"80Kun Ee Sacad Muuse ee Gabiley Jooga sababta laysugu haysto maxay tahay..."Rooda Cabdi Muuse

  Рет қаралды 11,674

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 69
@ilsanmohamed8141
@ilsanmohamed8141 5 ай бұрын
Rooda cabdi cabsi cabsi
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 5 ай бұрын
Wooow gabilay jano
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Rooda c muuse waxay ilowday 80kun in ayihiin 6 qabiil oo kala ah 1 jb 2 madigaan 3 samaroon 4 akisho 5 gurgure halayaabina inanta
@sulyyyy7889
@sulyyyy7889 11 күн бұрын
Toljecle wa 2
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 ай бұрын
Waa laydiin abtiriyay codka kulmiye ka hadha siiya rooda
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Rooda iyo kulmiye waxba makala aha… way ogtahay Roodi.. lakiin waxay leedahay yaanu idinka faa’iidaysan xisbiga Wadani ee laga leeyahay debida Somaliland ee cadawga iyo huwanta u shaqeeya…. Hadhaw xadhig iyo cabudhin iyo isir naceyb ayu Wadani ugu bedeli doona haduu soo baxo bulsho weynta Habar Awal… waana shaki la’aan midaasi
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Aduusii dee cod anagu cod umahayno qof qabyaalad raadinayee
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 ай бұрын
Kulmiye Ogaal Hilaac
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 5 ай бұрын
hilaac waa gadbuursi
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 ай бұрын
Wooooow❤
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Beenbay kasheegtay 8oooo kun ee gabilay yaala sacad muuse oo qudha madagaan gabilay waxadaga 5reer ookale
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 5 ай бұрын
muuse garxajisa ba soo saarey la soco
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Haday soo sareen malintii madaxweynaha loo dhaariyay ilaa manta buuraha kolba jabhad may saareen… wax kale ka sheekee..
@mahmedmuuse3688
@mahmedmuuse3688 5 ай бұрын
Haday gabilay sacad muuse degan yiin aynu eegno samaroon iyo akisha iyo madigaan gurgure dhamaan waa wadani iyo kla badh jibril abokor
@sulyyyy7889
@sulyyyy7889 11 күн бұрын
Yusra harti beenta jooji wa 90/100 isaaq Toljecle iyo Sacad muuse
@zackbah7584
@zackbah7584 5 ай бұрын
Adunyada waxbadan hadad noolato geel dhalayana waa kutusa
@bashkanuurka
@bashkanuurka 5 ай бұрын
kkkkkk habartan waa cabtoy
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Gabilay waa magaalo madigaan e bicoidkale eryo roodaay ama waxnoosoo doono hadiikale 80000kun doondoon meelbay kuusii yaalaan ilayne anaga muuse biixi uunbaan cod uhaynaa
@deeqahodanmo2823
@deeqahodanmo2823 5 ай бұрын
Dumarku Hogaamiye umadeed ma Noqon karaan, sababtana waa idiin sheegayaa, xadiis ayaa ah qoomka dumar hogaanka u dhiibtaa way halaagsamaan. Midkalena waan idiin sheegi Qabyaaladii ayaa durba bilaabantay
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Dadkeeda ayay roodi waraabaha ka dhici neysa wanay saxan tahay…. Somaliland oo dhan gaar ahaan Habar Awal cadawgoodu wuu badan yahay gudo iyo dibad’ba
@ahmedyaasiin5881
@ahmedyaasiin5881 5 ай бұрын
H.awal ma lacagtaa ilaahay siiyey ayaa lagula coloobey​@@abdullahimohamed8746
@G.M820
@G.M820 5 ай бұрын
Tiradda codka ah ee Gabilay ma waxay u haystaa inay sideetanka kun ba ay wadda yihiin Sacad Muuse ?😂😂 Waa ceeb in fagaaraha lalla soo istaago waxaas oo kalle 😂😂
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Waadiga arkaya wllo kii Borama joogay calan buluuga ayu la’otdaya kii lascanod wad aragtaa… kuwii kale wakuwa gacan libaax askarta ku laa’yay.. maxa dhib ka dhigay markay inanta Habar Awal danta reerkeda ka hadasho
@G.M820
@G.M820 5 ай бұрын
​@@abdullahimohamed8746 😂😂
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Siyaasiyad haday tahay reeraha kala ee gabilay degan mawadani bay udaysay ilayn codkama doonin iyagee
@G.M820
@G.M820 5 ай бұрын
​@@maxamedcabdi9057 Dee mayee xataa reeraha kalle laftoodda codkoodii gosha ayey gashatay saw taa kuleh maaha sideetanka kun ee cod ee Sacad Muuse ee Gabilay yaalla! 😂 Maayadaaba modaysa inay reero kaleba meesha degaan!
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Sacad muusaay uwada haysataa gabilay kkkk halyaabina waanay aqoon gabilay e
@ilhan687
@ilhan687 5 ай бұрын
Miinayahoow Isaak naago ayaa roogaya
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 5 ай бұрын
Fariid Roda u sheeg huwanta inadeer inaan gabiley waxba u ool
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi 5 ай бұрын
30kun waa samaroon 10 kuna waa gabooye fadlan is muujiya ama Jigre Abubakar ha ini waso
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
😂😂😂😂 cabaadka jooji sxb gobolka gabilay rag aya iska leh… maad ooyi maxad ka qaban karta….. tasaa codkii Berbera iyo hargiesa ku sugaya… Habar Awal ma faanto lakiin waa qaran….
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 5 ай бұрын
Gobolka waa la wada leeyahay ma sida kuwa xaasidiinta ah ayay moodaysaa
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi 5 ай бұрын
Futo hololofa waxaa leh habar awal rag Iskama celisiin gardarana ma daysiin
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Kudarsoo gabilay 30000 oo madigaan ah codkooda malaqarinkaro
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi 5 ай бұрын
Cidba diorasho kama gasho gabilay oon ahayn Jigre Abubakar looma ogola gabooye iyo samaroon
@liibaaniidle1112
@liibaaniidle1112 5 ай бұрын
Yaa tartamaya meel xaadho
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Hhhhhh
@liibaaniidle1112
@liibaaniidle1112 5 ай бұрын
Waasax waa lakala tashan
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 5 ай бұрын
albab qaaldan oo muuse haandarabay beey gaaracaysa
@mowliidhassan5862
@mowliidhassan5862 5 ай бұрын
Gabilay marka reer sheegto uma qalanto gobol
@laabtakasoco3723
@laabtakasoco3723 5 ай бұрын
Meeyen akishe madigan toljecle iyo gadabursi miyanay iyana reer gabiley ahayn 😂
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Waa lawada yahay sxb ha u bixin reer aya u badan mesha…. Aduunka oo dhamina waa sidaa Majority rule minority….
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 5 ай бұрын
Wllo cida ubadan waa layaqaanaa waa jb 2 waa madigaan 3 samaroon 4 akisho 5 gurgure sxb
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Cishoon meeso gabadhani kuwiu buugta laga qorayay ma ilowday
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 5 ай бұрын
GABIILEY. . WAA DEEGÀAN . QABIILKA CIISE. AYAA. IISKA LEH. .DHWAAN. . CALANKA BUULLUUGA AH. EE. SOMALIA 🇸🇴. WUU. KA TAGII. DONNAA. IIN SHA. ALLAH
@crashiidaxmed1753
@crashiidaxmed1753 5 ай бұрын
Cawuuri😅
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Maxaa Ciise iyo gabilay isku keenay jaahil.. yam yam iyo qadad weyn aya tahay iska aamus… aamuska aya kuu kheyr dhaama
@sulyyyy7889
@sulyyyy7889 Ай бұрын
🤣🤣waan qosli langaab yoow
@matmat735
@matmat735 5 ай бұрын
Afka kala xiisho qaabiilka !
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 5 ай бұрын
Horn caple shame on you waxaad soo qoraysaan wixii TV weyn lagu yaqaanay maaha umadda ka xishooda
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 5 ай бұрын
cayda madaxweynaha iyo ragga habalaha cayayba soo ma soo qoraan taasiba miyaanay ahayn big SHAME?
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 5 ай бұрын
@@FaadumoArdo madaxweynuhu amaan iyo aflaagadaba xilka uu hayo ayaa keenaysa haduu rabina beertiisuu fadhiyi lahaa balse tvyadii xumaan umbey wadaan wixii hablo caayana runtii arin wnaaagsan maaha cideey doontaba ha ahaatee
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 5 ай бұрын
@@Hamse-Ahmed10 madaxeweynuhu ma kii ugu horeeyaa maxaa kuwii hore loo aflagaadayn waayey bal ii sheeg maxaa jabahado loo samaystay waayey bal ii sheeg ?maxaa qabiilka looga baxay bal ii sheeg? Maxaa ciidankii cadowga loogu soo raacay oo loo jabiyey bal ii sheeg? Wax kursi la yidhaa ma jirto.
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 5 ай бұрын
@@FaadumoArdo horta gabadh baad tahee qaranka ninkaa ciidanka haysta eed difaacayso ayaa jebiyey mida kale xaaskii madaxweyne rayaale keeshaligeeda ayey waxka sheegi jireen muuse iyo reerka uu ka soo jeedaa ee waxan kursigaa watee haku wareerin muusena jabhad iyo waxkasta waa loo samaysanayaa haduu isagu qabiil iyo qudhun hoosta geliyey oo uu madaxweyne qaran noqon waayey ileen walaal alle ayaa ina dilayee odeygu waa caaqil reereede Siilanyaba jabhad looma samaysanoo siduu wax u wadey ayaa wacneyde indr odeygu taladii qaranka wuu la lumay dhul boob iyo gebiley ayuu arinkiisu dhaafi waayey
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 5 ай бұрын
Tani waabay xanuunsanaysaaye siday wax u hogaamin lahayad Sowetan iska jibootay wadhi dumar w DUMARUUN 😂
@crashiidaxmed1753
@crashiidaxmed1753 5 ай бұрын
Halkaa Maad Istaagi Kartaa Adigu
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 5 ай бұрын
@@crashiidaxmed1753 Haa aad iyo aad weliba anoon wax boodhaaqin, Sowetan sidii qof ciil ku raagay ooyday iska joog gabilay dheh bal inaad dawoodo subxaanallah
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 5 ай бұрын
@@crashiidaxmed1753 😂😂😂 waley ka tahay inuu halkaa istaago
@digaalecali7563
@digaalecali7563 5 ай бұрын
hooyada ayaa xanuusan
@aminafgh2127
@aminafgh2127 5 ай бұрын
dee sidan in loo hadlo wadanka uma fiicna laa xawla walaa quwata ilaa bilaah
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 5 ай бұрын
Waa riyo kunool dhamantood qabyaladu wataa xagaa idin dhigtay
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Marka gabadh Habar Awal la hadlayso dadkeda qabyaladu wey ku dhibeysa… marka Saladiinta iyo culimadu lacagaha iyo hubka u gurayso qabiilada sida waxa lascanod ka dhacay ama laga rabay ina Borama laga sameyo ama ciidankii qabiilku laayay buurta gacan libaax kuma dhibeyso miya… sheekoy kunacay..
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
"Ma aniguu Firdhiye ii hanjabi karaa.." Gudd Faysal Cali Waraabe
11:30
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН