7 Dumarka dhan laguma dhaho 99% ragu kuma guulaystaan

  Рет қаралды 33,710

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 162
@abuuramla
@abuuramla 2 жыл бұрын
*7- Dumarka laguma dhaho* 1. In aad ku dhahdo maxaad cunto ukari aqoon!!!!?. 2. Haddii aay gabadha aad jeceshay saaxiibteed ku damacdo ha u sheegin. 3. Maad noqotid sida dumar ka kale oo kale. 4. Xaaskeeygii hore / gabadhii hore aan la socon jiray baa sidaan iyo sidaa ahayd ( in aad wax u ugu sheegto). 5. Ilaa da'daan aad joogtaahe maad iska dhashid. 6. Waligeey sidaan Gabar iima galin. 7. Waligeey sidaan kuu jeclaaday hortaa gabar uma jeclaan.
@ubahfarah9092
@ubahfarah9092 2 жыл бұрын
🤣😂🤣😂war video ga an ka fiirsanno
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
@@ubahfarah9092 😂😂😂asoo diyarsan iska aqriso🤣
@ubahfarah9092
@ubahfarah9092 2 жыл бұрын
@@Zahruush ma Somali ba wx aqrisa marka hdlka ka jclyihine🤣😂😂🤣
@abuuramla
@abuuramla 2 жыл бұрын
@@ubahfarah9092 hadda ma dhameysatay ?
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
@@ubahfarah9092 wlle runtaa😅 War jecli lee😂😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝❤
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
Qofkii hadlayaba ha iska hadlo, but you are very helpful for many of us bro, plus unlike so many other KZbinrs you are very respectful and reasonable. Keep educating the young generation about this very critical stage of life.
@naciimaibrahim968
@naciimaibrahim968 2 жыл бұрын
Waa saxsan thay wlal,
@naimanoorjelle7310
@naimanoorjelle7310 2 жыл бұрын
Absolutely haa wlh👏
@princessqali1394
@princessqali1394 2 жыл бұрын
I do not like watching a lot of videos but when I watch your videos I always learn something new from you.
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 2 жыл бұрын
Istaad waxaan kiwaydiinayaa maxaa inta badna gabdhaha kaliya uga hadashaa maa isku si ugwada hadasho gabdhaha iyo wiilasha , Dhanka jaceylka ‘waayo waxaa jira gabdho badna oo raba inay willasha waxbadna ka ogaadaan
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Dumarka waxay rabaan rag wanaagsan maclinkana wuxuu rabaa in uu dhiso ragga si dumarka ay u helaan rag diyaarsan maskaxiyan iyo dhaqaale dhan walba dumarka waa masaakin waxay u baahan yihiin rag mas'uul noqon kara sidaa darted ayuu inta badan ragga ula. Hadlaa macalinka
@hodish128
@hodish128 2 жыл бұрын
Maya you are a good speaker masha Allah 💕🥰😘😍😘😘😘♥️ unolow sida Allah ukufarey weliga farah sanow insha Allah
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 жыл бұрын
Waa runtaa Teacher Mahadsanid
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Maclin aan ku faano allh ku xafido aduun iyo aakhiraba🤲🙏💙
@alikhaliif8594
@alikhaliif8594 2 жыл бұрын
Hello
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Keep going my favorite teacher 🙂
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
ayubow walahi hadaladada odan iyo taloyinkaga 💯 90% wa sax dadka kudalilo wa dad fahankoda lito amba xaasid ah runahanti mahasanid walalkey
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 жыл бұрын
Macalin wax badan og aya tahay masha allah fcnaa laheedee raga dhan inee sidaan u fagaraan aaamiin mclin ilaaheey xaqa hana waafajiyo
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
