Axmed Cali Cigaal Iyo Amina Cabdillahi Xirsi 🔥Iyo Heesta "QALAMAANYO"

  Рет қаралды 573,409

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Muxumed Soofe Kaneeco AHN 1974
🌟Laxanka
U/ Axmed Nuur Jaangow AHN

Пікірлер: 131
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan Kaneeco ayaa heestan lahaa oo ku dhex daray riwaayadii dab jacayl kari waa ee abwaan xasan ganey sida aad la socotaan abwaan muxumed kaneeco wuxuu ahaa dhame ama kabtan ka tirsanaa ciidankii kumaamdoosta danab ee ciidinkii xoogii dalka somaliyeed xasan geyn na wuxuu ahaa laba allifle ka tirsan ciidankaa kumaandoosta danab qaybtii waqooyi ee kala degenaa Cadaadley iyo goroyo cawl
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 Жыл бұрын
Maanta ayay dhimatay Alle haw naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi 18-2-2023
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso aamiin
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii abwaan kaneeco laxankii a.n.jaangow codka a.c.cigaal iyo aamina cabdilaahi
@xasanidirisducaale1664
@xasanidirisducaale1664 2 жыл бұрын
Maaha sxb qli waa xasan ganay ereyadu waana riwaayadii dab jacayl kariwaa 1974kii
@suleimanweraro751
@suleimanweraro751 2 жыл бұрын
Waad saxantahay waa intaad sheegtay
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 жыл бұрын
Waa sidaad dheegtay Maxamuud xaaji Soofe Kaneeco ayaa heestan riwaayada ku lahaa inta kale Xasan Ganay
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@xasanidirisducaale1664 xasan ganey ma lahan heesta ruwayadu lahaa saxib
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
Xasan Cabdi-Lahi Ganey aa sameyay heestan
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Fanaaka legend ka ah heesahuu qaadana waa holac waayo waayo
@cabdiwahaabxasanceli4929
@cabdiwahaabxasanceli4929 3 жыл бұрын
Riwaayada waxa iska leh abwaan xasan ganey dab jacayl kari waa heestan lkn abwaan kaneeco laxanka mulaxankii wayna axmed nuur iidow jaangow allaha u naxariisto
@daadproduction6574
@daadproduction6574 2 жыл бұрын
Waa runtaa zxb
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
Xasan Cabdi-Lahi Ganey aa sameyay heestan sida kor ku qoran
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Marna ma aamino in fannoocana dibloohelayo aadna waxaan udhibsadaa dhaxalkaas kuwa weerarka ku ah
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 3 жыл бұрын
Wooow waxan ahay nin nasiib u heley in aan daawado ruwaayadaa 1975kii waxan filayaa in ay ku jirety Dab jayl Karin waa ama Bad Jacayl badanaa labada ruwaayadood wey wada socdeen waxan ahaa wiil dhalinyar ah oo waqti wanaagsan ku jirey toosh sadex dhagaxle ah ayaa ii ahaa Iphone oo habluhu odhan jireen, wiilka tooshka sitaa na sii hooynaaya marka laydhka la demiyo, waxan soo maray waqti aan la heleyn dib dambe loo heli maayo kooxdii waaberi inta dhimatey AUN inta nool caafimaad weliba cigaal ma qaadi jirin heesta bacalwaan ayaan filaya
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Xusuus dheer. Mahadsanid. Heestan waa mid masrax laga duubay.
