"Hadii Lakala Xishoon Waayay Martaa Laisku Noqon Doona" Gud. Rooda Cabdi Muuse

  Рет қаралды 65,523

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 246
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 8 ай бұрын
Waar inantayada ka dhamaada haku mashquulina Si lab bay u hadashay Roda Abdi Musse Go head Pure Subeeriya
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 8 ай бұрын
Gabadh kaa ajaaaniba inaad gacanta qabataaa waa xaraaaan😢
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
Soomaali miyaa ajaanib iyo diin ujoojiya ilaa qof Allah kacabsada mooyee
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 8 ай бұрын
Waxba xaaraan maaha Maxaa iyada banaanka keenay
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
@@MaxamuudFarax-f8g banaanka ? Dee daneheeda ayay usocotaa laakiin kaalay igudhagdah maydhihin laakiin waxlala yaabo maaha soomaali dhedeeda inkastoo xaaraantaday waxkadaran ayay sameeyaan
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 8 ай бұрын
Oo tolow adiga mxaa ku tusay? Annagu wuxuun baan dhageysaneynee ma annagaa ba waxaa eegeynay??😂😂
@MaryanXuseen-oi7mm
@MaryanXuseen-oi7mm 8 ай бұрын
​55555699p
@GuuledCrashiid
@GuuledCrashiid 8 ай бұрын
Roda abdi muse ❤
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 8 ай бұрын
Laandher bandagay hadii lakala xishoon waayo waalihi in marti lasku noqon keep going
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 8 ай бұрын
Roodi waa naag nool ninkii dhoof ku yimi bay geeridu dhibaysa wax a la isku qarin maayo😂😂😂😂❤❤
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 8 ай бұрын
ASC.Mansha Allah Habo Roda Abdi Muse Runtaad kaga dhufaley indhaha kuwan kada ee bilasharci wax kudonaya
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 8 ай бұрын
Roodaay. MAGACA GUDOOMIYUHA SAX WAA XAAJI SALEEBAAN
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 8 ай бұрын
Waxan miyaanu nin qabin nijaasada ah waar waxan dadka halaga fadhiisiyo. Hargeisa cida leh ayaa Marti loogu yahay cida lehna waa layaqaana
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 8 ай бұрын
Hooyadaadii uraysay wase inanta afka ka dhig
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 8 ай бұрын
Naagtani ma Naas dhidhinac Raga Laga Tusay Siyaasada u Fahan Tay. Mida kale Yaa Marti ah qoladan Habar Awal. Siyaasad Xumadii Af xumay Ku darsadeen. Hadal Jilaycaasi waa waxaa wadankii 3 Gobol ugu Soo Koobteen.
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 8 ай бұрын
Hargaysa ciise muuse waa ku Marti ha loogu dhaarta naagtan
@karimhasan8967
@karimhasan8967 8 ай бұрын
Martida casimadu wa haberjclo only 😂 ma lagugu dhaarta
@bilana289
@bilana289 8 ай бұрын
@@karimhasan8967 Hadii marti laga hadlo CM laftigoda ayaa marti ah
@Araweelo74
@Araweelo74 8 ай бұрын
MashaAllah sax naag nool dulqaadka subeeriyadu xadskiisi la gaadh
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 8 ай бұрын
Duni aakhiro samaan.
@dmm7903
@dmm7903 8 ай бұрын
Naagtan Habarjeclo weyn ku waalatay horta ninkii ku furay waanu soo celinaynaa si miyirku kuugu soo noqdo. Waxan ku xasuusinaya in TOLJECLE oo ka mid ah degaanka qadiimiga ah ee Hargeysa uu ka mid yahay Habarjeclo weyn . Ta kale waxa tahay baa tahaye is deji . Midna xasuusnow in Hargeysi tahay Caasimadda Jamhuriyadda Barakaysan .
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 8 ай бұрын
War miyuu furaya qofta marti kute haragaysadan dadka loogu hanjebaya sow taan arkay maha ee 2 buurod kudhextala
@bilana289
@bilana289 8 ай бұрын
@@fadumosuleman5201 Naagtani Hargeysa deegaan kama aha marka deegaan ahan loo hadlo waa Ciise Muuse Ciise Muuse goormay Hargeysa dadka ka sheegten
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 8 ай бұрын
Hhhh goormuu ciise muuse deegaan hargaysa noqday
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 8 ай бұрын
Hargaysa ciise muuse waa ku marti ee inanta haloo sheego from GARXAJIS 😂😂
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 8 ай бұрын
Kaalay adigu ka dhig,min halaya ilaa ilaa berbera inta ka dhaxaysa anigaa dega, indho beel
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 8 ай бұрын
Hargeisa 4teeda jiho qolaba meel bay ka soo gashaa
@saynabSr
@saynabSr 8 ай бұрын
Garxajis yaan lagu gaban, hargaysa habar awal iyo garxajis iyo arab ayaa ugu waaweyn reeraha dega ciise muusena waa habar awal ee ha u malayn inay yihiin qolo kale,ceerigaabo waa magaalo garxajis waxana dega muuse ismaaciil sidaasayna magaalo garxajis ku noqotay sool waa degaan garxajis hadana sacadyoonis oo keliyaata dega,
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 8 ай бұрын
@@saynabSr Hargaysa waa magaalo GARXAJIS buuqna kama taagna jifo sacad muuse ka tirsan Oo nuux ismaaciil ah baanu hargaysa soo dejinay Oo marti ku ah inta kalena waa soo raac h.Awal wax la yidhaahdaan ma jiro naagta hadlaysaana meel bay u dhalatay ee ha tagto habar jeclona kama xigsankarto hargaysa ku biyo cab
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
​​@@saynabSr Yaa udiiday ciise in uu leeyahay hargaysa anoo sacadaa leh ciisana berbera igana xigo coidagale ayaa ila dega haberyoosna lagama xigo arab sidoo kale intagale waa noo waynu Wada leenahay dalkoo dhan ha xadgudbin gabooyena wuu nalaleeyahay sorry
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 8 ай бұрын
Waa runteed.
@amdualeh5802
@amdualeh5802 8 ай бұрын
Qoftani ma dhimir baa,, afkaaga xun ee akhlaaqdu ka dhimatay ka du oday saleebaan oodan kabihiisa gaareyn,,orod kabadh qaadkii ku noqo,siyaasadi kaa dheere,U SHAME
@ContentCheese-wq1rm
@ContentCheese-wq1rm 8 ай бұрын
Libaaxo hadalo cad cadidaa Keep going
@bayleyare8130
@bayleyare8130 8 ай бұрын
Lxb ciisa muuse❤
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 8 ай бұрын
guulayso roda
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 8 ай бұрын
Fariid rooda hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 8 ай бұрын
subeer awalaw hablihiina qabsada
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 8 ай бұрын
Duni aakhiru samaan
@aminaxasan498
@aminaxasan498 8 ай бұрын
Dorsha dhicimayso 2024 ee isdaji ina cabdi muusay warka aniga ka huba dorasho dhicimayaso hawlo kala lagu bajinay
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 8 ай бұрын
Taasi wa biyo kama dhibcaan oo doorasho iyo wax somalilad la yidhada inay 2024 iyo muse ka dabeyneeyn uu nin waliba tuuladu dago xidhanaye lakin Haka ilaabin inaay shandadeda xidhxidhato aay tuladay ka timi ku noqoto😂😂😂
@Somfox1
@Somfox1 8 ай бұрын
Arinka Somaliland iyo Somaliya 33 sano baa laysku dalay .. koley Xabashi iyo Oromo maaha somali waxan kula talin lahaa in meel dhexe laysugu yimaado .. Somaliland la siiyo xaqeeda .. iyaguna iska daayaan in ay walaal u arkaan OROMO IYO AMXAAR ASXABUL FIIL AH ..WAA IGA TALO WALEE
@abdulraven4970
@abdulraven4970 8 ай бұрын
First in first out. Ceelka hargaisa martida hor timid iyada ha hor baxdo.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 8 ай бұрын
sidey marti uga tahey waa gabadh awal ah ma qabil kalad moodey
@abdulraven4970
@abdulraven4970 8 ай бұрын
@@abdullahiomarali5241 habarawal marti edeb daran ayey ka yihiin ceelka Hargeisa markaa kama sheegan karto habarjeclo.
