DEG DEG: HOGAAMIYE AS KATIRSAN OO LA DILAY & SHIRKADAHA DIYAARADAHA OO WALAAC MUUJIYAY

  Рет қаралды 14,120

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 12 сағат бұрын
Axmed Madoowe haa la duqeeyo madaama uu ciidanka xooga dalka soomaaliya uu sumcadooda ku dheelay waliba mar walbo uu duulaan ku yahay ciidanka xooga dalka soomaaliya
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 8 сағат бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 10 сағат бұрын
Madaxda ugu sareyso alshabab waxe joogan oo lagu qariyaa magalada kismayo dhaxdeeda kuwaas ha laduqeyo😂
@abukarshiikh8760
@abukarshiikh8760 10 сағат бұрын
Masha.alah
@AliBare-y1c
@AliBare-y1c 9 сағат бұрын
Wariye fadhi ku dirir ah🎉
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 11 сағат бұрын
🥺🥺 🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@taifakali1981
@taifakali1981 10 сағат бұрын
Sax haa laa dilo
@hawakiin6410
@hawakiin6410 13 сағат бұрын
Masha Allah guul Kuwada dagaal ka yahuuda argagaxiso
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 9 сағат бұрын
Waxaa la dhahaa maxamed xasan omar oo kumagac dheer (canshuur)
@Hsn1224
@Hsn1224 12 сағат бұрын
Maanta adeerkaayaa cimaamaadda kutuureysaaye mise laguuhanjabay hadii nimankaa duleedaka afgooye iyo balcad joogaan ceelashana biyahana yimaadaan waa kuwee kumaanka kilometer-ka lageyey oodsheegtay simada waxay leynaayaan dadkii camera-yinka xirtay maalinkastana kastana qaraxyey geystaan cidii baadda diidana dawladdu amaankeeda masugikarto oo way dilaayaane maxaytahay waxaad noosheegtay
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 12 сағат бұрын
Warya. Moryan. Dabadhilif. Ka. X. Culusow. Moryan. Maxishodayala
@guledgula4794
@guledgula4794 10 сағат бұрын
War yuu idin duqeyn masaa kinyahay backasii kk
@guledgula4794
@guledgula4794 10 сағат бұрын
USC dalka halaga wabto
@AbdiMadey-u9t
@AbdiMadey-u9t 9 сағат бұрын
Alshabaab waa wiilal soomaaliyeed inta la duqeen labaa itoopia maa laduqeeyo iyo ahmed madoobe
@Cadar49
@Cadar49 9 сағат бұрын
Kuwa na qarxiya meel walba dadkeena maa wiilal Somali kuu ah oo laguu dhaafaa adigaa ah miyaa cadaw iyo ithiobia waad kasii xuntihiin
@IlobeMomin
@IlobeMomin 11 сағат бұрын
Dadka ayaga isxureey adiga maku jirtaa kawaran balcad iyo jowhar wali runta la iskuma sheegin kawaran weerar kii xawaadleey
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 196 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН