Jir qurux talaawooyinka la gaaga baahan yahay ragga iyo dumarka talooyin jirkaaga ku badali doontid.

  Рет қаралды 14,351

Hussein Alje

Hussein Alje

11 ай бұрын

#miisaanka#somali#xuseenalje
Jir qurux talaawooyinka la gaaga baahan yahay ragga iyo dumarka talooyin jirkaaga ku badali doontid muhiim kuu ah.
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO
husseinalje.com
WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 83
@abraarcabdullahi9755
@abraarcabdullahi9755 11 ай бұрын
Hussein alje discount dhan masamaysid miyaa walalow
@husseinalje
@husseinalje 11 ай бұрын
Waanku sameyn doonaa walal
@Aymaansacad
@Aymaansacad 11 ай бұрын
​@@husseinaljeabowe aniga gabar yar baan ahy schooley ah waxne ma heyasto Wana leygu cayaa in aan habar u ekahy😢😢 wllhi 😭😭 Wll I caawi Allah ku caawiyer 😪
@xusenmahad3454
@xusenmahad3454 11 ай бұрын
​@@Aymaansacad😢
@hamisare5520
@hamisare5520 11 ай бұрын
Xuseenow ardo aa loobadanyahay waqtigana in aan ka faa iideesano aan rabnaa jeeb kuna waa yaryahay xal nooraadi dakeenaaas love U sxb.
@Mohaancadih
@Mohaancadih 5 ай бұрын
😢😢​@@Aymaansacad
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 11 ай бұрын
Yaasalaam wllkena anaga reer KZbin ayaa nahay wll nasoo badi masha,allaah mahasanid
@fardowsaosman2253
@fardowsaosman2253 3 ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah JazakaALLAH walaal intaa noo faa iideysey Waa shergareeyay
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 ай бұрын
ما شاء الله يارك الله فيك 👑🙏
@zeytunyare2394
@zeytunyare2394 11 ай бұрын
masha allah wall
@cabdallaxaaji2731
@cabdallaxaaji2731 11 ай бұрын
Ustaad xusen ❤️🔥🥰 legend thy wlh
@nacimaqurux7700
@nacimaqurux7700 11 ай бұрын
First person aya noqday Wl mhdsanid
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 11 ай бұрын
Thank you so much 💓 my dear brother
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 11 ай бұрын
Masha allaah hooyo walaah waa kuu duceya wana kuso waca insha allaahu janada allaha kugu bishareyo amiin yaarabi
@husseinalje
@husseinalje 11 ай бұрын
Amiin mama sidoo kale
@user-oy7ej6bi4l
@user-oy7ej6bi4l 3 ай бұрын
Maasha allah
@luulxuseenxasan8281
@luulxuseenxasan8281 11 ай бұрын
Mahadsanid wlkey
@Abdiqadir636
@Abdiqadir636 11 ай бұрын
Thanks you ❤
@Abdimalik.shide..
@Abdimalik.shide.. 11 ай бұрын
Macalimuu mahadsanid
@abubakarshuaib125
@abubakarshuaib125 11 ай бұрын
Thanks Walaal wax badan ayaan kaa faa'idaa🫡🙏🤍
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 11 ай бұрын
Thank you so much
@hamzeabdirisak8577
@hamzeabdirisak8577 11 ай бұрын
Thnks ❤
@siadomar3849
@siadomar3849 11 ай бұрын
Gurika wll
@user-oo3dv3ub8c
@user-oo3dv3ub8c 2 ай бұрын
Masha allah allaah dartiis ayaan kuu jeclahay ❤❤❤❤
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Shukran wll
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 11 ай бұрын
Asc Aniga gym mardhow ayaan bilabay. Thank you so sharing ❤
@hayfasalaxsalax440
@hayfasalaxsalax440 11 ай бұрын
Maclin huseen caawin kaa rabaa sidaan kuu heli karaan
@nooraddeikar6894
@nooraddeikar6894 11 ай бұрын
ASC brother wax igaaga sheeg waa maxay candida
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 3 ай бұрын
Mashaa allaah mahadsanid wllkey ❤
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Adaa mudan
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Shukran
@maariana7291
@maariana7291 11 ай бұрын
Wan kaaga mhdcelinaya sida hagar la anta ah ee aad marwalba wax noogu sharaxdo thanks ajar allah kaa siiyo ustaad husseinow
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
