7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR

  Рет қаралды 50,771

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 188
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
1 maya raali galin haka bixin 2 Markad Kali noqonayso 3 xidhidh xun ood jarty 4 wxanad aqon u lahayn ha galin ma aqaano dhe 5 Run sheegidda 6 Riyadaada Wxad tiigsanayso 7 si aad dareemaysid sheeg
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
M.a shukran
@zeytuunishariif6468
@zeytuunishariif6468 2 жыл бұрын
Chanalkan markaa video ka daawanayo comments kan oo kle ayaa ka dhax raadiyaa sababtoo ah siduu qodobadii ii soo xasuusiyo mahad sanid wllo 🙏🙏
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
@@hudacadey2209 adaa mudan wll
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
@@cabdalemohamud917 ❤💯
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
@@hudacadey2209 alle haku barakeeyo Wll huda
@Hasan_mattaan
@Hasan_mattaan 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaaL Ayuubow, run ahaanti waxad tahay dheri-geliya koowaad ee aan dhegaysto wax badana waan kaa faaiidaa, waxad tahay Talo bixiye, dhiiri-geliye Aad u WanaaGsan, oo xaqiiqada ka hadla Mahadsanid millions ❤📌
@janaabintucumar1326
@janaabintucumar1326 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)
@saynabsaynancabdi1744
@saynabsaynancabdi1744 2 жыл бұрын
Tanks bro
@maryanmohamed5142
@maryanmohamed5142 2 жыл бұрын
Ilaah ayaa laraaligaeliyaa markaa ilaah raaligelisans adoomadiisa ayagaaba kujeclaanaayan. Qofka beni aadamka qancinaaya qofkaas waa qof aan isku kalsooneen. Kalsoonida qofka naftiisa uu kuqabo waa wax muhiima.
@asoomzakaria738
@asoomzakaria738 2 жыл бұрын
My Allah bless you teacher❤
@caashacuud5017
@caashacuud5017 2 жыл бұрын
Maashaa allah wll ilaahey hku xafido runti wax bdn noofaaideysay ❤😍
@kafiahoussein7617
@kafiahoussein7617 2 жыл бұрын
Maschallah bless you teacher
@samsamali4206
@samsamali4206 2 жыл бұрын
😒sax wayo Walahi blze goan ayan ka garay inan Qof Dambe raligalin😳dadka qaaar markad rali galiso ayy cirka isla galan kibir
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Run taa weyee
@Showshire
@Showshire 2 жыл бұрын
Our teacher nolow
@mohamedbahar4731
@mohamedbahar4731 Жыл бұрын
Best motivation my be change the personal self confidence thanks dear teacher
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 2 жыл бұрын
MashAllah xaqiiq wllhi JizakAllah dhiirigaliyaheyna 👏
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 жыл бұрын
Mansha'Allaah tabaarakallaah Allaah yaxfidaka aamiin Jazaakallaah kheyran
@socdaallyrics8704
@socdaallyrics8704 2 жыл бұрын
Runtii waxaa tahay qof aad aan ugu tixanahay oo aan u arko in aan ka heli karo wax Yaabo muhiim ah 👏💯
@santiyajeylani7758
@santiyajeylani7758 2 жыл бұрын
Walal ayub suheyb saajid malaga xiray
@abdirashidabdirisakahmed8796
@abdirashidabdirisakahmed8796 2 жыл бұрын
thnks my role model ayuub ad ba umahdsanthy
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo ❤ 💖 💙 🙏 ♥
@user-gc6me9vv6k
@user-gc6me9vv6k 11 ай бұрын
M.a ilahay Haku barakeyo dhirigalintada waqaty
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 2 жыл бұрын
masha allah wadmahadsantahy waa run raali galinta dadka aduunba ku daalaya ❤
@AbdifatahOmar.
@AbdifatahOmar. 2 жыл бұрын
Haa wllhi
@mursalmohamed260
@mursalmohamed260 Жыл бұрын
Thanks my teacher
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 Жыл бұрын
Ayuub iyo ogaansho labo macalin oo aan wax kabarto ardaygiina ayaan ahay ilaahay haydin xifdiyo wax ragga dhisa aduun iyo aakhiroba ayaad nabarteen thanks macalin ayuub ❤
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 2 жыл бұрын
ayoup axmed wllhi noloshayda waxbadan baad kabadashay thank you so much💯💯❤dhiiri galiyahayga kowaad🥰😘
@youngbdi5590
@youngbdi5590 2 жыл бұрын
Thank you 😊 💓 m'y Best teacher ❤ 😘
@FarhanAli-jt5qc
@FarhanAli-jt5qc 11 ай бұрын
I'm support you bro 😊🙏✌️
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 2 ай бұрын
Good points
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Mnsha allah ustad ayub alle hakuxafdiyo
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ikraamhassanmohamed1080
@ikraamhassanmohamed1080 2 жыл бұрын
❤️😱👌 thanks abti mar walpo a dhageesto videoyadaa ama fiirsado wlhi nafis ween an daremaa
@fadumofarah3721
@fadumofarah3721 2 жыл бұрын
👏mahadsanid wall
@saara3724
@saara3724 2 жыл бұрын
Xalad walba wa ina ku dhaha alhmdulilah 🙂❤️
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 жыл бұрын
Sax waa runta ayuub saxibka KZbin anka dhageysto barnamijyadisa
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
Masha Allah xifdullah mahadsanid 👍❤️🙏
@AhmedHassan-cv9vm
@AhmedHassan-cv9vm 2 жыл бұрын
Masha Allah waxaan dhageystey wax ka badan 10 jeer mahadsanid sida fiican ee aad noogusoo gudbisey waaqica jira marwalba Big Boss👍
@abgaalhargeysa5384
@abgaalhargeysa5384 2 жыл бұрын
Mansh allllah ayuub Ahmed
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Our teacher thanks❤
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@xamdaibrahim488
@xamdaibrahim488 2 жыл бұрын
Illahy haku xifdiyo oo arimahaaga hakuu fududeeyo
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Ayuub
@safianoor484
@safianoor484 2 жыл бұрын
4 years ayaaan naftayda dulmiyay OO biliaadan aan raaligalin Lkn رضا الناس غاية لا تدرك الله الذي أعين قرار
@Saciya306
@Saciya306 2 жыл бұрын
ASC wll waqtigada haku dhumin qofna .muda kadiib .gur hadii ey jiirin ka tagno
@Hanat45
@Hanat45 2 жыл бұрын
You really motivate me❤️✊🏽 Ha jiljilcaan💪🏿
@user-dv2jn1hr7f
@user-dv2jn1hr7f Ай бұрын
Warun wllo ilaahay haku barakeeyo
@sacdiyasakariya9444
@sacdiyasakariya9444 2 жыл бұрын
Dhiiragaliyaha noloshayda Ayub axmed allah haku sharfo
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
Mahad sanid Saxiib Sare Ayuub Sajid Media pro⚡️🙏
@eckeibreezybwya4035
@eckeibreezybwya4035 2 жыл бұрын
Mi teacher 💝🙏
@nasrahassan1540
@nasrahassan1540 2 жыл бұрын
Hore u soco walaal
@nimoabukar8246
@nimoabukar8246 2 жыл бұрын
Waa run
@Haliam11
@Haliam11 2 жыл бұрын
Masha Allha allha kubarakeyo
@mahadjokar1738
@mahadjokar1738 2 жыл бұрын
Tnankz pro
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
Masha allah xifdullah Thanks ❤️👍🙏❤️
@xiispoy6531
@xiispoy6531 2 жыл бұрын
Txn prother ❤️‍🔥🙌
@huzeinhuzkaofficial7468
@huzeinhuzkaofficial7468 2 жыл бұрын
M.N ALLAH WLLO AYUB AHMED QOF ADUNIYAD WAAYO ARAG AH
@hanahassan849
@hanahassan849 2 жыл бұрын
I love you Thank you so much for you this beautiful words
@FarhanYacin-zb2sv
@FarhanYacin-zb2sv 4 ай бұрын
Merci Merci infiniment macalin...×××
@abdinafic26
@abdinafic26 2 жыл бұрын
Lgend tahay sxb👏💯
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 жыл бұрын
ayub axmed aboo ilaahy haiikaaxifdiyo
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Sax walahii💯💯👏👏
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 11 ай бұрын
Asc mahadsanid ustaad
@abdirizakmohamed5994
@abdirizakmohamed5994 2 жыл бұрын
Ninka keliya i dhiiri geliya noolow sxb
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 жыл бұрын
Yaa runtaa.
