Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021

  Рет қаралды 202,467

Hussein Alje

Hussein Alje

3 жыл бұрын

#miisaanka#caafimaad#somali#xuseenalje
Cajiib liin dhanaan waxa laga heli faaidooyinka iyo dhiwaatada ,dhaawo waa cajiib
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 1 000
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 3 жыл бұрын
Coach markaa sameenaayo aala miintada waxaan soo xasuustaa hadalkaagii ahaa iskadhig qof xarbi kujiro markaa samee nessid aal miintada markaasna dadaalkeega waasii badiyaa mahadsanid maskaxdeyda waa xasuus aadku reebte wlhi
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Mohamed 💪💪💪waa saas lkn asxaabta niyo jabka kugu radaayaan ka fogoow
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 3 жыл бұрын
@@husseinalje Ustaadii waa igu ogtahay waxaa tahay inaanka waka dhageesanin kuwaas mahadsanid wll sare .
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 3 жыл бұрын
@@husseinalje Walal liin dhanaanta tee waaye mida jaalaha miyaa mise mida cagaaran
@fatxaahmed1854
@fatxaahmed1854 3 жыл бұрын
Nabi,muuse,laba hablood
@fardowsosulub3246
@fardowsosulub3246 3 жыл бұрын
Wll waa gabdho ama dumar ama haween ama hooyoyin Ama naago intaba waa ladhaha
@aniisacali504
@aniisacali504 3 жыл бұрын
Nabi muuseعليه السلام wuxu kula kulmay madyan halki lo so arorayay Labadi gabdhood ee nabi shucayb عليه وعلى نبينا أفضل الصلاة وأتم التسليم.
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 жыл бұрын
Bisamilaahi Raxamani raxiim Waxuu ku arkay Nabi Muse labo gebdheber ama gebdho
@samsamissa2756
@samsamissa2756 2 жыл бұрын
@@fadumahasan1080 0o Nlp
@umalkhairMohamoud
@umalkhairMohamoud 3 жыл бұрын
Masha allah cidkasta wey ku fahmeysa wll ereyga qofkan hore u maqlin xataa mrkad hdleyso wuu iska fahmi kraa from hargiesa
@tanaadsaid4124
@tanaadsaid4124 3 жыл бұрын
Nabiyu muusa calayhi salaam wuxuu ku arkey laba gabdhood oo ilmo nabiyulaahi calayhisalam
@xalimoali7791
@xalimoali7791 3 жыл бұрын
Asc
@xalimoali7791
@xalimoali7791 3 жыл бұрын
mahadsanid. wll. qali
@isirkasim7069
@isirkasim7069 3 жыл бұрын
*امْرَأتَيْنِ* ودليل قوله تعالى : {وَلَمَّا وَرَدَ مَاءَ مَدْيَنَ وَجَدَ عَلَيْهِ أُمَّةً مِنَ النَّاسِ يَسْقُونَ وَوَجَدَ مِنْ دُونِهِمُ امْرَأتَيْنِ تَذُودَانِ قَالَ مَا خَطْبُكُمَا قَالَتَا لا نَسْقِي حَتَّى يُصْدِرَ الرِّعَاءُ وَأَبُونَا شَيْخٌ كَبِيرٌ} صدق الله العظيم
@saidokhalif2991
@saidokhalif2991 3 жыл бұрын
Maasha allaah Si fiican ayaad u sharaxday casharks mahdsanid. Jawaabta 2 gabdhood oo walaalo ayuu nabi musse arkay mid ayuu guursday ayadana uga sheekeeysay aabaheed
@stepstojannah
@stepstojannah 3 жыл бұрын
Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyo tafsiir iyo duco si gudbi kheerka si ajar ugu heshid jazakalaahu kheer
@zakiabdirashidahmed2832
@zakiabdirashidahmed2832 3 жыл бұрын
We needed such Coach hussein alje jazakallah Coach
@maxamedcumarpuntlandimadax6375
@maxamedcumarpuntlandimadax6375 3 жыл бұрын
2 laba gabadhood oo ari wata waana u waraabiyey gabadhaha aabahood wuxuu ahaa nabil cs qardho baan jooggaa
@hodanxirse2566
@hodanxirse2566 3 жыл бұрын
Asc walaalkey wuxuu ku arkay 2 gabdhood
@faadumoibraahim2182
@faadumoibraahim2182 2 жыл бұрын
Labagabdhood ayuu ku arkay
@jamilaabdullahi2817
@jamilaabdullahi2817 3 жыл бұрын
Masha Allah good idea fikrad fiican ayaa igu soo kordhay shukran aqii
@nuraumumaida1645
@nuraumumaida1645 3 жыл бұрын
Huusein alje ani lindhananta habeenki Iyo arorti aya ayan shaha cagrka ku darsada Thanks 😊 haday wxso dhan i trayso 🥰🥰🥰
@qalinxaajjikhaliifawaxmed8526
@qalinxaajjikhaliifawaxmed8526 3 жыл бұрын
Mansha Allah su,Sasha Nebi muuse csw meeqa gabdhod Ayuku,arkay Wuxu Ku arkay laba gabdhod Oo aha ilma nebi shucayb
@rashkaarow45
@rashkaarow45 3 жыл бұрын
2 gabdhood ayuu ku arkay biyaha Madyan . Waad ku mahadsantahay inaad noo faa'iideyso walaal . Lahjadaha afsoomaaligan iskuday inaad baratid . Mahadsanid.