mahadsanid wll
@amalibrahim9737
@amalibrahim9737 11 ай бұрын
Maansha Allah kow waa talo wanaagsan
@alihassanmaalin3489
@alihassanmaalin3489 11 ай бұрын
Macalin xuseen waad mahad santahay Ustaat wax badan Ayaan kaa faa,iiday Waxaan iska riday ilaa 13kg ilaahey kheyr haku siiyo 94--81-dhirir waa 176 Lkn 81 Ayaan dhaafin la ahay miisaanka Maxaan sameeyaa ustaat بارك الله فيك
@user-wg2zs2xx3m
@user-wg2zs2xx3m 11 ай бұрын
Asc will walahi wan kukalsonahay lakin awod ma ulahi dhirigalintada marwaba wan dawadaa
@fatimaqali3747
@fatimaqali3747 11 ай бұрын
Asc wllo xusen Mahadsanid waanka faiday wllo Aniga allergy ayaa ku qaba pretion dhan maxa sameyaa gymna waa tagi rabaa
@AhmedAbdiAhmed-le9lb
@AhmedAbdiAhmed-le9lb 10 ай бұрын
Al acmaalu bin niyaa❤
@claahiclaahicabdiqaadir186
@claahiclaahicabdiqaadir186 11 ай бұрын
Thanks Macalin Lkn Codkaga Xooga Kor U qaad plz ❤
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 11 ай бұрын
Wllo mahadsanid fadlan waxa kasoo hadasha faytamiinada jir ubahanyahy tusaale ahan 100% 50
@Zuzu.455
@Zuzu.455 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@adanabdi511
@adanabdi511 11 ай бұрын
Asc Wll Hussein mid Aan ku waydiinayo waa Socotka maalinti dhan wax miyu ii Dhibaya sababta shaqadeyda Ayaa Istaag Ah ❤
@fitness-channel-1234
@fitness-channel-1234 11 ай бұрын
Maclin sual adadaban ugu bahan ee ka soo hadala waxan ku wadiyay qofku hadu streiod qato muu dhalikara caruur ustaad ka soo hadal
@layliishqueen5307
@layliishqueen5307 11 ай бұрын
Macalin waxa rabaa inaad coach inaad ii noqoto plz inte kaala so hadlaa
@Daacad1
@Daacad1 11 ай бұрын
Asc akhii waad kumahadsan tahay arimahaan jimicsiga kusaabsan aad ayaan kuula socdaa shukran laakin hal mid ayaan kuu sheegi lahaa adigoo raali ah sharaxaadda waxaad kusoo dartaa kilibyo yar yar oo koo kooban si' jimicsigii loo arko mafahantey adiga xataa xayeeysiin fiican ayeey kuu tahay maxaa yeeley kasoomaali ahaan waxaan jecel nahay itus oo itaabsii marka igama ah xadgudub waan ogahay arimahaan waa ganacsi lakiin dadka qaarkiis ma'awoodaan lakiin markeey ku'arkaan adigoo jimicsigii sameynayaa waa u'faa'ido iyo inuu ganacsigaagu kuu bulaalo marka akhii waa iga talo walaaltinimo ee sikale ha'u'qaadan mahadsanid
@fartuuncabdiqadir
@fartuuncabdiqadir 11 ай бұрын
Asc Wll waxan raba inat icaawisit misanka Inaa iska dhimaraba caloosha lakin wan qalanahay sidee misanka k udhaimikara jimka oradka ayan raba ina kuriga gensado kawarn please icaawi
@qadiijosiidow762
@qadiijosiidow762 11 ай бұрын
Sidii garbaha loo adkeeya I caawiya plz
@mahaddaahir9103
@mahaddaahir9103 10 ай бұрын
Mcln GYMKA waan kucusbahay een jadwalka jirka AAn kudhisayo iisosheeg
@Ibrahim.Ayeza11-vn3ji
@Ibrahim.Ayeza11-vn3ji 11 ай бұрын
Maclin proteinada kasoo hadal
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 11 ай бұрын
Plssss kasoo hadal daawada glucotrust kasoo hadal ayaantaan soo baxdey
@maariana7291
@maariana7291 11 ай бұрын
Gym ayaan dhigta ustaad hal bil ayaan wadaaa
@safahaji1635
@safahaji1635 11 ай бұрын
Jisakallah walal xuseen abalkada jano allaha kadhigo wano dadashay lkn siseda dadka hada raban ine bilaban gym ine jirka dhistan raban cato siadana aheen maxa kula talin laheed mela kabilabana ma qani iiso jwb i.a
@fardousaadem1608
@fardousaadem1608 11 ай бұрын
mashaa allah ustad aniga malin koor ayan ciyara malinna hoos + waxan gala class lix malin + rashin saxan alx✌💃 lakin wanadada kama marmo shukran 🥰
@safahaji1635
@safahaji1635 11 ай бұрын
