Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics

  Рет қаралды 1,445,648

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: WARDHEER
EREYEDA: ABWAAN MAXAME IBRAAHIM WARSAME (HADRAAWI)
LAXANKA: CABDIKARIIN FAARAX QAARREEY (JIIR)
KABANKA: DAA'UUD CALI MASXAF
CODKA: XASAN AADAN SAMATAR
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
"Heestani waxay ka socotaa maqaaxi ku ag taalley Fooqa dabka ee xamar oo la odhan jirey Wardheer - maqaaxidaas oo saarnayd Waddada Maka Al-mukarama - Degmada Hodan"
- @Abdi Gacayte
- Qisada heesta waxa aad ka akhrisan kartaa Commentiga ugu horreeya.
____________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
2. Heeso Qiso Xiiso Leh Laga Allifay:
• Heeso Qisooyin/Sheekoo...
____________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta en soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahaydba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaan mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing to the channel
In this channel I upload some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can get on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 290
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 ай бұрын
👉🏽1:52 Looyaan: Nasiino la’aan, Xasillooni la’aan, wareer. 👉🏽2:38 Hoodaan/Haadaan: Bohol, dhul jeexan oo hoos u dheer. 👉🏽3:32 Wardheer: Maqaaxi ku agtaallay fooqa Dabka ee saaran waddada Maka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. 👉🏽5:06 Hoosiis: Hooska ay daruuruhu bixiyaan 👉🏽5:42 Hayin: Rati la rarto oo aan buubaal ahayn 👉🏽5:44: Hoorri: Halkan waxay ugu jirtaa Doqon ama Nacas. Sidoo kale waxaa loo yaqaanaa magac ahaan qofka aadka u madow. __________________________ Waxa uu abwaanku sawir innagu tusayaa nin dhalinyaro ah oo waayaha jacayl la daalaa-dhacaya oo siduu u agfadhiyo waagu ugu baryi jiray Maqaaayad Wardheer la odhan jiray horteeda oo ku taalla Xamar aagga Fooqa Dabka ee saaran waddada Maka-Almukarrama oo xilliyadaas aad looga dhagaysan jiray heesaha qaraamiga ah inankaasina weheshan jiray dhegaysigooda naftana ku habi jiray, abwaanka oo markaas meel ku dhow degnaa wiilkana ku dhaafi jiray markasta sidoo kale waraystay wiilkaas waxa ku kellifay inuu halkaas fadhiisto markasta baa sawir ka bixinaya xaalkii uu markaasi ku sugnaa. …Heesaha Wardheer baan, Ku habaa naftaydoo, Indhowayd horteedaa, Dadku igaga hoydaa.
@codayhassan680
@codayhassan680 2 ай бұрын
Hadaan comments usoo galay si aan u saxo erayada 😅🫡🫡🫡🫡
@muhyidinmahammed2712
@muhyidinmahammed2712 2 ай бұрын
Shugran walal wax badan baa kaa faaidey. Igu soo share garee sidanoo kale heesa uga hadashay haday jiraan
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 2 ай бұрын
Wala erayga wardheer inbadan ayaan raadin jiray wax iga jaahil saara waxaan uqabi jiray wardheer tii GOBALKA DOOLO
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 2 ай бұрын
Thanks pro
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 3 ай бұрын
Ma aqani abwaan aan ku tiilmomo hadraawi oo kale so mari dona tariikhda somalida alle hawnaxariso inaaga haynoga daba naxariso alle amiin yaa allaa
@Camarasad123Asadyare12
@Camarasad123Asadyare12 28 күн бұрын
Waa mid kamida heesaha hawaaale warankaa ee hadraawi Anna saacadaha danbe marka cagtu go do waxay iigu socotaa si aanan cabiri karin Codka lab ee ina samatarna waaba dhiig joojin❤❤❤
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Maxamed Ibraahim Warsame Siciid Hadraawi- Philosopher, cabqari mar la arag ahaa Allah ha ku naxarisito Adeero
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 жыл бұрын
Waa maskaxdii cabqarigii Somaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame
@haybegeesofficial7306
@haybegeesofficial7306 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto aqoonyahankii xeeldheerihii fan iyo suugaan abwaankii hal abuurkii boqorkii fanka iyo suugaanta aduunka Hadraawi 🥹
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 3 жыл бұрын
Xasan Aadan Samatar Legend Wayn Alle Cimriga Hakuu Barakeeyo 6/january/2021
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin
@bishaarabdullahiali525
@bishaarabdullahiali525 3 жыл бұрын
Samatar qaraami
@dhagodhago2744
@dhagodhago2744 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel ßazaz
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 5 ай бұрын
Hoogtooy Aduunyooy , 😓 Hoosiiska Meeraay,😫 Hadhka labada galinee , 😣 Mugdi lagu halaabay , 😩 Balay lagu hungoobay😢 Hayin Laguma guuraay 😣 Garta hoorisiiyaay 😟 Ninka Raga ka hiishaay 💔 17 February 2024 Marka kaliya een Fan waxu Yahay xasuusto & Suugaan dhaxal gal ah in fanaaniinteenii hore & abwaaniintii ay ka tageen Erada & Laxanka AUN Hadraawi, Codkii Hobolkii Weyna Xasan Aadan Samatar Allow Cimriga kuu barake Aamin , Xasan Baashe Axyaa Fanaan 💔❤️🫶🙏
@qaalidbinuyuusuf938
@qaalidbinuyuusuf938 Ай бұрын
Hadraawi Laxamiiste ma ahen Kaliya erayada Ayu Leyahay Laxanka wxa Leh Abdikarin Qaarey Jiir
@user-lg8ub8sf4m
@user-lg8ub8sf4m 6 ай бұрын
Mashallah caawa iyo jawi macaan aniga iyo marwadayda ayaa ku dhagaysanayna hargaysa 16/01/2024
@qaalidhaji6288
@qaalidhaji6288 5 ай бұрын
16/02/2024
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c Күн бұрын
20 july 2024 camp bulgium brussels ku yaal baan ku dhagaysanayaa aduunyo(wakhtiga isku dhaafinayaa} 😢 soo duceeya somaaliyeee.❤Insha allah waynu guulaysan.
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 5 ай бұрын
Dugsi lama huraan oo kuu hagar la' weeyoo waa hooy Jaceyloo lagu soo hirtaaye😍 What a song ❤ Waxaa isugu tagay afar legend 😍 Ninka curiyay miraha Au Hadraawi kan sameeyay laxanka Au Cabdikariin Jiir, midka Tumayo kabanka Au Daud C.Musxaf iyo midka codkiisa nagu soo gaarsiiyay Samatar 🙏😍👌💯
@ifk02
@ifk02 6 ай бұрын
Ma ogtahay habeenki hurdo ima kaxeeyso Hadal uma dhag tagoo Heesaha wardheerbaan ku habaa nafteeydo ❤❤❤❤
@ddarwizh9738
@ddarwizh9738 3 жыл бұрын
Alalh cimriga hau dheereyo khatumadana ha u hagaajiyo Xaqiiqo hassan adan wa xiddiga kaliya aan calankiisu dhicin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@abaasdaud2035
@abaasdaud2035 3 жыл бұрын
Alllah una xaristo
@mohamedJama-rx5ww
@mohamedJama-rx5ww 20 күн бұрын
Illhy. Ha. Unaxariisto. Abwaan. Haadraawi. Heestaan. Ka. Helaba. Abwaankaa. Ka. Soo. Maxaaty.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Abu Hadra xayaakalaah 😎🌏✔️💜🗣️
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Heestani waxay kasocotaa maqaaxi ku ag taaley Fooqa dabka ee xamar oo la odhan jirey Wardheer Waa Erayadii Hadraawi Laxankii Jiir
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Maqaaxidaas ama hudheelkaas Wardheer la odhan jirey ayaa Fadhiisan jirey oo ku taalay xaafada Hodan ee wadada maka al mukarama.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
- Heesaha Wardheer baan, - Ku habaa naftaydoo, - Indhoweyd horteedaa, - Dadku igaga hoydaa Dad badan oon ka mid ahay anuu baan wax fikir ah hore uga haysan goobtan uu abwaanku sheegayo ee habeenkii lagaga hoydo horteeda. Ku mahadsanid walaal@@abdigacayte9 inta aad noo faa’iidaysay.
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 3 жыл бұрын
Maqaaxidii hada hotel jiif ayaa loo badalay oo wasiiro iyo xildhibaane ayaa dagan gaar ahaan xildhibaanada rer ciideedka ee rer galdogob
@abdikarimdigaale8811
@abdikarimdigaale8811 3 жыл бұрын
Maqaaxida wardheer Oday ciidagale ah ayaa lahaa wardheer
@GorGor2023
@GorGor2023 2 жыл бұрын
@@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 Hala hala from galdogob rageedii 👋👋👋
@zuhaybrajo9363
@zuhaybrajo9363 3 жыл бұрын
Hadraawi sugaantu way ku dhex noolayd👏
@kaysesahalofficial7226
@kaysesahalofficial7226 3 жыл бұрын
Runtii ismaan lahayn heees xasan adan ayaanad dhagaysan lkn been ayaan isgu sheekeeyay waa badwayn heesi hiisu
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 жыл бұрын
Garta hoori siiyay weeye wll.Hoori=Nacas Inta haro walwaaleey hodan iiga qodantahayna maaha waa, Haadaan=God dheer.
@MoDucaale
@MoDucaale 3 жыл бұрын
Waad saxantahay.
@AhmedMohamed-hh2hm
@AhmedMohamed-hh2hm 2 жыл бұрын
Waad qaldan tahay walal ee waa sax waana hodan iiga qodanty=beertaydu ii qodanty yurub iyo wadama kale tagi maayo Lkn hadaan waaba God ama khatar,bee ma god iyo khatar ayaa lagu faanaa Isagu wuu Ku faanayaabee
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
Sixid-: Hodon Maaha❌ Waa Haaddaan✅ Inta Harawalwaaleed Haaddaan iiga qodan tahay✅ Hirar aanan gaadhayn U hayaami maayee Ma Ogtahay habeenkii.....
@maqmiipmukhtar3943
@maqmiipmukhtar3943 7 ай бұрын
Legend baad tahay saaxiib Erayada afsoomaaligeena waad haysa
@maqmiipmukhtar3943
@maqmiipmukhtar3943 7 ай бұрын
​@@SuugaanSafaari legand halkaa kaga hay
@heersare3662
@heersare3662 3 жыл бұрын
ragga hoobalkiisa iyo hal abuuro xeeldheer labbadaba Ka hodaneey💕💕💕🇸🇴axyaaa cod👋💕💯 from buhodle duhur
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 жыл бұрын
Hadraawi C.kariim jiir Daa'uud cali masxad Iyo xassan aadan samatar Jilib-culus
@inatayasiir6737
@inatayasiir6737 3 жыл бұрын
Hees laysugu Tegey🥰🥰🙋‍♂️
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 2 жыл бұрын
Walee heestani qaadis iyo laxan iyo abwaan iyo music toona uma ciil qabto hadayba afartaan legend ku kulmeen
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Axsan yaa cod 😊legend Hassan adan Samatar ❤ Heestii lamagac baxday Wardheer ❤ Laxanka 💯Ereyada 💯Codka💯Music 💯hees iga dheh ❤ 14-6-2023 ❤Wednesday ❤14:37 pm😊 Fan waa fankii hore😢Qaaraamiga dhadhankiisa inta dhageysata waa fara kutiris😊
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Hees dhan walba ka agaasiman. Abuu Hadra, Jiir, Masxaf iyo Xasan Baashe... "Indhawayd horteedaa Dadku igaga hoydaa!"
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Cajiib waad ila aragtay saaxib. Laba kamid ah mucjisoyinkaas way naga baxeen Aun 😢
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Haa walaal alla haw naxariistee.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@AbdinassirShukri Ameen wll
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 күн бұрын
14.7.2024 yaa ila dhagaysan❤
@mexicoahmed7177
@mexicoahmed7177 Жыл бұрын
waxay i xasusisay ano yar buu abahay dhintay Allaha unaxariste tuladan kuso koray waxa jiray ader abo ladhashay oo damcay inu mamada gursado lakiin mamadu way diday guur waxayna tiri guur marabo ilmahayga iska korsana isaguna intii buu ka xanaqay markii dhaxalka abo laqaybinayay si xaq ah munan no siinin abo sadex hawena buu katagay iyo carur kale oo an walalo nahay kolka aderkay dhaxalka xaq musan u qaybinin. Malin kasta markan dugsiga ka imado waxan arkii jiray hooyaday oo oyesa isagana ka ohiyay ana xiligas ilmo yar baan aha markaan arko hooyo oyesa waan amusiin jiray ana waan oyi jiray ciil buu nagu dilay aderkay kadib markay Wax yar so waynaday baay hooyaday idirtay Nairobi si an u ado aderady oo xiligas Nairobi ganacsiyo ku laha Nairobi baan imid ano jira 11sano si an wax oga barto oo aderaday iga bixiyan wax barashada waxa la i geyay xafad kamid ah xafadaha aderaday mid kamid ah baa xafadisa igeyay markan dhowr bilod jogay xaska aderkay baa nafta ikeni jirtay oo an ka jogi wayay guriga mar aderkay baay igu dirta mar mar cunto an cuno baan wayi wiil ay iyada walalo yihin sarir iyo cunto uu cuno baa lodiyarin jiray anigana dhulka la isexin jiray cunto an kahelo iska daye amaan inay isiso baan ka wayay markii danbe aderkay baa la igu sodiray wuu ikaxeyay wuxu igeyay boarding school school la sexanayo oo laga so baxaynin walahi meshu igeyay markan laqabsaday xafada iyo boarding schoolka ka jecla saan udhiganayay waan dhameyay alxm markan dhameyay dhibco fican baan kenay ano raba inan jamacad bilabo baan waxan xaraysatay Dv lottery alxm wuu iso baxay waan baxay America galay halkasan kasii watay shaqo iyo wax barashaba alxm sanado kadib hooyaday iyo walaladayba waan kaso kaxeyay tuladii Nairobi baan guri oga gaday dadbadan oo intanan wax haysanin igu jesjesi jiray oo i daren siin jiray inan agoon ahay manta agtoda sharaf iyo qiman kaleyahay adunkan intad wax la anta tahay qof kuraba malaha malinkad horumargadhad lagu sacab Tumi heestan wax badan bay iso xasusisay dad waxa jira xiligas markan salan is dhaho umalyn jiray inan wax waydisanayo mantana iyagaba fadhiga iga kaca waa aduun waliga ha is dhibiin nolosha dadal intad dadali karo ilahyna tala saro 👍👍
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 3 ай бұрын
Manshalaa
@MaxamedDeeq-dq6ws
@MaxamedDeeq-dq6ws 27 күн бұрын
Sxb isku tariiq ayaano nahay mar hoyo hadey ader diido sidaan Waa u dhaqmaan lkn rag waxaa ah ninkii kartidisa mala oo Ku xisabtamaa hoyo waxey kaa soo martay Alx
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
تسلم ياعملاق صوتك من ذهب يافناني العزيزحسن اذم سمتر
@karimhasan-fu8pf
@karimhasan-fu8pf Жыл бұрын
Poetic Country. Words Can Take to a Thousand Visions. Viva Somali.
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 2 ай бұрын
Ma ogtahay habenki hurdo ima kaxaysoo 🔥🔥🔥
@guuguulemedia
@guuguulemedia 3 жыл бұрын
Dumar hawlahoodiyo Hadimo iyo looyaan Sxb ereygaaas waad fahmiwayday ayaan filayaa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aad iyo aad walaal. Mahadsanid.
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 3 жыл бұрын
Eraygaas hadimo maahan walaal
@abdigeeljire5732
@abdigeeljire5732 3 жыл бұрын
Saxiib lakiin Hadimo eraygu maahan
@abdigeeljire5732
@abdigeeljire5732 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Kingston12370
@Kingston12370 3 ай бұрын
​@@mohamedhussein888 waa mxy marka noo sheeg
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 5 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen abwaan mufakir mahamed ipraahim warsame hadraawi wllhi ereyada laxanka 💯 codka 💯 music 🎼🎧🎤 🎧🎻 mucjizo
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 5 ай бұрын
Amiin amiin
@user-xd3mt5sj7g
@user-xd3mt5sj7g Ай бұрын
War heestan ifahnsiya plz qofba ii sodiree
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Ай бұрын
Sxb nin ragi wuu garanayaa doqona loo sheegi maayo ee haysku laydhin😅
@nationalhereo7015
@nationalhereo7015 3 жыл бұрын
Garta hoos ka siiyaay maahe Ee waa garta hoorri siiyaay.
@xamarcademedia9492
@xamarcademedia9492 3 жыл бұрын
Xasan baadf
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 3 жыл бұрын
Waan jeclahay runtii Xasan Aadan Samatar
@aducaale328
@aducaale328 9 күн бұрын
This song is a legendary in Somali literature
@ahmedanas1894
@ahmedanas1894 3 жыл бұрын
Waa codki macaana ee xasan aden samatar legend somali
@samriyebubaal5366
@samriyebubaal5366 3 ай бұрын
Ma ogtahay habeenkii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dhagtaagoo Heesaha wardheerbaan Ku habaa naftaydoo Indhawayd horteedaa Dadku igaga hoydaa. Arbaca 3/April 2:25 Ramadaan 24
@kalit_abas_officail_chanel6270
@kalit_abas_officail_chanel6270 2 ай бұрын
Good morning ❤
@wiilqaraami2435
@wiilqaraami2435 Жыл бұрын
Waan hubaa heestan miraha macaan inaad madaxa Lasii ruxeyso ee love isaar 2022
@mohamedhussein43
@mohamedhussein43 Жыл бұрын
👍
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 7 ай бұрын
Heestii : WARDHEER. macalinkii kabanka Alla raxma DAUD CALI MASXAF. Erayadii Aabaha abwaaiinta Abwaan :MAXAMED IBRAHIM (HADRAAWI) ALLA ya Raxma. Codkii: HALDOOR XASAN AADAN SAMATAR (COD DAHAB). Hees aan si gaar ah u jeclahay waayo waayo ayay dib ii xususineysaa wlhi.
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 3 жыл бұрын
Waaaaaaw masha Allah Boqorkii Codka
@ismailomar2004
@ismailomar2004 Жыл бұрын
كلمات رأئعة ، لحن رائع ، أحلي صوت ... أغنية تجمع بها رموز الفن الصومالي ... كلمات الشاعر المخضرم محمد هد راوي تم تلحين الأغنية من الملحن الراحل عبد الكريم جير أروع الصوت الفنان المبدع حسن آدم سمتر . أصدرت زمن جميل
@mukhtaraxmed1108
@mukhtaraxmed1108 Жыл бұрын
Maskax fayow iyo caqli fayow abwaan xadraawi alle yaaraxma
@shankarofficial7796
@shankarofficial7796 2 жыл бұрын
Hoogtooy aduunyoy hoosiiska meeraay hadhka labada galin mugdi lagu halaaabay axsan musrti xasan adan samatar xasan baashi majiro fanan an hesihiisa ka door bidaayo legend
@mataanibnuxaawiye3428
@mataanibnuxaawiye3428 3 жыл бұрын
Waar maxaa rag culus meesha ka muuqda Abu hadra C/Karin jiir Dauud ( AHN ) Samatar All legends 13/May/2021 Thursday Eid day
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Abwaanku meel buu suuraynayaa aan filayo inay xaafadda Hodan Muqdisho ku taallo❤.
@user-un1ff9bc5z
@user-un1ff9bc5z Ай бұрын
Ha zxp wa dagmda hodan mesha ey ku taal maqaxida wardheer 🥰
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 3 жыл бұрын
Heeso qarami Aamino Abdullahi Meel ku sheeg ugaaas
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 3 жыл бұрын
Alleylehe mar uun aan ugu horeeyo! Esh calaa hees. Aad ayaad u mahadsantahay.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hoogtooy aduunyooy hoosiiska meeraay Hees ka hadlaysa sida aan aduunyada la iskugu halyn Karin is badbadalkeeda
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 ай бұрын
Ma ogtahay hbnkii hurda ima kaxayseee ereyadii hadraawi laxankiii jiir codkii samatar❤
@abdiahmed4043
@abdiahmed4043 3 жыл бұрын
Walee dad waa dadkii hore hees xikmadeeda wadato aadna kuu qiira galineyso aad ayaan u la dhacay heesta run ahantii alle dambigiisa ha dhaafo fanan keyna weyn xasan aadan samatar
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@KhadarSaxardiid-dr6oo
@KhadarSaxardiid-dr6oo 17 күн бұрын
Farax xayir
@siadmedia3522
@siadmedia3522 3 жыл бұрын
Axyaa daauud alaha unaxaniisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 3 жыл бұрын
aamiin
@AyaanleHaaji
@AyaanleHaaji 3 күн бұрын
Ma og tahay habeen kii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dhagtaago Heesaha wardheer ban Kuhabaa naftaydee
@Masnaad
@Masnaad 7 ай бұрын
Heestan kama daalo 😢miya jecel dhiibadana ❣
@runsheeg1xbet969
@runsheeg1xbet969 3 жыл бұрын
Inta hebel la waayee hogga loo baneeyaan haystaa warkoodoo ma ogtahay haweenkii hadalkoodba daayoo Allah yaa samatar
@cabdicasiissaleebaan1117
@cabdicasiissaleebaan1117 3 жыл бұрын
mise allah yaa abu hadro
@suugaan
@suugaan 2 жыл бұрын
ALLE ha u naxariisto wllkeen C/kariin faarax qaare jiir oo ku geeriyoday muqdisho badhtahi bishan feb 2022
@axlamsweaty8898
@axlamsweaty8898 3 жыл бұрын
Asxaan hees mcn samataar waaa fanaan magac dheer wyo hesta 10jeer bn dhegeysta malinti
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Waan xifdiyay sida fanaanku u qaadayo 😂
@cabdinuurmaxkamad4258
@cabdinuurmaxkamad4258 3 жыл бұрын
xassan alle haku dambi dhaafo the 18/5/2021
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@samaysanerabiic8192
@samaysanerabiic8192 3 жыл бұрын
Abo hadraawi xayaakallahu
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Garta hooda siiyay❤. Markii aan dhagaysan jiray heestaan ma dhawayn❤.
@abdisamedabdilahi8494
@abdisamedabdilahi8494 4 ай бұрын
Garta hoorri (doqon) siiyaay
@madruuri8998
@madruuri8998 3 күн бұрын
Heesaha qaraamkaan Ku habaa naftaydoo Hidda dhawr horteeda Dadku igaaga hoydaa.
@HALDOOR-MEDIA
@HALDOOR-MEDIA 3 жыл бұрын
Garta hoos kasiiso maaha Waa garta hoori siisaay Hoori : NACAS
@abdigeeljire5732
@abdigeeljire5732 3 жыл бұрын
Eray kale ayaa jira oo asna lagar waayay, bal asna inoo raadiya waad mahadsantihiin ****Iyo looyaan Iska kaa hortaagoo. Eraygaas bal wixii nagu dhaama thanx.
@mustafenurdirir9290
@mustafenurdirir9290 3 жыл бұрын
Halistiyo looyaan
@sharkeeyyuusuf1263
@sharkeeyyuusuf1263 3 жыл бұрын
@@abdigeeljire5732 ¹1¹¹¹¹¹11¹1¹¹¹
@solocamper3324
@solocamper3324 3 жыл бұрын
@@abdigeeljire5732 looyaan waxaa weeye sxb nasiino la'aan ama wax aan joogsi laheyn sidoo kale qofka marki uu wareero waa loo isticmaalaa sidaa darteed wareerna wey la macno tahay mahadsanid.
@Daaxilcalas12
@Daaxilcalas12 13 күн бұрын
​@@abdigeeljire5732hadimo iyo looyaan wye
@nuurhubane
@nuurhubane 6 ай бұрын
War nimku cod waynaa libaax ayaa moodaa xasan adan samatar caadi maaha aabaha codka guuxa❤
@Saydomar66
@Saydomar66 2 ай бұрын
Indhaweyd horteedaa Dad ku igaga hoydaan.
@AhmedAbdirashiid2023
@AhmedAbdirashiid2023 3 жыл бұрын
Wixii Reer Koonfureed ah Kalmadahan qaar Ma Fahmaan Waar bal kan qoray eega ereyada qaar wuu ka Tagay Reer KoonfureedOw Beerihiina Qota dad ba waxan Hibo alle U siiyey
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Soo dhowoow @Somali Music. Kelmadaha kama aan tagin ee khalad baa ku yimi marka anigaa Edit ku sameeyay oo iyaga oo KZbin ku jira dhexdiisa baan ku Edit gareeyay, waana la saxay oo comment-yada baad ka arki karaysaa oo wax dhib ah kuma jirto taasna oo Ibnu Aadam beynu nahay after all. Midda kale maxaaba meesha keenay in aad Koonfur carrabbaabto adiga oo aflagaaddo u geysanaya wiil yar oo mustaqbal leh baaba tahay e? dhulkaasi dhul soomaaliyeed oo sharfan weeye walaal. Kuna darso oo anuu kama soo jeedo deegaankaas soomaaliyeed ee aad carrabbaabtay, laakiin dad xushmad iyo qaddarin iga mudan weeye runtii. Suugaan beynu isku dhaafsanaynaa halkaan, suugaanta uun aynu ku ekaanno, innagoo kala faa’iidaysanayna, wakhti fiican ku qaadanayna, isa saxayna xitaa, xus iyo weliba duco isugu darayna dadkii inna soo gaarsiiyay fankaan quruxda badan (Eebbe dhamaantood ha u naxariisto intii dhimatay, inta noolna cimriga ha u barakeeyo). Mahadsanid.
@libancalixade3855
@libancalixade3855 2 жыл бұрын
Waxaas saxday ma arko intaaad caayda ku mashquuli laheed ama qofka sax ama ka aamus konfur magaartid
@shireshow
@shireshow 5 ай бұрын
Heesaha wardheer baan ku habaa ________________ Hoodo iyo ayaan baa Lagu kala horreeyaa Hanti nimaan lahayn baa Gabar lagu haweeyaa Waligii hagoogtee Hammi lagu yaqaannaa Hogashada ma moodee Sidii baan harraadkiyo U qabaa hamuuntee Hammo ii luraysaa Riyo ii hor socotaa Sidii baa haddaydiyo Wadku ii higsanayaa Misna heeryo diidoo Ma oggoli hoggaankee Ma og tahay habeynkii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dheg taagoo Heesaha Wardheer baan Ku habaa naftaydoo Indhawayd hortaydaa Dadku igaga hoydaa Hoogtooy adduunyooy Hoosiiska meeraay Harka labadiisa geliniyo Mugdi lagu hallaabaay Balli lagu hungoobaay Hayin laguma guuraay Garta hoos ka siiyaay Halaq iyo abeesaay Ninka raga ka hiishaay Doqonkana hullaabtaay Inta hebel la waayaan Haystaa warkoodoo Ma og tahay haweenkii Hadalkoodba daayoo Ma og tahay habeynkii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dheg taagoo Heesaha Wardheer baan Ku habaa naftaydoo Indhawayd hortaydaa Dadku igaga hoydaa
@axmed-nn1bj
@axmed-nn1bj Жыл бұрын
❤inta haro walwaaleed❤ ❤hogan iiga qodantahay❤ ❤hirar aanan gaadhayn ❤ ❤u hayaami maaye ❤ ❤ ma ogtahay habeenkii❤ ❤hurdo ima kaxaysoo ❤ ❤Hadal uma dhagtaagoo ❤ ❤heesaha wardheerbaan❤ ❤ku habaa naftaydoo ❤ ❤❤in dhawayd horteedaa❤❤❤ ❤❤❤dadku igaga hoydaa❤❤❤
@axmed-nn1bj
@axmed-nn1bj Жыл бұрын
❤inta haro walwaaleed❤ ❤hogan iiga qodantahay❤ ❤hirar aanan gaadhayn ❤ ❤u hayaami maaye ❤ ❤ ma ogtahay habeenkii❤ ❤hurdo ima kaxaysoo ❤ ❤Hadal uma dhagtaagoo ❤ ❤heesaha wardheerbaan❤ ❤ku habaa naftaydoo ❤ ❤❤in dhawayd horteedaa❤❤❤ ❤❤❤dadku igaga hoydaa❤❤❤
@axmed-nn1bj
@axmed-nn1bj Жыл бұрын
❤inta haro walwaaleed❤ ❤hogan iiga qodantahay❤ ❤hirar aanan gaadhayn ❤ ❤u hayaami maaye ❤ ❤ ma ogtahay habeenkii❤ ❤hurdo ima kaxaysoo ❤ ❤Hadal uma dhagtaagoo ❤ ❤heesaha wardheerbaan❤ ❤ku habaa naftaydoo ❤ ❤❤in dhawayd horteedaa❤❤❤ ❤❤❤dadku igaga hoydaa❤❤❤
@AbuZadik
@AbuZadik 6 ай бұрын
Ma ogtahay habeenkii💔🙆🏻‍♂️ Hurdo ima ka xeyso 😣🥱 Hadal uma dhagtaagee😦 Heesaha wardheer baa🫥 Ku habaa nafteydaa👂🏻👂🏻 Indhawed horteeda❤‍🩹❤‍🩹 Dadka igaaga hooyadaa🩷🫂
@user-wu6xk9qr2j
@user-wu6xk9qr2j 6 ай бұрын
abwaan abu hadra alla ha unaxarste.
@gb2867
@gb2867 2 жыл бұрын
16/09/2021 Hargeisa Axyaa hees Hadraawi dareenka shacabka Ayuu ka maansoon jirey xasan aadan fanaan cod macaanleh Daauud marka uu garaacayo ayey heestu macaan tahy Kama daalo dhagaysigeeda
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Eraydii abwaan hadraawi ❤❤❤
@alihasan-cg1vj
@alihasan-cg1vj 3 жыл бұрын
"Garta Hoorri Siiyaay" weeye Qaraam. mahadsanid
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 2 жыл бұрын
Ereyga hoorri seddexdaan macno ayuu yeeshaa: 1. Aqal Soomaali. 2. Qof aad u madow. 3. Dabayl kulul.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@macallinkaxayawaanada9178 Heesta Sida Loo Isticmaalay Waxay Ku Macno Tahay "Doqon"
@user-gh4wg1eu4d
@user-gh4wg1eu4d 3 ай бұрын
Waa inta haro walwaaleed haadaan iiga qodantay erayadii ahn hadraawi
@sharifahmed9925
@sharifahmed9925 3 жыл бұрын
Alla maxa meeshaa Legend is helay Hadraawi +ilka jiir Masxaf + Samatar
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
Garta HooRi siiyay ninka raga ka hiishay intaas waaye haka shakiyin✌️
@imaanxassan7887
@imaanxassan7887 3 жыл бұрын
Aley lahe somalinimo inu dhuuxa kaga jirto ayan qiray sxb ii noloow cadow Kuma haleelo waliga nasiibkana kuma hoojiyo
@user-bu8du6yz4i
@user-bu8du6yz4i 2 ай бұрын
Xaada i kace wlhi markan maqlo heestan xasuus 😢😢
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Hoogtooy aduunyooy Hoosiiska meeraay Hadhka labada galin iyo Mugdi lagu halaabaay Balli lagu hungoobaay Hayin laguma guuraay Garta hoos ka siiyaay Ninka raga ka hiishaay🤦‍♂️✋ 29-5-2024✍ maalin arbaca ah 3:13 PM Alla igu xumaa waqtigu🙇‍♂️balse laguma waaro
@daahircali5714
@daahircali5714 3 жыл бұрын
Asxan fanaan iga dheh
@povertyreductionfoundation193
@povertyreductionfoundation193 2 жыл бұрын
Baar Wardheer Kuma oolin sarta dheer ee Dabka. Wuxuu ku yiillay waddada Maka Mukarama wuxuuna u dhowaa meesha ay via Liberia iyo Maka Mukarama iskagooyaan.
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 3 жыл бұрын
Ninka ragga ka hiishaay ......
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
WADDADA LOO MARUU WADYAALAAYE WARDHEER DAL WANAAGSANEEYDEE
@waxbadanogowwbo99
@waxbadanogowwbo99 Жыл бұрын
Aduunyo ayaa iwadata iiisoo duceeya ìnuuu ilaahay iga rreeebo😪mugdi lagu halaabay hayin laguma guuraay
@umalkhayraadan7113
@umalkhayraadan7113 2 жыл бұрын
dadkii fanka lahaa
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 3 жыл бұрын
Ma ogtahay
@mobidhaan2301
@mobidhaan2301 2 жыл бұрын
Hees legands isugu tageen wardheer. ❤️
@wadaninmochannel2357
@wadaninmochannel2357 2 ай бұрын
30/4/2024 habeen talaadaa jawi😮
@abdifatahmohamed3741
@abdifatahmohamed3741 3 жыл бұрын
Waaaw hees mcn weyi
@abwaanshanlle784
@abwaanshanlle784 Жыл бұрын
Xasuusta Heestan Aniga oo 16 sano jira ayaan Cajalkeeda soo duubtay Album ka WARDHEER iyo Album kii Derjiya waa 2001 Laascaanood Radio gii aabahay ee National ka ahaa ayaan cajalka saaran jiray dunidii berigaas wuxuu ahaa mid xiiso leh Dhalinyarada xaafadda wiilal iyo gabdho anigaa boqor u ahaay oo gurigeena ayaa la iigu imaan jiray dhagaxaanta Radio 📻 ha markasta dhalinyarada ayaa keeni jiray waxaa ilaa hadda raadiyaa dadkaas wixii nool
@axmed-nn1bj
@axmed-nn1bj Жыл бұрын
❤In dhawayd jorteedaa dadku igaga hoydaa❤
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Axyaa daauud
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@mohamedafrica4797
@mohamedafrica4797 3 жыл бұрын
Asxan fanaan
@abdiali6166
@abdiali6166 3 жыл бұрын
Lageng Hassan adan samtar
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 3 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll
@Aftahino
@Aftahino 11 ай бұрын
Marka Hore Heesta Abwaanka Sameeyay Waa Mid Iga Suntay Hal Abuurka Somalida Marka Labaad Xasan aadan waa Fanaanka Aan Ugu Jeclahay Heesaaha Somalida Sidoo Kale heestan waa Mid aan Aad U Dhagaysan jiray Wakhtiyo Ay Waayaha noshu i Culaysiyeen Waxan Dareemi Jiray in Culays iga Dagayo Marka Intaan Meel Cidlo ah Tago oo Earphones gashado Heestana Ku Tuurto Nasiib daro Waxa ay Sida Maldahan uga Hadlayso Waan Fahmi waayay ma Jacaylbaa ama Dumarka loo qaaday,ma Qiimo darada Aduunka Lagu Canirayaa ma.... Ma.......
@ahmedyare7393
@ahmedyare7393 2 жыл бұрын
Garta hoos jasiiiyaay dheh. Anagaa kusheegayna hadaadan garanayne
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Garta hoorri (nacas) siiyaay weeye walaal, ma aha sidaad sheegtay ee hooska ka siiyaay.
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 2 жыл бұрын
yaa salaam axyaa fanaan
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Hoogtoy aduunyoy😌
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Adunyoy waxa tahay laba wajiley
@bastian6210
@bastian6210 3 жыл бұрын
Magaca channelka wataaa🙏
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal Soo dhowoow😍❤️
@Gio19910
@Gio19910 3 жыл бұрын
Axsan Fanan #Samatar👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 503 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 72 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 283 М.
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Waqal Kaban Xul 3 - Mega Mirqan Mix
1:49:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 250 М.
Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
6:22
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 217 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 671 М.
Quruxdii Afrikaay (Kaban) || Xasan Aadan Samatar || Kaban || HD +Lyrics
8:01
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 761 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.