@Rabbi_kuddaa
@Rabbi_kuddaa 3 жыл бұрын
Jazaka llahu kheyran khathira akhii
@ahmedabdirahman3773
@ahmedabdirahman3773 3 жыл бұрын
Masha allah Jazakallah kheyr
@omarmohamuud1899
@omarmohamuud1899 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah🌹
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b 3 жыл бұрын
ماشاءالله عليك
@khadija11494
@khadija11494 3 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH af soomaaligaaga waa caadi waana lafahmaayaa waadna ku mahadsan walaal macluumaad ka aad noo soo gudbiso mar walba
@zaynib4299
@zaynib4299 3 жыл бұрын
Masha Allah brother sifiic ayaa laguu fahmayaa jasaakaumulahu khayr
@fatimahassan519
@fatimahassan519 3 жыл бұрын
Mansh allah wan ku fahamaye wllky😀🙂
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashaa'allah walashey fadlan subscribe iisar mahadsanid xabiibti
@suaadoali9316
@suaadoali9316 3 жыл бұрын
MashaAllh shugran Abow 🙏🙏
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashaa'allah walashey fadlan subscribe iisar
@hanilee1953
@hanilee1953 3 жыл бұрын
Masha allah shukran wll
@miskisrecipes1812
@miskisrecipes1812 3 жыл бұрын
جزاك الله الف خير اخي
@ifrahdahir4351
@ifrahdahir4351 3 жыл бұрын
mansha allah mahadsanid walal aad ayaan wax kaaga faa.idnaa🙏
@farhiyakukay5677
@farhiyakukay5677 3 жыл бұрын
Walaalkeey xuseen ani warkaaga sifiican aan u fahmaa lakiin qaska ma fahmooyi inaan iska qiyaso ma ogi lakiin
@cashaxusen6045
@cashaxusen6045 2 жыл бұрын
@@farhiyakukay5677 kadaaa
@arafomoussa563
@arafomoussa563 3 жыл бұрын
Macha Allah 🥰🇩🇯
@fatumali4500
@fatumali4500 Жыл бұрын
Masha allah sifiican baan u fahanay Waad mahadsan tahay jawaabtiisa waa laba gabdhoow .
