7 QALADOOD OO BIYAHA LOO CABO, INAAD WAX FIICAN SAMEYNOYSID HA MOODIN HADAA SAAS U CABTID BIYAHA

  Рет қаралды 18,846

Hussein Alje

Hussein Alje

Жыл бұрын

#miisaanka#somali#xuseenalje
7 QALADOOD OO BIYAHA LOO CABO, INAAD WAX FIICAN SAMEYNOYSID HA MOODIN HADAA SAAS U CABTID BIYAHA-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 79
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Asc waa idin xisay Asxbta 🌹
@qaalidali5432
@qaalidali5432 Жыл бұрын
Wll lambarkada wa ubahanhy isoo qor
@maryanhassanabdi5911
@maryanhassanabdi5911 Жыл бұрын
wcz m.a wxbdan wn ka faidnay mahadsnid
@sumayyoeducator5123
@sumayyoeducator5123 Жыл бұрын
wll xussen numberkaga ubahanahey nasii
@MaclinMaxamuud-hk7yx
@MaclinMaxamuud-hk7yx Жыл бұрын
Wsc
@MohamedHassan-fy6yw
@MohamedHassan-fy6yw Жыл бұрын
Qofkii u baahan tabarkaa jir dhiska in uu qaato, halkee ayuu kaala soo xiriiri karaa?
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow Жыл бұрын
Mashallaah Thank you hussein
@ibrahimbuuleibrahimabdisal8419
@ibrahimbuuleibrahimabdisal8419 Жыл бұрын
Jazaka allah
@safimohamed9135
@safimohamed9135 9 ай бұрын
Mahadsanid bro ✅
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 Жыл бұрын
Thank you for supporting as
@halimasomo4305
@halimasomo4305 Жыл бұрын
Masha Allah 👍👍👍👍👍❤❤❤
@user-xf6eq8og2l
@user-xf6eq8og2l Жыл бұрын
Masha Allah walalkey xussen alje insha Allah Soo badi barnaamijkan
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 Жыл бұрын
Allah haa ku xafido
@cumarabdikariin3771
@cumarabdikariin3771 Жыл бұрын
Keep going lejen
@sumayyoeducator5123
@sumayyoeducator5123 Жыл бұрын
mash Allah coach hussein chanel ka wan ku cusbahey waan rajeyna inaan ka faido insh Allah waa kumahadsentahey saa uga faideysey wllha🥰🥰
@ubaxmjirde1388
@ubaxmjirde1388 Жыл бұрын
Mashallah tabarallah
@soomaalkow6580
@soomaalkow6580 Жыл бұрын
Maasha allaah kheeer allaah kusiyo
@user-lq2nk7ij4j
@user-lq2nk7ij4j 11 ай бұрын
Thank you
@katramaalim5938
@katramaalim5938 Жыл бұрын
Asc brother husen welcome back
@tuneey
@tuneey Жыл бұрын
Masha Allah welcome back our best coach🥰🥰
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@farxiyamaxed9752
@farxiyamaxed9752 Жыл бұрын
baarakallah
@LatahzanInnallahaMaan
@LatahzanInnallahaMaan Жыл бұрын
MashaaaAllah ❤️🥰🥰 macalin wan ku salame salanta islamka aya kugu salamaya Asc
@fatmaabdikadir4421
@fatmaabdikadir4421 Жыл бұрын
Wcs wr wbr
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 Жыл бұрын
Welcome back legend
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 Жыл бұрын
Wcs macallin xagee kabaxdey
@mulkinuurmaxamed7395
@mulkinuurmaxamed7395 Жыл бұрын
Mashalh aqii walguwayay
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 Жыл бұрын
Wlhi wax badan ayaan ka faa,iiday legend
@abshirahmed9138
@abshirahmed9138 Жыл бұрын
Thanks coach 👍👍
@foosaxmed2122
@foosaxmed2122 Жыл бұрын
Wcs maclin xiseen anagaba waan ku xiiisnay wlhy
@hamzaaden3128
@hamzaaden3128 Ай бұрын
Reer waqooyi baan ahay waanan fahmaya hambuuq anigu
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Waad mahad santahay wallo hanbuuq waxan u fahmay kabo
@faaido6069
@faaido6069 Жыл бұрын
Macalin Hussein sxb waxan kaa codsanaa inad Kasoo hadasho koriimo la'aanta ama maxaa korniimada jidhka istaajiyo
@usaamaahmed106
@usaamaahmed106 Жыл бұрын
Ustad asc mabilaabi kartaa gym hadii garbaha aansinayn
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 Жыл бұрын
Asc macalin hhhhh somaliya jogaa wllhi waan iska cabnaa daawo allaha noogu daro 😂
@mohamedkamaal1924
@mohamedkamaal1924 Жыл бұрын
Huseen waan ku salamay sxb dhib ka ihesto waxaa waaye dhidid ka gacmaha iyo lugaha marka wax inoga sheeg mahad sanid wll😊
@doosdagan534
@doosdagan534 Жыл бұрын
Asc ustaad shaah noocee ah ayad cabtaaa? Fg. Waxan kuwaydiinayaa waxaa weeye waxan rabaa inan shaaha caadi ah iskadhaafo waana awoodi laahay marka pls waxan jeclaan lahaa inad nalasooqaybsato shaah wanaagsan oon ahayn green tea waayo
@samiirahussein3439
@samiirahussein3439 Жыл бұрын
Qaliinyada maxaa laga wadaa?
@abumuhammad4928
@abumuhammad4928 Жыл бұрын
Wcs hambuuq sacbahaaga miya
@ayanabdille3990
@ayanabdille3990 Жыл бұрын
Walaal wLigey ma dhididin wax kasta oon sameeyo maxaa sababa laakiin hadaan aadankii tago waa helaa dhidid
@ehel000
@ehel000 Жыл бұрын
Huseen kasoo hadal dhirtaan aanu kasoo duubnay baadiyaha soomaaliya waana dhir la cuno oo dabiici ah oo hadana cusub (fresh) ah caafimaadka see ku yihiin KZbin channel kaan Afkaab ayaanu soo gelinaa
@MeelkataGal-cw6tu
@MeelkataGal-cw6tu Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 Жыл бұрын
Kabasho kabasho waaye
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b Жыл бұрын
منو والله رجع خيرً وبرك
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 Жыл бұрын
Wan ku xisnay
@apdalleking1117
@apdalleking1117 Жыл бұрын
Blood type diet
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 Жыл бұрын
Asc huno wan ku salamay wad luntay ma xanuunsatay
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs walal mashquul lee
@cmcbashram1562
@cmcbashram1562 Жыл бұрын
M.a ustaad mid macabi karaa apple cider vinegar
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Haa walal
@mowlidmahamoudmohamed6575
@mowlidmahamoudmohamed6575 Жыл бұрын
Hanbuuq:cantuugo aa kawadaa filaa
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 Жыл бұрын
Calosha io nasaha maxan ku yareyaa
@OmarOmar-sf7ju
@OmarOmar-sf7ju Жыл бұрын
Xanbuuq waxaa laga wadaa halmar inaad kabato, cabto ama aad cunto
@hodanahmed975
@hodanahmed975 Жыл бұрын
Asbuci 3 bari hada exercise sameyo kwrn biyo badan ma caba misa wayareya
@shakarxaaji9430
@shakarxaaji9430 Жыл бұрын
biyaha exercise kuma xirna, jirkaada mar waliba biya waa ubaahanyahay....2 ayaa 24 hours loogu tala galay lkn hal liitar xataa waa caadi.
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw 2 ай бұрын
Kabasho Kabasho Baan dhahnaa😂😂
@user-is6gu7gt3l
@user-is6gu7gt3l Жыл бұрын
Waxa layidhah da cantuugo
@YousufHussein-ys8sd
@YousufHussein-ys8sd Жыл бұрын
Zxp waxa ku weydiina! schoolka bis an ada, imisa liter ayan caba! MAHADSANID
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 Жыл бұрын
Markaad oontid cab ha isku qadbin
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Ani waxan ubahanahay Ina is cayiliyo ee maxan sameya
@shakarxaaji9430
@shakarxaaji9430 Жыл бұрын
cunta fiican cun exercise na samay, markaas gaajo ku qabanaysa appetite ka kuu furmaaya......Moos, timir, caano iyo loos isku shiido kadibna gym bilow waa cayilee markas.
@fatmaabdikadir4421
@fatmaabdikadir4421 Жыл бұрын
Ani sibaxdii aa socod sameeyaa oon saaid aa dareemaa biyo badan aa cabaa anoo taslaayo aa minika imaadaa ma iska dhaafaa biyaha badan
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 Жыл бұрын
Hadaad oontidba cab waxaa ladiidan yahay adigoo ooneyn xadi badan inaad isku qasabtid
@nalkahussein9395
@nalkahussein9395 Жыл бұрын
Wcs wll aniga biyo la aantaa iskula ficanahay dhaqatiirtene waxay idhahaan biyo cab lkn musqul moyee waxkale ee kadhwwfo ma arkin kaafi un
@shakarxaaji9430
@shakarxaaji9430 Жыл бұрын
biya inta cabtid soc soco, lkn waa cabaa waa cabaa waa lafarisaa lama rabo, sidoo kale kaadida wasakhada saare iyo bakteriyada......biyaha hadadan cabin kalyaha iyo kaadi haysta dhagxaan kaa fariisaya waayo calcium ta jirka ayaa dhagxaan ka samaysmayan.........Biyaha cab kaadi waa caadiye.....fadhiga badan ayaa kadida badan keenaya.
@nalkahussein9395
@nalkahussein9395 Жыл бұрын
@@shakarxaaji9430 hye wll jazakalaahkheyr
@Nacuuma
@Nacuuma Жыл бұрын
Intee naga aaday macalimow ayaantaan
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 Жыл бұрын
Hambuq kabashoo miya somaliyeey
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Жыл бұрын
hambuuq = kabasho
@salaadhassanqudde9888
@salaadhassanqudde9888 Жыл бұрын
Hal mar ooafka labuuxiyo
@axmedcilmi4079
@axmedcilmi4079 Жыл бұрын
Kobasho
@FatimaMahomed-dw9id
@FatimaMahomed-dw9id Жыл бұрын
Maqan xambuq
@ibraahimabdikadir4615
@ibraahimabdikadir4615 Жыл бұрын
War xuseenoow intee kabaxday waalagu xiisay
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Mashquul lee aqi
@abucabdalacabdala7209
@abucabdalacabdala7209 Жыл бұрын
KABOOSHO WASYE HAMBUUQ
@user-lq2nk7ij4j
@user-lq2nk7ij4j 11 ай бұрын
Bbcf
@axmedcilmi4079
@axmedcilmi4079 Жыл бұрын
Kobasho
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 37 МЛН
10 talooyin miisaanka dhimida
7:20
Hussein Alje
Рет қаралды 8 М.
5 FAA'IIDO OO AY LEEYIHIIN BIYAHA CAD
5:04
Abdirahman Abdulle
Рет қаралды 2,8 М.
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 205 М.
Muhiim daawo videogan
0:45
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 3,4 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22