DOOD " Gabadhi inay nin hesho midna nin la'aan ku dhimato maaha...."

  Рет қаралды 40,965

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Ай бұрын

#SKY_CABLE_TV
DOOD " Gabadhi inay nin hesho midna nin la'aan ku dhimato maaha...."
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://kzbin.info/door/dql...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 150
@CaliCsameh
@CaliCsameh Ай бұрын
Dadkan habka doodaha hasoo dhigtaan Halkan ila eega 👇 Dooda waxaa ku badan aniga aniga aniga weliba hablaha, dooda waxaa fiican in shakhsinimo laga saaro oo afkaar laga hadlo. Waad mahadsantihiin .
@HudamustafeHudamustafe
@HudamustafeHudamustafe 25 күн бұрын
Sax❤ 7:52
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Guurka, geerida iyo dhalashada iyo waxyaabo badan oo la mida qofna ma dooran karo waana arimo illaahay qadihiisa iyo qadarkiisa ku xidhan markay sidaa tahay waxaa ka maqan dadkan siday reerohooda u maamulan lahaayeene qof waliba intaanu xaqiisa raadin xaqa qofka kale ku leeyahay ha raadiyo xaqiiq guri barwaaqaysan oo bilaa murana ayaa dhismaya
@hafsaali4297
@hafsaali4297 24 күн бұрын
Sheekhyadda qaar Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hasoo hanuuniyo. Sheekhii waxuu yiri:-" waan ku khilaafsanahay" buu yidhi. Bal maxuu ku khilaafay oo xunu sheegay. Wiilkii dhexe waxuu yidh:-"Xaaskeyga waan u abaalgudi" Mashaa Allaah. Midda kale Asma diiniyan Xaq bey uleedahay inay iska furto ninki raba inu guursado mid kale.
@ShabcaanFarxaan
@ShabcaanFarxaan 2 күн бұрын
😊😊❤❤❤😊❤
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 Ай бұрын
😂hhh wlhi waa cajiib aduunkan baa laga helaa nin isagoon xabad haynin laba dumara ku fikiraaya
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
Alla ciil badana ,waxan islaha nimankii waxbay soo fahmayan imnka wly ka tahy kuwan waligod mailbaxyan farax ka Darid moyane kasoorayn male😢
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
anagoon dhalanba ayaa ilaahay sii baneyey inaan afar guursano kkkkkkkkkkkkkkk maxaa kujaban inuu ninku ku fakaro inuu afar guursado
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 19 күн бұрын
​@@AhmedDaariq oo maxaad 4 ku fikirtaan 1 xabo ayad utagi waydeene oo magaca biriq laydinku bixiyee
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 19 күн бұрын
​@@AhmedDaariqoo maxaad 4 guursatan 1 aya waxaba ka qadi waydeene oo magac biriq idinku baxee faarax ma raga calmja ayad is moodaysaan 😂😂😂😂😂😂😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 19 күн бұрын
@@balqeisahmeth1037 maalin kasta waad aragtay media laba dumara oo nin isku dilaya kkkkk biriq baad tihiin iyo Wan isku kii. Dilaynaa walaal isma qabatee Kala daaya Midna ogow inaan 4 dumara guursano ilaahay ayaa baneyey wuxuu ilaahay baneyeyna ma dhaafi karno sidaad adba u dhaafi Karin marka lagu guursanayo meherka lagaa bixinayo, biilka, guriga laguu goglayo iyo biilkaagaba Oo ay u tahay wax ilaahay xaq kuu siyaya ayaanu anagana xaq naloo siyay inaan 4 dumara guursano !! Habeen walba walaal cuno isku mida lama cuni Karo waa laga xiiso dhacayaa kkkkk
@caderrayale7744
@caderrayale7744 Ай бұрын
Xamse, mashaa allah, Ninku ha shaqaysto. xilo horteed xoolo samayso ayaay ahaayd maahmaah somaliyeed. qofkastana noloshiisa ha aamino mid qofkale ha tiigsan
@user-pv7jx2pv1t
@user-pv7jx2pv1t Ай бұрын
maa shaa Allah nink yathi la maa guursanayo gabadhisah 🎉
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 Ай бұрын
Inanka khamiiska xidhan waa nin weyn oo caqliga ka qaangaadhay ❤
@user-vf1ii5iz6j
@user-vf1ii5iz6j Ай бұрын
Dood qiima badan oo bulshada dhisaysa waan kugu taageersahay wll
@user-jp7hp9gu6z
@user-jp7hp9gu6z 14 күн бұрын
Adeer sh. Carabta markaanu dhagasano diinta waanu jeclaanaa kuwa somalidana wn qoomameeyaa markaan dhagaysto waayo umadkasta dhaqanbay leedahay diintuna dhaqanka way ixtiraamtay wadamada carabta kuwo kamid ah wxy ogol yihiin afarta xaas waliba hal guri kuwada noolyihiin mabsuudna kutahay lkn inaga wxn waadhaqan inay gabadhu diido inlala guursado iyo in la arkay masuuliyad darada raga oo la arkay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Reer Somaliland Walle Gacanbaanu Taagey👏🏾👏🏾👏🏾Doodlagagamhoreeyo . Gabdhahoodan…❤❤❤❤
@huki7332
@huki7332 16 күн бұрын
Cadaalada Allah unbaa bixiyo. Anaga dadka calafkooda ma qorno.
@mawliidyuusuf-nd3dh
@mawliidyuusuf-nd3dh Ай бұрын
Afar dumara ayaa ninka ubbannaan ayaa layidhi balse lama odhan ninkasta afar hagursado ama halwax kabadan. Xataa qasab halka lagagama dhigin. Markaa xikmaddu waa calaa xasbi xaal ee halla ogaado
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab Ай бұрын
Maalin kasta waxaan arkaa hablo yaryar oo caruurla ooyaya raggii dhalayna way katageen markaas bay ku waasheen affar guurso waar kahadla kuwa silcaya.
@Bravootv799
@Bravootv799 Ай бұрын
Only somalida ugu imow😂😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
masuuliyad qof binu adama lasaaray oo ladyacay iyo waxaad kala saartaa arin ilaahay jideeyey oo bananeyey oo sinaba looga tagi karin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dumarku iyaguba caruurta ladayaco qayb wayn ayay kuleeyihiin kkkkkkkkkkkkkkk hamoodin run adigu waxa media kasocda oo dhan 4 dumara inaan guursanana ilaahay ayaa noo baneeyey kamana tagayno kkkkkkkkkkkkkkk xabadii masayrsani waa halkeeda wlle
@hafsaali4297
@hafsaali4297 24 күн бұрын
Horta waa Run in Ragga qaarkood ay fashilmeen oo ay kufashilmeen inay kasoo baxaan waajibkii qoyska ee ay ballanqaadeen. Tiiyoo jirto yey hadana waxay ku ba'een Hanqal taag iyo hunguri xumo. Hal ilma markay inantu dhasho buu billaabayaa mid kale inuu keeno, Subxaanallaah. Laba kala saara, waxii uu Allaah Subxaanahu Watacaalaa Jideeyay Dumarku ma diidana oo waa ☪️ Muslimiin, Cadaawadda joojiya Raggoow haku fikirina inaad Ul nooga dhigtaan diinta Ilaahay ee Macaan ee uu so dajiyay Rabbi Subxaanahu Watacaalaa oo nooga Baarisan oo naga jecel hooyooyinkii ina dhalay Allaha cizeeye. Dumarka Soomaaliyeed ma diidana guur 2aad laakiin waxay diidan yihiin Aabe dayace ah oo bilaa mas'uuliyad ah oo hunguri xun oo hadana dambiga kurogaya cidaan lahayn. SUBXAANALLAAH.
@user-rx8vm7mt5b
@user-rx8vm7mt5b 14 күн бұрын
Zaalodhalo unbey yaqanen ragow abihiin wasa😢
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 14 күн бұрын
@@user-rx8vm7mt5b xaliimo si waliba way u daran tahay ninka wanaagsan way ka cabanaysaa, kaxun wayka cabanaysaa Waxay doonayso lama yaqaano!!