@bilana289
@bilana289 8 ай бұрын
@@abdullahiomarali5241 CM Hargeisa deegaan kama aha
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 8 ай бұрын
🤣🤣🤣horta reerkan maxa oromo uu gala wayo xita ceesh oo milix ma yaqaniin reerka aay sida ula hadlayso wa reerka ilaa hada halka so gaadhsiyay oo garxajis oo bari hore ku qurcan laha garbka siiyay oo walhiya mida kala ninka aay sida ula hadlyso hargeysa kama xigto hadu isagu bariga burco ka so jeedo iyaba xeebta saxil bay ka so jeeda marka qoftani wa jaahilad qabyaladi ka buuxdo caqlina lahayn
@Ismaaciil2130
@Ismaaciil2130 8 ай бұрын
Waayahay.
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 8 ай бұрын
Hadaabey leedahey hargeysa ayaa cidi marti ku tahey waa maxey dawladnimada aad doneysaa iyo doorasho? Waaceeb laakiin kuwa urur beenaadka ufurey waa hadaladoodii wexey ku hadashey
@mahamoudaideed1693
@mahamoudaideed1693 8 ай бұрын
Rooda cabdi muuse inadertay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 ай бұрын
Habar jeclo ayaa marti unoqon doonta rooda yaab?
@NaimaMdr
@NaimaMdr 8 ай бұрын
Habarjeclay kasoo hoostoosta 😂
@saynabSr
@saynabSr 8 ай бұрын
Hjlo waa hayad oo hayadana hadba qolo ayaa tidhaahda anaga ayaa amaankiina ka mas'uul ah eh kaalaya oo halkan soo dega oo shaqadaa u socoteen qabta markaa rooda wax lagu canaanto ma odhan,ee wax hore u jiray ayay sheegtay ee haka daba qaylinina sidii dawaco wareebe aragtay,
@mahamedosman7435
@mahamedosman7435 8 ай бұрын
Siyaasa deeni waxay noqotay qabyaalad iyo qudhun dadka siyaasada inoo metelayaa waa dadka sidaa uhad laya
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 8 ай бұрын
yartani qurbajoogta ayay ku mabtay markaa qabsada hablihiina habarjeclo hargaysa kama lihidin hadii kale iyana ciise muuse ayay ka noqonaysa hargaysa sacad muuse na waxba uma qaban karo isgaa Dan ku dagan
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 ай бұрын
Oo muuse show waa la gawracay waa MW jilicsan ciidankii buu bireeyey wadankii baddii dadkii intaba waa bireeyey
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 8 ай бұрын
Maxaa kaa galay haduu birayey anagaa ku jecel oo ku garab taagan mxaad ka qaban kartaa adigu
@AmirAli-tt1zv
@AmirAli-tt1zv 8 ай бұрын
Naayaàahe😢😢 Naa gurigaaga fadhi Komishankii horaa qaldamay oo naagtan soo saaray
@SamsamCabdiraxmaan-x6x
@SamsamCabdiraxmaan-x6x 8 ай бұрын
Rooda❤❤❤
@Sharmaemail
@Sharmaemail 8 ай бұрын
Next president inshaALLAAAAAH waa Mw Cabdiraxman ciro
@HamseCadaani
@HamseCadaani 8 ай бұрын
Wllhi baanu noqonayn hooyadaa hadoorato
@saynabSr
@saynabSr 8 ай бұрын
​@@HamseCadaani ha dhaaran waa madaxweynaha muuse ku xiga eh waan laga yaabaa in aanay doorashadeeni hore oo kale dhicin laakiin cirro waa madaxweynaha muuse ku xiga ee somaliland insha allah
@Sharmaemail
@Sharmaemail 8 ай бұрын
Ciro waa nin dulqaad leh oo afgaaban oo masuul ah oo wadanimo kujirto
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 8 ай бұрын
Cirro waa masuul lkn meeshan doorasho kama muqatto kolba naaggo kalyaha lasoo qabanayaa ku matagaya gurtidii iyo xisbiyada ajiibwewi😅
@saynabSr
@saynabSr 8 ай бұрын
​@@zayidmeeaad8660xoog ama doorasho ha ku yimaadee cirro ayaa muuse ku xiga insha allah
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 7 ай бұрын
Khaniisadii berbera Akh Akh
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 8 ай бұрын
Hadaad doontaan daroodow boqorkii iblayskana ugu yeedha muqdisho iyo hawiye amaba laascanood !!!!!! xaqiiba adimay Aby Axmed waa casumanyahay hadii alle rali ka noqdo waa imanayaa
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 8 ай бұрын
Waar inanta daaya Inaadeer waad mahadsan tahay ee inoo naso oo caruurtii ka war hay, yay inaga dayacmine. Siyaasadan waalatay ee reer sh. Isaxaaq ha ku milmin.
