AABAHA JACEYLKA: "Dumarkii baa i nacay, hada waa is naashnaashay waa la i jecelyahay, waan..........

  Рет қаралды 21,618

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 ай бұрын
Walalow sidu Allah ku aburey ayaa qurux badan, ee cirbadaha iska daa, Allah yahdik
@harun7450
@harun7450 2 ай бұрын
Aabaha jaceeylka sxb keey gureey waa salaamayaa reer Holland aan mudo dheer isla aheeyn waa nin odey ah oo qalbi wanaagsan waana salaamayaa
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Waa nin Fariida Abaha jacaylka
@Iamfowsia
@Iamfowsia 2 ай бұрын
Kan wariye mahan subxanallah Wariyanimada umaqalmo
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 2 ай бұрын
Guuleyso aabaha jaceelka raga waa ineey istoostoosiyan ❤❤🎉
@ibrahimaxmed7228
@ibrahimaxmed7228 2 ай бұрын
Midkaan wariye noocee waaye ,ina hebel waaye ee shaqada hala siiyo noocan ee keentaa
@AmiinsiadAbdullaahi99
@AmiinsiadAbdullaahi99 2 ай бұрын
Wariyaasha soomaaliyeed badankooda mayaqaanan (anshaxa waraysiga ama wariyenimo) qof wayn oo aabo ah in suaalahaas noocaas lawaydiiyo hadana TV wayn oo bulshada badan kuxirantahy waa ayaan daro . Waxayna natusinysaa in TV calooshiis bas ushaqeysto views basna kafiirsan, sumacad malahan TV waa kakac.
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 ай бұрын
CIYAAL KZbin MA AHA WERIYE ISKOL XATAA WELIGOD MA DHIGAN JAAHILIINTA
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 2 ай бұрын
Nin isku kalsoon iga dhe abbaha jaceylka🎉🎉🎉🎉❤❤
@GuuleedAhmed-abdirahmaan
@GuuleedAhmed-abdirahmaan 2 ай бұрын
Odaygan waa isku kalsoonahay manshallah wuxuu doono ha samaysto muhiimadu waa inuu isku kalsoonyahay, waxaa jirta dhalinyaro badan oon kalsooni haysan si walba oo ay uqurux badanyihiin. Horay usoco abaaha jacaylka.
@HadaliyoFikrad
@HadaliyoFikrad 2 ай бұрын
The legend iga dheh abaha jcylka wllhi 🎉
@sharmakeabdille2060
@sharmakeabdille2060 2 ай бұрын
alla alla adkaatay queen Abaaha jaceelka waxee isku dhiibay xayaati qurux boc boc 😂😂😂😂😂
@anabali5298
@anabali5298 2 ай бұрын
❤baaba waa ku wataa nolow waan ku jeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 2 ай бұрын
Somalida wariyahooda aqlaaq daranaa walahi abaha jaceylka waa maskiin ani mar horaa bixi lahaa abaha jaceylka gefeliciteerd broer
@RASHID-hs9zd
@RASHID-hs9zd 2 ай бұрын
Subxanalah ma sidaasa ragi u danbeysay khaatumo seeg
@Rashkfx3034
@Rashkfx3034 2 ай бұрын
Aabaha jeclka keep going
@MaxamedGelsuge
@MaxamedGelsuge 2 ай бұрын
Qof abuuristii alle ku kalsoonaan waayay fariid maaha wllky hasamayn markale ayaan leeyahay
@Mahadismaaciil-t2v
@Mahadismaaciil-t2v 2 ай бұрын
Odayga legend waaye faraha halaga qaado
@Liibaankaaza
@Liibaankaaza 2 ай бұрын
Aabaha jclka dulqaad badanaa ilmahan cml ayow soohorfariisanaa oon garaneynin asluubta waxloo wareysto
@aniwaaye7759
@aniwaaye7759 2 ай бұрын
Wariyahan ma fahmin, shuruucdii wariye nimo oo dhanuu ku tuntay.
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 ай бұрын
Ninkaan wariye la leeyahay maxa ka qaldan respect iyo xushmad malahan mana yaqaano anshaxa iyo protocol ka wareysiga interview bu qof ka weyn oo aabe ah oo waaridkiis noqon kara buu sixun ula hadlayaa si dad loo wareysto mayaqaan xoogaana maseyr ba laga dareemayaa because marar badan bu caytayaa Shabeele Tv 📺 wa iney wiilkan trining kale u diraan tababar shaqo oo siminaar lagu baro how to interact people and respect iyo si xushmad leh martida tv ga loo so dhaeeeyo oo wax loo suaalo Subxaanalaah 😮
@Bambelmo
@Bambelmo 2 ай бұрын
Dadkeena 50 jir waxay u ogolyihiin masaajidka iyo guriga inuu udhaxeeyo ilaa intuu kadhimanaayo, ee warkooda ha ujoojin. Waalidiintood aanba unaxsanahay.
@AmiinsiadAbdullaahi99
@AmiinsiadAbdullaahi99 2 ай бұрын
Maa wax kawanaagsan baa jira inuu qofka laasimo masaajidka ,hadalkaaga wuxuu umuuqdaa qof dhiiragalinaya xumaanata iyo baashaalka aduunka ee ah labada maalin. Hadalka qofka waxaa laga gartaa caqliyadiisa😮.
@Bambelmo
@Bambelmo 2 ай бұрын
I don't answer some questions
@abuu_haaland
@abuu_haaland 2 ай бұрын
Shabelle shaqyóoyinka aa bixi saan dad u qalmo siiya, kan warye mahane
@kadardahir301
@kadardahir301 2 ай бұрын
War kan eega ma wariyaan ahay buu leeyahay
@Shacab24
@Shacab24 2 ай бұрын
Odeygaan caadi maahan dabeecad waa hayaa
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 2 ай бұрын
Cid kasta wariyay sheeganaysaa wariye bilaa ixtiraam ah oo aqoon si dadka lo waraysto
@cubeydinhocade8709
@cubeydinhocade8709 2 ай бұрын
Ninkan wariyaha ah aadu u qaldan yahay wlhi waliga ninka raga qalbigiisa lama taabto haduu is qurxiyy ma ahan inu sidan dhan u fag faago
@Somalistarchannel
@Somalistarchannel 2 ай бұрын
Aaba jaceylka Somali waa cadow iska ilaali waxpa iskuma ogola
@modahiir
@modahiir 2 ай бұрын
Wariyaha walaan,daal buukujiraa
@ku-kaaje
@ku-kaaje 2 ай бұрын
CAANOW XAAL QAADO WALAHAY CAWAA IGU HORAYSAY. XAGEE CAAN KA YAHAY
@mohamednoorabikar628
@mohamednoorabikar628 2 ай бұрын
Kaan wariye maahan ee shaqada halaga qaado
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 2 ай бұрын
Waxan raali kabixiyay hadal ki hore markaan dhamayaty odaygaan waraysigiisa
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 2 ай бұрын
Uday asaa saq ah 2024 subxaan
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 2 ай бұрын
botox ayaa ladhaha waa safe wax dhibaato ah ma keento gaalada dhan waa isku duraan
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 2 ай бұрын
Mr. Wariye, waa nasiib badan tahay, in uu ku buusbuuso ahayd. Baro sida dad ka loo interview gareeyo. Lkn, sida aabaha jcylk uu sheegay umad u abuuran in faraqa dad la qabsado buu ka dhashay.
@abashaji1110
@abashaji1110 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 WARIYAHA WAA KAA MASEERAY ISKA DHAAF $6 KALE UTUUR
@Naagnool124
@Naagnool124 2 ай бұрын
Wariye edeb daran ufff
@Maamulgobaleedmarabno
@Maamulgobaleedmarabno 2 ай бұрын
Midkan wax wareysanaa waaba sac caadi dnqonnimo iyo nacasnimow iskudarsaday xoogaa maseyr yarna waa laga dareemaa doqon marwalba waa doqon😂😂😂😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 ай бұрын
War waxan dhaqanka xun hala dhaafiyo meesha uff 😮 Ninka ma iskaa ka qirxoon balayada foqa dheer doofarka u eg War soo baro anshaxa wariyanida Qadhmuunka
@abdirashidali6946
@abdirashidali6946 2 ай бұрын
QOFKA WAX WARAYSANAYA WAXAA WANAAGSAN INUU AQOON LEEYAHAY LAAKIIN MEESHAAN WARIYE WAA LOO GAFAY
@GabsheAhmed
@GabsheAhmed 2 ай бұрын
Waxan codsnaa odoyasheena inay noqdaan sida aabaha jacaylka wiilkaan halaku daysado qeebtiisa wanagsan nadaafada wa shey qaaliya
@nagad-t8o
@nagad-t8o 2 ай бұрын
Awoowe camal an ahaym dumar mad wayday mad iska cibadaysatit alaah kabaqdidi iskadaysid camal shaydan weye inay jidh waji kahadasho adu age ah
@imanhirsi
@imanhirsi 2 ай бұрын
Fadlan wariye shaqada laga joojye. Mid ka baxsan Anshax Iyo dhaqan warbahiinta ka bax San
@Hibo-k5h
@Hibo-k5h 2 ай бұрын
No more wariyo kan camal
@SahroAli-x1n
@SahroAli-x1n 2 ай бұрын
Laa ilaahailalahumaxamadarasululaah
@abdullahiali9632
@abdullahiali9632 2 ай бұрын
wariyahan waa aqlaaq xunyahay, qof kaa wayn saan loola hadlaa yaa ku dhahay
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
Aniga Taldiya lacagta hada ka baxady aniga wa waxa Ku oran lah iska sadaqiso wa la gabyah nin noolya gabwo wa ka dhama imanysh
@Hibo-k5h
@Hibo-k5h 2 ай бұрын
Wariyaha waa aqlaakh xunyhy Soo baro anshaxa
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 2 ай бұрын
Nadafad waa nisful diin xarago waa caadi 10000 oo dollars aan wajigeyga galiyey waa israaf. Kulu wajrabuu walaa tusrifuu innallaha laa yuxibu musrifiin.
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 2 ай бұрын
Walhi waran qosalay 😂😂😂
@ifrahali7125
@ifrahali7125 2 ай бұрын
Waxaan wareysi lama dhihi karee waa weerar toos eh bisinka
@MaazimJama
@MaazimJama 2 ай бұрын
Awoowe ilaahy in aad raali galisid ayaa lagaa raby waxanoo dhip ma waxaad u maree in aad makhluuq raali galisid hadey saas tahy calaf saas iskuma badalo dumarna laguma helo
@MohamedIsmail-lb9hz
@MohamedIsmail-lb9hz 2 ай бұрын
Sorry obama kenya kuma dhalan,aqoonn darro dhankasta ah ayaad bulshada u soo gudbinaysa lkn nassiib darro idacadda iyo wariyaha ku waraysanaya ayaa ka sii aqoon darran.
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 2 ай бұрын
Wariye jaahil ah macaa u taabaneysaa dhaqan xumada ninkaan
@FutoXar
@FutoXar 2 ай бұрын
Igunji aan gabar dhalee😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮yaa waalay kaneh somali aduunkay inta la jaan qaadeen ka hor marteen😂😂😂😂
@yussufdaar-e1p
@yussufdaar-e1p 2 ай бұрын
Danyeer nimadhaa ayuu kadulaay markii uyaraa hadaa ayuu stageka kusoo labtee😂
@WeliHajiMahat-pn6hn
@WeliHajiMahat-pn6hn 2 ай бұрын
gus adagna sameyso oo qarash gali ileen waji qurxoon kaligiis wax ma taraayo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 2 ай бұрын
Uf😢
@FarhiyoSharifAbukar
@FarhiyoSharifAbukar 2 ай бұрын
ODAYGAN CIIYALO SUUQA AH MAGALADA HAGA QABTO 65 JIR BILA DHAQAN AH WEYE. FASAHAD AYU KAWADA MAGALAD WA IN XABSIGA LAGEEYA. QOFKI SOMALI RAJO KA QABO WAA 65 JIIRGEENI SIDA U DHAQMAYA!
@Userr9595
@Userr9595 2 ай бұрын
In uu isqurxiyo oo bidaarta iska hagaajiyo maxa ceeb kujira?
@SmilingArchaeology-do9hn
@SmilingArchaeology-do9hn 2 ай бұрын
jim ayan gala iyo qonfac. khatumada alaha no wanajiya
@NaimaHaile
@NaimaHaile 2 ай бұрын
Waryaha wajiga buran ayaba naag u eg,farurta dher 😂 sidan miya wariye ku tahay
@Userr9595
@Userr9595 2 ай бұрын
Sida ciyaalka haucaytamin
@Alfredo-v7i
@Alfredo-v7i 2 ай бұрын
Abaha jacaylka juusto mahan odayga wo isku dhax yacey
@umnalka7740
@umnalka7740 2 ай бұрын
Stil age there’s no cure got it dada si kasto ood isu maal geliso weli dada daawo maleh haku daalin horaa loogu maal beelee
@Userr9595
@Userr9595 2 ай бұрын
In uu isqurxiyo oo bidaarta uu hagaajisto maxa ceeb kujira?
@Dowlaaymaxmedcumar
@Dowlaaymaxmedcumar 2 ай бұрын
Wejiga bucbuc marsade
@QoflaTravel
@QoflaTravel 2 ай бұрын
Sida dadka loo wareysto waa wax labarto,aqlaaqduna waa sida qofka loo koriyo. Wareye xaal qaado.
@shibiskadhehtv8382
@shibiskadhehtv8382 2 ай бұрын
😂😂😂😂 HALIZ CAAFIMAD BUU KU SUGAN YAHAY EE HA LOO GARGAARO NINKAN WUXU QALAYNAYAA WUXU KA SOO BOODAY YARAATIIN😂😂 HA LAGA QABTO
@majkaabas5048
@majkaabas5048 Ай бұрын
Shabelle unsubscribe waxan u dhahay wariyan oo kaliya maba yaqano xoog lagu kenay wlhi
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 ай бұрын
Beentaas jooji dhaliyarada hadhumin haxaasheen
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 ай бұрын
Ninkan dhan xun ayuu layimid goomanka in layska duro xagee katimid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@umnalka7740
@umnalka7740 2 ай бұрын
Xataa far yarada bidix ringi ama cilaan ayaa u marsan
@SiciidSulub-j2t
@SiciidSulub-j2t 2 ай бұрын
Waar orodoo cibaadayso nin wayn oo qayr masuul ah ayaad tahee
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Daawo Su'aalihii La Yaabka Lahaa Ee La Waydiiyo Sh Usuuli
22:56
Universal TV
Рет қаралды 20 М.
wiil     reer baadiye ah    iyo gabar qurba joog ah sheeko dhex martay
9:49
WAAHEENTV🌐
Рет қаралды 147 М.
Aabaha Jaceylka Iyo Podcast Kobac Tv
22:57
Kobac TV
Рет қаралды 1,3 М.
Maxaa kala qabsaday Abukar Awale iyo Farax Ayaanle Dayaxweerar
37:58
Farax Dayaxweerar
Рет қаралды 3 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН