6 shey oo jirkaaga qurxinaayo markaa miisaanka dhimeeysid adigoo wijiga iyo jirka kaa baabain waikan

  Рет қаралды 11,933

Hussein Alje

Hussein Alje

Жыл бұрын

#miisaanka#somali#xuseenalje
6 shey oo jirkaaga qurxinaayo markaa miisaanka dhimeeysid adigoo wijiga iyo jirka kaa baabain waikan baro
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 59
@maxamedyacquub8198
@maxamedyacquub8198 Жыл бұрын
Asc macalimuu xuseen aad baan kuutaageeraa waxaa tahay ninka kaliya ee luqadiisa hooyo wax nagu fahamsiiyo ilaahay hakuu ziyaadiyo aqoontaada
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs walal jazakalahqeyr 🌹
@anababdi9566
@anababdi9566 11 ай бұрын
Mahadsanid Xuseen Aljey ❤❤❤
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah jazakallahu kheiran jaza
@tuneey
@tuneey 11 ай бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا
@ilhanaqaadir985
@ilhanaqaadir985 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad❤❤❤
@Abdiqadir636
@Abdiqadir636 Жыл бұрын
Thanks you 👌👍Teacher❤
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 11 ай бұрын
Maan sha allaah baaraka mahadsanid
@hamdiayusuf3229
@hamdiayusuf3229 Жыл бұрын
Masha Allah
@MO-kh5vf
@MO-kh5vf Жыл бұрын
Jazakallah
@HamdiLuul
@HamdiLuul Жыл бұрын
Mahadsanid walalkey
@ziinamao5987
@ziinamao5987 Жыл бұрын
Shukran ibnu axmed muxsan
@fatimaabdirazak3943
@fatimaabdirazak3943 11 ай бұрын
Shukran
@hooyosomaliyed6040
@hooyosomaliyed6040 Жыл бұрын
Msha allah rabbi haku xafido
@nimobadal2853
@nimobadal2853 11 ай бұрын
Shukran walalkey xuseen
@samiiramohamed7914
@samiiramohamed7914 11 ай бұрын
Mash Allaah Allah ku xafido walal
@katramaalim5938
@katramaalim5938 11 ай бұрын
Macalin xuseen kheer Alle haku siiyo
@zeytunyare2394
@zeytunyare2394 Жыл бұрын
Masha allah wall
@jijababow3018
@jijababow3018 Жыл бұрын
Masha Allah jasakalahu qeer
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah mahasanid walalkey jisakallah qeer
@EMcchennell
@EMcchennell 11 ай бұрын
Xuseen alji
@mslove5933
@mslove5933 Жыл бұрын
Sideen kuula soo xiriiri karaa ustaad
@mariarabla5197
@mariarabla5197 11 ай бұрын
Aniga waxan sameeyaa hal exercices subax kasta kaas oo ah cardio cuntadana laba jeer kaliya ayaan cunaa cuntadayda waxay isugu jirtaa fruit iyo xooga carbohydrate ah sida canjeelo ay ku badantahay hadhuudhku iyo inyar oo bariis ama baasto maxad talo isiin lahayd oo aan iska saxaa waxan ahay 80kg waxan rabaa inan noqdo 60_65
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 Жыл бұрын
Mahasanid
@fihimasiyad5409
@fihimasiyad5409 Жыл бұрын
Xuseen wll ma siiwadan karaa anigoo mizaan dhims ku jira hadii dhiga am xaydku igu dhaco shugra wan ku sugayaa jawab
@xukunxassan2696
@xukunxassan2696 Жыл бұрын
shugran
@MohamedAhmed-cj4bu
@MohamedAhmed-cj4bu Жыл бұрын
Maclin xuseen alle haku xafido wllkey aniga miizaankeyga 108 kiilo uu ahaa talo iga sii bishii 19ka juun waxaan reebaY baasto bariis sokor iyo wax kasTo o carbohydrates ku jiro duhurkasTo waxaan sameeya cardio waxaana aada badda buuraha bacaadkaasa koraa ila 30 daqiiqo 20 daqiiqana waa ordaa sido kale bood boodna waa sameeya sedax kalanooc hashii xabo 50 mar ka sameeyaa habeenkiina gym galaa ila 1 saac hadda 99 kiilo ahay maxaa talo iga siinaa waxaan diidayaa in uu jirka iga dabco iso jawaab adoo mahadsan
@Ilhaan1234
@Ilhaan1234 Жыл бұрын
Vitamins qof jirkisa ubahnyahe iyo waxkasto Jirka ubahanyahe like iron magnesium calcium ka manoo shegi karta
@nimcoaxmedcumar9566
@nimcoaxmedcumar9566 Жыл бұрын
M.a❤
@malyuunishaq1773
@malyuunishaq1773 11 ай бұрын
❤❤❤
@cabdulaahi3100
@cabdulaahi3100 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@umuabdibasid7133
@umuabdibasid7133 Жыл бұрын
Cuntada noo sheeg macallimow
@haliimonoor
@haliimonoor Жыл бұрын
wll ma ii sheegi kartaa halista baahida badan ee leehay?
@fihimasiyad5409
@fihimasiyad5409 Жыл бұрын
Alha kaa ajir siiyo taldada wangsan
@fahmoali4186
@fahmoali4186 11 ай бұрын
Walale waxad kasohadasha pre diabetic
@maryanxeego4732
@maryanxeego4732 Жыл бұрын
Hada rabta ina is catesa gym ma Subax fican mise galabta aboowe
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid Жыл бұрын
Ustadow angu hda dhahy team caato xaqni meeh 😅
@nestehamohame
@nestehamohame 11 ай бұрын
We miss you 🥰 you❤ brother
@abdihassan30
@abdihassan30 Жыл бұрын
xagee lagaala soo xadhiidhaa
@user-cp1tf7bc7z
@user-cp1tf7bc7z 11 ай бұрын
Tufaaxa sokortiisa ma joojinaa hadaa miisaan dhimis wado? micnaha cunitaankiisa sheegaa
@berwakomahdi9839
@berwakomahdi9839 Жыл бұрын
Mahsnid
@fardousaadem1608
@fardousaadem1608 11 ай бұрын
mahadsanid ustad plz noo sheeg rashinka qasatan dadka misankoda koor uu dhafay 100 😊
@drrayaanducaysanchanel7243
@drrayaanducaysanchanel7243 9 ай бұрын
Abyo drs raqiis misan dhimis sameysa kushega aniga 130 aha hada 73 ahy alx wa icawisay hada rabto waku shega hi iso dheh
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 11 ай бұрын
Ustaad HIIT (high intensity training) ma samayn kara kahor inta aanan birta qaadin? Skinny-fat ayan ahy waxan hada ku jira bulking.
@namlopsycology5875
@namlopsycology5875 11 ай бұрын
Hiit ha samaynin heavy weight ayaa kugu filan fatka iyadaa gubayso bulk waa samaynaysaa
@mohamuddek505
@mohamuddek505 Жыл бұрын
Muuqaalkan cagsogiisa noo Soo dub ku iska dhisiya melaha ugu quruxda badan
@hindakayser9157
@hindakayser9157 Жыл бұрын
Hooyo qaliinka kaso hadal
@caliabuukar3389
@caliabuukar3389 Жыл бұрын
macalimow jimiska nosheeg isbuuci an kusocono macalimow nagu caawi
@user-fd9xb9ki3s
@user-fd9xb9ki3s Жыл бұрын
Asc ustaad laleemada maxaa keena sidee liskaga ilaaliyaa
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs laleemada ma fahmin wll
@umirushdadahir221
@umirushdadahir221 Жыл бұрын
​@@husseinaljestretch marks ayey kawada an umaleyna
@clsamedaadan8469
@clsamedaadan8469 Жыл бұрын
Asc macalin 125 weye misankayigu jilbuhuna way xanunayan iyo lughub a umulna wan ahay maxad igula talin lahayid macalin
@drrayaanducaysanchanel7243
@drrayaanducaysanchanel7243 9 ай бұрын
Anigaba 130 ahaa alx hada 75kg ahay drs fcn icawisay bishi 30dolar qadata dadka cuntoyinka cfimad leh u qorta hada ubahato wakula socodsina
@nasramaxamed2913
@nasramaxamed2913 Жыл бұрын
Mahadsanid Macalin ani maba ogi wax iga qaldab sanad ayaan Diet ku jiraa wax iga dhacooyo Maba arkooyi.
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Cuntada ayaa ka qalad walal
@user-re6yo1gk1k
@user-re6yo1gk1k 7 ай бұрын
Intee kala so xareeri karaaa
@foosgelle6310
@foosgelle6310 11 ай бұрын
Buritinka maxa laga wada afsomali
@qadiijosiidow762
@qadiijosiidow762 11 ай бұрын
Waxaa laga helaa hilibka kaluunka iyo doorada
@Abdiqadir636
@Abdiqadir636 Жыл бұрын
Thanks you 👌👍Teacher❤
باز هم اخبار باورنکردنی هوش مصنوعی
26:54
Maryam Sadeghi
Рет қаралды 27 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 28 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
#1 Vitamin D DANGER You Absolutely Must Know!
26:14
Dr. Sten Ekberg
Рет қаралды 3,9 МЛН
THIS Is Why You're Fat Despite Eating "Healthy'"
18:55
Dr. Sten Ekberg
Рет қаралды 188 М.
Bangladesh Protests Erupt into Violence - Students in Danger
8:54
Mohammed Hijab
Рет қаралды 115 М.