo hadana leeh.waxba man.samen.ee iyada donatay.qolka an gubay.cajib wlh intu xaqu ka maqan yahay somaliya hagagi mayso
@aniwaaye7759
@aniwaaye7759 3 ай бұрын
Waxaan layaabaa, dadkii soomaaliya joogayna ma ( say wallahi) bay wada noqdeen? Marqaatiyaasha aanan soomaaligaba aqoon marka laga reebo gabadhan yar ee 18jirka ah ma ila aragteen. Ilaahay xaqa isagaa u hiillin. Say wax u dheceenna og.
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 3 ай бұрын
😂😂
@fahiimadacar4801
@fahiimadacar4801 3 ай бұрын
Abu kaataha ama looyarka difaacaaya xaqa Daalimka ee duudsiyaaya qof dhintay oo nolosha lagu gubay aakhira xagguu qabantoonaa illayn dulmiga wuu ka qayb qaatee
@noahD1636
@noahD1636 3 ай бұрын
Miyaad arkaysay, ma ogin sida wax u dhaceen
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 ай бұрын
Dumaroow ninku haduu gacan maseyr ku aragtaan kacarar hooyo ilmahaada heyso oo nin aan dhalin hadhexkeenin
@Aishahassanmuse
@Aishahassanmuse 3 ай бұрын
Insha allh marxunad luul cadalad way heli donta😭😭
@fatumaali5834
@fatumaali5834 3 ай бұрын
Ilahay amarkis
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 3 ай бұрын
Luul Abdulaahi wa shahid.Marti la jecljahay janaatul Firdaus lugu soo dhaweeyo ALLAH ha dhigo.ALLAHUMA AMIIN 🤲🤲🤲🤲
@abdihakimsheikhyarow7264
@abdihakimsheikhyarow7264 2 ай бұрын
Aamiin 🤲 Aamiin Aamiin 🤲
@JaamacSafiyo
@JaamacSafiyo 3 ай бұрын
Haday dunidaan cadaalad ku waayan aakhiro ku heleyaan wllhi😢😢😭
@bedelabdirahman6567
@bedelabdirahman6567 3 ай бұрын
Xaa cadaalad Ahna waxaa jirin radisiin
@NaGmahMohet
@NaGmahMohet 3 ай бұрын
​@@bedelabdirahman6567 qabiilkgu qabriga kulma galayne ogsonow
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 ай бұрын
Ninkaan dadka gubay soo ma ahan in la dilo sii dadka kale adab u yeeshaan 😊
@ahmedhuud6-eb8dn
@ahmedhuud6-eb8dn 3 ай бұрын
Haaaa wumuthanyahy in lagubo lkn dadba daficihya
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 ай бұрын
@@ahmedhuud6-eb8dn alle aa ka weyn ehelkisa iyo wixi qarash bixiyo dhamaan aaqiro intee la aadi doono
@ahmedhuud6-eb8dn
@ahmedhuud6-eb8dn 3 ай бұрын
@@SuperExcuse haaaa the day of judgment
@queensabaNz
@queensabaNz 3 ай бұрын
Somalia oo idil baa cadaalad u baahan xaqiiqdii inta aan xaqa iyo cadaalada la af qalabanayo Somalia oo idil baa cadalad u imanayn
@husseinsalad4674
@husseinsalad4674 19 күн бұрын
Mahadsanid nafisa
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 ай бұрын
Ninkaan nin kebray gabdhow iska ilaaliya waa oo kale😭😭😭☝😭😭😭😭
@user-ln1pj2kc4z
@user-ln1pj2kc4z 3 ай бұрын
alow na ilaali yarbii
@user-ge1ve9jy2g
@user-ge1ve9jy2g 3 ай бұрын
ilhyow unxriiso maskiina ciyaalka yar yara ilhyow xafid 😭😭😭🤲🤲
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 3 ай бұрын
War waxaan maxkamad maaha subxanallah bal eeg waxa gabarta yar suaalaha xun ee la weydiinayo (xagee seexan jirtey ku yeh)
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 3 ай бұрын
Masha allaah maxaksbada waxa iga muuqda cadaalad
@fathiadjama
@fathiadjama 3 ай бұрын
😢 subhanalah 😢, ilaahaw xaqa soosaar adiga ayey waxna kaa qarsooneyn.