U are successful Our Teacher so Thank u more ❤❤🌹
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 2 жыл бұрын
Waa runta waxyabo badana wan ka faiday dadka qaarba waxay u qaban dumarka oo kaliya inu ka hadlo lkn sidas maha ilahy ha ku sharfo macalin
@akdollarxuseen7392
@akdollarxuseen7392 2 жыл бұрын
tnz my teacher ayuub nolow in bdn intey xayatada jirto😍❤
@rahmoreys9511
@rahmoreys9511 2 жыл бұрын
Asc wall waxan jeclahay inan nolasheyda waxa kabadalo waayo ninkeyga wuxu kaganacsadaa jaad ana asaggo kaganacsan ma guursan walll san ulahaa nagadaa jadka waayo aduun iyo aqiradaba markasta wuu iga balan qaada lkn hada wuxu ku darsaday cunida intuu bilabayna wuxu noqday qfkale wall hadan dhoho take xaata salada wuu igu xanaqaa ana waxan firinayaa ilmaha waayo waxan udhalay 9 ilmo asaga hooyo malaha ana hooyo malihi marka ana waxan waniyaa wana uduceyaa wall 31 sano ayaan jiraa aniana wali wan waniyaa lkn waxan arkaa inuu kadarayo hada waxan garay goan lkn hadana wan baqayaa wall qaali hadan lajogo ilmaha mustaqbalkoda ayaan ubaqayaa marka ila tali waayo nago shukansi iyo waxa kale wan kkuwadan laha lkn jaadka wandhibsaday xataa hada wan nacay ninkeyga lkn asaga waa ilmaheyga abahod wan heysan laha hadu I aflagadeyneynin
@abdirizackaden1464
@abdirizackaden1464 2 жыл бұрын
Wll ducada badso I.a illahy wuuku aqbalaa
@rahmoreys9511
@rahmoreys9511 2 жыл бұрын
Thanks wall
@lafaHore
@lafaHore 2 жыл бұрын
Walashey Maashallah waajibkii xaasnimo waad kasoo baxday Isagana ilaahay hasoo hanuuniyo iskuna day markaad wax usheegeyso inaad usheegto xili jawi farxadeed ah hadalkaaga ku aadi marwalba Buuqa iyo qeyladana xal ma noqdaan Inshallah wax walba wey hagaagi
@Lovely-qw4ov
@Lovely-qw4ov 2 жыл бұрын
4 sano ayaan isla soconaa ustaat waana kala maqanahy 3 dii sanee hore aad buu xidhidhka nagu ufiicaan sandkana labdii biloo daba mar baan isa soo wacanaa Waanba ka xiisa dhigay , meel aan ka noqodo majoogo wax horey usocod ah na mahayno
@ArMan-od3nx
@ArMan-od3nx 2 жыл бұрын
Ustaad ayuub wlhi vedios kaga wehel bey iyihiin waxan ka dhigtay zaxibka ugu horeeyo ee daawada 💙💯 zxpyal iso duceeya qalpi jab ayaan daremayaa mudo 🥺💔
@omarfaruq7178
@omarfaruq7178 2 жыл бұрын
Digariga alle iyo saliga nabiga scw badso farxad baa dareemi doontaa insha allaah
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
Waa run badso tasbiixda
@vihiimaapdilahi2641
@vihiimaapdilahi2641 2 жыл бұрын
Absolutely my teacher ❤❤
@alikhaliif8594
@alikhaliif8594 2 жыл бұрын
Msha allah wllka ayuub aad iyo aad ayaa u mahad san thy waayo ma rar badan ayaa ku dhagysty wax bdn aya kaa barty wllka alle cimriga ha kuu dhereyo wllka lkn aya mahan waad soo dahdaa mxaa dhacy maalin kasta waa ku sugaaa wllka
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Keep going my teacher ayuub
@mahamedkaka1856
@mahamedkaka1856 2 жыл бұрын
My teacher thanks so much ❤❤❤❤❤
@ummuilyaas5822
@ummuilyaas5822 2 жыл бұрын
Mashaallah u really make my day, keep on going
@Ahmed_Naaji43
@Ahmed_Naaji43 2 жыл бұрын
My teacher thnkis
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
Sxp dumar taladood wan ka daalnee bal dhanka hormarka usooo badi videoyaasha, badi inta ku daawata waa dhalinyaro aan awoodinba iney guursadaan marka waxay u baahanyihiin baraarujin iney hormar xag nolosha ah ka gaaran mustaqbal dhistaan
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustaad waad mahad santahay
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Coming soon 400k Ayuub Axmed Wa Kanaalka igu Fcn Aniga Ahan Man sh allah Dhiiri Galiyaha umada ❤️🥰
@ayaanxasan5966
@ayaanxasan5966 2 жыл бұрын
Shukran wllo nbr 5 iney wax ku qatan rajeyn raga.waa arkay arintas 🥺
@qadu385
@qadu385 2 жыл бұрын
Siqaldan intad wax ufahantid raga ha isku yaacin qof yahey
@abdourahmanismailalin4296
@abdourahmanismailalin4296 2 жыл бұрын
One of the best advices that I have received from your side brother 👏👏👏 thanks 😊🙏👍 and keep going 👍🙏💪👏
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏♥♥💯💯
@maxamedcisman1265
@maxamedcisman1265 Жыл бұрын
Wllo ayuub Axmed hadalkaagu Waa macquul wllkay wllhi wax badan ayan kafaa iday Wll rabi hakaaralinoqdo Wll aamiin amiin 🤝💯💯
@samsamali4206
@samsamali4206 2 жыл бұрын
😍🥰thanks our teacher
@mohamedyamaan1747
@mohamedyamaan1747 2 жыл бұрын
Bbe sethy
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 2 жыл бұрын
Macalinka kaliya een aduunka u jeclahy alle haku daayo wax badn wanka fa,iday runtii alle haku dhawro 🙏🙏💋❤🥰
@raxmoraaxo7488
@raxmoraaxo7488 Жыл бұрын
Alaha kusharfo wll wad mahad santahay
@natureandsoothing3813
@natureandsoothing3813 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad qof walbo intuu ku dhaamo ayaa loo daba fariistaa
@sahrayusuf1274
@sahrayusuf1274 2 жыл бұрын
Maansha allah 🥰🥰
@aaminamuuse3646
@aaminamuuse3646 2 жыл бұрын
Allaw isiih wll adoo kale
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going allaha ku barakeyo Ayub Ahmed
@shamsadiinxasan6054
@shamsadiinxasan6054 2 жыл бұрын
YOU ARE OUR TEACHER
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Ayuub Axmed thanks 😊🙏
@shucaybjigar4984
@shucaybjigar4984 2 жыл бұрын
Amazing 👏 😯 is the pest voido ayuup ahmed
@warsamenuurismaaciil6056
@warsamenuurismaaciil6056 2 жыл бұрын
Wllky ayuub maanta waxa aan wata codsi kaas oo ah sidee ayaan u badala noloshayda🥰
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
Oow dadka saaxiibka latay badel naftaadana ka adkaaw guul inshllh🤩
@hanniadam2547
@hanniadam2547 2 жыл бұрын
Absolutely right ✅️ bro they don't even want try
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 Жыл бұрын
Ayuub waax dhalila ma lihiid qofkii qax ka shegaana waa qoof an cidna la nolan kariin o urkaa lajiraan waana qofkad wiil iyo gabar intaa kawaniso sedee ku dhahayan dadka isku dirtaa edeeb malee waa bila fikiir dadkasii
@nafihmohamed5897
@nafihmohamed5897 2 жыл бұрын
Guul waxan wllkey ayub axmed inoloy macaliqeyqa
@yamaysyamays9100
@yamaysyamays9100 2 жыл бұрын
Maclin Rali Ban KanHay Ilhya Rali Ha kaa Ahadee .. Waxyalo Badan ayan Ka Afidaay Isbadal WayanH wan ka daremay 🥰
@suldaanpaato7209
@suldaanpaato7209 2 жыл бұрын
Keep going
@abdulkadirmohamed8845
@abdulkadirmohamed8845 2 жыл бұрын
M.a nice
@naciimaibrahim968
@naciimaibrahim968 2 жыл бұрын
Taas waa been wlal. Jazak’Allah kheyran, horo usuco, dhib hasoo eegin.
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
hadaanay wax karin aqoon, easy dhib ma laha restaurants ayaanu wax ka cuni , anigu iyada kushiinka u gali maayo ee .
@aishaamohameddaishaamohame4852
@aishaamohameddaishaamohame4852 2 жыл бұрын
🙄😁ilaa meeqa awooda inaa maqaayd wax ka cuntid inaa caawisid kaga roon
@shadiyimursal-cc6ck
@shadiyimursal-cc6ck Жыл бұрын
Mahadsinid maclin ❤
@suhaibalimohamed8190
@suhaibalimohamed8190 2 жыл бұрын
Maashaa allah ustad horey u soco
@muhiyadiinabdikadir3997
@muhiyadiinabdikadir3997 2 жыл бұрын
mashaa allh
@muhiyadiinabdikadir3997
@muhiyadiinabdikadir3997 2 жыл бұрын
allah haku barakeyo walal ayuub
@princessqali1394
@princessqali1394 2 жыл бұрын
May Allah bless you.
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 жыл бұрын
Been ma ahan really ✅️weye hadal ad sheegysid
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Ayoub ahmed my only teacher💖
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
M.a dear teacher thanks
@goldennature3129
@goldennature3129 2 жыл бұрын
Best teacher
@calixoor8373
@calixoor8373 2 жыл бұрын
M.A ustaad Alle haku xafido.
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaadkena shukran
@khalidcabdi9259
@khalidcabdi9259 2 жыл бұрын
Alxamdu. Lilaalh
@cabdullahiomar7995
@cabdullahiomar7995 2 жыл бұрын
mahadsanid wll
@abdirashidabdulahi1707
@abdirashidabdulahi1707 2 жыл бұрын
Thanks teacher
@calimxamedxasan9153
@calimxamedxasan9153 2 жыл бұрын
Thank you so much teacher
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Ustaadka wuu nii hagar baxay 🙏💙 Ragow wax fahma😅✊
@mohamedyamaan1747
@mohamedyamaan1747 2 жыл бұрын
Ilaaa hada mafahmin kkk
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
@@mohamedyamaan1747 kuso cesho video ga ada fahmaye😃😌
@mohamedyamaan1747
@mohamedyamaan1747 2 жыл бұрын
@@Zahruush hhhh abayo seethy ani dumarka mawa isku jilciyo wlhi
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
@@mohamedyamaan1747 alxmdullilah 🥴
@mohamedyamaan1747
@mohamedyamaan1747 2 жыл бұрын
@@Zahruush inaa kula shekesto rabaa
@amsproduction9321
@amsproduction9321 2 жыл бұрын
Thanks ustaad ayuub
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
Thanks ustaad👍
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Rag badan ayaa bilaa caqliyaa Raga qaarna waa caqli saliim dadku ma wada sina Alle ha ina wada toosiyo.
@user-tc3bw9iv6w
@user-tc3bw9iv6w 2 жыл бұрын
Shkarn wallh 🥺👍🏻
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad💯💯👏
@omarfaruq7178
@omarfaruq7178 2 жыл бұрын
Ustaad kuwa iskuulka dhiganaayo iyaga xitaa waqtiga ayree dhumiyaan
@abdisalaanmaxamedaxmed9035
@abdisalaanmaxamedaxmed9035 2 жыл бұрын
M.a wall wax badan kaa faiiday guuleyso waligaa
@anwarbaale5448
@anwarbaale5448 2 жыл бұрын
Mahad sanid bro
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 жыл бұрын
ayub axmed habeen wanaagsan
@abdikaafimohamed3650
@abdikaafimohamed3650 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad🙏
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Macalin qiimo badan
@abdirashidkahiye2526
@abdirashidkahiye2526 2 жыл бұрын
Keep going xiligan soo gali muuqalada
@mohamedgaashaan7750
@mohamedgaashaan7750 2 жыл бұрын
Loveta ha ila dhàaaafina qofkii uhoree baan ahayee
@mohamedsuleimanqambi7871
@mohamedsuleimanqambi7871 2 жыл бұрын
Thanks pro 🙏🙏💯💯
