Ina odiyow sanadkaan waa sanadkeygii insha allah sanadka dambe waan kula jogaa insha allah
@NafisoHasan3 ай бұрын
Dhamanten guuul idin rajena i.a.❤
@AhmedMohamettcismaanAhmedMoham3 ай бұрын
Abayo iga caawi qeebta iimelka
@hudaazad99562 ай бұрын
Insha allah alle haynagu guuleeyo
@hafsaabdukadir656Ай бұрын
Walal plz dalka tanzania kaso waram
@ahmedfunny20973 ай бұрын
Sida Passport ka iigu Qoran Ayaan ku xaraystay AHMED SHIKH Ayaana iigu Qoran Passportka ilaahay Ha i aqbalo Gaalo ima aqbali karayaan imana diidi karayaan dhalinyaro ilaahay Ku kalsoonaada
@Maryanru3 ай бұрын
Sax waye mashallh meshi bariskaga ka qoranyhy cid ka celin Kara ma jirto
@ahmedfaarah96773 ай бұрын
Insha allah sanadkaygii weeye sanadkan
@MaxamedDhegjar-n3h2 ай бұрын
Mahadsanid walal
@mahamedabdikariinhashi37682 ай бұрын
Wll waxaan rabay inaan ku waydiiyo su aal : hadii dhalashada iyo sugnaanta haday magaca capital letters yahay kawaran sida hada MOHAMED ay kuli capital letters ah kawaran magu xareen karaa Mohamed sxp ii so jawaab please 🙏
@abdimoha35072 ай бұрын
Zxb iskumid waye sidas wax qalad kama imanayan
@gabdhamamhinda11572 ай бұрын
Wllo Hal sawir laba jir ma ku xarayn kara please jawaab
@abgaalinho3 ай бұрын
dhamantenba allaha noo sahlo halmar aamin soo wada qora codsi wye 🙏🏻
@MohamedYusuf-b4l2 ай бұрын
Maalmahaan dvlotteryga waad ka seexatay sidii aad ugahadli jirtay xiliyadii hore ugam hadashit ee ma iska dhaaftay arimaas in aad ka hadashay
@Dare-to-face-52 ай бұрын
Wll passport kayga waa kenyan shahadada dugsiga sarana waa somalia maxaan sameeyaa lacalla haduu soo baxo maxaa ii xala
@gabrialbarbosa19192 ай бұрын
Ustaad waxaad iga caawisa stepka 6 formka buux buuxinta mxa laga wada ifahansii qaybttaas
@yaaskachannel64253 ай бұрын
Sxb waxa ku weydina hadii Aa ku Xareysto Xaas inaa leyhaye Xaaskana ee ku Xareysato inee nin ledahye Sawirada ma la kala badala mise kuwi hore le lagu xareyna mar labaad
@MohamedYusuf-b4l3 ай бұрын
Asc Mohamed Bulaale fadlan groupka igu dar adoo mahadsanid
@MohamedadanMohamed-l3m3 ай бұрын
M,a cilmi bdn ayaa nagu so kordhisey waxaan ku leyahay mahadsani
@abshirjama37432 ай бұрын
Saxiib saxiib kaso hadal vocational school please maku xaraysan karaa
@Abubdulahi442 ай бұрын
Asc Lotteryga last name iyo first name waa same SAED ABDULAHI SAED Mxaa xal ah aan sameeyaaa ma sidooda u galiyaa Inaa isoo jawaabta wa macquul
@sacdiyaadam7033 ай бұрын
Inshallah guul rajena hadu alle idmo
@FaraxFaarax-d8k2 ай бұрын
40 qof ducadooda waa la aqbalaaye isoo duceeya saxiibayaal❤
@fitness-channel-12343 ай бұрын
Wll waxad iga cawisa snadaka markan xarayay inan screen shot kaa qado waan iloobay kali anoon filay ayuun baan ka baxay convrmation numberka side xal lugu heeli kara wll iga cawi sii markan eeganyo ay igaa cawiso
@JuweyriyaYusuf-zq5wq2 ай бұрын
Kawaran hadii aad xaas thy odaygagana uusan aminsanen carurna ledahay. Muku xareysan kara single hadiise beri kamalin aan tago America ilmaheyga Maso kaxeysan karaa plz iso jawab
@Zakariyeclrixmaan3 ай бұрын
xiliga aan dhashay lottery ga iska khalday maxaa xal ah hadaa marka la ii yeero safarada ma dhihi karaa gacanta iga dhacday ma dhihi karaa
@Cadalad123 ай бұрын
brother hadi an rawa aniga kaligay in an boxo an iska dhaafo carurta side yela an rawo mardanbe an so giliyo carurta micna aniga markan tago in an sogiliyo
@adnoaxmed85193 ай бұрын
I.a sanadkan allah ii sahlo
@AhmedMohamettcismaanAhmedMoham3 ай бұрын
Caaawin maka hela
@abdirahmanfarahabdirahman1643 ай бұрын
Thanks always
@Paxton.112 ай бұрын
Mohamed bulaale waan ku salaamay. Maanta yar Dv ku baxay daawanayay wuxuu sheegay in yar isku meel interview ga ka marayeen lagu celiyey magacyadoo kala duwan yacnii af soomali ahaan iyo english ahaan, Tusaale passport ka waxa ku qoran Mohamed shahaadadana maxamed markaa xalku muxuu noqonayaa jawaab baan kaa sugaynaa I.a
@MUMIN552 ай бұрын
Shahaadada dee wasaarada aad kasoo qaadanayso baad leedahay magaca ii badal inta aad $10 bixiso lkn magaca passportka muhiim ah
@bellahashi2 ай бұрын
Fiiri asxabey jamcada dhigtaa, so some course kuma xaresan karo miyaa wli ima dhamaan,mise shahaadada schoolka ku xareystaa
@Anphac_hassan132 ай бұрын
F4 Baan ahay imtixaanka 6 bil kadibaa galaa bisha 7aad shahaadadeyda helaa laakiin maheli karaa fursad aan ku xareysan karo
@Zakariyeclrixmaan3 ай бұрын
Gmail haduu ka lumo kawaran sxp
@Mohamedaxmed77772 ай бұрын
Thanks zxp waxad soo gudbisay program muhim ah numberka whatappka isoo qor wllo
@bashiirmahdimaxamuud103 ай бұрын
Wll labo jeer ma la xaraynkara ama ka aaad xaraysatay ma ka Noqon karta
Hadaa tahriibo anaa wadan kle joogo ii soo baxo maxaa dhacaaayo 😅
@cafiyomohamed76233 ай бұрын
Wan heystaa certificates of high school blse some university courses maryaa
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@cafiyomohamed7623 high school leee sheego
@aminoawil20823 ай бұрын
Warqada dhalashada ma khasabaa wll
@MohamedYusuf-b4l3 ай бұрын
Soo geli adigoo xareynaayo Dv lotteryga mahadsanid
@saadaqLky3 ай бұрын
Apti shahaado.dugsiga dhexe malagu xareesan karaa
@abdikarim45793 ай бұрын
Sxb Waxan Ku waydiinaa, hadii aan Xaas iyo Caruur lee yahay oo Aan ku xareeyo kadibne iisoo baxo, ane aan rabin in ilmahaas iyo hooyada aan geeyo dhulkaas, sida saxda waan ugu xareynaay balse waxan lee yahay markii aan shaqeysto oo isku filnaado ayan reerka soo wadanaa kwrn markaas
@MohamedBullale3 ай бұрын
Waaaa ok
@AhmedMohamettcismaanAhmedMoham3 ай бұрын
@@MohamedBullalesxb caawin ayaan kaaga baahany masul sare
@abdiraxmaanyasiin94063 ай бұрын
Guul every one i wish all success
@abdullahimuseshire25573 ай бұрын
Sxb waxaan ku weydinayaa hadii xaas iyo ilmo ku xaraysto oo Soo baxo Hadhaw interview ga horay miyaan ku xeenaya xaaska iyo ilmaha, midaa xog igasii
@CabdibskidPaskid3 ай бұрын
Mahdsanid wllo
@Abdifitah-wc1ng2 ай бұрын
Sxb form four ahay maxaraysan karaa lottery
@iqradahirnaxar142 ай бұрын
Haa
@jeeni-goroyo53543 ай бұрын
Wll laba sualod ayan ku waydinaya 1 khibrada shaqo e layskaga baahanyay waa noocma? Yacni shaqo noce ah wa inu qofku kaso shaqeyay 2 qof group 5 xaraystay ma xaraysan karaa lottery ga mise looma ogola?
@MohamedBullale3 ай бұрын
Jawab 1- shaqo training laba sano lagu baran karo ayaa loo baahan yahay 2- waaaa caadi
Asc wll aad baad u mahadsan tahay sida aad jogta u siisid dadka somaliyeed Waxaan rabaa in aad jawab iga siisaa dugsi sare o diini ah baan ka baxay 2013kii jamacadayduna waa diini oo wasarada somaliya aqoon santahay Lkn magaca shahadada carabi buu igu qoran yahay Dv lootrigina waan xareeyay oo.magacayga english ahaan ban u xareeyay . Bal arintaas iga soo jwb adoo.mahdsan
@FiirsadeKulane3 ай бұрын
Waqtigee ugu haboon walaal in la xareysto bisha ,bilawgeeda iyo dhamaadkeeda
Wlll isooo jawaaab high school ka aabbe magiciisa mubarik ayaaa ku qoran kan jaamacadana mubarak ayaaa ku qoran halkaaaas xaraf eee ay kukala duwanyihiiin miyey caqabadi iiga imankartaaaa mise waaa caadi hal xaraf😢
@@dr1171 police clearance Mogadishu waaa ka doonan karta
@Logictalks13 ай бұрын
Update naga sii wll shaqada safaaradaha
@maxamedgaabow3 ай бұрын
Bro please malagada aan kuxareystey af somalia bank kuqorey cilada ma iga imaneysaa
@muxyadiinbaladka13883 ай бұрын
May dee magaalo soomaliyeed inay tahay sawr la isla garanayo.
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@maxamedgaabow Maya waaa caadi
@yusracadey-ls7wn3 ай бұрын
labtop ma hayisto wll yaa ii xareeya
@abdiwasahassen-o4z2 ай бұрын
dhib male wll waa laguu xarreyn karaa
@CabdiwaasacDaahir2 ай бұрын
ALX WAXAAS OO DHAN WAAN KA BAARAN DEGAY
@guuledaxmedguuledaxmed34633 ай бұрын
Wllo qofana ashahado haysane maxu ku xarasanye
@xasancabdicasiis10263 ай бұрын
Asc wll mohamed bullale waxan ku waydiin lahaa hadaan xaraysanayo dv lottery. Haystana. Shahaado. Dugsi hoose ah ma caqabad baa iman karta fg.waanay isku eeg yihiin. Shahado dugsi sare iyo ta dugsiga hoose ba
@sakariyemuumin-zu6zc3 ай бұрын
Lama ogol wll shahaado dugsi saro ayaa u yar
@qararabostd54273 ай бұрын
Well done bro👍
@LayloWarsame-n6s3 ай бұрын
Mahadsanid wll lkin wxa isheeegtaa hadaan shadahaado jamacadeed bachelor of nursing aan haysto hadhow maishaqaynaysaa wll iga soo jawaab
@muxyadiinbaladka13883 ай бұрын
Wll Certificate bachelor waxay tahay oo dhanba way shaqaynaysaa. Qofku wuxu bartay muhiim maaha. Xitaaa High school baa kaaga filan.
@LayloWarsame-n6s3 ай бұрын
@@muxyadiinbaladka1388 wa ogahy lkin markan wadanka tago baan shegayaa makushaqaysankaraa oo wax maitarayan wll
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@LayloWarsame-n6s haa
@apdallabashiir74883 ай бұрын
bro hada waxaan ku xareystay inaan single ahay lkn dib hadan ka guursado tusaale ahaan jan 2025 oo kale baan guursaday may 2025 na waxaan ka mid noqday selectees-ka then dib ma ka sheegan karaa inaan married ahay oo xaas leyahy ?