@shaammahamet9029
@shaammahamet9029 Жыл бұрын
jasakalahu khayr ❤
@faisasaid3468
@faisasaid3468 2 жыл бұрын
Masha allah shukran teacher.
@nimcomaxamuud-fz5sr
@nimcomaxamuud-fz5sr 11 ай бұрын
Ayuub axmad Wllo dhirikaliye wanaagsan ilahay Ku xafido
@safiadanahmed5035
@safiadanahmed5035 Жыл бұрын
Shukran inbadan wllo
@abdulahiomar7933
@abdulahiomar7933 2 жыл бұрын
Respect ban kuhayna ustad
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Ayuub axmed wllo ilhay haa nokaa dayo
@tayasiryamani5857
@tayasiryamani5857 2 жыл бұрын
Mash allah wll noosoo badi teceher
@ArwaMohamed-zj4ii
@ArwaMohamed-zj4ii 2 жыл бұрын
Wll qiso igu dhacdey hada ayn kuso gudbin lahaa xgn kaala soo xidhiidha😥😥😥😥Wlhi ad bn u niyad jabsaney mana lihi qof saaxiib an la ahy😭 fadlan isheeg wxn raba talo wlhi wxn dareemayaa inaan nafteyda luminaayo
@user-tk8dw3dh8v
@user-tk8dw3dh8v 2 жыл бұрын
Wllzhy qali izdaji wax kugu dhacaya malaha isxakamee Allah samirkaga ayu eegaya niyad jabkana Kaliga korkaga mayeelin Allaha qalbigaga og bari si uu kaaga khafifiyo Allah Ayan ku baryaya🤲Anigana wallsha & sxbta iga zo qaad
@ArwaMohamed-zj4ii
@ArwaMohamed-zj4ii 2 жыл бұрын
@@user-tk8dw3dh8v wd mhdsnty wll qli🥰
@Daawonuurka
@Daawonuurka 2 жыл бұрын
Hadda waxan rajaynaya inaad ka gudubtay dhibaatadii wlal guulayso
@ArwaMohamed-zj4ii
@ArwaMohamed-zj4ii 2 жыл бұрын
@@Daawonuurka haa wll tnx
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Kula miid Ayan ahay awood dhan malihii nafta illahay muu iga Sara ayaa idhahda Marwalba 😢😢😢😢😢😢
@NajmacumarCiise
@NajmacumarCiise 11 ай бұрын
Ayub wanku jeclhy mad iguursameysaa❤
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
waa mawduu muhiima wllhi
@hachimdjama8491
@hachimdjama8491 Жыл бұрын
Mashallah walalkey ayub axmed
@adiirfarhanharoole489
@adiirfarhanharoole489 2 жыл бұрын
Ustaad Allah ku barakeeyo
@faafintadiintaism5244
@faafintadiintaism5244 2 жыл бұрын
Asc wll mash allah wll suheyb
@idinhazzadmaatahay4475
@idinhazzadmaatahay4475 2 жыл бұрын
Horaa waxaa udhahday qofkii ku dhoho bareeg makala qadaanaa malmo qofkaas kuma jecla ☆lkn adaa hada waxaa dhahaysaa qofka ku dheh 7 bari ama maalmo inaa kali ahadaa rabaa hadalkaaga inuuusan is waa faqaynin una ekoo wllka
@Daawonuurka
@Daawonuurka 2 жыл бұрын
Wll inta aad ka faiiday aYaa badan kada walalka dhac dhaca
@queen-samra4891
@queen-samra4891 2 жыл бұрын
Ayub axmed mahadsanid walkeena Qodobada wan wada dhageystey runtii wax bdn baa ka dhex helay Aniga ahaan waxaan ahay dadka aan marna runta ka gaban oo jcl in runta in ay ku meel maraan waxaan arkaa dad bdn runta jcleeen balse tooda ma fiiriyo dhegna jalaq uma siiyo deyda umbaan ka fiirsadaa
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Thank you pro
@fadxaciise6593
@fadxaciise6593 Жыл бұрын
M.a wlhi noloshayda waad ibadashay alxmdulih
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