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q Ай бұрын
Xamda ladan ❤❤❤❤❤Maansha Allah ilaahay aqliga hakoo barakeeyo❤❤❤
@Caashaqraagay9048
@Caashaqraagay9048 Ай бұрын
waar yaa idinku yidhi ragii wuu dhamaaday maydaan arag waxa nin single magaalada taagan 😂
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Ай бұрын
Mansha allah
@user-rx8vm7mt5b
@user-rx8vm7mt5b 14 күн бұрын
Wlee faarax ba laga hela izgon midh hyj inu afer kufikiro😅
@muuseapdi90
@muuseapdi90 Ай бұрын
Waxa doodi kara dad guur somaray ama guursaday su'aalahana waxa weydin kara dad single ah ama xaaslayala ee maha dad aan guursan inay wax ayna aqoon u lahyn ka doodan
@user-wj9wp2ns4k
@user-wj9wp2ns4k Ай бұрын
Akhas caleeg ragi somalida waxay kaga dhagtay naag iyo dhalmo iyo minyro qabiil qaad qudhun ragi aduunkuna way tageen dhinac walba somaliduna goorgoradi dumarka ka dhamanlaayihin akhas war aduunki wax la qaybsada o dalkiina baa bay dhista o caruurtina wax bara o tusaale fiican u noqda
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkk aduunka wax laqaybsada oo hanala guursanina oo waxay diintu tidhi kataga hoooy
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 күн бұрын
​@@AhmedDaariqhadalkeda runta haduu ku taabtey diin kumey dhagine dadka dambi ha ugu yeerin
@user-rx8vm7mt5b
@user-rx8vm7mt5b 14 күн бұрын
Wlee wan dilayaaa wexshadu ilaimado😅
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Ай бұрын
Sheeqa runbow sheegay guurka lafududeya 😂😂
@nejmaali2161
@nejmaali2161 20 күн бұрын
Asc wr wb Dumarku Nin aan isku filayn mudo go'an uun bay hayn kartaa waayo ilahayba uma abuurin inay iyagu masuul qaadan xaga dhaqalaha xitaa iyagoo dumarku dhaqaale haystaan indhahooda waxaa diciifaya raganinadii ay u haysay ragu sida aanay haday awoodan ay rerkooda u jecel yihi masuulkooda ayna kuna faraxsan yihiin waayo iyaga abuurtooda ayaa ah inay masuulkaa iyagu leeyihiin is weydiina ma laha wax kasta sida allah swt uu inoo jideeyey hadii la raaco inaan waxba xumanayn wcs wr wb
@Illyv4ever
@Illyv4ever 10 күн бұрын
This is so sad. The mindset of the men of this generation is so far gone ilahay ba u maqan
@mohameddugsiiye7929
@mohameddugsiiye7929 Ай бұрын
Idinka oo mudan walaalo marka aad doodahan samaynaysaan waxaa ay ku noqonaysaa bulshada dhabar jab hadii aad keeni waydaan dad aqoon sare u leh waxan ay ka hadlayaan....
@hafsaali4297
@hafsaali4297 24 күн бұрын
Waa runtaa. Qof aanba hadli karin oo Khibrad lahayn maxaa loo soo fadhiisinaya.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Hadaanad doodi garanayn lama yimaado golaha
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab Ай бұрын
Asc wll Cabdiwahaab markaad sh soocasuumayso laba sh oo gabadh iyo nin ah socasuum insha allah.
