AABIHII LA DULMIYAY OO LA RAALI GALIYAY

  Рет қаралды 23,587

XAMAR MEDIA

XAMAR MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 3 ай бұрын
Ibrahim waa nin waanaagsan wuuna raali galiyay cabdale waxa aan allah uga baryayaa caafimaad iyo cimri ceeb la.aana ilahay haku caafiyo sokorta allaha kaa caafiyo aamiin
@amalomar380
@amalomar380 3 ай бұрын
This man is legendary dulqaad badan waaye
@ubahadow7662
@ubahadow7662 3 ай бұрын
Alahuabar
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 3 ай бұрын
Daahiroow please soo qabo ninkii gabadha kariyay 1 tan 2 baad please ogow DNA ma shaqeynayo 7 cisho kadib waa in la baaraa gabar ahaanteeda
@abdijama3992
@abdijama3992 3 ай бұрын
Somali heerkas bay maraysa hadii ay Dahir calasow wax waydiinayso
@MohamedAbdi-b9z
@MohamedAbdi-b9z 3 ай бұрын
Hilaal ayaa dambigaas qabto
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 3 ай бұрын
Kufsi ayaaba laguugu soo eeedeyee wax ani quseeya maahn kulahaaa 😂😂😂
@shukrimohamud8541
@shukrimohamud8541 3 ай бұрын
Dahir ninka qalad malaha waxaqaldan naagti ninkan dumashidis ahet ooxalay aragtey masawirkan maxey udhihi weysay ninkeyga ma ahan
@katraabdi7778
@katraabdi7778 3 ай бұрын
Waa aduunyo foorarta🙃🙃🙃🙃🙃
@HaawoHassan-m1p
@HaawoHassan-m1p 3 ай бұрын
Kkkkkkk miskiinimadaydaan rabaa
@FaysalFaysal21
@FaysalFaysal21 3 ай бұрын
Nagtu way walantahay may dawlada la wadaagto,mise yiadana wuu ka mariyay,sasey u carartay
@shaayidashaya793
@shaayidashaya793 3 ай бұрын
Wlhi aabahan waa nin wanagsan
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 3 ай бұрын
Kiii miyaaa oo gabadha foolxumeeyay
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 3 ай бұрын
Waaba isu egyihiine labada nin
@CabdulahiCumar-t5f
@CabdulahiCumar-t5f 3 ай бұрын
Sxb dahir isoqab
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 3 ай бұрын
Ninkan koofida maxa waye is qarin miyuu ku jiraaa😂😂😂
@amalquule84
@amalquule84 3 ай бұрын
nika intiisa caaya n8n doqona aha maraana
@magan143yare6
@magan143yare6 3 ай бұрын
Ibrahim waxa walay balayada uu qabo aya washay ibrahim oo adunyo wareer ku riday gabadheda oo nin iska fara xumenayo ayee ku qanacsan tahay oo rali ka tahay ibrahim na dhiga ku kacay oo xanun iyo hurdo la an ku riday balayada uu qabo aya maskinkan ku dirtay
@Amineta.0
@Amineta.0 3 ай бұрын
Wadan been joogtaa gabadha dowladleh xadgudub hadii Lagu sameeyo dhaqtarkefaa sheegaayo midakale iskuuoada caruurta waa la baaraa macalimiin qaaseey leeyihiin wareysato marmar baajirto in la baaro jirkooda dagdag baa loo ogaanayaa laaakiin kiiskaan waxbaa kaqaldan ninkaan markisi kiiskii borosesska Laga reebuu kacmxajaqeey ninkuu xarash uhaayey
@Wholecarpet
@Wholecarpet 3 ай бұрын
Qofwwyn lama baaro ilmaha baa labaraa case kaan Allah aclam lakin abahas wa la dulmay misna lawaalay
NINKI GABADHISA LAFARA XUMEYEY & NINKI SAWIRKISA LAFAFIYA SO QABTAY
46:01
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay
28:41
REACTION BOQISA WATO ABDIFITAX XALKIISA WASIDEE…….
14:25
Queen Amiira official
Рет қаралды 1,7 М.
WIJIGEDA AYA LACAG BADAN LOOGA QAATAY
29:31
XAMAR MEDIA
Рет қаралды 59 М.
NIN NAAGTIISA 21 SANO LAGA HEESTO OO LAGA ILMA DHALAY GABADHIISA LA KUFSADAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
58:58
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 45 М.
Wiilkii soos oo hooyadis helay maxkamada
15:52
KULAN 24
Рет қаралды 18 М.