thank wllo
@aqrameducation7920
@aqrameducation7920 Жыл бұрын
ماءشاء الله
@hudaabdirahman6036
@hudaabdirahman6036 2 жыл бұрын
Maansha allah
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 2 жыл бұрын
Tnks
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 2 жыл бұрын
Ustadh Mar walba runta oo cad ayuu noshegaa Mahadsanidh wll bal taladhan wanagsanaaa
@Carfon44
@Carfon44 2 жыл бұрын
First one❤️
@marianapoli8162
@marianapoli8162 2 жыл бұрын
Wsc walalkey ayuub axmed
@mumtazahmed5463
@mumtazahmed5463 2 жыл бұрын
Mashaalah he is true 💯
@maanow9030
@maanow9030 2 жыл бұрын
M.a ustaad😀💯🇸🇴💢💗💯🖤
@ramlamousa6085
@ramlamousa6085 2 жыл бұрын
Noolow wll
@aqrameducation7920
@aqrameducation7920 Жыл бұрын
ماتشاء الله
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 2 жыл бұрын
mashallah wll ayub axmed
@tawakalxaapzade3968
@tawakalxaapzade3968 2 жыл бұрын
Mnsha allah ustaad
@mooskaaxmed3967
@mooskaaxmed3967 5 ай бұрын
Qaar waan kuu gu raacsanhy qaarna waan kuugu diidsanhy either posative and negative waad ka hada she
@abshirarkey1490
@abshirarkey1490 2 жыл бұрын
My brother ✊ thank you
@hawagurun7697
@hawagurun7697 2 жыл бұрын
Msh alh tabarakalah shukran wll ayub ❤
@ayanhrad7070
@ayanhrad7070 2 жыл бұрын
Thank you ustaad kheyr badan Allaha ku siiyo
@labaqolle
@labaqolle 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ♥️
@isracali124
@isracali124 2 жыл бұрын
Mansha allah thanks you wllo
@alcadalamedia3392
@alcadalamedia3392 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@aminaabdullahi8455
@aminaabdullahi8455 2 жыл бұрын
Walaal qaali anku hiraanahy keep going bro
@akmalmedia7835
@akmalmedia7835 2 жыл бұрын
Teacher wan ku aamin sanhy wax wlba aad shegto nolosheyda fursado badn ayn kasii hela dhiiri gelintada ajar io xasad Allha kugu siiyo wll❤
@aaminaxassan639
@aaminaxassan639 2 жыл бұрын
Tank you ustaad❤
@filsanmaxamed5984
@filsanmaxamed5984 2 жыл бұрын
Wax aad aqoon ulaheen maaqaan dheh🥰
@zaviakalif2753
@zaviakalif2753 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا أخي
7 Qofna ha u sheegin
11:09
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 133 М.
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 803 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 42 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 6 МЛН
إلى أين الوجهة..؟
8:14
أحمد الصابوني Ahmad Al-Sabouni
Рет қаралды 494 М.
99% DUMARKA NINKA FAHMA
10:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
Sida Joogtayntu U Beddelayso Noloshaada!
3:16
Ogaalka dahsoon
Рет қаралды 5 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 44 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 88 М.
3 Go'aan Waa in aad si Deg Deg ah U Qaadataa | Muhiim ah
10:29
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 93 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН