Aadan Faarax Samatar xayaad | heesta xayaad | waa duni xadgudubtoo | miyaa layga kaa xaday | xayaat

  Рет қаралды 59,294

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta : Xayaad
Luuqda: Aadan Faarax Samatar
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Waa duni xadgudubtoo
Xaqa baadil qariyoo
Runtu xeelad noqotoo
La is wada xaqirayee
Waa xubin maroortoo
Xin iyo wareer iyo
Xagaldaac ma waydee
Ma xalaa laguu yimid ?
Waa taan Xayaadeey
Xidhiidh kula wadaagee
Miyaa layga kaa xaday ?
*************************
Waa duni xadgudubtoo
Xanta lala wareegoo
Loo xaydanyahayoo
Xajiin la isla dhacayee
Waa xubin maroortoo
Xin iyo wareer iyo
Xagaldaac ma waydee
Ma xalaa laguu yimid ?
Waa taan Xayaadeey
Xidhiidh kula wadaagee
Miyaa layga kaa xaday ?
************************
Waa duni xadgudubtoo
Xeer la iska diidoo
Xumaan lagu tartamayoo
Xabaal la isku ridayee
Waa xubin maroortoo
Xin iyo wareer iyo
Xagaldaac ma waydee
Ma xalaa laguu yimid ?
Waa taan Xayaadeey
Xidhiidh kula wadaagee
Miyaa layga kaa xaday ?
**************************
Waa duni xadgudubtoo
Xishood laga dhaqaaqoo
Xirriibaha la xiirtoo
Xigto lagu shaqeeyee
Waa xubin maroortoo
Xin iyo wareer iyo
Xagaldaac ma waydee
Ma xalaa laguu yimid ?
Waa taan Xayaadeey
Xidhiidh kula wadaagee
Miyaa layga kaa xaday ?
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics

Пікірлер: 28
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Waxaad mooda heesta xiligaan 2023 lamaraayo inlaqaaday waayo waxbadan oo soomalida sameyso ayay kahadleysaa
@XusseenDucale
@XusseenDucale 8 ай бұрын
Waa sarbeeb sxp waa gumaysigii dad gaar lagula hadlayey marka dhulku caadi Buu ahaaye. Dad gumaysiga jaajus u ahaa baa lagula hadlaayey
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 ай бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO dhamaantood aamiin AAMIIN aamiin
@housseinwais1296
@housseinwais1296 3 ай бұрын
Allah ha u naxaristo halyayga Fannanka Abwaan Adan Farah Samatar heestan jaceyl Maaha EE WAA siyaasad sabteeda markaan xasusto calosha idildillaacdaa waxay lasomareen xoriyadoonki Djibouti janno🇩🇯🇩🇯🇩🇯Allah haku naxaristo Abwaan😢😢
@InaomarMedomar-vf9fv
@InaomarMedomar-vf9fv Жыл бұрын
Allaha unaxariisto waa dhintee run ahaantii anigu Somalia anoo joogaa hooyaday ayaa dhagaysan jirtay heestaan haddana Jabuuti ayaa jaamacad dhammayn Rabaa 2024 Allaha jannada ha geeyo
@nuruahmed9919
@nuruahmed9919 Жыл бұрын
Xaashah! Waxaani hees wey dhaaftay, Alle ya raxma Aadan samatar farax.
@hajiomarabubakar5260
@hajiomarabubakar5260 Жыл бұрын
Waa idin salaamey saaxibayaal Hees ereyada in yar aan ka xasuusto oo Gaber ku luuqeyn jirtey oo magaceeda xasuusneyn hadaad noo heli karto waan u baahnaa Jecelkii cilmi u dhintoo dhoobada ku asaa ani laygu dheehoo dhiigeyga nuugayee
@suugaantatv2809
@suugaantatv2809 Жыл бұрын
Waa Hees iyo badh.
@abwaanmaxamadbashiir6059
@abwaanmaxamadbashiir6059 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaanka ,heestani waa heesihii gobonimo doonka Jabuuti.
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 Жыл бұрын
Dhugmaal lyrics heestan original keedii ban u baahanahay kaban ahaan
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Aadan faarax samatar, Iyo fankii Djibouti, Cajiib! Erayada heeska Yaa sameyey tollow? midho fiicn baa ku jira Wa dhinac walbo taabanaya hadey noqotey aduun iyo xaalkiisa,,
@baylood.germany
@baylood.germany Жыл бұрын
Xasan sheekh muumin Ba laha ban filaya
@osmanbuhdirans500
@osmanbuhdirans500 Жыл бұрын
Maya waxaa iska leeh isagaa ADEN FARAH SAMATAR COODKA ,EREYADA , LAXANKA
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Erayada iyo laxanka asigaa leh kuna darso aadan faarax samatar waana abwaan soomaliyeed inta bdn asigaa sameysan jiray erayada
@XusseenDucale
@XusseenDucale 8 ай бұрын
Isla isaga lahaa sxp
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 3 ай бұрын
Ibraahim Gadhle habeenkii uu samaynaayay waan wada fadhinay xaafada Belbela
@saedyasin89
@saedyasin89 Жыл бұрын
September 24,2023 somewhere in USA
@24vT
@24vT 9 ай бұрын
Wad ku mahad satayi
@muuseadan2294
@muuseadan2294 Жыл бұрын
Abwaan sayidka barakaysan ayaan ba moodiray in uu heesta qaaday isagu waayo waxan ku ar kaa riwaayadiisa uun
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase Жыл бұрын
Adan farax samatar
@HaniFaarah
@HaniFaarah Жыл бұрын
Watan deni yow xiriir kula wadaa gee ma xalaa lakuu. Yimid puntiland wey I xorteey xalka nimad ku soo celi wll
@baylood.germany
@baylood.germany Жыл бұрын
Alha unaxariisto wiil saxiibkay ah ayan heestan ku xasuusta wuxu jecla gabadh gabadh la yidha xayaad mar walba hesstan buu u qaadi jiray alha iyadana wax khayr qaba ha siiyo 😰
@abdinabby6340
@abdinabby6340 Жыл бұрын
hees iyo badh
@fanaxaxmed7518
@fanaxaxmed7518 Жыл бұрын
thank you very much friend
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
Adaa mudan Walaal
@DekaDjama-p3r
@DekaDjama-p3r 3 ай бұрын
❤😅
@AhmedCabdullahi-m5s
@AhmedCabdullahi-m5s Жыл бұрын
Haa
@Hillyeh
@Hillyeh Жыл бұрын
🙌🏾🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙌🏾
Adan Farah Iyo Heeso Kale GiriyaadNews
14:16
GALBEEDNEWS
Рет қаралды 36 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Ustaad Qaasi Macruuf ( Heesta Waa-Duni )
6:22
Shalakhe Media
Рет қаралды 3,2 М.
Aadan faarax samatar - xayaad
7:48
Jabuuti TV
Рет қаралды 77 М.
Heestii:- DURDURYAHOW ROGMANAYAA
14:30
Hal Abuur channel
Рет қаралды 36 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 803 М.
Siciid Xamar Qoodh Iyo Nimco Jaamac Heestii Macan GiriyaadNews
13:27
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,5 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН