Aamina Weris & Rooda Cabdi Muuse oo ka Hadlay Xaalkeenu Wuxuu Noqday...

  Рет қаралды 10,092

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 6 ай бұрын
Maasha allah labada marwo waa hadal yaqaan waana hablaha subeer awal guuleysta
@TraderLee-QT
@TraderLee-QT 6 ай бұрын
hadal aan lo baahnayn iyagana ka teg bay leeyihiin adna wad ku amaanaysa doqon yohow
@ahashi7828
@ahashi7828 6 ай бұрын
Not supeer Awal waa Dariiqada oo GARXAJIS 50% ka yahay Dhulbahantena ka noqonayo 5% Dir 10% Ciise Muuse 15% SACAD Muuse 10% Samaroon 3% iwm.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 ай бұрын
Aamina weris Weli way qurux badan tahay. Siilaanyo go,aanka ugu fiicna ee uu weligii qaataa waxay ahayd marku aamina guursaday. Nin kasta oo adag naag fiican baa Ka danbaysa.
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 6 ай бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo hablahagii noloshu idima xumaso keep going
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 6 ай бұрын
Dariiqada waa waddadii soomaali ka bad baadisay iney gaalo noqoto iskuna haysay ineey walaal ahaadaan.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
Magaala daydii sheekh
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 ай бұрын
Rooda haday dariiqada tahay waxbaa yara khaldan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
waayo maxay u noqon wayday sheekh bay ku taalaa dariiqadu waana magaala deediiye
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii 6 ай бұрын
Kkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
@@Yaabkayaabkii maxaad kayaabtay sheekh iyo saaxil waa magaalo ciise muuse
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 ай бұрын
Mansha allaah Hablahayagii gulaysta
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 6 ай бұрын
Rooda dibjiro bal waxaa siyaasiyad sheeganaysa, Beenta jooji waligaa school maad galin, Jajaban
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 6 ай бұрын
Rooda ma adigaa habeeen madaow gaadha maalhaba sheegin
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
maxay ku ciileen habar Awal waa laba dumaroo isku eedo Ah weris iyo roodi fadumo siciid iyo sahra halgan waa dumar fadiido aha oo wadan kooda jecel
@The_SwiftGoal
@The_SwiftGoal 6 ай бұрын
Mansha Allah in ay Habar awal habley leeyihiin horaa loo sheegay ragoodu waxay yihiin mooji 😂
@xaqudirir244
@xaqudirir244 6 ай бұрын
Maxay ku qabtan reer walba hablo way leeyihine
@robleahmed2558
@robleahmed2558 6 ай бұрын
Ragooda waa kuwii ku wasay ee Yusra Harti kaa dhigay ee hooyadaana casho ay ku wasaan Hargeisa😅
@sulemanali2019
@sulemanali2019 6 ай бұрын
H
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 6 ай бұрын
Mansha alaah muuse intaasna wuugaran waayey. Muuse gabdhahan baa dhaama. Muuse waa naagidhaantey. Muuse waa ninmadhan.
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 6 ай бұрын
Mar walba ogow waa nin rag ah muuse
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 6 ай бұрын
Muuse qowmulud macruuf
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 6 ай бұрын
@@AliMohamed-qu5htmuuse hooyada baa carmala e ugee gaarna u warayse Islaanta waydii muuse hadii uu qiiq ka keeni waayo adigu hadanaad cilad lahayn hooyada baanu ku tijaabin
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
Weris waa muuse inaader tii Adigu muuse waad ku waalatay kkkkkkkkkk Muuse muuse muuse tasbiix kkkkkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
@@xaajimasaleh8837 kan waan Aqaan muusaa ciil ku diga qoraala diisa dhan waan Arkaa wuu ku werdiyaa muuse muuse muuse muus muus tasbiix
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
FOWSIYO YUSUF: GODOB QARAN | GAR-NAQSI | ''KHAYAANO''
16:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Kooxo Qandaraas ku soo Qaatay Burburinta Somaliland Oo La Kashifay
17:22
Dhamays Media Production
Рет қаралды 2,8 М.
Somaliland: "Gabiley Iyo Berbera way Isku Filan yihiin..." Ex-Maayir Amiin
19:42
DOOD " Gabadhi inay nin hesho midna nin la'aan ku dhimato maaha...."
1:22:13