@noahD1636
@noahD1636 3 ай бұрын
Waa runtaaa
@hanihassan5954
@hanihassan5954 3 ай бұрын
Ilaahow adaa xaqsoore ahee si xaqa ah ku dhamey arintaan xaqana tus umadaada
@Gabade143
@Gabade143 3 ай бұрын
Aaamiin Aaamiin
@user-ss8rg7lg1r
@user-ss8rg7lg1r 3 ай бұрын
Ilaahayow luul cabdicasiis cadaalad sii
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 3 ай бұрын
Qareen ka garga cad su'aalihiisu ma tayeysna ,wuxuu ku wareegeeysanayaa su'aalo aan loo baah neeyn ,fadlan qareemo Tayeysan bulshada hor Keena
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 ай бұрын
War intey Shidaalka Lagu Mashquulayo Maxaa loo soo.cadeen waayey Kii Ama Kuwii Ka iibiyey ileen waasiuqe
@soleimanosmanmahamad4189
@soleimanosmanmahamad4189 17 күн бұрын
Tayari waa fariid walahay ragedii waan wataa ❤❤❤❤❤❤❤
@user-gq8gy7nv2w
@user-gq8gy7nv2w 3 ай бұрын
Waar dadkan naxariistii miyey kaguurtay😢😢😢
@gulsanosman4570
@gulsanosman4570 3 ай бұрын
War ninka mar haduu dabka gabadha ku gubatey oo kudhimatey shidey si ola kac ah maxey leedahay maxkamada?
@shugrishacaniaxmed6394
@shugrishacaniaxmed6394 3 ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناتك الفردوسة الأعلى يا أرحم الراحمين اللهم آميييين 😢😢😢😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲 Kuye way gubanaysay heer tintii soo ruqday 😢😢😢😢 Allah kuwaana su'aashodaba dil ah xitaa aabihii ba fadhia subxaanallah 😭😭😭😭
@sahraa3073
@sahraa3073 3 ай бұрын
wlh waa dad indhacadaas u taiga deadpan uu ka dhashay danbiilaha. laakin Allah ayaa ka waan way ilowsan yihein asaga ibo awukaatayaashiisa. Rabi cadaabka haku dheereeyo amiin.
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 3 ай бұрын
HORTA QOFKA WIXI UU OFYAHAY AMA UU MEESHA U YIMID WAYDIIYA LKN WAX QOFKA LAGU KHAL KHALINAAYO HA WAYDIININA MUXUU AHAA NINKA BARNAAMIJKA HOR ORDAAYA🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩 MAX KAMADA WAX HALAGA BADALO
@umumaida808
@umumaida808 3 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@nadaali9553
@nadaali9553 3 ай бұрын
Ala odaygan suaalihisa micne maleh inaalilah ilaahow xaqa soo baayani 🤲🤲🤲
@sbofficial3140
@sbofficial3140 2 ай бұрын
Walaahey Hooyadeey hadeey dhashey kaas ma daayeen.Waa kuwii magaalada Qarxin jirey.Waayo See baasiin u soo qaatey.War Na dhaafiyay.
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 3 ай бұрын
Nimankan cadaalad mahan why dadka hadalka ugu celinayan subxananlah ragan hala badalo calalad mahan aduunka iyo aakhiro keeba badan wiilasha fursad hala siiyo ay xogtooda kudhiibtan subxanallah
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 3 ай бұрын
ax rabiyooow unaxariido yaa allh🤲🤲🤲😭
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 18 күн бұрын
Allahayow dadka iyo dalka noo badbaadi. Allahayow Madaxda noo hadee. Allahayow cadowga ummadda Soomaaliyeed naha qabo. Aamiin.
@hawafarah2410
@hawafarah2410 3 ай бұрын
Been badnaa jimco Bishii koowaad 18 jimco maahey tii labaadna jimco 18 maaheyn ilaahow cadaalada uhiilo insha alaaj amen amen amen
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 3 ай бұрын
Dalku suu uburburay ayaa maskaxdii dadkuna u burburtay waxa meeshaan kasocda waa isku dhexyaac waa yaabnay kuwa qareenada ah iyo kuwa marag furka ahba waa isku dhexyaacsanyin. allow adaa caadil ah cadaalad nasii.
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Ninkani Inuu dilay wa ay caddahay suaal aan micna ku fadhinin
@user-rk6mc6qh6x
@user-rk6mc6qh6x 3 ай бұрын
Subxaana laah abukaatahan dowlada wa u jedaa maxaa shaqada loogu haayaa mise meeluu ku tiirsanyahay
@barreciise6244
@barreciise6244 3 ай бұрын
scw scw scw scw scw ❤❤😊
@AmonaSalih-hm6pe
@AmonaSalih-hm6pe 3 ай бұрын
Anigo dhagesta ah waxan u arka raga maxkamada joga iney laqdabo wadan dacad ka ahen kiskan
@abdikadirabdi6686
@abdikadirabdi6686 3 ай бұрын
Waa maxay qeexida dhabta ah ee guurka? Guurku maaha aroosyo qaali ah, sawiro jacayl ah, iyo sawirro is-qaadis ah. Waa naf hurid, bogaadin, daacadnimo, iyo is ixtiraam. Maxaad u maleyneysaa in ay yihiin waxyaabaha ka kooban guurka guuleysta?
@marcusaskar6361
@marcusaskar6361 2 ай бұрын
Allah how naxarristo maxruumada, cadaalada Allah hayna garansiiyo oo haynagu dhaqo. waxaa iswaydiinleh,, maxkamadu Ma -hal-lahjo uunbay ku hadlan waa in-ay-yaqaanaan lahjadaha iyo eraya kalduwan ee isku macnaha ah. wiil yar oo xamar kudhashay muxuu kayaqaanaa dayax shan iyo tobnaad ah maxkamadu waa inay qofka lahjadiisa iyo dhaqankiisa wax kuwaydiiso kulana hadasho. hadaan arintaa wax layska waysiin waa in loosoo taba baro, wabilahi tawfiiq.
@fatumaali5834
@fatumaali5834 3 ай бұрын
La,ilaaha ilaa anta ilahow bil aan waxba layga weydiin maba firiyo bil wlhi aniga wa ina hada kadib iskabarto bisha
@deqoyusuf9854
@deqoyusuf9854 3 ай бұрын
Wee ka.hoos baxday
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 3 ай бұрын
Maxaad ka sheekaynaysaa waad taqaanaaye ma 15 14 13 ayaadan kala aqoon 😂😂😂😂😂
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 3 ай бұрын
Wa maalmaha cada wa la sooma.Ajar ijo khaiir badan ba kujira,insha ALLAH.
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 3 ай бұрын
Sxb waxaad fafinaysa qabyaalad ee fadlan waxaan biyo iskaga dar
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 2 ай бұрын
Taasii dhaar illahay mahan ee kitaab illahay wax ku dhaariya adeerow
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 3 ай бұрын
Soomaali iyo cawaadif yaakala saaraa. Wax marqaati ah ee xukun lagu qaadan karo. Laakiin bansiinka iyo guriga inuu gubay waa cadahay dhaawaca ku yaal ninka siduu ku yimid waxay umuuqataa inuu kasoo gaaray daminta dabka qabsaday xaaskiisa iyo inuu carruurta badbaadiyey. Waxaa kaloo moodaa in maxkamada bareeshar lasaaray.
@user-mq8tt7bp2f
@user-mq8tt7bp2f 2 ай бұрын
Firi leading questions ayuu samaynaa ninka difacay ninka gabadha gubay. "dashirada waa xirneed soomahan" Sooman is leading question. Only asking opened question ayaa larabaa in lawaydiiyo qofka. sidaas miyaa looma bahana.
@UAM37
@UAM37 3 ай бұрын
Film hindin ah ma meshan ka socdo mise
@user-xp8eo9lw9b
@user-xp8eo9lw9b 3 ай бұрын
MAsha alaah
@HusseinmSharif-pn4vh
@HusseinmSharif-pn4vh 2 ай бұрын
Dadka damiirta ayaa ka dhamaatay, Kuye waxaan maqlay ashahaad iyo walaal ha igubin. Hadana waa iska sii joogay. Wax bilaa damiira.
@user-xh3fm8xk7v
@user-xh3fm8xk7v 2 ай бұрын
Iooyar ama qareen wax layiraado diintu mQabto ee diintu waxay qabtaa marqaati kitaabka alle markii laga tagsy saan bas kadhalatay nin daalin difaaca
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 3 ай бұрын
Abuukataha dilaaga difacayo waaaba wax dhintay maxaad u maleen kartaaa kulahaaa 😂😂
@habboosh423
@habboosh423 3 ай бұрын
😂😂😂😂 professional maahaba ragani
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 3 ай бұрын
@@habboosh423 haa wlh 🤣🤣
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 ай бұрын
Xagee.laga keenay Dhaartaan?? Waxaa igu walaahi ah igu bilaahi Ah igu talaahi...ah. Ma laga guurey ??? War xasan macaanoow wasiirka cadaalladda adaa ah maanta. Ee bal.dhaartaan..reer galbeed ka laga soo min guuriyey.wax ka badal.
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 3 ай бұрын
Yaan laku fududaan dilkaag marqaatika gabdha iyo wiilka la baaro
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 ай бұрын
Dadka ayagaba isku arxameen waxuu maqlay ha igubin iyo qof asha hadanayo deris ayuuna la ahaa intuu boodo uu kawar dono maxaa diiday yaab
@copypaste9067
@copypaste9067 3 ай бұрын
war makarafoonkan AA DADKA LAWATAAN KA DAAYA ee khofka kii galuuska Ama mid kala wire kala jiro SAME PRICE AMA WILIBA KA JABAN Anaga china idiinkaga soo direy na hadii kale
@khadijanaji8215
@khadijanaji8215 3 ай бұрын
Sheikh Cabdirazaaq haashin
@mohamedalele9098
@mohamedalele9098 3 ай бұрын
Gabadha xaqeda yaan lagu ciyaarin
@osmanmaow9899
@osmanmaow9899 3 ай бұрын
Naaftada gurey taaley dhulkey ku tirtiri jirtey, Guri mutuneel oo naafto lagu tirtiraayo xagee lagu arkay, wuxuu yiri macawis madow ayaan xirnaa kaamerada gaas station ka wuxuu xirnaa jaalo.
@Faizafican
@Faizafican 3 ай бұрын
Camera gastion mala helay
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 3 ай бұрын
Daalin weeye inkaar qabuhu
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 3 ай бұрын
Aduunyo waa yaabey ninkan kan muxaami miya suaalihiisa wallaahi muxaami uma eka subxaana llaah allaah
@user-vp6es5ru3k
@user-vp6es5ru3k 2 ай бұрын
inantu runtii aad bay u qurux badan tahay, hablaha reer Jabuuti ayaanu kaga horraynaa
@user-xh3fm8xk7v
@user-xh3fm8xk7v 2 ай бұрын
Waxa laysku dhaarinaayo dhaar ma,aha dhaar waa walaahi bilaahi talaahi
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 3 ай бұрын
Sihaam iyo wiilka waa ina labaaro waan ka shakiyay dhaartan ika sax oo ku soo dar hadaa maxkamad been u sheegto ciqaabta qodoka ama 😂
@alidamey2988
@alidamey2988 2 ай бұрын
Qareen Waad U Doodey Marxuumadda
@noahD1636
@noahD1636 3 ай бұрын
Quran Gacanta u saara markhaatiyaasha
@safioahmednuur9635
@safioahmednuur9635 3 ай бұрын
