Aamina Cabdilaahi Xirsi iyo Cabdinaasir Macalin - Leeleelka Caashaqa

  Рет қаралды 156,145

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Aamina Cabdilaahi Xirsi iyo Cabdinaasir Macalin - Leeleelka Caashaqa
Ereyadii Abwaan Xasan Ganeey
Laxankii Axmed Nuur Jaangoow Iidoow
Miyuusigii Axmed Gacayte Yuusuf
Riwaayadii Galbeed waa La Xoreeyee Warsaa gaagiisay 1978

Пікірлер: 63
@ahmedyarecllah5792
@ahmedyarecllah5792 4 жыл бұрын
Erayadan Rage Ugaas ayaa lahaa oo qiso ayay ku imaadeen reer uu gabadh u doontaa lax bakhti ah hilib keed u keeneen sifo ay oogu diidaangabdha markas ayuu ogaaday in hilibku lax bakhtiday yahay
@abdiqaniali1670
@abdiqaniali1670 3 жыл бұрын
Ma lahayne xasan xaaji cabdilaahi xasan ganey BAA lahaa
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 2 жыл бұрын
Kiinee saxan marka. Maxaad ku cadeyneysaan labadiinuba
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Xassan ganey ayaa iska leh Erayada heesta dadka ha Qaldin
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 6 ай бұрын
Habakayaabin sxb waxaalahaa. Xasan xaaji xasan ganey waxayna kujirtay ruwaayadii galbeed waa laxoreeyay
@mahamud22cabdalla63
@mahamud22cabdalla63 10 ай бұрын
Abwaan xasan ganeey iyo sangub waxa ay ahayeen wax kale oo aysan sonalidu dib u heleyn dad sidaa ah xaga dhaqanka iyo murtidaba lagu daray Abwaan kaariye aabihii riwaayadaha jaceylka waa sadaxda geeska allow u naxariiso xasan ganeyna cimriga u barakee
@harbiomar996
@harbiomar996 3 жыл бұрын
''Leeleelka caashaqa Lix habeen anoo qaday Lax hadii la ii qalo Laalaadka sarartiyo Waa markaan lag iyo badhi Iyo lug iyo jiidhkeed Midna aanan liqi jirin Luquntoon gabiyoon Lamadooddo mooyee Waa markaanan laddi jirin Sida Xiid lamaana ah''
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Codadkii Fanaaninta Kala ah Aamino cabdulaahi xirsi iyo Cabdi naasir Macalin siciid iyo Erayadii abwaan xassan ganey
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 2 жыл бұрын
Luquntoon gambiyo iyo Inaan laama doodo mooyee Waa markaanan ledi jirin Sidii xiid lamaane ah Waa ereyo cajiib ah oo dhaxal gal ah Ereyada AUN Abwaan Raage ugaas ayuu ahaa waana qiso dhab ah oo isaga ku dhacday reer uu inan u doontay ayaa si ay ugu diidaan intay garan waayeen dabadeed usoo qalay lax bakhtiday una keenay hilibkeedii markiiba abwaanku waa ogaaday arinkaas mana uu cunin bakhtigii Waxaanu tiriyey Leeleelka caashaqa Lix habeen anoo qaday Lax hadii la ii qalo Laalaadka sarartiyo Waa markaanan leg iyo badhi Iyo lug iyo jiidhkeed Midna aanan liqi jirin
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 5 ай бұрын
luquntoon gambiyo oon laamadoodo mooyee waamarkaanan ladijirin sida xiid lamaane ah
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 5 ай бұрын
Qoraalka iskasax
@nuurcamir2937
@nuurcamir2937 4 жыл бұрын
Luquntoon gambiyo oon laama Doodo mooyee waa markaanan Ladi jirin salaasa 17/12/2019
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Ik hajji. WOW thanks a million. WAA RUWAAYADII GALBEED WAA LA XOREEYAY ERAYADII XASAN X. CABDILLAHI XASAN GANEY. CABDINASIR MACALIN SICIID ILAAHAY NAXARIISTII JANNO HA KA WARAABIYO ISAGA IYO INTII MUSLIM AHOO DHAN
@mohamedmohamoud3238
@mohamedmohamoud3238 4 жыл бұрын
Ha ku ciyaarin suugaanta abwaanka xassan x abbdilhi ha ka sheegin been riwasyda waxa la yidhaa ha waalaada jacaylku aynu weerarka addano 1977 waxaa leh abwaan Mohamed ali kaariye .galbeed waa la xoreeyey waaba isku sanad
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
MAHADSANID WALALO
@wiilgeeley
@wiilgeeley 3 жыл бұрын
The Somali music of yore ( Qarami) are not just soothing to the ears with their melodious beats and voice but carry solomonic wisdom that suits across the ever changing generation since most of them were based on real life occurances and were mostly motivated by the immediate emotional effects left behind by the said happenings. { desired as a prior caution for anyone who falls into a similar situation ). While a few others were a result of suppositions made by highly thoughtful men who were endowed with the faculty of thinking a head of time and were also blessed with the fine command of the language in meticulously lacing together the actions with the most appropriate poetic wordings in their absolute desire to easily bringing-out the fine artistry in the best possible ways that would clearly be understood and at best appreciated by their target audience of all times.
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Well said, my dear. I am informed, this song's wordings were picked by the Abwaan from a previous encounter by another famous poet. It was composed out of that experience! If you just go about the comments one by one, you'll see. One subscriber put everything in a single comment. I see the details of this particular song do have some errors, but I'll confirm through a call from Ahmed Nur Jangow's son (Arafat Ahmed Nur Jangow) later in the day, if it's really his father who put the Laxan.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 ай бұрын
@@ikhajjiThe melody by Jango, I was told.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka aamina cabdilaahi iyo c.naasir macalin siciid
@kaamilk8863
@kaamilk8863 4 жыл бұрын
Cabdinaasir macalin siciid warsame. Alaha u naxariisto ilaajow janadiigee yaa allah. Codka boqorka ee hobolada waabari.
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Wallhi ilaahey ha u naxaristo aadu u cod mcnyhy
@mukhtarabdi824
@mukhtarabdi824 4 жыл бұрын
hees aan aad u jecelahay, waayahanna aan baadi-goob ugu jiray baad nala wadaagtay. mahadsanid jaalle
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Ada mudan walalo
@ahmedmire7600
@ahmedmire7600 2 жыл бұрын
Heestan kuma jirin Riwaayaddii Galbeed. Waxaa heestaan sameeyay Abwaankii weynaa AUN.Mohamed Cali Kaariye.
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Hush ma ciyaal baad u sheekaynaysaa beenta ka xishood
@abdirahmangelle9322
@abdirahmangelle9322 3 жыл бұрын
Waa fanaanadda ugu wanaagsan soomaaliya cod iyo jilliinba
@Cartan7
@Cartan7 5 жыл бұрын
Somali Waqooyi ku dhalatay amina cabdulahi xirsi heesaysaa
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 4 жыл бұрын
thanks waaberi and great somalia.
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 4 жыл бұрын
Xasan xaji abdillahi ganay aya erayada Iska lee edo amina iyo abdinasir allaha u naxariste
@luuleyali5171
@luuleyali5171 3 жыл бұрын
Amiina way nooshahay
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Ik Hajji mahadsanid ; waa hees qaaliya oo aad u macaan ,haday noqpto erayo,laxan,music iyo codba..
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Many thanks bro
@harbiomar996
@harbiomar996 3 жыл бұрын
Libta maanta qeyrkeey libaanta sidaa iyo anigu leetiga ahay ee laba weeye kala fogee, Luuyaanka caashaqa waa marki uu laangadhe Soo ligan ahaan jirey Isagoo liddi aqoon waa marki laaleemada Indha arag u liitaan , libiqsiga ku daale
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 5 жыл бұрын
golory of somalia and long ever somalia for somalis.
@MaxamedJimcale-sd9is
@MaxamedJimcale-sd9is 10 ай бұрын
M a ❤
@aarkamaantamedia2461
@aarkamaantamedia2461 4 жыл бұрын
Waa hees macaan Mudug boy mahadsanid wll lkn like igu caawi iyo subscrib
@axmedyaasiindool3759
@axmedyaasiindool3759 4 жыл бұрын
Mudug boy maaha Channel-kani walaal, waa Ik Hajji. Mahadsanid walaal.
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Mahadsanid brother, for the point of correction.
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 4 жыл бұрын
waxay mu jirtay riwaayadii galbeed waa la xoreeyay warsaa gaahixisay
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
Ax ax Somali real music
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 4 жыл бұрын
long live somalia"ever live the goodness the leadership of siad bare.
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Aamina abdulahi hirsi Abdinasir macalin 🙏🙏
@saiid8212
@saiid8212 4 жыл бұрын
16 -1 -2020 waqti
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Heestaan waa riwaayadee kujirtey?
@nasraali3380
@nasraali3380 5 жыл бұрын
Hawalnado jaceylku aynu werarka aadno ee ulaha aun m c kaariye iyo laxanki aun jaango
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
@@nasraali3380 may galbeed waa kaxeeyay bay ku jirtay. Thug ma xado
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
WAXAY ku jirtay galbeed waa la Xoreeyay aun Cabdinaasir iyo amino waxay wada qaadeen Sadex heesood Leeleelka caashaqa Sheeko baralay Masciideed
@mustafaahmed2017
@mustafaahmed2017 4 жыл бұрын
@@somalilandtayda3765 madahsanid. Heestani iyo masciideed ba waa isku laxan dhaw yihin.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 4 жыл бұрын
long live somalia and the vesion of siad bare.
@abucubayr8517
@abucubayr8517 3 жыл бұрын
Ax yaa hees ma ila aragtay codcan lagu raaxaysan karo dee waxa imika heesaa waa dameero ciayay badankoodu
@qadafinuur
@qadafinuur 5 жыл бұрын
Waw
@ahmedjama3750
@ahmedjama3750 5 жыл бұрын
Waa ruwaayaddii GALBEED WAA LA XOREEYAYA WAARSAA GAAGIXISAY ereyadii xasan Ganey codadkii Aamina Cabdillahi xirsi iyo Alle hawnaxariisto Cabdinaasir Macallin Saciid laxankii Ahu Axmed Nuur Jaango musigii Ahu Axmed Gacayte sanadkii 1978 kii ciddii aan ogayn hadda ha,ogaato
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 5 жыл бұрын
@@ahmedjama3750 aad baad u mahadsantahay sxb
@atamayste4593
@atamayste4593 5 жыл бұрын
Abwan xaaan ganay mucjiso fanak so martay buu ahaa
@ambileh1
@ambileh1 5 жыл бұрын
Ahmed Jama heestan Kaariye ayaa iska leh. Waxay ku jirtay Ha Waalaado Jeceylku Aynu weerarka Aadno. Waxay ku saleysantahay gabay uu lahaa nin Reer Galbeed ah oo la dhihi jiray Qoorleex gabaygiisa. Lax la qalay lugteediyo hadii lulato la i siiyo Waa caawadii aanan liqeyn lug iyo jiifhkeede Waa caawadaan sida lukida luuqadeyn jireye
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
@@ahmedjama3750 absolutely..
@maxamedjamac7948
@maxamedjamac7948 5 жыл бұрын
Mahad sanid shp
Aamina Cabdilaahi Xirsi - Gacantu Raaxa Daranaa
7:56
Ik Hajji
Рет қаралды 361 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 119 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 15 МЛН
Amina Cabdilaahi Ahun & Cabdinasir Macalin Ahun | Heesta Leeleelka
8:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 315 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Amina Cabdillahi Xirsi 🔥Iyo Heesta "QALAMAANYO"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 603 М.
Aamina Cabdilaahi Xirsi - Ha Canaanan
4:21
Ik Hajji
Рет қаралды 3,4 М.
Aamina cabdilaahi (Siyar) original
6:33
Fanka Somalida
Рет қаралды 114 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 190 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 119 МЛН