@roodajama2928
@roodajama2928 3 жыл бұрын
Maansha allah walaalo alle haku bara keeyo anigu waan isicmaalaa wax badan waan ka arkay faa iido badan thank you
@husseinalje-fans
@husseinalje-fans 3 жыл бұрын
masha allah
@ayanadan9129
@ayanadan9129 3 жыл бұрын
Wuxuu ku arkay laba gabdhood
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 жыл бұрын
Masha Allah
@Danks-dw9wh
@Danks-dw9wh 3 жыл бұрын
4
@267-abdialiwarsame4
@267-abdialiwarsame4 Жыл бұрын
Waa mahadsantaha coach waxbadan baa noofaidaysay Jazakallah Khayr wxaan rabaa inaa waxyar kuxasuusiyo meeshaa dhehaysay "qaska", Damcan wxaa kawada filaa Uurkujirta ama Midhicinka(English=Abdominal)
@lailaomer4066
@lailaomer4066 3 жыл бұрын
Maansha allah waad isku dayaysaa inaad noo sharaxdid jazakala kheyr Hussein
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Laila walasheyda fadlan subscribe iisar mahadsanid xabiibti
@samirasamea8968
@samirasamea8968 3 жыл бұрын
masha Allah wallkeyga qaaliga ah maclin lee matihid dhaqtarna waad thy masha Allah alle haku dhaafo
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
Asc Maasha allha Tabarkalaah waxad ku hadasha Af Somali sax ah waa Afkii Hoyo oo Asali ah okej Mashaa allha waa baranamaj aad uu wanagasan walal wax baratay oo noo faa.iideayanayo
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Fadlan subscribe igu caawi mahadsanid
@cudoonali865
@cudoonali865 3 жыл бұрын
Afsoomaaligaaga waa 100%100,horey usocoo walaal. Jawaabta waxaa filayaa 3 inaay hayeen Csw
@sahrahussein9945
@sahrahussein9945 9 ай бұрын
Mansha Allah.hussein jazakallah khayir I understand you’re very well I’m from jigjiga
@abduyusuf922
@abduyusuf922 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah waan fahanay sida aad u sharaxday waad Ku mahadsantay Dadaalka
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 3 жыл бұрын
Mashallah
@abdiaziiz889
@abdiaziiz889 2 жыл бұрын
Labo gabdhood
@abdirisaaqguled4318
@abdirisaaqguled4318 3 жыл бұрын
Nebi Muusaa 2 gabdhood ayuu ku arkay Markuu tegey Madyan. Baaraka Allahufiik
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Walalkey fadlan subscribe iisar wad mahadsantay
@ahlamschanel8915
@ahlamschanel8915 3 жыл бұрын
Jazaka Allah khayr wll
@cashomahamed6445
@cashomahamed6445 3 жыл бұрын
Intaba wa la dhihi kara.jazakalah khayrshe afafinayso
@fartuunisse8398
@fartuunisse8398 3 жыл бұрын
Asc waalkey jawaabta waa Labogabdhood
@iimaanabdullaahi849
@iimaanabdullaahi849 3 жыл бұрын
Massha Allah, walaal qaali ah oo dad iyo dal jecel.
@nasrafarah3638
@nasrafarah3638 3 жыл бұрын
Thank you so much my brother you are the best
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 жыл бұрын
Wcs scw scw scw ❤
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Abayo fadlan subscribe iisar mahadsanid xabiibti
@aliyusuf2817
@aliyusuf2817 3 жыл бұрын
Liin dhananta iyo sanjabisha aad ayaan uqadan jiray lakin waxan ka qaday awood laan imanka waxan ku darsada cuntada oo kaliya mahad sanid alje
@rahmoibrahim275
@rahmoibrahim275 3 жыл бұрын
Iskumidaa nahay markan cabo tabardaro zaaid ah ayaan dareemaa
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashaa'allah walalahey fadlan subscribe igu caawiya
@youngtwinsofficial3163
@youngtwinsofficial3163 3 жыл бұрын
@@rahmoibrahim275 dhiig la.añ mey kugu riday
@alisayidmohamed2513
@alisayidmohamed2513 3 жыл бұрын
الله يعزك aad iyo aad baan kuu salaamay Alje faaiidooyin badan ayaad mar walba noo soo gudbisaa Rabbi ha ku barakeeyo luqadana waa la iska fahmayaa
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Alisayid mahadsanid walal sidoo kale
@faisomaxamed3636
@faisomaxamed3636 3 жыл бұрын
Masha allaah jizakalah wll allaha kubarakeyo
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 3 жыл бұрын
Lahjad kasto oo soomaali ku hadasho waan fahmaa alxmdulilaah aniga na isku dayey inaa Barto maxaa jeelay cunsurimahi somali nimada igu weyn.
@walicadefarah5598
@walicadefarah5598 3 жыл бұрын
ACWW yes you have told the truth everything is limited as reality good bye and good night VIP
@calawiyahaji1825
@calawiyahaji1825 3 жыл бұрын
Waxu ku arkay laba gabdhood
@barwaaqomohammed9582
@barwaaqomohammed9582 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr
@ahmedabdulrahman4968
@ahmedabdulrahman4968 3 жыл бұрын
Mahadzanid wax badan bn kaa FAA'iidey keep going macalin jwbtuna waa labo gabdhood bey ahaayeen
@codergirl8977
@codergirl8977 3 жыл бұрын
Ustaad qofki aan wax kale damacsaneen si ma ahane si waadix ah ayaa laguu fahmaayaa e iska dhaaf dadkaan warkooda
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Coder mahadsanid walal
@xafsomacalin5106
@xafsomacalin5106 3 жыл бұрын
asc wll laba gab dhod ayuu ku arkay nabi muse scw
@farhiagaas883
@farhiagaas883 Жыл бұрын
Masha allh jazaakalahu khayr.wllo
@rabicaahmed8
@rabicaahmed8 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah jazakallah hu kheeyar walalky alle Haku xifatiyo mahdsnid
@umuanas6223
@umuanas6223 3 жыл бұрын
Jazakalah kheyr walal
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 3 жыл бұрын
Manshallah macalin Hussen shugran jazaakallaah
@ah5023
@ah5023 3 жыл бұрын
Mashallah Akhi Jizakallah khayr Allah yaxfidak Amiin Amiin Amiin
@ayaanmaalim2654
@ayaanmaalim2654 3 жыл бұрын
Mansha Allaah Allaah kheyr haku siiyo
@user-lq2nk7ij4j
@user-lq2nk7ij4j 10 ай бұрын
Thank you hori usoco
@nusiybamohammad4688
@nusiybamohammad4688 3 жыл бұрын
Mansha allah waad noo faiidaysaa markasta qayr badan allaha kusiiyo.
@roodaabdirahmanchannel4210
@roodaabdirahmanchannel4210 3 жыл бұрын
Masha Allah keeb going hor mar wacn guleyso waligaah walal
@nafisaabdullahi8118
@nafisaabdullahi8118 3 жыл бұрын
Asc masha allaah tabarakllah aad Ayaa u mahadsan tahay walalken wax wanaagsan Ayaa nofaidayse hore usoco wilkena somaliyeed 👍
@dekaadar9636
@dekaadar9636 3 жыл бұрын
Thank you so much brother
@lolotea3937
@lolotea3937 3 жыл бұрын
ماشاءالله جزاكلا خير
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 3 жыл бұрын
Msha Allah rabi ha ku barakeyo
@abdullahabdurrahman3409
@abdullahabdurrahman3409 3 жыл бұрын
Masha Allah wlalakey Allah ku barakeeyo jwpta waxa waaye wuxu ku arkay 2 hablood 2 inan 2 gabar 2 naag 2 islaan yala dhihin cml yaah 😀😃😄 walalakey wakasaa امرأتين waaye jwpta
@ibrahimyemeni8282
@ibrahimyemeni8282 3 жыл бұрын
Masha Allah thanks brother
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 3 жыл бұрын
Maashaa alaah eedo khayr alaha kusiiyo aamiin
@mahamadciise713
@mahamadciise713 3 жыл бұрын
Msha Allah wllkey qali ah adigo waxad ku ficnthy afsomaliga wayo somaliya thy iskudey marwalba afkaga hooyo inad waxa walba ku sheegto sax wayo somali somali ma garan wayo wllkey qali ah wad mhdsnthy runti
@andynathon4771
@andynathon4771 3 жыл бұрын
Jzk sidaad noogu faaiideysay ilaahay hakaa abaalmaryo aamiin
@farxiyoxaaji9983
@farxiyoxaaji9983 3 жыл бұрын
Mashalhaa shuran walkeeyi
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا wllo
@habibaosman7293
@habibaosman7293 3 жыл бұрын
Masha alaah walakey waakaa faaiidestey alahaku barakeeyo walalkey
@yusrainamaxamed7424
@yusrainamaxamed7424 2 жыл бұрын
Mashallha waan kaaga mahad celineynaa taladaada wanaagsan ❤❤❤❤❤👏👏💯💯
@ceyniabdullahishsiidow278
@ceyniabdullahishsiidow278 3 жыл бұрын
Masha allh shukran
@aishaahmed9772
@aishaahmed9772 3 жыл бұрын
Masha Allah my brother thanks ❤️😍❤️❤️❤️❤️👍👍👍
@abdiqowdhan1871
@abdiqowdhan1871 3 жыл бұрын
Adeer af somaliga so jilcili
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 3 жыл бұрын
Laba gabdho ayuu ku arkey mahadsanid Masha allah
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wsc wll xusen masha Allah tabrikllha wll jizakalaha qeer waxoku arkey2 gabdho keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraabdi441
@sahraabdi441 3 жыл бұрын
Thank you very much
@faysalcabdi2825
@faysalcabdi2825 Жыл бұрын
Masha allaah liin dhanaanta wan istic maala wana jeclahay istimal keda lakin sida aad iifoham siisay ayaan uisticmalaya insha alaah
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 ай бұрын
Shukran jasiilan j, hussein,
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 жыл бұрын
MashaAlah mar kasta wax faaido leh ayaa ka hadashaa
@channelducoyinka2816
@channelducoyinka2816 3 жыл бұрын
Mashalh wll jazakalh kheer
@nafisaali7065
@nafisaali7065 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll👍🏼
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n 3 жыл бұрын
Shukran walaal.
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 жыл бұрын
Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo walalo 💯💯💯shukraan
@leylafittness24hirsi60
@leylafittness24hirsi60 3 жыл бұрын
Waa 2 gabdhood ayuu ku argay jazakalahu kheyr
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 3 жыл бұрын
Maashaallh illahey haku xifdiyo keep going bro
@zamzammuse4858
@zamzammuse4858 3 жыл бұрын
Wow wow good idea Masha Allah jazakalahu qeyran my brother 👌❤️
@rashid-px9hg
@rashid-px9hg 2 жыл бұрын
Manoshahy?
@mmirafik7480
@mmirafik7480 2 жыл бұрын
Macalin xuseen waxaan rabaa inaan kula soo xariiri
@sihamlajcley5695
@sihamlajcley5695 2 жыл бұрын
Mashaallah bro keep going
@hawlaqade1739
@hawlaqade1739 3 жыл бұрын
mahadsanid walal
@nortaa5654
@nortaa5654 3 жыл бұрын
Maasha Allaah jzkalaahu khayran jzaa. Nebi Muuse CS wuxuu ku arkay ceelka 2 gabdhood
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 жыл бұрын
waa mahad santahay walaalkey shukran jisiiran
@qaboolhusain1336
@qaboolhusain1336 3 жыл бұрын
Maaaaasha alaah jasaakalaahu khayr
@fankafarah701
@fankafarah701 3 жыл бұрын
2 gabar ayu arkey adigana jazaakallahu kheyr
@osmanyakub6797
@osmanyakub6797 3 жыл бұрын
Mahadsanid xusein aljey
@daganahmed2487
@daganahmed2487 3 жыл бұрын
Somalia aad ayeey raqiiis utahay ciyaalka cabitaan ahaan usiistaa masha Allah hargabka xitaa saa ma ugu dhaco
@faadumoduraan6448
@faadumoduraan6448 3 жыл бұрын
Liin jaalo wetalaa walaal Somali thanks hussein
@MC-zq2cj
@MC-zq2cj 3 жыл бұрын
Waa Mahadsantahay Qeyr ilaahay haku siiyo
@walaalahaliibaantachannel1466
@walaalahaliibaantachannel1466 3 жыл бұрын
Thanks bro
@ismahancabdulahi6218
@ismahancabdulahi6218 3 жыл бұрын
Masha allah ilah haku xiftiyo
@nasrasheikh9620
@nasrasheikh9620 3 жыл бұрын
Jazaakalaah kheer yaa akhii
Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul | Dr Abdi Ahmed Caabi
33:01
Salafmedia
Рет қаралды 615 М.
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 53 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
Callagen Quruxda ama Foolxumada Muxuu qabtaa?
13:33
Hussein Alje
Рет қаралды 125 М.
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
12:32
Hussein Alje
Рет қаралды 63 М.
WAXTARKA FARADABADAN EE KU JURA LIIN DHANAANTA
20:31
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 33 М.
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 386 М.
Hereri iyo Kenya Qaybta 7aad   17 2 2021
23:43
Universal TV
Рет қаралды 140 М.
ОНА СЛОМАЛА ВОРОТА🥅😱
0:57
ВЯТЫЧ МЕДИА
Рет қаралды 876 М.
Valverde's Shooting Power
0:39
Foot Passion
Рет қаралды 6 МЛН
Girl vs Young Boy Tenis😁😆🤣
0:34
Sana Shehzadi
Рет қаралды 12 МЛН
#football #penalty #soccer #fifa #messi #reels 2 million
0:28
Tournament of the best. Who do you think won? 🏆🐐😍
0:43
Max VS Football
Рет қаралды 3,8 МЛН