Dadkoo idol ma wada weesa qabaan
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 17 күн бұрын
ABUKAATAHAAN SUAALIHIISA WAX MACNO AH SAMAYNMAYAAN
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 3 ай бұрын
alle afka ku qalooci ninka u doodaya nin gacan ku dhiigla ah ma xukum ka alle ayuu hor istaagayaa
@falisa576
@falisa576 3 ай бұрын
Alle umbaa waxba ka qarsonayn Cid la joogtay o marqaati ahna ma Jirto' o ku marqaati furayso marka ilaahay baa cadaalad ah xaqna ah Wax aanan marqaati ka' ahayn hadaan Dhahno way dheceen wa lagu dan Baabaya marka' anagu carabkeena An ilaashano ilaa' aakhiro ba Nasugayse maalin an waxba Qarsonayn cidina marqaati naga Dhigaynin
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 3 ай бұрын
War kan caqli xuma lakin waxa lobaxnen ayu laso shaqa tegey cawan waye walle kan dadka lowyer kadhigta layabey wallahi
@user-pv5wf8yn8z
@user-pv5wf8yn8z 3 ай бұрын
Gabadhaba wuxuu ku hayetay xoog marku rabo wuu dilayaa ayadana wey qarsatay dhibka haysto ninkaan waa mujrim ka ah dilaagaan wa in la dilaa way wa wax iska cad in uu dilay ee hala dilo qaatilka
@arday661
@arday661 3 ай бұрын
Mashalaha😂😂
@user-im8up6zd8y
@user-im8up6zd8y 3 ай бұрын
Today.ragu.waa.uu.nabartay😂😂😂😂
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 3 ай бұрын
illahow Cadaaladeeda usahal Marxuumada Walaasheena Luul 🤕😭
@WifiWifi-tv5bp
@WifiWifi-tv5bp 3 ай бұрын
Wamuhiim in lahelo dhalin yaro waxbartay dhinaca diinta ani abukate uma jeedo wadad aan aqoon iyo xigmad aan laheen
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 3 ай бұрын
Xasbiya llaah wanicma wakiil daalumiin dadka mujrimka daafaya illaahey adunka calaamad hadunku tuso illahey waidin jeda war alle ka cabsada dad cira laha tihiin
@sucadismacilsucadismacil61
@sucadismacilsucadismacil61 3 ай бұрын
Ilaaahow maxkamad naga ilaalay
@shukrishukri801
@shukrishukri801 3 ай бұрын
WAXANI MAXAKAMAAD MAHIIN WA MAQAYAD . MUSALSALKA JOOJIYA oo CADALAADA XAQEY SIIYA
@abdiali4991
@abdiali4991 3 ай бұрын
Hayaay waa waree kiski maa carrur yar yar ayu marqaati uu yeshay kani xeer ilelaliyaha waa damer cadalad majido mesha ee waa maxkamad habar qidir
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 3 ай бұрын
Yaab badanaa qofkaan danbi malaha miyaa sheekada
@user-go5ld1bv7h
@user-go5ld1bv7h 3 ай бұрын
Mia 😊
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 3 ай бұрын
Yaaa ladilay suu uleyahy udaran
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 3 ай бұрын
gabadhan wuu bariin sadey gabadhan bahduu kasaarey siduu u dilayey
@user-xh3fm8xk7v
@user-xh3fm8xk7v 2 ай бұрын
Qareenka difaacaya daalimka su,aslihiisa balfiiriya ileen daalim buu difaacayaa way wasb daranyihiin
@milgosare3448
@milgosare3448 3 ай бұрын
Wax shaki ah maleh. FALKAAS DILKA GUBIDA AH EE MARXUUMAD LUUL CABUL CASIIS INUU GAYSTAY EEDAYSANE SAYID CALI
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 2 ай бұрын
Ninka isagaaba cadeeyay inuu shidaal soo iibsaday maxaa laga waydiinayaa dadka ilahay xaqa hadoo iftiinsho
@shadowanim5700
@shadowanim5700 3 ай бұрын
War ummadaan dagaalamaaya maloyarbaa mise waxbuu kharibaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waawaxyaableh😂😂😂😂😂😂
@dekoshire6542
@dekoshire6542 3 ай бұрын
Kadhacsanow every day offline ahow😂 kan kadhacsan maxay u keenen maba oga waxuu sheegayo😮
@user-bu6iv1nz2y
@user-bu6iv1nz2y Ай бұрын
odayaasha.hawiye.habaar.idinku.dhac
@NawalHarbi-zi5uc
@NawalHarbi-zi5uc 25 күн бұрын
waxaan waa mar hore wax hda mahan
@abdifitaahsanyare7207
@abdifitaahsanyare7207 3 ай бұрын
❤❤❤ay
@hoodoabdi5574
@hoodoabdi5574 3 ай бұрын
Dadka dhaartu way ka nixisa lkn ninka way ku cadahay inuu gabadha dilay oo iyada oo huruda intuu u imiday gas ku bilbilay ilahay haw naxriisto isagan sharciga diinta islaamka hala waafajiyo😭
@noahD1636
@noahD1636 3 ай бұрын
Miyaad arkaysay adigu
@user-zm4ul8nz4b
@user-zm4ul8nz4b 3 ай бұрын
Dulmi
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 3 ай бұрын
Dadka Umakhraati Furaya Marxuumada Waa Dad Aan Hadalba Aqoonin😡 Yaakhey Iska Aasta Meydkiina Awalba Waa Leydin Dili Jirey Laba Calina Isma Weydiin Jirin Ee 😤
@Raxmoabdisalangure-lr1wx
@Raxmoabdisalangure-lr1wx 3 ай бұрын
Som mah soma war miya duligan madaxa wen wa abe.kawrn.asi xarurutisa sas in ayku dhacda ficned bastarka😮
@user-id1zz6pr2y
@user-id1zz6pr2y 3 ай бұрын
Cadaalad majirto ilaahaybaa arkaya maxkamadan way guban sidhaqso baadhistu waa madhalays dhamaanba
@user-st6pl8ly9f
@user-st6pl8ly9f 3 ай бұрын
reer xamarow alle haydiiin madhiiyo
@queenaisha8930
@queenaisha8930 3 ай бұрын
Hoostaad lahel
@user-cw4lb4co2g
@user-cw4lb4co2g 3 ай бұрын
Hoyadaa iyo ehel kaaga alaha ka bilaabo
@user-ch2ti4fv4n
@user-ch2ti4fv4n 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-zm4ul8nz4b
@user-zm4ul8nz4b 3 ай бұрын
Alah.wu.arka
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 17 күн бұрын
Suaal dadweynaha hadii laydiin balanqaado malaayiin doolar Oo laydin yiraahdo difaaca oo garab istaaga nin agoonley uur uleh gubey Abukaate ma u noqonlahaydeen oo ma qaadi lahaydiin daalimkaas denbigiisa
@mrynm1710
@mrynm1710 3 ай бұрын
Ha scwhhh
@user-lf5ki9eg8z
@user-lf5ki9eg8z 3 ай бұрын
الا وقول زور قول ابرهم زور
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 2 ай бұрын
Yauu
@MohamudAbdullahi-et3vv
@MohamudAbdullahi-et3vv 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 73 МЛН
КАК СПРЯТАТЬ КОНФЕТЫ
00:59
123 GO! Shorts Russian
Рет қаралды 3 МЛН
BLINKEN : ''GO'AANKA KAMA DANBAYNTA AH XAMAS BAA LEH'' GAZA
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 108 М.
Ax! 35 JIRKI ANO 17 JIR AH JECLADAY IYO SIDU NOLOSHA IGU CADABAY
38:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 637 М.
Самый Лучший Старший Брат 😍
0:38
ДоброShorts
Рет қаралды 10 МЛН
Nightmare CatNap attack my home #poppy3
0:21
TiTan Dinosaur
Рет қаралды 8 МЛН
СТОМАТОЛОГ СЪЕЛ ЗУБ?😳😅  #shorts
0:11
Зубландия
Рет қаралды 6 МЛН
Ну Лилит))) прода в онк: завидные котики
0:51
Что если #тест #обзор
1:00
Orion
Рет қаралды 2,9 МЛН