@mowlidhassan61273 ай бұрын
Haa bro waad Sheegan kartaa hadhow hadaa guu leysato waad is raaceysan insha allah
@NimcoHilowle3 ай бұрын
Shahaado dhan maheyto f1 ahy kwran taas😢😮
@KINGRIDWAANofficial3 ай бұрын
Shb waan xaraystay magaca abaha shahadada dugsiga sare iguh qoran waa cabdi loterrygana waxaan ku qoray cabdiqaadir ma wax dhibaato ah igah iman kara😮
@NadaMohamoud3 ай бұрын
Haa
@MohamedBullale3 ай бұрын
Adiga leee isaga jawaab Abdi iyo Abdikadir same miya 😅
@KINGRIDWAANofficial3 ай бұрын
@MohamedBullale OK wll taa waan xalinkaraa lkn su,ashi ahayd wadan kagah maa lagah ogalyahay may aa dhahay hadana somalia doortay wax dhibi may ka iman karaan
@wllgooyow78403 ай бұрын
Sxb Ani waan xareystay waliba single Baan Ku xareeyey Gabar an saxibo nahay o u xareenayey ban Ku heshiinay in ay married dhahdo kadibna aan Ani aa isku qoro Marka wax problem miyaa iiga imaan Kara
Su,ashan laba qof ayaa si kala duwan iiga jabtey marka adiga inoo kala saar ninkii saxan wllka su,ashan waa tan,❤ Shaahaado dugsi dhexe hadii an hesto maku xareysan karaa
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@MohamedadanMohamed-l3m Maya minimum requirement waaa high school certificate
@MohamedadanMohamed-l3m3 ай бұрын
@@MohamedBullale mahadsanid wllka qofkii Shaahaado dugsi sare heysan hadii ku xareesto oo selected la I dhaxo Shaahaado dugsi sare ma helyàa
@gabdhamamhinda11572 ай бұрын
Education level iga qaldan anigo shahada heysta waxa dortay primary school only dhib Miya iga imanayo😢
@Derow-s5l2 ай бұрын
Asc walal 2 su,aal ayaa qabaa Su,aasha 1 nio shahaado dugsiga sare oo bug ah ayaan haystaa lkn university degree ayaan haystaa oo ku xareysty marka walalow dhib miyaa igu imaan karo Su,aasha 2 hepatitis b positive ahy dhib miyaa igu imaan karo mhdsid wll jwb fcn ayaan ka suga inshallah
@iqradahirnaxar142 ай бұрын
Wll waa lgaa rabaa shahdo iskuul hduu kusoo baxo tan labaad caaafimaad mareysaa
@klonkh66313 ай бұрын
Wll lascaanod ban jooga kana xaraystay Marka dhama faylashayda mamulkan kudabakhayaa wax samayna miyay igaga imanayan sida dhalashada danbi la,anta iyo dhamaan ducmantiyadas mase aqoonsanthy safaradu wll lacala Hadi select layso dhoho
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@klonkh6631 haaaa lkn high school certificate federal waaa in ay tahay
@klonkh66313 ай бұрын
Thanks wll Wlky warqada xirfada ma huhiimba madaaman shahaada secondary kaliya aan haysto se xirfadehee lobahanyahy @@MohamedBullale
@MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf2 ай бұрын
Wan ay sexanyihin documents ka allah hana so wada bixiyo dhamtena insha allah ❤😊
@SahalabdiBulale2 ай бұрын
ANIIGA. WA SAHAL ABDI BOULALE. OO. KU NOL AMA. JOOGA DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯. GAR AHAAN DEGMADA WEECAA. EE. IISLAA GOBOLKA CARTAA. جمهورية جيبوتي 🇩🇯
@babaa34123 ай бұрын
Sxp cilada ugu weny ulooptay oo sawirka
@saadaqLky3 ай бұрын
Zhp iga caawi
@cabdimuuse60083 ай бұрын
Soo raaca Link gaan 🙏
@SiciidismacilCiise3 ай бұрын
Sxb aniga high school baan dhigtaa waxaan ahay form 3 sanad kaan form 4 ayaa ii haray waliba sanad iyo lix bilood baa iga dhiman high school marka inaa xeraysto baan rabaa sxb maxaan ku xereeyaa ama sheegtaa somaliyana waan jogaa iso jawaab,❤
Xaga far wawayn hadan kuqoro wax cilada maygu kenaysa
@asiaomer58643 ай бұрын
Wllo shadadad secondary ga magaca awowgay wxa iigu qoran macalin tan degree gana magaca awoowgay ee caadiga hadan degree ga ku xaraysto uun ku guulaysto lottery miyaa layga rabaa secondary wll
Anoo form four ah hadan high school degree ku xaresto maalinta interview gana lataga shahaadadeyda mala i waydina ado haysan maxad wan hesta u dhahday
@MaddaaleMaxamed3 ай бұрын
Asc walaal Waxaan ku weydiiyey Maanta waxaan ahay High School in last year markaa maxaan sameeyaa SANADKA Danbe AYAAN baxayaaye ka waran haddaan ku xareesto CAQABAD KALE OO TIMAADA MOOYEE INTA KA HOREYSA 2026 MIYAA LOO BAAHAN YAHAY SHAHAADADA
@MohamedBullale3 ай бұрын
Haaaa sanadka dambe bisha MAY wa inaad shahadada haysata
Subxanlaah Bad ha gelin wll diin ahaana ma banana tan kle amni ahaana ma fcna oo beri xitaa hdii ay idin suuro gasho marka DNA da leydka qaado wa la ogaanayaa inaa wllo tihiin. Tan kle wiilkn wllka ah wxa sharciga dalka ugu qornaanaya inuu xaasle yhy adina sidoo kle midkiina mar kle ma guursan karo oo ind maxkamda isla tagtaan baa la rbaa oo halkaas isku furtaan arintsna waa ceeb weyn lbo wllo ah oo yidhi wa is qabnaa ind ganaax ku muteysataana waa suurto gal oo dlka leydinka musaafiriyo
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@farhiyoosman1626 walalka ninkaaga ma noqon kara ?
Magaca mrka la joogo. Tusale ahan magacaygu wa Said. Lkn wxbarashada qar waxay igu qoreen Sa'eed. Mrka hadi an labada mid ku xeraysto kwrn sxb. Maanay fahmayn inu isku magac yihin.mise wxd kawada magacyo kala duwan sida dumarku sameyan badanaa..hh
@zaki7993 ай бұрын
Asc sxb haddaan ku guulaysto lottery ga USA cidna kama aqaano familygaygu maxaa xal noqonaaya
@MohamedBullale3 ай бұрын
DV lottery waaaa laga reeba hadadan Qof address USA joga haysan
@jibriilsiciidjabro33203 ай бұрын
@@MohamedBullaleyacnii dv lottery reject ayaa lagu siinayaa maad uga jeedaa Mise marka ds26 lasoo gaadho ee address qof kuu jooga shaagaysaad ka reebaysaa oo waa optional miyaa wll
@doesthat3812 ай бұрын
Waxaaan somaliida lamaseeyo marka haaisracininaa
@wmdmahamed88933 ай бұрын
sxb 2025 guulate ayaan ahay sanadkan 2026 maxarayn karaa sxb adiiga arinahan aan kuu daba fariista fadlan
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@wmdmahamed8893 haaaa waaa xareyn karta
@SamiirFarax3 ай бұрын
Basboor hadaa lahena😢
@ASKAMEDIA43 ай бұрын
Maalin wanaagsan Waxaan rabay inaan ogaado waxaan leeyahay hasta high school degree Waan Helay DV LOTTERY may i waydiinayaa xirfad shaqo waayo jaamacad ma dhigan high school degree waxan Qatay 2014 wali shaqo ma helin noo samee muuqaal sharaxaya
@muxyadiinbaladka13883 ай бұрын
Muhiim maaha hadaanad adoo marka DS ka aad xeraynayso galin inaad shaqaysay. Hadaad galisana waa inaad meeshii aad sheegtay ka haysataa waraaq cadaynaysa inaad ka shaqaysay.
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@ASKAMEDIA4 maya
@basteysharma93813 ай бұрын
Lottery hada ku guleesto usa in aan truck ku wado meqo igu qaadane sxb jwb wacan 🤝
@muxyadiinbaladka13883 ай бұрын
Horta xeree, truck ha dambeeyee😂
@cafiyomohamed76233 ай бұрын
Some university courses kwrn herkasi aya marayaa
@MohamedBullale3 ай бұрын
@@cafiyomohamed7623 best waxaa ah high school sheego