@anwarbaale5448
@anwarbaale5448 2 жыл бұрын
Waa sax wlhi
@macruufahmed32
@macruufahmed32 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
First📍📌
@taliso1537
@taliso1537 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@idiljaamac3680
@idiljaamac3680 2 жыл бұрын
keep going pro
@usamasalman6379
@usamasalman6379 2 жыл бұрын
Mcln sare ku salaamayaa sxb
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 жыл бұрын
Wcs m.a wllkey ILaahay hakusharfo
@khadijajamamohamed5516
@khadijajamamohamed5516 2 жыл бұрын
Thank you wll
@apdikhalikdekali8875
@apdikhalikdekali8875 2 жыл бұрын
Waanoo faa idaysay bakow
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 Жыл бұрын
caqliga kamaqanii walalka ayuu kujiraa walahay wanka faiiday in badaan ajaar alee hakaa siiyo mahadsaniid
@qarsooni276
@qarsooni276 2 жыл бұрын
M.a yaa Ayuub
@walalsa400
@walalsa400 2 жыл бұрын
Labada qof ee isla socday 5 years kawarama soo waqti lumis miyaa
@sadishqurux8265
@sadishqurux8265 2 жыл бұрын
2ʏᴇᴀʀs ᴘᴀ ᴡᴀǫᴛɪ ʟᴜᴍɪs ᴀʜ 5ʏᴇᴀʀs ᴋᴀʜᴅʟᴇʏsᴀ ᴀᴅɪɢᴀ
@ahmadjamah7430
@ahmadjamah7430 2 жыл бұрын
Dhagixi aan kudayanayay ayup ahmed😅
@sahrayusuf1274
@sahrayusuf1274 2 жыл бұрын
Lataliye wanaagsan 👌👌💕💕
@kowsar39
@kowsar39 2 жыл бұрын
Waa runtaa 🏃‍♀️🤦‍♀️
@hanamaxamed9069
@hanamaxamed9069 2 жыл бұрын
Qofki u horeyay waa ani pin wll because video ydad dwnyay just l repect you🥰
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Wxd caqli utahay ragbadan oon waxba ka fanhansanayn wax yabo badan oo quseya xidhidh dhada ay leyihin
@khalidburgal5382
@khalidburgal5382 2 жыл бұрын
Ayuub axmed lkn qursha guur jiro oo cad oo aan udiyaar garwayno oo dadaalayno oo shaqaynayno maaha wakhti lumis
@wlldhiiqaaye2139
@wlldhiiqaaye2139 2 жыл бұрын
Keeep going ustaad 📐
@ahmedzaki7
@ahmedzaki7 2 жыл бұрын
Naag garob adigo diyar ah o ana iska heshen ama dal ama dibad ke rabto ha jogto mudo 2 bilod hadey dido inad is xalal satiin bro iskdaa wa qayanoley
@naimahassan5891
@naimahassan5891 2 жыл бұрын
Wll ayup
@zeiqalbinuur5105
@zeiqalbinuur5105 2 жыл бұрын
Shugarn abowe qali
@kahiyechannel8580
@kahiyechannel8580 2 жыл бұрын
Fadlan wll waxa Allihi ku abuuray owgiis kaga Codsanaya ina subscription iyo like igu caawisid mahadsanid Sharafi korkaga ha ahato wll🙏.
10 NOLOSHAADA SI AADAN OGAYN U BURBURISA
9:48
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
Badu haku laqdo ama dabaalo
17:07
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 67 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 7 МЛН
Sida Joogtayntu U Beddelayso Noloshaada!
3:16
Ogaalka dahsoon
Рет қаралды 5 М.
5 Gabadha leh ka leexo wakhti ha iskaga lumin
14:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
قصة حسن في الاردن - حكايات فهد المرعبة
37:46
فهد علي البلوشي
Рет қаралды 33 М.
✨PCOS✨ معاناة النّساء : كسر الصّمت
13:05
Omar Rahmoun
Рет қаралды 55 М.
7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR
14:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
La noche más normal #humor #meme #babyyoda #noche
0:10
Yodabeibi
Рет қаралды 7 МЛН
Порезала себе лицо и доказала правду 😱
0:53
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2 МЛН