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Laba sano kadib dhashey
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Tooshkii ayaad malaha ilowshiiyo ka qaadday heestan cigaal iyo amina weeye bacalwaan ilaahay ha u naxariisto isaga iyo sahra waxay ahaayeen xidigaha labaad ee riwaayadda Halka amina iyo cigaal kA ahaayeen xidigga iyo xiddigta kowaad
@ismailadam4648
@ismailadam4648 2 жыл бұрын
Beerta xoryada
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 2 жыл бұрын
Ustaadii Allaah cimriga hakuu dheereeyo ee Baraha Bulshada noogu soo tuur xusuusahii waayadaas runtii waa xusuuso aan jeclaanlahaa inaan usoo joogo
@alibare5106
@alibare5106 3 жыл бұрын
Waaaaaw laxankii Ahmed nuur januari AUN
@aaboyhee4309
@aaboyhee4309 2 жыл бұрын
qw
@aaboyhee4309
@aaboyhee4309 2 жыл бұрын
okey
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg Ай бұрын
This song is amazing aun aamina
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Waxasaa Laxan Music Erayo Iyo codad aan dib loo arki donin
@alimohamud1251
@alimohamud1251 7 ай бұрын
Waxaanku jiray xabsi sudan ah #cadbara magaalo la dhahuu ku yaalay waxaam haystay memory ay heestan oo keliya ku jirto , nin aanu saxiib ahayn oo cabsicasiis la odhan jiray oo sudani ah ayaan rekoodh uu leeeyhay gashan jiray , wiil yar baan ahaa markaa 15 iyo 16 meelahaas baan ahaa 2017ayaa iigu dhamaaday xabsigaa 2018 ayaa iigu dhashay
@aminbotan2210
@aminbotan2210 3 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin daadihiyasha Janalka sidaad noogu hagarbaxdeen 🙏🙏🙏🙏
@cabdimuuse4910
@cabdimuuse4910 3 жыл бұрын
f
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 Жыл бұрын
Amina abdilahi xirsi aleh naxaristii jano haka warabsho anaga iyo qaraboba samir hanaga siyo shaly o bishu ahayd 18.03 .2023 Magalada borama heskan wxaa LA qadayo wa ahmed Ali cigal isaga cafimad iyo cimri ebe ha usiyadsho
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Xaafaddii Guryasamo ayaan kubgalay ee Hargeisa. Ayeeyday hooyo baa iga bixisay aun. Si fiican baannu xasuustaa 1975kii . 13 Jir baan ahaa
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
M allaah ayeeyo ilashay hs janeryo
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 6 ай бұрын
Aayaday abtigay qabay iyo walaashay iga wayn ayaa gacanta I qabtay 1975 anoo fasalka 2aad ah sheekh Ibrahim burco ruwaayada waxaan ku galay golaha hanuunita sheekh bashiir ee saldhiga dhexe u dhowaa ❤❤❤ 7:12
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Halis halis wali kamaan xiiso dhicin heestan ilaa hadda oo ah 2022 taloow yaa il dookh ah oo ilamida?
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 2 ай бұрын
Waa runtaa waxeyka mid tahay heesaha aan laga xiisan waliba xasuusa. Sanadadii. Tadobaatamaadkii. Dugsi dhexe ayaan ahaa iyo aduun dagan waa cjiib aan dibdambe usoo noqoneyninwaxaan ka helaa. Biyuhu qulqulayaan qalma rogad yihiin. Balqiyaas eshcalaa hees
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 10 ай бұрын
Eraydii abwaan maxamed soofe kaneeco
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@guureguurre338
@guureguurre338 3 жыл бұрын
Sxb thanls... lkn ma helikarta iyadoo muqaal ah?
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 жыл бұрын
codadka: cigaal iyo Aamin Eryada: kaneeco Laxanka : nuur jaango Riwaayada: Dab-jaceyl kariwaa
@honeybadger4812
@honeybadger4812 3 жыл бұрын
musiga saciid harawo ayaa mamulaya guitar ka aad maqleyso asagaa tumaya
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
Organka aad maqlaysana waxaa garaacaayey Macloow. lol
@mohamedhassanbarre252
@mohamedhassanbarre252 2 жыл бұрын
Nin fanka aad u yaqaana tahey
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Ruwaayadii qaaliga Ahayd ee dab jacayl kari waa Maskaxdii abwaan xasan ganey
@cabdiraxmanyasin8115
@cabdiraxmanyasin8115 3 жыл бұрын
WAR YAA HEE SAQAJAAN HEESTA FASEEX MA AHA DUF KU BAX
@user-vg3br7nu3t
@user-vg3br7nu3t 4 ай бұрын
Allaah hawu naxaristo intooda dhimatay inta noolna allaah cimriga ha u barakeeyo
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Waxaan ilaawey xasan sh muumin abwaan tukaale cismaan askari iyo walaalkii cabdi qays
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Ilaa hadda 2022 ma dhagaysatay heesta? Hhhhhh waa halis xasuustani
@abdikarimhassan3436
@abdikarimhassan3436 3 жыл бұрын
Riwaayada ay ku jirtey waxaan filayaa inay ahayd dab jacayl kariwaa ama jin iyo jacayl.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
5 Shilin oo Xashi Ayaa lagu galaayey Dab jaceyl kariwaa Alla Lacagta Somalia 🇸🇴 Maxay Qiima Badneyd!!...Yaab ..thanks.
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Yaa salaam yaa salaam
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@hassanmaxamed4059
@hassanmaxamed4059 3 жыл бұрын
Asc sxbta waxan inka codsanayaa inaad iisheegtan qalanbaaayo?
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553 3 жыл бұрын
Wll Qalamaanyo waxa la yidhaahdaa halka Reeraha ama deegaanku ku yaryahay.,
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Ruwaayadda waa actor iyo actorad ka ahaa Cigaal iyo Aamino,halka ay bacalwaan iyo sahro axmedna ka ahaayeen jilayaasha labaad. Axmed iyo Aamino way is jeclaayeen,Sahro Axmed iyo Aamino cabdillahi laba gabdhood oo walaalo ah ayay matalayaan,Sahro Axmed waxay jeceshahay Cigaal,halka uusan isaguna rabin,Sahro Axmedna waxaa jecel Bacalwaan oo aysan iyaduna rabin.
@saidsabrye577
@saidsabrye577 3 жыл бұрын
Asc waayo waayo Waalidiinteen ayaad nasoo xasuusisey
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 жыл бұрын
Woow heestan waxaa ku kulmay music 🎶 laxan macaan & codad la yaab leh
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Waa cadalooli ninka tumaya baytariga durbaankuna waa xayle yare xasuus Hoboladii waa bari Hargaysa
@laylaxasan7610
@laylaxasan7610 Жыл бұрын
Laxankii jaango mirihii m m kaneeco
@alimaxamed3878
@alimaxamed3878 3 жыл бұрын
💯💯❤❤
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Ruwaayadaan waxaan daawaday anigoo aad u dhallin yar 16 jir ayaan ahaa waqtigii aan ku daawaday ruwaayaddii Dab jacayl kari waa. Aakhirkii todobaataneeyadii ayaa la dhigay.
@haldoor820
@haldoor820 Жыл бұрын
Rubaayadii dab jaceel kari waa o u curunteeda lahaa abwaan xasan ganey ayey kujirtay hestaan magaceda qalan maayo waxaana lahaa o kusoo daray abwaan soofe ganeeco laxanka jaango waxey so baxday 1974 waxaa wada qaaday cigaal iyo aamino
@abdifatahadem5041
@abdifatahadem5041 8 ай бұрын
Yikeneley Hafetey ❤ i love to learn Tigrsnia language but i did not get who teach me or Teacher or books
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Waaw riwaayadan Dab jacayl kari waa heesaheeda caadi ma ahayn sida tan oo asxaab badani igula doodeen inuu Xasan Ganey lahaa anna aan maqlay in uu Ahun Kaneeco lahaa, Mu'alifiintuna heesaha way ku kala darsan jireen riwaayadaha, heesaha kalee ku jiray waxaa kamid ahaa Faraskaagi laga badi, shafka kaalay igu qabo, ambabaxaye socodkaa, iyo weligiiba caashaqu, intaan kolay ka xasuusto. Rikoodhadii Nationalka iyo Phillipska iwm ayaa dadka qaar speakarada agg-dhigan jireen oo ka duuban jireen sida heestan oo kale looga duubay. Riwaayad qiimo leh bay ahayd mudo badana Xamar, Hargeysa iyo Goboladdii iyo degmooyinkii Soomaaliya laga dhigay. Aad baad u mahadsan tahay WWW
@macaashyare
@macaashyare 3 жыл бұрын
mahadsanid walaal si aad mar walba noola wadaagtid taariikhda sooyaal fanka Soomaaliyeed ;
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@macaashyare Adigaa mudan walaal
@xusto00
@xusto00 9 ай бұрын
Waxaa kaa saxnaa kuwa kulahaa xasan ganay
@mahdifarah6554
@mahdifarah6554 7 ай бұрын
haaa
@Tayasiir
@Tayasiir Ай бұрын
Heestan waxaa lahaa abwaan Muxumed Doofe Kaneeco. Fadlan wax aanad hubin ha ku doodin​@@xusto00
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 жыл бұрын
Markaan xasuusta dib u celiyo waxa ay heestu ama abwaanku sheegayo ayaan soo arkay markii iskuulada fasaxa galo ayaan aadi jiray miyiga wan la kulmay waxuu abwaanku sheegayo roobkii oo da'ay oo meeshaad ku istaagto biyuhu ay ka soo burqamayaan
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 жыл бұрын
Waaow waxaasaa hees ah
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 2 жыл бұрын
Horta waad mahadsan tihiin aad ereyada meelo aad baad u qaladdeen laakiin qaybtanaa ugu daran aan idiin saxee .... Sidii qaanso rooboo Hogol yaroo qatoola ah Heego qooshtay inan yahay qorraxduna shucaacii casarkii ku qabataad qurux iiga dhigan tahay ..... Lyrics na soo waydiiya salla calee anagaa ubixii kacaanka ahayne 😂
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 2 жыл бұрын
Salaam sxb sare, fadlan isoo sheeg meel kaala soo xiriiro waxaan ahay dadka jecel heesaha hore balse Lyrics dhib iga haystaa
@hibo271
@hibo271 2 жыл бұрын
Wow
@mahamudyusuf7938
@mahamudyusuf7938 3 жыл бұрын
Sidee qaanso rooboo galin yara qaboona ah Deegaa qooshtay inayahay qoraxduna shucaacii Casarkii ku qabataad ..... Sidaa u sax qoraalka:
@honeybadger4812
@honeybadger4812 3 жыл бұрын
heeska magaciisa naga sax waa qalanjo walal
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Wax Wax Kala garanya ayaad iska dhigasaa qalamaanyo weeyi sidaas bay sax Ku tahay
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Wax Wax Kala garanya ayaad iska dhigasaa qalamaanyo weeyi sidaas bay sax Ku tahay
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
honey badger adigaa u yaqaan e anagu sida saxda ayanu u naqana
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heestaan adigoo jaangow qaadaayo arkay oo kaban ah
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
Asagaa laxanka saaray
@ahmedismail6597
@ahmedismail6597 2 жыл бұрын
Ahmed ali egal iyo Amina Abdilahi dad qaali ah baad tihiin taalooyin baa laydiin dhisilahaa hadii Dalkiinii Noolyahay YEY baa ku degtey Raali ahaada ilaahay na haydin cafiyo.
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
abwaan xasan-ganey xaji cabdulahi aa sameyay heestan madaama riwayaddii sameyay asagu
@murtidhawr01
@murtidhawr01 2 жыл бұрын
Nin miyi aan tagin umalayn maayo inuu fahmayo wakhtigaas quruxda badan ee la isku masaalayo waa Amin barwaaqa ahe 😥♥️🎻
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Haa sxp ciyaal caana booro maxaa meeshaan keenay marka horeba faladagan iyo socdaal bay yaqaanaane dhaqan lumis weeye
@hoobaan8674
@hoobaan8674 Жыл бұрын
Waaaw
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Loves
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Dab jacayl.karinwaa Abwaan xasan ganeey
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 3 жыл бұрын
Xasan ganey riwaayada ayuu lahaa, laakinse heestan waxaa iska lahaa abwaan KANEECO.
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 3 жыл бұрын
sxb abwaan kaneeco magaciisa oo sadexan soo sheeg ruwaayadan anigaa galay oo weliba macalinka suugaanta na bari jirey uu imtixaan nagaga qaadey 1975 dabjacayl karin waa ayaa la odhan jirey, maaha dabjacayl kari waa! kildhi ayay dab noo dul saareey oo jacayl baa la karinayaa ayay yidhaahdeen balse jacaylii wuu karsami waayey
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
@@geeljiredaljire9188 dab jaceyl karin waa iyo kari waa isku mid sxb waa afsoomaliga oola adkeeyy iyo asigoo LA fududeeyy tusaale kari waa waa midka la fududeeyy karin Waa waa midka adag cafwan sxb mida kale abwaanka iska leh heesta meesha hoose ayaa Lugu soo qoray waxaana La dhahaa abwaan maxamuud soofe kaneeco waxoona lee yhy heeso bdn oo ey ka mid thy tan iyo labo hees oo ey qaado shamso cumar oomane kalgacal iyo tawaawac ayaa La kala dhahaa
@macaashyare
@macaashyare 3 жыл бұрын
@@abshircarab18 mahadsanid saaxib taariikhda muhiimka ah ee aad nala wadaaagatay.
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 2 жыл бұрын
Abwaan kaneeco magaciisu waa maxed soofe diiriye alle ha.naxariisto
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Waayo waayihii wacnaa waad mahadsan tihiin Ee miyaad noo soo Heli kartaan idinka oo raaliya hees aan midhaheedii Ka xusuusto " markii lay abuuraa adna laguu sameeyay , kala maarmi maayaan maryaneey gacmuhuye " cidii qaadi jirtay iyo ii sheeg hadaad igu dhaantaan
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 2 жыл бұрын
Waxa qaada Cali dheere.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Like
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees qiimo badan
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Haraar sugaaneed aan caadi ahayn
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 16 күн бұрын
Cajiib
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 3 жыл бұрын
Qalanmaayo aytahay Macnaha qalamaanyo qofke shegi kara
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 2 жыл бұрын
qalamaayo tigaad weeyaan
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@cabdiraxmaanmuxumed1638 maha maha wa tiro yar oo reero ah ama beel aan aad u badnayn qalamaanyo yacnihii meesha laguma badna dhulka oo barwaqo ah oo ubaxle ayuu kusoo sawiray marka hadii meesha beel badani degto dee quruxdaa ma lahanayso wala daaqaya tiraab ahaan hadii aan kugu shego laguma.badna ee siyaroo midh midh ah ayaa loo degen yahay ayuu abwaanku ina yidhi abwaan xasan ganey muxuu yidhi Sayloo guyaad badan soo baxa kaliishii ➡️seel seelna⬅️ loo dagay kaliishu wa marka reeruhu xeebaha kasoo hayamaan ee hawdka loo hayaamo ee gugu da o sayloo guyad badan ooy beeshu siman tahay hadaan ku dhaho ka wrn wxn kuu shegay in aad loo degay balse xasan wuxu yidhi seel seelna loo degay seelseel mxy tahay waxay la micno tahay qalamaanyo mhd sanid wixii su aala wa furan yiin iyo wixi aad fahmi weyday
@ahmedmohadacaley4900
@ahmedmohadacaley4900 2 жыл бұрын
Qalamanyo ay taal weeye qoraalka iska sax
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
Qalamanyo maxaa waaye?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@khadarmaxamed9866
@khadarmaxamed9866 3 жыл бұрын
Axyaaqaraami
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
Qalamaanyo maxaa waaye?
@hassanomer620
@hassanomer620 Жыл бұрын
RuwaAyadani waxay ahayd dab jacayl kariiii waa . Waa erayadii xasan ganey
@maxamedwaxwaxbkumwsndsmkre339
@maxamedwaxwaxbkumwsndsmkre339 2 жыл бұрын
Wwe
@Cartan7
@Cartan7 3 ай бұрын
waqooyiga somalia ku dhalatay Amina Cabdillahi Xirsi heesaysaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lives
@user-tt7bn8yr1f
@user-tt7bn8yr1f 5 ай бұрын
Not other lngage somali
@ahmedhasan4534
@ahmedhasan4534 2 жыл бұрын
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii dabjacayl karin waa waxa sameeyey xasan gani labadan hada qaadaya uunbaa horena u qaadi jiri
@aamiinciise1984
@aamiinciise1984 Жыл бұрын
zed
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@user-yq5yo4cm8w
@user-yq5yo4cm8w 5 ай бұрын
21975
@umulkhayrkhadr4397
@umulkhayrkhadr4397 2 жыл бұрын
please ❤😂😂and 😂is 44😂and I I 4th 4th
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Weewee xasan x cabdilaahi ganey quruxdii somaliland abwaan qaaliya lakiin aan dadku dhiibay heesa ah iyo riwaayada u abaal xumaadeen hada ka dib abwaanada reer somaliland fanaanta aad u dhiibeysaan ka fiirsada ilaa 1960 sidaa ayaad aheydeen bal EEG hadraaw cali sugule ina s bide iyo qaar kalo badan joojiya cid idiin og ma jitaan💚❤🤍💯 somaliland guul
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 2 жыл бұрын
Wa dab jacayl kari waa wa 1974 melahaa waxa kle oon taariikhda ka maqnayn in xiligaa khadra daahir fanka soo gashay waxa wadanka abwaanimada iska haystay AUN abwaan sanguine oo sameeyay riwayadii jin iyo jacayl dabadeed xasan ganey oo sameeyay riwaayadan ayaa fanaaniintii ciidanka u dhiibay dabadeef taliyihii 26aad ee gobolada waqoooyi oo lahaa tafatirayaal dhanka fanka ayaa yidhi waa anti riwaayadani ee yaan la dhigin amar taliye aya lagu joojiyay dabadeed xasan ganey baa waaberi u dhiibay riwaayadii dhaqaalaha kasoo xarooday dawladii kacaankaa la tacajabtay dabadeed xasan baa loo yeedhay ina siyaad ba u yeedhay wuxuu waydiiyay wxuu ugu dhiibi waayay fanaaniintii qaranka wuxuuu u sheegay laga diiday. Riwaayadani waxay galaafatay oo lga badalay taliyihii xiligaa joogay xagan somaliland ilaa aakhirkii riwaayadan ay kooxda musicianka ah ay aad u amaaneen musikadeeda wn dhagaystaa oo kama xiiso dhaco taariikh qoraal u baahan buu hayaa qof walba somalida qalinkaa lag habaaray
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Aaxxx Walahi waa Tariikh dheer oo dahab ah allow maxaa sharaf iyo qurux lasoo maray!! Beentaa ma ahan somalida wax laqoro way kuxunyihiin ama lakeydiyo labadan fanaan waaxay ahaayen horyaalka fanka
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
🤣🤣😂😂🤣🤣
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Beautiful 😍 😘 😍 😘 Ain't is all about nostalgia
@cabdimowliid9622
@cabdimowliid9622 2 жыл бұрын
oo9ooooooooooo9ò99oo999
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 Жыл бұрын
Riwaayadii ay ku jirtay tummy ahayd?
@user-ru3hp2is7f
@user-ru3hp2is7f 23 күн бұрын
Maxaan dumar dumar kaskooda dhagaystay calaacal beena doon dooni ogaa dantooda dharaartinii Maydin tudhinow waatad dhiilada ridaynee dhabiga aad noo qorteen dhabarka boo jeedisene ma wajibaa naga dhaxeya hadaad caawa doohan tihiin shalayto xeer ma aydin dhigan dulqadkina waa dhibten hablow dhaqankii xumaysen dhalmiiyo guri jogis diiden magaalo ku soo dhamaaten Intood ubad Kala dhaqaaqden xishod ceel haduu ku dhacay Dhulka isku biirin maynee Naa na dhaafa waxyeladina na dhaafa na na na dhaafa
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 10 ай бұрын
Cajiib
@user-yq5yo4cm8w
@user-yq5yo4cm8w 5 ай бұрын
21975
Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"
9:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 428 М.
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 109 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 88 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
m axmed kuluc iyo qamar
11:59
Abdikhadar official
Рет қаралды 73 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,3 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,2 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,4 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 6 МЛН