Abayo wanku bahanahy iga cawo hada ina tago Rabay gym mela kabilabana ma garanayo
@zenabela1196
@zenabela1196 11 ай бұрын
Ustaad dukaanka herbs 🌿 ka muqdisho maka furtay horta wan ubahnaa
@Big.miedia
@Big.miedia 11 ай бұрын
Aniga hadaanrawaa inaan bilaawo macalin waakusooway whatisApp igamaqawaninin
@Suuban225
@Suuban225 11 ай бұрын
Macalimow cunoyinka nafaqada leh kasoo hadal oo malinle loo cunikaro qof waliba wax ayuu kuu shegayaa
@user-fd9xb9ki3s
@user-fd9xb9ki3s 11 ай бұрын
Ustaad GYM ka laleema aa laga qaadaa la dhahaa sidee liskaga ilaalinaa
@abdulrahmanfarahali5759
@abdulrahmanfarahali5759 11 ай бұрын
Macalin avocado ma u isticmaali karaa miisaan kordhin
@husseinalje
@husseinalje 11 ай бұрын
Haa walal
@sahraxuseen3263
@sahraxuseen3263 11 ай бұрын
Negative positive waxa waaye iso jawaab
@berwakomahdi9839
@berwakomahdi9839 11 ай бұрын
Waruntaa
@zeytunyare2394
@zeytunyare2394 11 ай бұрын
Guriga kusameya ilayow gubarakey waxbadankafaidy
@fatimaqali3747
@fatimaqali3747 11 ай бұрын
15:14
@SakariyeCade-cg6ef
@SakariyeCade-cg6ef 11 ай бұрын
Zxb sidee tuurta is iskaga biiyaa
@boqorkaduurka7804
@boqorkaduurka7804 11 ай бұрын
Truck aya wada see training isiin karta mclin
@user-ip4sp2eu5h
@user-ip4sp2eu5h 11 ай бұрын
Walhi taldad adaa ugu faid jiray lakiin hada hoyo nujinos ahay calool lee iga soo hartay adi laakin hoyooyinka nujinayo maxa u cawin weysay
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 11 ай бұрын
Alle maclin xussen waxan ubahanya inan kuso biiro ardayda lkn nasiba daro labrkaga whatspa ima shaqaanyo faladan xagee kal so xidhiidhaa
@husseinalje
@husseinalje 11 ай бұрын
Walal waa 2 WhatsApp iyo website www.husseinalje.com
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 11 ай бұрын
Waxan haysataa labrka labda 99 ugu dabeeyaan ima shqayanayo fadalan kagag isheega
@MohametttMohamuttt
@MohametttMohamuttt 4 ай бұрын
Macalimuu gym inan galo rapa waligeyga ma galin wn ku cusbahay😢
@sahraxuseen3263
@sahraxuseen3263 11 ай бұрын
A
@Daarulkheyr244
@Daarulkheyr244 11 ай бұрын
Guriga jimcsi ku sameyo
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 11 ай бұрын
Xuseen waxa dhacday dhakhtar ayan tagay lug iyo gacan aya i xanuuntay dr ruush ah ayan u galay wuxuu igu dhahay markasta oo jidhkagu sidan u jilco waa mar walba oo xanuun dareento
@gedimohamed5513
@gedimohamed5513 11 ай бұрын
Seemberi waa marwalbo uultimo waa ugu dambeyn neefsatid waa nasasho
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@hindadahir8476
@hindadahir8476 11 ай бұрын
Mhdsnd😊
@hamisare5520
@hamisare5520 11 ай бұрын
Cashar kaan free oma maleeheen markaan arkay wax tarkiisa
@hassanaxz248
@hassanaxz248 11 ай бұрын
maxa mindi. maan. ku. jara scml
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 11 ай бұрын
Anigu jiimka waaka baxay intaa bil iyo bar kaliya dhigtay markii miisaan kaliya igu darmay caloolna igasoo dhacday waxna waa iska kay badali waayeen.
@fatimaqali3747
@fatimaqali3747 11 ай бұрын
Waaa is dhiibtay wllo ugu yaraan 3bilod isbadal lagu arka cuntadana badal
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 11 ай бұрын
@@fatimaqali3747 thanks wllo allaha kubarakeeyo.
MY 🧕 SKIN CARE ROUTINE DAY TO NICHT.SIRTA WAJIGA BUCBUCA RUUMI
12:54
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
SUAAL HOYOYINKA #VIDEO HOME TRAINING QATARTISU WATA
15:37
Ruumi Channel
Рет қаралды 4,8 М.
WAR DEG DEG AH DIGNIN KUSOCTA SHACABKA SOMALIYED
8:32
Cadnan yare
Рет қаралды 10 М.
MAXAA I CAWIYAY WAQTI🥷 ADKA
13:17
Ruumi Channel
Рет қаралды 4,6 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2 МЛН