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Ай бұрын
siguud Waxaad Tahay wang doon wll Balse sxp Maya Hadduu Qofku Diinta Eebbe Ka Runsheegayo Uma baahna Balance e Sidaasey Ku Balance gareysan thy. Sababtoo ah Ilaaheybaa Saa yidhi ama Nabiga ﷺ Uma baahna Caddaalad Sameyn e isla Iyagaa Ah halka caddaaladdu kasoo baxdo❤❤
@user-jt2jo5dv2m
@user-jt2jo5dv2m Ай бұрын
Hadaanu nahay rag doodu waynaga jabantahay waayo dadka ilaahayba masimin oo tusaale dadkoodhan inay lacag wada helaan ilaahay uguma talagalin oowaa sunne kawni ah tankale dumarkuna inay rag wada helaan ilahay uguma talagalin oo ma odhan karno gabadhani way guumobaysa haday gumowda ilahaybaa ugu talogalay
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
markaa waa inaan hal hal iska guursanaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adeer sababaha ilaahay u baneyey in afar laguursado ayay kamid tahay inaan dumarku guur waayin culumada axkaamta iyo diinta soo dhagayso
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 күн бұрын
Imaamka la shegayaba wa in qadarta aaminsanthy shar iyo khayrba ❤💯
@qaduurabinuqaduur2704
@qaduurabinuqaduur2704 Ай бұрын
Tani Doood maaha Eh Waa indhacadays Dhalinta Ha loo duceeyo😂
@UbaxaSayid
@UbaxaSayid 15 күн бұрын
M,a gabrta iyo sh❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 күн бұрын
Ala samidey asmaa wey ii hadashey lkn waxey ilowdey mrkuu yiri qof muslim wllkii wax wanagsan uma diido inaa dhAhdayee ahayd Alle ayaa qaybiyo dadka irzaaqdoda hadii ay imaankeyga wax udhibee Alle ayaa waajibin lahaa ee sunno xikmada looga dhigey ayaa mesha ku jirta
@cambaroismailali
@cambaroismailali 20 күн бұрын
shakhasi ada wax u adkaynaya kur farbadan sinadiin u fudaydinay marku leyhay xiliyadsy gabadhu kujieto masugi garao mawx u leyhay sosinyso
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Ай бұрын
C.cadi wahaad adeer xamar ban kaga xiraa doodhaagana wan jeclahay lkninaad universal tv ka wareegtay man ogoyn wan lasocon dona mahadsanid
@yusufamiin76
@yusufamiin76 5 күн бұрын
Dood aan cilmi baaris ku salaynayn oo qofka barnaamij daadiyaha iskawato uun waaye waayo waa in la haayaa tirakoob cimi baaris oo lasoo bandhigaa inta ragga lagu xeray sharuudahaas, balse 2 qof ama koox 3 aan aqaan ayay wax ku dhaceen in dooda lagu dhiso lagana dhigo wax jamac ah ilama haboonaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Sheikh Dirir Ayaa Fartu Kufiiqantahay😂😂😂 Waygakaftan Alle Hanooxafido♥️
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Ай бұрын
Hablaha somalida adunka
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Ай бұрын
Doood bilaaa maalyacni ah( guur hadaaa ubaaahantahy ku dayo asxaaabtii qaabka ay uguursanjireen 🤲🤲 lkn dadka aana dhaqan dooneyn is tus tus meelna laguma gaaarayo
@Maasal123
@Maasal123 29 күн бұрын
MachaallaH taparakallaH raga dodan ka qaybgalay guud ahaanba waa rag ka duwan kuwi aynu hore u arki jirnay Ee HablaHa la challenge garaynjiray khaastan wiilka kodhka buluga leh wa nin macquula hadalkiisuna nuxur culus leeyahay❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 9 күн бұрын
Guurka iyo ganacsiga kala saara
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q Ай бұрын
Asc cabdiwahaab maxaganaad usoo guurtay dumar waawayn oo khibrad leh dooda soo casuun hablaha yaryar kadaawuu
@HassanBasri725
@HassanBasri725 14 күн бұрын
Asma ninkeeda haloodaayo 😂😂😂 iyadaa soo iibsateee😂😂
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 күн бұрын
Mya jeceylkayna ciriri ma rabo 😂
@Khadraibrahim285
@Khadraibrahim285 Ай бұрын
Yarta maryaha baluuga ah xidhan 😅😅😅❤
@nimcocali4005
@nimcocali4005 Ай бұрын
lkn su aal fiicanbay waydiisoo
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q Ай бұрын
Xamse ❤❤❤❤ doodiisa ❤❤❤ waanka❤❤❤helay❤❤❤
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 19 күн бұрын
Wxni dood mah madhax
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 8 күн бұрын
Horta mid fahmo qof walba wuuxuu aduunka kuleyhy way qoran thy nin uu guursado iyo inuun guursan
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Kaafigan la sheegayaa qiyaas ma leeyahay ?
@shacaybmustafe9340
@shacaybmustafe9340 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 Ай бұрын
Ragoow wey dhamaatay wakhtigii ragu talin jireen 😉in badan bad khiyamo waden ee manta dumarka sareeya 😀dumarow erya nimaanka doqmaha a🥳
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
gabadh ayaa abaheed intay u timid ku tidhi aabo maanta nin ayaa soo dhabay markaasuu yidhi sidee markaasay tidhi waan ka kormaray markaasuuu intuu yaabay yidhi ama saree ama hoosee adigaa lagu dhabay labada jeerba maandhaay khiyaaliga iska dhaaf dumarka in loo taliyo oo ragu taliyaan oo masuuliyadu iyaga saran tahay ilaahay ayaa sheegay oo ilaa xawa iyo adan ayay soo taagnayd meel naagi ku talisayna waa rogmad kkkkkkkkkk
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 күн бұрын
Xppti talada ama hogaanka Alle aya siiyey ee gabdhaha ha guursadan mid wilka shaar buluga oo kle oo yaqan dumar qiimahoda blse diintina yaa la idinka qaldin idinkoo difac ku jira
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 7 күн бұрын
Walalay soomalida diinta xagay kafahman dhinycaysa uqaadaan
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 8 күн бұрын
Teedakle inla guursado shuuruuday leedahay makasooo bixi krtaan mid kaliyaa dayacdaan oo silcisaan xagee usocotaan diin nooceeyadan haystaan ?
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy Ай бұрын
Soo BADIIYA DOODAHA NAAGAHA 😂😂😂😂 ILEN CAMAL KLE MA JIRE😂
@SucaadCabdilaahi-z9b
@SucaadCabdilaahi-z9b 2 күн бұрын
Sheekho ciyaalkihore😂😂😂
@Bekind251
@Bekind251 6 күн бұрын
Sheekh intuun afar uhaqaltaagin ilka iska xirindheh xaasas badan lahaninee 😂😂
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 19 күн бұрын
Xamsow isooo wc qali
@nadacadey4556
@nadacadey4556 12 күн бұрын
😂😂😂😂
@nimcocali4005
@nimcocali4005 Ай бұрын
soomaalidu hoostooday ku waasheen
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d Ай бұрын
Saa maa shiikh lagu sheeganayaa aduunyo macaankiii ka dhamaaday oo kale ayaaba ka caqli badan xitaa dhanka diinta
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
Ciil badana shekh ku shegani cawa ciil but igu dilay
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 19 күн бұрын
Waa maxay singal
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 күн бұрын
Dumarki jecelaa inaan lala guursan haddii dumarka rabitaankiisa la raaco waxaa yaraanayo taranka islaamka
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
OO waxa la ilaawayba calafka inuu Alle bixiyo oo qofkuu Alle uqoray uun guursanayo oo wax dhalayo
@sportsreview8136
@sportsreview8136 Ай бұрын
Waxaani dood ma yaqaaniin sababtoo ah qof walba ayada iyo dooqeeda ayey ka hadlaysaa uma hadlayso si inay bulsho metelayso ee ayada isu hadlaysa
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
😂 waa calf doon nagahan meeshay wax ka diyarsan uf
@huki7332
@huki7332 16 күн бұрын
Taas wexeey kajawaabeysaa jaahilnimada dadkeena haysato.
@user-rx8vm7mt5b
@user-rx8vm7mt5b 14 күн бұрын
Inta ley koriyey madhma wained noc welpa smeysa ninow😊
@fadumasaid7712
@fadumasaid7712 22 күн бұрын
Saddexda aayadood ee u horreeya Suratu Nisaa' dib u akhriya waxay ka hadlaysa dumarka caruurta agoonta haysta, kuwaa maxay laba iyo saddex uga guursan waayeen intay hablaha masaakinta ee dan yarta ah ku meeraysanayaan. Qof walowba tafsiirka 3aa aayadood dib u akhri.
@maxamedcabdi8601
@maxamedcabdi8601 Ай бұрын
RaY waanku wattaa
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 Ай бұрын
SubhaanAllah, all my life I was hearing There's less man's than women's, come ! If the man's become grass eater and can't provide their families. Did they women have to share the one who can provide his family stupid idea.
@kadaronline
@kadaronline 19 күн бұрын
DOODAHA NOOCAN AH WAA MADNUUC IN LA QABTO TOTALLY
@maahirkee3656
@maahirkee3656 11 күн бұрын
Gabarta dharka binkiga xiran xay dooda kasoo doontay maba hadli kartee waaba aniga cml meel fagaara kama hadli kari
@xudayficismaan3114
@xudayficismaan3114 15 күн бұрын
Doodan ilama socoto
@user-cy3wy9pf3g
@user-cy3wy9pf3g 16 күн бұрын
Daaci saalax aaway
@Eng.abdurrahmanheegan
@Eng.abdurrahmanheegan 3 күн бұрын
Doodii way leexiyeen
@AyaanAhmed-zu5wk
@AyaanAhmed-zu5wk Ай бұрын
Ugu danbeyn fadhi Ayaan kuda wanayaa doodiina Awal istag baa nagu xiijisen😂
@fatimahersi5776
@fatimahersi5776 Ай бұрын
War nacnacda hablaha Ka daaya
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo hablaha hala guursanina kkkkkkkkkkkkkkkkkk oo wixii diintu banaysay indeerayaalow iska baal mara kkkkkkkkkkkkkkkkkk eshcalaa masayr
@waqtilumis3577
@waqtilumis3577 12 күн бұрын
dhaqan iyo diinta kala saara aderayaal dumarka haday kula gasho gor gortan taasi dhaqan marabto . ninka dumarka daba ordo asigane guur ma rabo marka waxa guryaha dhibkaku haayo dumarka dhaqala doonka iyo ragga anan ka fikirin mustaqbalka Danbo
@cambaroismailali
@cambaroismailali 20 күн бұрын
isgu wali muguursan 4 ayuu ka shekaynayaa doqndana
@hibaaqjaamac3381
@hibaaqjaamac3381 Ай бұрын
Maxay carartaa cagabaleh, waxababa mahaye.😅
@aliosman9609
@aliosman9609 23 күн бұрын
Kan shiiqa isku sheegaya.inanta ka fiican .oo ka saxan .
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc Ай бұрын
Iminka ragan somaliyeed ma inay furaashkeeda soo qadatay rabeen maxay uga hadlaan arooska iyo aqalka lagalayo waxaasi ma wax laga hadlaa hadaa ma banaankay jiifsan lahaayeen
@hakeem2297
@hakeem2297 Ай бұрын
Runtii lixda qofba waan dhegaystay waa dad aad wacyi ahaan u hooseeya dooduna waxay u badnayd is barbardhig iyo ragaa qaldan iyo dumarbaa qaldan. Aslanna ninka 2024 garawshiiyo dumar ka sugay baa ka sii wacyi liita.
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
Maxad ka wada ninka garowshiyo dumar ka sugaya igu daran?
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
@@Princesssena-cp4qm yacnihii ninka dumar caqli biday iyagoo laynoo sheegay inay feedh khaldan ka abuuran yihiin kkkkkkkkkkkkkkk waa kuwaa qodobkii dhamaaa ee diintu banaysay raba inay kahor yimadaan iyagoo waxaan meeshaba oolin qiil ka dhiganaya iyo anigu sidaasaan rabaa
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
@@AhmedDaariq 🤣🤣🤣 aduu Axmed yarow malcamdii yey kaa habsamin eede hore ugaadh, hawlahan wali mad gaadhine
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
@@Princesssena-cp4qm ragu yar yaris maleh wll 10 jirka ayaa ku kala kciinaya adigoo 50 jira ninkuna habeenkuu dhashoo hooyadii 10 jeer dhamaa
@fmou1283
@fmou1283 Ай бұрын
Please haalugoyn doumarka banalyal 😂
@ramlafarhan4657
@ramlafarhan4657 18 күн бұрын
Issaga mxa yuhuuud io Nasaara u kenayyy manu islam aheen imaankisu wuxu siyayy 2 dumara inu mar guursado
@Bravootv799
@Bravootv799 Ай бұрын
Alla bayeey nimanki somali aqligoodi waakaa😂😂 how funny is faarax diintadhan wuxuu ka yaqaanaa 4
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
idinkuna diintoo dhan waxaad u diideen 4 dumara hala wada gursado oo jamecian iyo cadaan u wada yaacden iyadoon diini idinn banaynba kkkkkkkkkk
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Sidii Filmikii Ceegaag Iyo Hibaaq gobaad Ee Reer Ukuqarsaday Hargeysa midna😂Jigjiga😂 Ee Labadisi Caruurahaa Isasoodooneen🤨
@asmaabdirahman5863
@asmaabdirahman5863 Ай бұрын
Waa maxay doodahan aan nin iyo naag dhafaynin doodba ma intaasa loo yaqaana soomaaliyeey waar doodahu nin iyo naag hasoo dhaafaan oo bulshada iyo baahiyooda haloo soo daadago
@user-lx9gu4rd4h
@user-lx9gu4rd4h Ай бұрын
Doodi guumaha
@asmamaxamd3497
@asmamaxamd3497 Ай бұрын
War idinko waxba hayysan faraxow maxd ku haweysanysaa afar ta kobad horta nolosheda kafe oo meel dhigty horta diintu meyy odhan ti hore silicaysa mid kle ha radinine Bali idinku dhacde😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
Silcis iyo in 4 dumara laguursadaa maxaa isku xidhay 😂😂 eshcalaa maseer
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h Ай бұрын
​@@AhmedDaariqwaar ninaan tiihoraba kafankarin siduu midkale ugu fakaraa diintu waxay u ogashahay nikii kabixikara ee nin walba maaha
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
@@user-sg5np8xe9h wllhi diin kuma maqal xasiid iyo ayaad qur;aana midna nimaan tii hore kafayn tu labaad ma guursan karo kow dheh wll kkkkk mideeda kale badanka raga labada dumarka inay islaqabaan jeceli waa kuwa xoolaha haysta midna ogsonow dumarku ka awooda inuu gabadhiisa dhaqale ahaan kafeeyo xataa inuu mid kale guursado ma ogola markaa imuu kafayn iyo tii hore ayaa dayac ku jirta waa iska sheeko dumar iyo dood jaban aniga garanaya kuwa ganacsadayaala wllhi oo intay laguursadeen nagihii dharka dhigteen kkkkkkkkk horta dayaca waxa kahoraysa arinka diintu banaysay inuu siduu yahay loo aqbalo waxba tarimayso sheeko dumar iyo cadifadi wll
@asmamaxamd3497
@asmamaxamd3497 Ай бұрын
@@AhmedDaariqWaar niman tii horeba meel saarin Tu kle inuu raadiya waba xaran diinta waxba ha ku gabnina kuma dhqantn siday dintu idin fartee sidn isku dhama 😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
@@asmamaxamd3497 Halkee lagu yidhi waa xaaraan daliil cad anigu maan arag ee adigu miyaad aragtay wali wll hadaad haysto nala wadaag fadal waa codsi ? kkk mideeda kale diin kuma dhaqantaan markaad leedahay galadtihiin miyaad u jeedaa wll kkkk garoob daalan wax kasta waa lagu arki mideeda kale in afar laguursado waa waajib sidoo kale waa dambi culus ninka caruurtiisa dayaca !! ilahay wuxuu noo baneeyey waan samaynaynaa in afar dumara laguursado hal shardi aya lagu xidhay intaan anigu arkay oo ah inuu ninku cadalad u sameeyo inuu labadaba wada dabsaari karo !!
@SayidMaxamud-lw1uf
@SayidMaxamud-lw1uf Ай бұрын
Dumaro raga qaybsada waxd naftada LA jeceshahay wlsha LA jecelaw
@ahmedtayga8739
@ahmedtayga8739 Ай бұрын
Neo waa yasb somalidii firaash iyi sariir ma dhaafayaan raggii naga waawaynaa markay waxaa sameeyaan maxay samayn kuwa iyaga ka yaryari halkay aduunyada nagala tartami lahayeen ayay zhoadqy dalaq dam ku mashquuleen 😂😂
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
De jojiya idinku 4 nagod aad nadaba wadan idinkoo aydan hal gabdh ku gilnayn
@MarshalDaniel-gx7vu
@MarshalDaniel-gx7vu Ай бұрын
wan qoslay walaahi dad wa weyn oo ka doodaaya nin iyo naag walaahi wa jaahilnimo
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
Waxan la yarey beenta cad ee ay isku jiibinayan ee ah nimanku aduunka waa ku yar yihiin😂ay nagahan calfdoonka mesha u yimid ilen iyaga iska hadlaye ansga nama matalane ay ka amusan yihiin yaab waa aduun bay😢
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
waa statistics cad wl oo cilmi baadhi lagu sameyey wado farabadan oo maraykanku kujiro in majorityga bulshadoodu tahay dumar wadankeena se maaha mideeda kale 4 dumara in laguursado waxa loo baneyeyba waxa weeyaan dhimashada dhalashada xanuunada iyo dagaladaba raga ayaa ku badan markaa inay gabadh kastaa hesho nin mida koowaad hanoqoto labadaa hanoqoto ta sadexaad hanoqoto ama afarbee waa loo bahan yahay oo layareeyo guumaha wll
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Ай бұрын
Niyow umadaan sariir iyo guurka ka sheekeenaayo haddana furiinka ku baddan walina xall loohilin maxay tahay 😂😂
@MohaMohaa-lu9gb
@MohaMohaa-lu9gb Ай бұрын
Dumarka Hala guursado 4
@hafsaali4297
@hafsaali4297 24 күн бұрын
Raggaa haa laakiin nimankoo dhan ma'ahan.
@abdirahmanmahamed5164
@abdirahmanmahamed5164 Ай бұрын
Dhalinyartii baa wada iskaabulo ah waamaxay xaaska labaad ee laga doodayo aabayashaa waxaan dhihi lahaa horta dhalinyarada uguuriya hadduu wax idiin soo hadho ta labaad raadsada
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
😂😂😂😂
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 21 күн бұрын
Nooc walbaa soo baxaay
@buralemoxamed4706
@buralemoxamed4706 Ай бұрын
Nin Mac Soo cunay baa Ii muuqda😂😂
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
😂 dadkas aya into nimana jahilnimo +dhaqan adayg+doqonimo+ixtiram daro uff
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok Ай бұрын
Waar ninkan leh Rag majiraan adigaa doonaya inaad labaysato e rag wuu buuxaa Haday dumarka Guursanayaan ee adigaa doonaya inaad naag kale guursatid
@da8660
@da8660 27 күн бұрын
boring
@asmamaxamd3497
@asmamaxamd3497 Ай бұрын
Kan bijantii hablh xidhan shiikh shegnyaa igu darn😂
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
😂😂😂 na margty ciil buu igu dily cawa xataa wan iska dhafiyey qaybtiisa ciil dartii
@asmamaxamd3497
@asmamaxamd3497 Ай бұрын
@@Princesssena-cp4qm 😂😂😅waa bila weji
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 21 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yaaab nooc walbaa inoo soo baxaay 😢
@cazkaosmaroble7397
@cazkaosmaroble7397 16 күн бұрын
Naagaha qaar waa gaalo
@user-tl8xx7ov7z
@user-tl8xx7ov7z Ай бұрын
😂
HABOON OO LAGA DOONTAY BAABAHA JACAYLKA 😂 MUQAAL QOSAL BADAN
26:11
Abdullahi kashka
Рет қаралды 142 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 21 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
Dood Adag! Dumarka In saan loola dhaqmo ma rag nima mise Nacas Nimo
1:15:12
Daaci Saalax Dumarka wa AS aan hubeysneen" Dooda Universal TV
1:20:09
Universal TV
Рет қаралды 138 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
13:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 175 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10