@gorgor3062
@gorgor3062 8 ай бұрын
Somaliland waxay ubahantahay in dadkan balwadu dishay iyo kuwan jahiliinta ah ee qabiilka Parliament lagu keenay dad dhaama in lakeeno hadii kale tan iyo mid kadaran aya iman
@ismaanurse3038
@ismaanurse3038 8 ай бұрын
Waan xidhaynaa buurta shiikh iyo dacar budh new is state somalia
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 8 ай бұрын
ADEER WAA LAGAA SHISHEEYAA WAANA LAGAA SOKEEYAA ISTARAATAJIYADA ILLAAHAYBAA QAYBIYAY ADNA INTAAD HELAYSO WAAD ARKAYSAA HAYSKU CIYAARIN
@Tkmaxfan
@Tkmaxfan 8 ай бұрын
Tolow ma Habar jeclay hargaysa ka sheegansysa. Waar reerkan habar awal maxay naagaha isagasoo horaysiiyaan.
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 8 ай бұрын
Hhhh waaba ciise muusee halkay hargaysa ka degtaa way iska hadlaysaa
@bilana289
@bilana289 8 ай бұрын
@@abdikanikayse5312 😂 waan yaabay CM Hargeysa dadka ugu hanjabaya 😂 waa aduunyo gudoon
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 8 ай бұрын
CIISE MUSE WAA LAF DHABARTA MUSE SUBEER E SOO BARO REERAHA IYO SIDAY DEGEN YIHIIN DHULKA.
@bilana289
@bilana289 8 ай бұрын
@@ahmedgaileh Hargeysa ma degaan waxaagu waa jujuub ma is tidhi
@shaikhmuqtaar7467
@shaikhmuqtaar7467 8 ай бұрын
WAR NAAGTAN WAABA YAAAB MAEYE DHIMANTÀY CADI MAAHA WAA LAGA DHEXHADLAAYAA
@ahlanhussien
@ahlanhussien 8 ай бұрын
Naagtani way dheeraynays Hala xisho
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 8 ай бұрын
MUUSE IYO URURADII GACAN KU RIMISKA AHAA WAY JAHWAREEREEN QORSHIHII XAARAANTA AHAA EE AY ISU BAHAYSTEEN AYAA SHAQEYN WAAYAY 😅😅😅😅
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 8 ай бұрын
Waa duni haweenku talinayaan,qiyaamihii baa soo dhawaadey..mey gurigeeda iska joogto ..ilmaha koriso..intaas ayey diintu islaamku fareysaaye
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 8 ай бұрын
Dumaashi xushood odayga saleebaan gaal haku odhane.
@abdihayd2924
@abdihayd2924 8 ай бұрын
❤❤VIVA. MAXAMUUD. XAASHI. KKKKKK
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 8 ай бұрын
WAAR NIYOW NAAGAHA NAAGAHA WAXA NAGU FASAXAY MADAX WEYNIHII HORE EE SIILAANYO ALA MUXUU DHAXAL XUMO NOOGA TAGAY SAA XIRSI IYO INA XAASHI IYO CIRO OO UU KEENAY BUU NOOGA TEGAYE BAL NAAGTAN CARABKA DHEER EEGA.NAA OROD UU REERKA IYO CARURTADA KA SHAQEE HOYADADA SIYASADU WASTAYE FIDHA QAYAHAY
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 8 ай бұрын
Naaa sariirtii odayga yaa jooga
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 8 ай бұрын
mashallah !!!!!!!!!! sharcigu ha sareeyo cid ka baxsani kartaa ma jirto qoloduu doono iyo diintu doono ha haystee waa la horkeenayaa cadaalada dowlada shacbigu fartiisa ku doortay !!!!!!!gudaheena hadaanu hagaajino saday waligeed ahayd dagaalka dibadana guulo waawayn baynu gaadhi doona !!!!!! maanta ninka gaadhi wata sharcibuu ku wataa hadu shil galo shrcigaa la mariyaa marka khad casi kusoo boxo waa inuu joogsadaa oo akhdarka ku dhaqaaqa lakiin hadii dastuurka iyo sharcigu qiimo jabo halaal iyo dowladu dadaygii badalo ayaa ku xigta iyo fowdo iyo dagaalo sokeeye.... sideeba laydiin maalgashani hadii warqadii dowlada ama baarlamaanka ama dowlada hoose amaba maxkamadaba la fuliniwaayo ama la badali karo ama ay qiimo jabto ??????? hargayssa jahanabadii laga baqayay noqoni walaahi .............. from saylac somaliland republic ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 8 ай бұрын
Yarkan wuxu kah haystah kal sonih islantan wakah gacantah haystah
@faisalduale2503
@faisalduale2503 8 ай бұрын
Yaa marti ah roodaay😂😂😂
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
Habarjeclo ayaan ufahmay yaa ilaqaba
@alisaed8393
@alisaed8393 8 ай бұрын
Rooda cabdi muuse waa fariid caqli badan nooloow martidu edeb hayeelato feef waliba intuu hargaysa iska soogalo ayuu kadhex badhaacinaya
@leylaa3666
@leylaa3666 8 ай бұрын
Ka xishood odagii Salabeen mar hore ayaa luguu sheegay inaad naga soo shiido sariirata beesh ku qabata ninkaa waxaan leeyahay ninkaa waxa ka qabo gabadhan aad qabata b
@SOMALIUNIONTV
@SOMALIUNIONTV 8 ай бұрын
Asc walalayal ururka ( SCCU) Somali corporation council union waxa lagu mideynaya Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs 8 ай бұрын
Habar yahay kaalay furimta oo fahiima quuje iska celi
@user-A.Rashid
@user-A.Rashid 8 ай бұрын
dadka tani xil inay u qabato raba iyo dawladan ka ogolaatay gud.xisbi waa dhibaato dalkeenu kusii wajahayo oo aynu isku dawanayno keenii aqliga lahaa qabiil iyo lcg ayaanku reebnay
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 8 ай бұрын
Waa Fariid Garnaqsatay
@abdicash8787
@abdicash8787 8 ай бұрын
Eedo , gurigaaga fadhiiso, adeerkaa ramaax ku wareeji. Dukaanka, reerkani faadumo siciid ma waayaan miyaa
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 8 ай бұрын
Wariyahan hablaha gacanta ku dhagayaa wamaxay? Adeer akhlaqaada saxafada manad so baran sideed qof dumara gacanta u qabsataa diniyan xita wa dambi waxaso kale iska ilaali
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 ай бұрын
Yaab oo mahabar jeclaa marti ku ah hargaysa?
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 8 ай бұрын
Haa ina xaashi isagaa martiya hadduu xishoon waayana kii cadhoodow caynaba u guur
@qorsheeyechannel6185
@qorsheeyechannel6185 8 ай бұрын
Hadaanu marti ahayn ma magan baa 😊
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 8 ай бұрын
​@@axmedyusuf8192 😂😂😂iyada iyo ina xaashi iyo muuse bixi hargeysa way uu simanyin wayo ina bixi dhulka itobiya haaysato iyo ka so jeeda iyana xeebta saaxil ina xashina bariga burco marka hargeys marti iya lagu wada yahay marka wa la wada guuraya ee taas la socda gx
@saynabSr
@saynabSr 8 ай бұрын
​@@dhashisheekhisaxaq9514meelkasta haka soo jeedo laakiin waa nin habar awal ah habar awalna hargaysa waa ku degaan laakiin ina xaashii hjlo degaankuma laha, dee hadaanad iska jeclaan inuu ina xaashi reer hargaysa noqdo takale hada waa xiligii qabiilada ee ninkastaa degaankiisa ka muuqan lahaa hawl iyo hanti wadaagii mar hore ayuu dhamaaday oo 91kii ayaa ugu danbeysay,
@Axmed-gu8bu
@Axmed-gu8bu 8 ай бұрын
Wax laga xanaaqo weeye waxa uu wado xirsi ina xaashi oon shar mooyee khayr looga baran waa dantooda yaqaano aan u tudhayn dadkooda iyo dalkooda midna
@AhmedAadan-7743
@AhmedAadan-7743 8 ай бұрын
GAPADHA MAXA GEYAAY GOPAHA RAGGA ...😢 Ninkan gacanta iska qapsanaya wxyyyy😂😂
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 ай бұрын
Inantu waxan ay ku hadlayso miyey ogtahay waar yaa usameeyey ururkan.
@AliAbdi-uq7rf
@AliAbdi-uq7rf 8 ай бұрын
NAAGTAN HANJABAAD BADANAA DHAKH DHAKHDA HAYSAA.
@AhmedFarah-i5s
@AhmedFarah-i5s 8 ай бұрын
Wy naagtani sidaa ugu qadhmuuntahay noo sheeg?😂
@kaysehasansaleban4762
@kaysehasansaleban4762 8 ай бұрын
HHHHH. WAR DAKAN MUSE SOO KHLADAY EE KAHLADKII UU WATAY U SHAQAAYN WAYAY, MA RUN BAY MOODEN WIXII LOOGA SHERKAYNAYAY EE FILM SARCAADKA AHAA.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 8 ай бұрын
Habartan habarawal miyay qayishay
@hoodo9260
@hoodo9260 8 ай бұрын
Yaa marti kuu noqonaya futo qaawaneyde maxaa dhakh na baraty 😂adaa marti ahe edeb yeelo
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 8 ай бұрын
Kuwa leh waa fariid Rooda waxay ogaan doonaan markay doonta nala dejiso ee la qarqoomo!😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 8 ай бұрын
waar mussow xal keen oo umada midee oo qaladkaaga sax ururadii oo sharci noqday iyo xusbiyadii oo labadoodi doorasho sharcigu siiyay wada helinin waa massibo lakin raga dhal ubaanay karayne xal keen oo lugaha qabso oo sharci iyo walaalnimo dalka ku badbaadii hadaanad cadowga gudsha ku jirin .......waar waxa kaliya ee anu dugsanaa waa nabad laga dhaxlay dastuuka assaska u ah sharciga kala wada umada somaliland >>> ilaahay waxaanu ka barinaa in bogayaga burcad isku mariyo in gudahayaga sharcigu sareeyo wixi qaldamayna si laysku ogolyahay oo tudhaaleh oo xisbiyada aan la qasbayn oo ururada laqasbayn oo dowladu fulisso shuruucda iyo amniga .maxaaba lagu maalshani hadaanad xassiloonayn oo sharcigu awood rabaaniya lahayayn cidi shabini karin????????? from saylac
@munasagal2496
@munasagal2496 8 ай бұрын
Waa xaasinimadii ciise muse.kkkkkkkk
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 8 ай бұрын
Gud: rooda laga jarimayo Xirsi inan gumediyo Cirro laga ag guriyo Maxamud gaboya,a Sadexdaaba gawraca Fariidey boqna goo
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 8 ай бұрын
Ninkan gabadha taabsanaya iyo Yada on Dan ka lahayn oo wax weyn ba u arkayn War yaa alle yaqaan oo diintii alle nagu xukuma!!!
@johnyou4036
@johnyou4036 8 ай бұрын
Madaxweyiniii qaranka jabiyey, ee hubkii iyo ciidankii wadanku lahaa kaba la'aan kaga soo cararay ee isagu is bireeyey.
@Mohamedmahdiismail-wv6kx
@Mohamedmahdiismail-wv6kx 8 ай бұрын
MARTIDUNA HAA DHIDHIBSATO
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 8 ай бұрын
Ma iyadoh Oromo ah. Ayeey Hargaysa ka doodaysah
@abdifatahkadaribrahim8150
@abdifatahkadaribrahim8150 8 ай бұрын
Waar tani waa ragay Walee aqoon aqli kuuma noqoto Intay xaliimadaasi karanayso Pro. Maad garanwayday sorry 😂
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 8 ай бұрын
Mamadan mala qabaa markan arko waan kacsdaa
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 8 ай бұрын
😂
@hassanhussein272
@hassanhussein272 8 ай бұрын
Waar dhilladan iyadoo la qabo baa hadana la wasaa anigu beri baan wasay
@bilana289
@bilana289 8 ай бұрын
@@hassanhussein272 Akhas waar xishood
@atika5785
@atika5785 8 ай бұрын
Gabadhaha mumintaa gurigaaga ayaa u sharaf inay joogaan guriga kuu baahan mamy
@skrtube237
@skrtube237 8 ай бұрын
Indr fariidnimo ayaa kuu dheer codkarnimada intaa aad garanayso dadkaaga alle ha fahansiiyo suldaankaagii xirsi baa sixray madaxweynahaagiina waa la bireeyey 😮
@hudiitha4465
@hudiitha4465 8 ай бұрын
Deegaamaday ka soo jeeda😂😂😂😂
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 8 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 8 ай бұрын
Waaaaa xor xaashi iyo xirsi adeer halkay doonan bayka degeyaan xaarka xejista reer qaylo quute
@alisaed8393
@alisaed8393 8 ай бұрын
Neef waliba intuu hargaysa iska soogalo ayuu kadhex badhaacinaya
@azuum8043
@azuum8043 8 ай бұрын
War wuxu ma bakhtiba halku gabadha gacanta u qabsaday
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 8 ай бұрын
Siilka inuu qabtay ahayd sow mahaa ? Anigu hadaan gabadh gacanta qaban waayo siilkaan qabta oo aan xaax kaga siiya 🥸
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 8 ай бұрын
Wax qaraaca Ayay wayday😅😅😅😢😢😢😅😅😅😅😢😢
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 8 ай бұрын
Reer galbeedkii inamo yay yay oo 1500 oo cod haystaa ka adkaaday, kuwii 5000 iyo dheeraadka haystay ay suuqa joogaan
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 8 ай бұрын
Rooda waa runteed
@marftoons5249
@marftoons5249 8 ай бұрын
😂😂😂 iyadu may iska qabato hadii aanay u baahnayn .😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂
@LiibaanMuuse-p4i
@LiibaanMuuse-p4i 8 ай бұрын
Habarjecloy roda ka dhamada😂😂 hadi kale wa laiskuso kala qaban
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 8 ай бұрын
Ilaahey naa xiishod Waxadey ismoodey isdaji baan ku odhan laha
@fathiaabdi7300
@fathiaabdi7300 8 ай бұрын
Maxay samaysay.
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 8 ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdihayd2924
@abdihayd2924 8 ай бұрын
❤❤❤❤ QARANKA. WAXBAa. BAALAHEYGA. YAACAY. Kkkkk. HEEGO. WEYDII. Iyo. HADHAAGII. JEEGAANTII. Jabtey❤. Kkkk
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 8 ай бұрын
Qaranki qodax ayaa muday😂😂😂
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 8 ай бұрын
Inaanka wax qasaya ma maxamed xaashiba😂😂😂😂
@aminaxasan498
@aminaxasan498 8 ай бұрын
Wara inatayada nodaya dee ma raguna dalbaskan walaqaya 😂 Walahi anaguna dumar stastbanu samaysanayna
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 8 ай бұрын
Wll smaysta dorkan aad naxukuntaane anagaaba diyaaree 😂
@aminaxasan498
@aminaxasan498 8 ай бұрын
Waa diyara 😂 hadanun xog ku korin kurasiga walba nagu hub ma haysan o ee cunaqabatan gurayah ayaanu ragan sarayana😂😂
@daudsalah4832
@daudsalah4832 8 ай бұрын
@@aminaxasan498 hubka ugu khatarsan baad haysataan haddaad istimaalaysaan viva dumar state.
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 8 ай бұрын
​@@aminaxasan498Sariiraha u baneeya 2 bilood oo qur ah, waa la isku kiin dhiibin😂😂😂😂😂.
@Eng_moy
@Eng_moy 8 ай бұрын
Naagtan waalan mee ninkeedi 😅 miyaa nalagusoofalay ,
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 8 ай бұрын
DIYAAR BAA NAHAY WAXBA NAGAMA DHUL YAALIIN WAAYO TUUGTII XASHI XIRSI CIRO HALA ARKO MARTINIMADA
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 8 ай бұрын
Naagtan sidii sacda firbi ayaa quumuluud loogu soo direy in somalind ka faafiso
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 5 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН
" Madaxweyne Biixi Waa Maxbuus ..." Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse
14:15
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 5 МЛН